Qoomiyadda Axmaarada oo U Dabaaldegaysa Dharbaaxadii Abiy Ahmed Oromada ku dhuftay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 ноя 2024

Комментарии • 133

  • @keysedaddy8053
    @keysedaddy8053 4 года назад +5

    Aad baan oga helaa markad Ethiopia 🇪🇹 ka hadleysaan ood dadka u I fineysaan tuuganimada axmaarada thank you 🙏

  • @alisamatarChannel
    @alisamatarChannel 4 года назад +2

    Jaamac walaahi waa qabiir haddana geesi ah hore u soco

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 4 года назад +4

    لعنة الله علي الظالمين أللهم أعز الإسلام والمسلمين واذل الشرك والمشركين اللهم آمين

  • @xoogsademussa898
    @xoogsademussa898 4 года назад +1

    Thanks

  • @daahirabdusalaan9310
    @daahirabdusalaan9310 4 года назад +3

    Amxaarada iyo oromada waxaa soomalida udhow oromada sababto ah waadad Muslimiin ubadan

    • @shaaficiclaahiaxmed4493
      @shaaficiclaahiaxmed4493 4 года назад

      Asc waan idini salaamay dhamaantinba waxaan Lee yahay Ethiopia way burburayse soomaalidu haw sidaar garawadoodu sidii aay aay

    • @shaaficiclaahiaxmed4493
      @shaaficiclaahiaxmed4493 4 года назад

      Aayahooda uga tashan la haayeen mustaqbaalka dhaw iyo ka foog ba

    • @hassanyuusuf9750
      @hassanyuusuf9750 4 года назад

      Axmaaro ma aha ee waa Amxaaro . Wariye waa kaas ereyga saxda ah ee khaladka daaya

  • @haniismail3317
    @haniismail3317 4 года назад +8

    Waar ninkan lawareysanayaa wuu yaqaanaa waxa lagawaraysanayo waa geesi hore usoco sxb

    • @ibraaiimcabdi7524
      @ibraaiimcabdi7524 4 года назад

      Jaamac galad geesi ayaad taahy lkn waxaad ku xuntahay soomaali ayaad qaybisaa

  • @Gfunkyistheshit
    @Gfunkyistheshit 4 года назад +7

    War waa fulay, hadayna dawlada faraha lasoo gelin wallaahi Soomaalidu xabashida jigjiga maalin bey kaga saari.
    War dee fadaraalku markuu yimid ee Ina Ileey meesha qabsaday ayay nimanku madaxa lasoo kaceene wallaahi mar aan ogaa, hal wiil baa iyagoo boqol qof kabadan eryanay. Cabsi ay qabaan awgeed.

  • @AMuuse-ih2oo
    @AMuuse-ih2oo 4 года назад +1

    Waa ciyaar Somali dadkan wax baanu wadaagnaa jaandheer🇸🇴💙🇪🇹

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 4 года назад +1

    Xaqa isku diray is ku baba
    Somali day xasuqayan

  • @simeh9612
    @simeh9612 4 года назад +3

    Axmaaro maxa Somali dhex dhigay inay dhaqaalaha degaanka la wareegaan.
    Cagjar ha ka jawaabo

  • @luqmaanbarkhad7551
    @luqmaanbarkhad7551 4 года назад

    Odayaasha waan Idin salaamay waa luqman oo hargeisa jooga

  • @roblealimohamed1954
    @roblealimohamed1954 4 года назад

    Truely! The clashes between heroes is determined by heroes.

  • @sakariye768
    @sakariye768 4 года назад +1

    Jaamac wan ku tagersanhy horay u soco libax Ethiopia si fcn ayd u Kala taqanaye bal meshay Ku danbayso fiirinayna INSHA Allah

  • @cabdilahixashi6339
    @cabdilahixashi6339 4 года назад +1

    Axmaro ha jabto oromana rayrayn ayan u rajanaynaa isha Allah

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 4 года назад

    Salaan sare Nuur iyo Jaamac run sheeg 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @iion6660
    @iion6660 4 года назад +1

    Thanks brothers

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 года назад

    Sabaxa kheyr. Walaalo

  • @strongwomen.7771
    @strongwomen.7771 4 года назад +2

    Muslimku sinaba uguma farxo in la dulmo Bini aadamka marka Kuwan waxan leeyahay amhaaro iyo dulmi wadaysha Alle ha qabto

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 4 года назад +2

    Oromo iyo amxaaro markey arkaan somalida jigjiga ama kilinka 5naad ee somalidu wey laayaan .....!!
    Hadda iney somali ka xuroobaan baaan jeclahay freedom ddsi

