DEG DEG: Md Xasan Sheekh oo Amray barakicinta Shacabka dagan Xero-kaluun & Sh Shariif oo..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 дек 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Комментарии • 63

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 8 дней назад +7

    Hadalka sh SHariif waa sax iyo gar ❤❤❤.

  • @abdialifarah4173
    @abdialifarah4173 8 дней назад +4

    Haduu ogaan lahaa in lagula xisaabtamayo aduunyada dusheeda ma samayn lahayn sidaan ilaahay dacwadiina ha aqbalee udacwooda ilaahaygii idiin sameeyay

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 8 дней назад +1

    Masha Allah sheikh Sharif
    Iyo dadka kale runta ayey shegayaan Xasanaw u tur dadkaaga. Hoyooyika ooyaya ka xishood oo u nax.

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 8 дней назад +2

    Good job xasan dhiiqo farmaajo c
    Soo Bax. Farmaajo Waa mareexan ka xaa xaabiya.

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 8 дней назад +3

    War xasan ayax dad shaqadiisa ma ahan lacag baa udaran

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 8 дней назад +3

    Xasan waa masiibo umada loosoo diray

  • @Safethepeople
    @Safethepeople 8 дней назад +1

    Asc Bismilaah, runtii waawax laganaxo in dadka shacabka ah dhulkooda lagabarakiciyo iyadoo aan dibu dajjin looheenin iyo waqti lasiiyay, waxaan dhihilahaa anigu dowladnimada hada qurbojoogta iyo ganacsatada heesato waamid laiskaaga danbeendoono haddaan shacabka naftooda iyo maalkoodaba loodeenin Inshaa Allah maalin ayaa imaandonta shacabka uu awooda dalka yeelandoono

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 8 дней назад +2

    Xasan xaabsade waxba kama tagayo wadanka xabalihii ayaa ka badbadi wayey

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 7 дней назад

    Aah aah aah meeyay Madaxwayne iyo Wasiir iyo Rasalwasaara majiraan

  • @hawahassan8872
    @hawahassan8872 8 дней назад +1

    Yes sh sharif Hassan maxishode meedadkii jiifka udiiday iyo naxdintii qarasbadii iyo ubadii hilbixii waalidiintodi hortota lagu faagaye naxdin badana War duqa caadi ma ahane hala qabto geed halagu xiro oo halaqurami

  • @amalahmed6812
    @amalahmed6812 8 дней назад +3

    Maanta haduu nin darood ah uu yahey ma sidaas ayaa u baryootimi laheydeen qabyaalafii idin qaadey idima dhigto

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 8 дней назад +1

    😠😭💔Shacab Dan iyo Hello Kama Laha Xasan Xaraash Qaran 😭💔

  • @amiiraabdi3589
    @amiiraabdi3589 8 дней назад +1

    Alle meela kale ha idan sahalo

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 8 дней назад +1

    Sh Sharif Wuxu hadal Run ah Ayuu Sheegay 😠😭💔💯

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 8 дней назад +4

    Dadka muqdisho ma xoolaa iska dhiciya oo madaxtoyada ugu daata nin xabalihii ka badbadi wayen wax qabad iyo horumar haka sugina ee iska saara intay goor goor tahay

    • @FadumaAbdullahi-j9s
      @FadumaAbdullahi-j9s 8 дней назад

      👍💯💯💯💯💯💯💯 Runta 👍

    • @orahwng-l8v
      @orahwng-l8v 8 дней назад

      Wadno aye rabta dadka we bisladen wax dhig ah malhn dulqadk ka batay

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 8 дней назад +1

    Tan so socota ka daran

  • @SafiyomohamedCumar
    @SafiyomohamedCumar 8 дней назад

    Wa aduun habartii oo habaar tameysa

  • @abdirahmanmaxamed5949
    @abdirahmanmaxamed5949 8 дней назад +1

    Farmajo haboxo waa Mareexaan . Adeer waad istaahishaan .

  • @omarabkr-pw5gi
    @omarabkr-pw5gi 8 дней назад

    Mansha,Allah well said

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y 8 дней назад +1

    Dhul dhul dhul waaladhimanayaa waana lisxisaabinayaa

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 8 дней назад +1

    Farmajo waa mareexan habaxo maxaa ka dambeeyey walal nabsigu dhawaa allahu akbar

  • @SiyatHussein
    @SiyatHussein 8 дней назад +1

    Hassan Sheikh Balaayo kudhacday😢

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso 8 дней назад +1

    Xasan sheeq madaxweyne ka wanaagsan nama soo marin .

    • @2daysago_
      @2daysago_ 8 дней назад

      Hadalkaas imisaa laguugu siiyay

    • @NightingaleTorso
      @NightingaleTorso 8 дней назад +1

      @2daysago_ sababta aan sidaa u leeyahay maaha xasan baa wanaagsan . Dadkaan la barakiciyay warkooda markaad dhegeysatid waxay ku hadaaqayaan "MUDANE MADAXWEYNE " Hana barakicin . Nin tuug ah oo ku boobaya sidee hadalkaas u dhihi kartaa haddii aadan raalli ka ahayn inuu wuxuu doono kaa sameeyo .

