Walalo ha iloobin way ogolaayen , iyo ka sokow, ma wanaagsana in dadka la af lagaado gaar ahaan team 27 maha inaadan gabdhaha sida inantaada oo kale ah sida kuu tirahdiid Asad hagio keep going lengend ❤✊🏾💪🏾
@dhaqaaqaaddhaxashideeASC ASC habo naciimo waxaan rabay in aan ku suaalo madaama aad diinta xooga garaneesid cayda iyo Amira waan og soonahay in aysan is qabin maxay diinta ka qabtaa nin aan ku qabin in gaariga hore u fuushid maalin weliba maxay diinta ka qabtaa in ay labo kursi isku dhaw wax kuwada cunaan maxay diinta ka qabtaa in ay maalin weliba raacdo nin aan qabin team kooda iyada bas baa dumar ka ah maxay diinta ka qabtaa in nin aan qabin la safarto weliba iyadoo dhar jirkeeda sawiraayo xidhan aan xijaab weyn wadan maxay diinta ka qabtaa dumar qosleeso weliba aad u qosleeso aan xishooneenin raga hortooda, habo naciimo waan kugu xidhanahay sida aad dadka ugu wacdisid aad baan u jeclahay ajir alaha kaa siiyo lakin team 27 indhaha ku haay dad badan oo dhalinyaro somali ah baa ku xidhan marka habo bal ila eeg dhaqankaan cayda iyo Amira ay bulshada somalida usoo gudbinayaan diiniyan inta aad ka taqaan habo sidee u aragtaa adigoo u faaideenayo dhalinyaro badan oo somali ah sida kuwa aan jaamacada wada dhigano oo wax fiican u heesta cayda iyo amiira waxa ay soo gudbiyaan mahadsanid habo 😍
Subxanlah allahu Akbar ma xishonaya. Waxa u maleyna ilbax nimo wa akhalaqa daro waxa sameyan allahu Akbar fuyusaka aya ka galeya hungure aye waleya umada iyo jahilena nimo subxanlah allahu Akbar Allah ha so hadeyo
ruclips.net/video/z8elofNmN30/видео.html
ASXAABTEEYDA MURQO XANUUN MAKU DHIB QABTAA? KAFAAIDEEYSO MUUQAALKAAN CHANNELKANA SUBSCRIBE IISAARA SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMIN MAHADSANID!
Xasbunallaah subxanallaah walahi waa labo labo wansii wadan waayay hadalkooda san waa qima daro 😢 mahadsanid Nacimo bararujinta bulshada u haysid ❤❤
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Scw
Ma sha Allah ❤
Naema shukran habibty 🎉🎉🎉
Masha Allah, I really like your advice habo Keep going and never give up your good advice our community needs someone like you❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰
Maa shaa Allah thank you abaayo sifiican aad kuhadashey
Asc walaashay naciima jissaakilaahi khayr ani marhore ayaan arinkaas ka yaabay imana cajebin wax yaalaha qaarkood ee dhalinta somaliyed ee malaaysiya baando 27 uu hogaamiyo Asad xajiyow ilaahayoow soo hadeey aamiin walaall naciimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
الحمد الله على نعمة الإسلام ❤ الهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤
Aabehey allaha inaxariistee aa dhihijray hadii ladhimanaa dhareerka leesku celshaa
Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤ Amin amiin amiin amiin amiin amiin yaa raabi ❤
Masha Allah abayo Allaha kuhafitha❤❤❤
Bisinka waaba cabsi cabsi
Waaba ubaqay gabadha ha alloow na astur
Masha allaah tabaaraka allaah ❤❤❤❤❤❤
Asc Abaayo niciimo maasha Allaah Allaha ku dhowro
27team wax ka dhaqan xun ma jiro diinta islaamka kama xishoon xita wilal iyo gabdho ajnabi kala ah ayuu hal guri iskugu keeney subxanalaah
Wllhi waa xaqiiq wllshy arinta aatkahadeshay waa xishoot daro allaah xaqa kagarensiiyo
Wa Cashar mesha u galay Subxanallah
Aamiin aamiin
Subxanllaah Subxanllaah Subxanllaah 😢😢😢😢😢. Allaah gabdhaa haynoo asturo. Runbaad sheegtay Naciimo
Maa shaa Allah abaayo wax fiican kudashey
Masha allah sister
bismilaah
Asad wxa dawada ciyaal tiktok
Asad hagio mar hore buu bilaabay waxaan. Oo markii uu wiilasha iyo gabdhaha isla imaadeen baan ka haray aniga fidiyowyadiisa.
Aamiin aamiin. Aamiin aamiin aamiin aamiin😢😢😢
وعليكم السلام ورحمة الله❤❤
Bismillah 😮
Asc walla waa ruun subaxanalaah
AALLAHU AAMIIN WLLSHE
Walalo ha iloobin way ogolaayen , iyo ka sokow, ma wanaagsana in dadka la af lagaado gaar ahaan team 27 maha inaadan gabdhaha sida inantaada oo kale ah sida kuu tirahdiid Asad hagio keep going lengend ❤✊🏾💪🏾
Niciimo gabdhaha hadii aysan u arki laheyn in ay yihiin gabdheheeda oo kale sidaas ugama kululaateen.
Walal in xumaha aan isaga digno aflagaado maaha
HOOYO HADALKA BARO!
@@IlhaamAdam-hv7yk
Mahadsanid walaal qaali!