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 4 года назад

    Very sad

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 года назад +1

    Dhukooda ha ku diriraan

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 года назад

    Is dhexgalka. Waa dhamaaday

  • @abdirahmanhassan8441
    @abdirahmanhassan8441 4 года назад +2

    Galadaw meeshu caqli siyaasad Ayaa ayaa lagaa rabaa

  • @ashamohamed7947
    @ashamohamed7947 4 года назад

    Adigabo hadlesit ayaa uek adoon tima jereer leh is firi horta afta eg khofka ka dabeyo dokhon subhanallah

  • @MaadhMedia
    @MaadhMedia 4 года назад

    Geesi

  • @xamralive
    @xamralive 4 года назад +1

    JigJiga iyo Dirir Dhabe iyo deegaa nada Soomaalida halaga saaro kuli yay idin laynee dhulkana idinka bur burin oo aanay idin Qixin iska saara Soomaaliyeey ha aadeen dhulkoodii iyo deegaa nadoodii qoomiyadaha kale maxaa dhulka iyo deegaa nada Soomaaliyeed ka dhigay waxaan lakala la hayn?? amxaaro deegaa nadeeda iyada uun baa joogta oo cidkale uma ogola ee Soomaaliyeey dad jilicsan baad tihiin ee iska saara waxan cawaanta ahee raba in ay idin dhaxal waree jiyaan oo dhulkiina idinka qaataan

    • @hanideeq9645
      @hanideeq9645 4 года назад

      Wan kugu racsanahay aqligaga Allah ku dayo👍

  • @abdiqanimohamed9767
    @abdiqanimohamed9767 4 года назад +2

    Axmaro yey yey dhashay weyo oromo guul insha allah gumeysi axmaro iyo tigre luguma jiri karo

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 2 месяца назад

      Gumeysigaad ku fiicnaydeen abaalna ma lihidin soomaali waxaad ugu abaal gudeen dhulboob oromo waa gun aan abaal laheyn ereteria waa dad abaal leh😮

  • @suhaybahmed6427
    @suhaybahmed6427 4 года назад

    Walee Jamac waa Siyaasi Qarsoon

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 года назад

    Kkkjkkk shalay waad naga maqneyd jamac

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 года назад

    Waleytaa

  • @mahamedmuuse3069
    @mahamedmuuse3069 4 года назад

    Nimankan waa wariyayal aad u fiican

  • @hali5578
    @hali5578 4 года назад +2

    Ma soconayso maalmo yar ayey socon awood muquunin

  • @xalimoyusuf2755
    @xalimoyusuf2755 4 года назад +1

    Hala raro weliba Oromo dhexdooda KU daadiya Axmaar waa eey

  • @xamralive
    @xamralive 4 года назад

    SSTV waa runtiis wiilka leh Jumaykan ka iyo Caribbean ka waxay aamin san yihiin in ay yihiin Slave Itoobiya laga keenay Itoobiyaan kana way jecel yihiin anagaa aragnay UK

  • @subaneiphone468
    @subaneiphone468 4 года назад

    Labo. Qof oo iguqaali. Labo Aqoonyahan. Jamac iyo. Noor. Aad Ayaan idiin salaamayaaa saxibayaal waa saxibkiin. Mr bidaar

  • @owi2056
    @owi2056 4 года назад

    Wariyayaashu dadkan ay kusheegayaan qoomiyada Axmaarada waa Uraago ee Axmaaro ma ahan.
    Dadka saxa. Waxaasa hubaal ah in ay Axmaaro kufaraxsantahay.

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 года назад

    Masakiin somalida illaaheey u maqan

  • @xalimoyusuf2755
    @xalimoyusuf2755 4 года назад

    Waa run Jaamac galad Axmaaro jigjga wey yeelatay!

  • @shalpha-gael34
    @shalpha-gael34 4 года назад

    Dr jaamac, hadalkuu maceeyaa, Mar marka qaar, waaba Xariif, wax badan og, balse inyar oo buu kudaraa,
    Hore uwada sheekada

  • @nimcaanwalicali5702
    @nimcaanwalicali5702 4 года назад

    Jaamac galad wllhi waa wariye aan jeclahay xaqiiq ayuu sheega
    Jigjiga faraha Somalida ayey kasii bixi rabta 🙆

  • @ahmedismail3262
    @ahmedismail3262 4 года назад +1

    AMXAARADU MA MUSLINBAA WAA MAXAY XIJAABKU. OGAADEENOW DADKA MIYAA WAALAYSAAN

  • @abdiqaniabdi2030
    @abdiqaniabdi2030 4 года назад

    ethiopia

  • @diidaqabyaalada5004
    @diidaqabyaalada5004 4 года назад

    A s c walaalayaal sida aan idinka dareemay waxaad siyaasad ahaan dhaliishantihiin dawladaha oodhan
    Marka yaad raacsantihiin

  • @EngOmar-nd3zl
    @EngOmar-nd3zl 4 года назад

    This Video 2 years old, Please do not misguide your People!