    • @NightingaleTorso
      @NightingaleTorso 7 дней назад +1

      @@2daysago_ adeer qofka ay soomaalidu madax ka dhiganayaan waxay ku soo xushaan qabyaalad . Waana indho la'aan . Xasan iyo xamse iyo aadan madoobe kuraasta aanay geyin oo ay ku fadhiyaan kuma immaan aqoon ay u leeyihiin dawladnimada iyo karti ay leeyihiin . Waxay ku yimaadeen qabyaalad iyo qurun sidaas darteed waxaan dhihi karaa shacabkii nimankaa soo xushay way istaahilaan in ay xumo ugu abaalgudaan .

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 7 дней назад

    Kan dadka allah ha dhaafiyo
    War is casil

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 8 дней назад

    Hassan sheik illahay kaa baaq madaxdii ka horeysey sidan sameeyn adiga maxa ka qaldan qaaburihi ayad meydki kaso sartay xeeradi 🤲🏼😥Général Gordon illahay ha unaxaaristo ayad rabta nin arab baa magaac ugu badiisho umada miskiin kaa faraha kaa qaad
    Nolada somali weyney walalayaal gacmaha is qabsada oo is jeceelada ishaallah from Djibouti

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 8 дней назад +2

    Ayax qabiil ma leh ninka nimanka sidaan looga cabanaya see xukun ku joogi karaan?

  • @KhadijaMuuse-g3m
    @KhadijaMuuse-g3m 8 дней назад

    Kuwii Tarbuunka iyo seeyebiaano la kiciyaa

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 8 дней назад +1

    Farmaajo waa marexaan kaxa xaabiya KKK KKK KKK

  • @abdialisidow5211
    @abdialisidow5211 8 дней назад

    Xaafadaas ilmihii aad ku dhasheen ayey dad dhaleen, ka guura Danaha bulshada ayaa loogu adeegayaa

  • @saidma1683
    @saidma1683 8 дней назад

    Baar lamanka. M Shardlow. Ayagaba. Loga bixin. Dhulka qaar. Iyo. Ganac sato

  • @Keenadiid100
    @Keenadiid100 8 дней назад

    Odagii Md.Xasan Sheeq. Meelwalba looga kacay. Asagii waa caraysan yahay,dadkii waa caraysan yihiin & Madaxda kale oo caraysan. Car & Caro intee inle'eg yay sii socon doontaa?

  • @jamilahassan7227
    @jamilahassan7227 8 дней назад

    Simalia isla xisaabtan maba layaqaano

  • @zahraisaak8915
    @zahraisaak8915 8 дней назад

    Madaxweyne hana barakicinin

  • @CabdigaAllah
    @CabdigaAllah 8 дней назад

    MW Sheekh shariif xaadkadigee hoowsha hadeyba socataa dadweynihi ahada labarakacshow haaya xeytahay waxad kadigaysiin

  • @LibanMAmin
    @LibanMAmin 8 дней назад +3

    Ilaahey Cancer ku rid Tuug Xasan Sheydaan iyo Munaafaqba!

  • @abshirquraab1117
    @abshirquraab1117 8 дней назад

    War guura xasan war gelimaayo, lacag haday timaado

  • @CubeedCali
    @CubeedCali 8 дней назад

    Dowlada did

  • @naalayeaadam2909
    @naalayeaadam2909 8 дней назад

    Waryaara inaad hadleysan iyo inkale horta makala ogyahay

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 8 дней назад

    Thuma thuma waa bixihayna

  • @FartunK
    @FartunK 8 дней назад

    sheekh shariif cid ku dooranaayso malaha

  • @saidasabrie3422
    @saidasabrie3422 8 дней назад

    Sheriff inader dadka ka rar meeshaaa meesha. La geynayana halo dhiso wa la raraya

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 8 дней назад +1

    Habaryootamina asxaabey shalay 2dolle markuu xasan idinsiinayey farmaajo eriya ku mudaaharaada ma inaad malab cabeysaan ayaad moodeen , wakaas dulmigaad farmaajo ugeysateen xaqibaa soo daahiray , xasan wakaas ee kaxaaxaaniya

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 8 дней назад

    Usaga gadanaakkkk

  • @abdixamidhashi2315
    @abdixamidhashi2315 8 дней назад +1

    NINKII MUUXUUYIRI ILAAHAY INUU IGA GUDAAYO WAAN OGAAYE INUU DUBUR DUBUR UGU GUDAAYO UMA MALEEYNEEN KKKMKKKK

  • @abdullahiAden-y1u
    @abdullahiAden-y1u 8 дней назад

    War Hororka iska Qabta. Madaxweyne maahan ee waa Tuug kursiga uyimid inuu Katabcado.
    Bisiq Sarmaan

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 8 дней назад

    Xasanow vilada kasoobax KKK KKK KKK

  • @XaajixasanCabdullahi
    @XaajixasanCabdullahi 8 дней назад

    Fallaar gilgilasho kaagama herto aan maqli jiray

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 8 дней назад

    Xasan abgalow.bahahin wa 70 jir tuug ah iska dhacsha xoog halo shegto wu cabsada ma xishodo

  • @jamilahassan7227
    @jamilahassan7227 8 дней назад

    Dowladu waa tuugo ee isaga qaxa

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 8 дней назад

    Kuwii hore oo labarakiyey miyaa ka fiican tihiin… mise maanta ayaad arki doontaan , ninkaani idinka niximaayo cidna…

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 8 дней назад

    Kkkkk