@dhaqaaqaaddhaxashideeASC ASC habo naciimo waxaan rabay in aan ku suaalo madaama aad diinta xooga garaneesid cayda iyo Amira waan og soonahay in aysan is qabin maxay diinta ka qabtaa nin aan ku qabin in gaariga hore u fuushid maalin weliba maxay diinta ka qabtaa in ay labo kursi isku dhaw wax kuwada cunaan maxay diinta ka qabtaa in ay maalin weliba raacdo nin aan qabin team kooda iyada bas baa dumar ka ah maxay diinta ka qabtaa in nin aan qabin la safarto weliba iyadoo dhar jirkeeda sawiraayo xidhan aan xijaab weyn wadan maxay diinta ka qabtaa dumar qosleeso weliba aad u qosleeso aan xishooneenin raga hortooda, habo naciimo waan kugu xidhanahay sida aad dadka ugu wacdisid aad baan u jeclahay ajir alaha kaa siiyo lakin team 27 indhaha ku haay dad badan oo dhalinyaro somali ah baa ku xidhan marka habo bal ila eeg dhaqankaan cayda iyo Amira ay bulshada somalida usoo gudbinayaan diiniyan inta aad ka taqaan habo sidee u aragtaa adigoo u faaideenayo dhalinyaro badan oo somali ah sida kuwa aan jaamacada wada dhigano oo wax fiican u heesta cayda iyo amiira waxa ay soo gudbiyaan mahadsanid habo 😍
Nimcoy sideenokale hadi dad waxgarada sokorilahayeen saan umadhaqmeen gabdhaan waa timir xabaal taal dumarki somaliyed 😮😮
Ameen
Asc ❤❤❤❤waa kusalamaya❤❤❤ abaayo
Wcs walaal!
Waa runtaa wlo❤
Masha Allah abaayo naciimo
Adiga runtan kugu jeclahay waligaa haganban wale Wan layabay aniga muqalkan qofkastana meshey isdhigtaa lagu bireeyaa asad gabdhahan lajogo qaarkood waxan kama ogoladaan dadka dhaqankoda aan wanagsanayn uunbaa ogolado
Gabdhahan qiimahooda Allaha tuso walaahi saan waa bahdil , Asadna haduu baahi gaar ah qabo ma ahan macnaheeda inuu مرفوع القلم yahay ee ilaahey haka cabsado.
Masha alh nacimo
Subxanlah allahu Akbar ma xishonaya. Waxa u maleyna ilbax nimo wa akhalaqa daro waxa sameyan allahu Akbar fuyusaka aya ka galeya hungure aye waleya umada iyo jahilena nimo subxanlah allahu Akbar Allah ha so hadeyo
Waa sax
NAmbar 1 guys 👦 omg 😲
Nacima waa ku salaama adiga iyo ffamilygaaga
Waa xaqiqo walahi
Asad gabdhaha wuu bahdila dhowr jeer ayan arkay orda ayuu dhaha asago dabada kaduubaya dabaasha ayuu dhaha sifa loo arko xubnahooda xabadka banaanka ilahey haso hanuuniyo asad xajiyo waan jeclahaye
Assalamu aleikum
Wcs
Waa sax wixi dhaqan xuma ah No No
Sheekada Hablaha lagu bahdilayo maxay aheyd wllo
Walaahi saan ayey a umaleeyaan inuu wanaagaga ku jira ilhey hasoo hadeeyo gabdhaha malesiya jooga baahida lofa faaiideysana waayo waxay raadinayan caanimo yaa allah ilhoow adigaan kaa magan gamay hadana wey qararysa markii horena ayada waalneed
Number 2😅
Walaahi waan kanaxay siiiy iskucayayan
Nolasheyda aqlixumo kaweyn maarkin hablaha somaaliyed masaanbaa udanbeysay shaqalaan kabadatay runti
Asad aad iyo aad ayuu uqaldan yahay in labu buuniyo ayee rabaa asad ayaabahaan wuuka darooyaa
Sax 💯
Wa dhaqan xumo 🥺
Waaruntaaaa sax haduuufadhiyo iyo haduuu socdaba waa muslim istis laam diinta rabiiii qaladka waaala xisaaabinaaa teedakale gab dhaha maxaaa xishoodka kaqaaday ayagaba laba qasbinee yaaab alaha sooohadeeeyo dhamaaaan yaarab
Wcs wrb
Kii arimaheena iyo ninkii waayeelka kan ka daran walahi
Man sha alah nacimo
Wn bahanahay bahalo loma cuno
Xasbuna laah wa nicmal wakiil 😅😅😅😅xishood dhamaa
Dhaqan xumo waaye runtii nin adunyo jogow maxaacargtii kuulaaban
nimco qoraal qaldan ayaan kuusooqoray adiga kuguma wadin walal
walahy amira qurux she is lucky she leaved this team.
Very bad news
Akhas
Maxa wayay lacbeshnimadan
Is ahow adiga asad xajiyow maxaad ula hadli la dahay oo runta ugu sheegi weysay umaduu fasahaadinaya muslinka ah gabdha yar yar baa fiirsanaya oo sidan u maleynaya wax iska caadi ah hawlahaanoo kale waxaa ka ratibnaya fifna weyn oo bulshada somaliyeed diintooda macaan uuka fasa haadinayo iyo dhaqankeenii suubanaa is ahawey asad la hadal u sheeg wax bulshada daawaneysa anfacaya masraxa ha la yimaado
Waaruntaa naciima gabdhahaas umafiicna
Maa shaa Allah abaayo wax fiican kudashey