  • @diidaqabyaalada5004
    @diidaqabyaalada5004 4 года назад

    Abi waxuu difaacday xukunkiisa
    Ee madifaacin axmaaro
    Ama xaq haku difaacdo
    Ama xaqdarro utabiya wararka
    Si dhaxdhaxaada kana daaya
    Laab lakaca iyo utabinta sida aynaftiina jeceshahay
    Isbara runta xitaa hadii aysan ahayn sidi aad rabteen oromadu iyadaa macarad OO rabta burburin iyo boob
    Abina wuxuu matalay dawlad waxuuna xakameeyay dad rabay ineey laayaan OO boobaan dadkale hadii ladilay fanaan oromo ah waashakhsi ladulmay waana in laga warsugaa dawladii talinaysay balsida ay cadaalada u raadiso majiro Wadan uuruuxkastaa
    Xaqiisa gacantiisa kuxukunto manajiro madaxwayne ogolaankaro In nidaamka iyo kaladanbayntu lunto

  • @amiinismail6930
    @amiinismail6930 4 года назад

    War ninka jaamac waa nin bulshada kadhaadhiciya sidey wax ujiraan. Thnx

  • @luqmaanbarkhad7551
    @luqmaanbarkhad7551 4 года назад

    Amxaaro waxay taagantahay ilaahow colkayaga colal ku furo

  • @ahmedismail3262
    @ahmedismail3262 4 года назад +1

    Dumar xijaaban ayaad leedahay waa Amharo. Amharo ma muslintay Dumarki waa wadda Xijaban yihiin. Dadka ha qaldina.

    • @khadkaon1259
      @khadkaon1259 4 года назад +1

      Amxaaradu islaam malahan ayaa ku yidhi adiga sxb?

  • @xaajigaradmaxamed9155
    @xaajigaradmaxamed9155 4 года назад

    Jaamac waa idin salaamay

  • @aliiioadan5465
    @aliiioadan5465 4 года назад

    Sxb aad ban idin tageersaney.anigu wxn qof oromo mrka wxn kahela sida xabashida qumxaga ah necbtihin

  • @abdirahmanhassan8441
    @abdirahmanhassan8441 4 года назад +1

    Galadaw bal indhaha hakaridin wariyaha ku ag fadhiya

  • @sablemi5987
    @sablemi5987 4 года назад

    Dr abiy 💔👎👎👎👎

  • @ahawsh
    @ahawsh 4 года назад

    Mida kale aan idin saxo oo taarikhda iska so baadha Mingistu KAMBATA INA HADHIYA ayuu ahaa ee WALAYTA ma ahayn.

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 4 года назад

    Ilaaah soomaali ha ciseeyo Ethiopia oo dhan waxaaa loo gumeynayaaa
    Dadka amxaarada urka badan

  • @abdallahomar7436
    @abdallahomar7436 4 года назад

    axmaradu waxay ku mahmahan { agaru la amara} oo udiganta ethiopia axmara iska leh

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 4 года назад

    Abiy Axmed waa Soomaali isirkiisu horaa loo ogaa Oromadu hadda ayey ogaatay badidoodu laakin odayadoodu way ogaayeen.

  • @shalpha-gael34
    @shalpha-gael34 4 года назад

    Dr jaamac, Waxaan Kuu bixinayaa, hadal maceeye, war ninyahow, jaamac ad Baan France kadhigtaa, oo ah xaga communicationka ah,
    Marka, Waxaan kusiiyey degree ah communication, inaad soo baratay ayey iila egtahay

  • @abdifarah2812
    @abdifarah2812 4 года назад

    Hhhhhhhhhhhh jaamac waa funny 😄

  • @tomfu1713
    @tomfu1713 4 года назад

    Mingiste iyo disalem waxayahaayeen jareer

  • @siradilovethis3292
    @siradilovethis3292 4 года назад +1

    Asc

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 4 года назад

    IDINKA MAXAA GOBOLKIINNA LAYSUGU HAYSTAA, MIYEYDAAN RAG AHAYN

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 года назад

    Qomoyida oromadaa ethopia ma maar een karto

  • @xamralive
    @xamralive 4 года назад

    Adis Ababa ma Amxaaradaa leh?? maxaa loogu diiday in Adis Ababa lagu aaso Fanaanka la dilay??

