QOFKA NOOCAN AH HA GUURSAN ( 6 DIGNIIN 😱
HTML-код
- Опубликовано: 7 окт 2024
- Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
IGALA SOO XIRIIR
Lajecleycawil@gmail.com
Masha Allah lajcleydena wax badan Ka fa iiday shukrn xabiibti❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adiga mudan qaali ❤️❤️❤️🥰👈
soo dhawaaada qaraabo
❤❤❤❤
❤❤❤ my Lajecley
Wacaleekuma.salaan.wllo.alle.haku.barakeeyo
masha allah my favourite
Mahadsanid walal qaali❤❤❤
Masha Allah queen❤❤
Mahadsanid walal ❤❤❤❤
Walaaleey wax badanaa noo faaidesay Jazakumullah 😊
Waa mahadsan tahay sist 🥰🥰
Scw scw
I like qeybta qofna ha jaf jafanin. Waa run mar walbo gabadha Somaliyeed waxaa lagu dhiiri galiyaa in eey ninka jaf jafato. Ani qalad aa u arkay taas
Lajeceleey gabar aqli badan ❤❤❤❤❤
@@ismahaanibrahim9929 Nolow Xabiibti ❤️😍🙏
😍😍😍😍🙏
Thanks xbty waa runtaa
🥰❤️
Walee taasa run ku sheegtay cadaab waaye marka guyrsatid qof qaldan😢
❤️❤️
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