  • @cawaalekaydchanel9982
    @cawaalekaydchanel9982 4 года назад

    Maxaa kiilka shanaad ka dhigay dal aan lakala lahayn

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 года назад

    Abi ahmed Armuu.amxaar yahay

  • @ahmedmohamudahmedsomali5066
    @ahmedmohamudahmedsomali5066 4 года назад

    Sstv wuxu noqday baroor miidhan
    War magaca deeganka wa somali state no magac qabil

  • @ahmedugas7722
    @ahmedugas7722 4 года назад

    Asc
    Waxaan taageersanahay , Argtida “Jaamacad” ee ku aadan : jwxo/onlf waa in ay hoggammunteedu noqoto mid u diyaar garowa in ay xabsi diyaar u noqdan.
    Tankale , su’aasha ka timid Nuur ee odhanaysa jwxo/onlf sow ma aha xisbi siyaasi ah oo ka diiwaan gashan Gumaysiga Ethiopia. Sidaas awgeed doodsi siday (logic) Macquul iyo xalaal u noqon? Tan kale awyday halgankii xaqa ahaa ee ay jwxo/onlf ku jirtay? “Halyey ma jiro hadduu jiro waa hadduu guusha gaadho” Sidoo kale “Halyey wuu jiraa waa hadduu u Dhinto isaga oo xoriyad raadinaya”
    Sidaas iyo Rajo-wacan!
    Guul iyo gobanimo!
    By
    Dhagaxmadoobe
    Axmed-Sucaad Ugaas Muxumed
    Email address: ahmedugass01@gmail.com
    Australia.

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 4 года назад

    oromada muqdisho leh 40 sano ban degenahay xaqena rabna leh maxay yihiin no shega oo leh somali ban ilmo u dhalney gar ahan abgal ma runtod ba mase abey ba no so direy xagge ka socdan yase keney muqdisho 40 ka hor ma dagalo ka dhacay itobiya darted miya kentey muqdisho maxa keney oromo muqdisho salkoda eriteriya xisbi an wadankoda laga aqon nag eretari ba xisbi ka sameysatey muqdisho

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 4 года назад

    Waxan qashinka miyaa ku faraxsan jabka oromada walee ethiopia waa lagu kala taga ama boodbooda gungun dhashay injir badan

  • @ibrahimfarah2574
    @ibrahimfarah2574 4 года назад

    Dadka ciyaaraya waa guraagee

  • @hanideeq9645
    @hanideeq9645 4 года назад

    Abiyi ma ahan ninka waxa ladha abiyot kasahun wa amharo oromo ma ahan hadu oromo ahan laha dhiga dadkisa dadanayo sas kuma firiyen dilka fananka asaga kadanbeyo sababtas aya adis ababa logu didey in lagu aso oromadana waxey ku dharten in laso fagii dono medka fananka o lagu asii dono casimada Ethiopia

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 года назад

    Raasta man la dhahaa

  • @hali5578
    @hali5578 4 года назад

    Sida aad sheegtay wariye jaamac jigjiga axmaaro awood ayey ku leedahay iyo waliba magaalooyinka kale ee deegaanka xiligii canbudhinta iyo jujuubka waa laga soo gudbay

  • @halimacookingchannel9853
    @halimacookingchannel9853 4 года назад

    Kkkkkkkkkkkk

  • @ahawsh
    @ahawsh 4 года назад

    Stop false claim and ethnic groups division you are creating..waa waxa soomali halkaa dhigay.

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 года назад

    OO.MADAXDANA loo xiray

  • @abdiqanimohamed9767
    @abdiqanimohamed9767 4 года назад

    Wad ku mahdsantihin sidad warka nuguso tabisen

  • @abuukardhaay9948
    @abuukardhaay9948 4 года назад

    Farmaajo oo haddii abiya ka cararo adis ababa. Uu isaguna raba inu filla soomaaliya ka cararo, wuxuu isugu yeeran kuwo culima is ku sheeg ah farmaajo, kuna yiri u ducee abii,axmad waa ayaan daro in cadawgii soomaaliya
    Loo ducey jaba itoobiya

  • @duceysanabdifarah9024
    @duceysanabdifarah9024 4 года назад

    Maxaa sababa u ah jabka oromada makala qabsananta mise abiye aya kahiliyay.

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 года назад

    Mengistu waa Konso.

  • @diidaqabyaalada5004
    @diidaqabyaalada5004 4 года назад

    Ninkan jamaca ah cilmidhogood
    Buu nila horfadhiyaa

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 года назад

    Waar meesha dumar Muslim ah ayaaba iiga muudee.

  • @ashamohamed7947
    @ashamohamed7947 4 года назад

    Mukhdisho ayaad il aad ku aragtiin adba hesan wada cadow ayaa tihiin rer hargesa

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 года назад

    Harar Amxaaro ayaa lagu xasuuqay. Jigjiga aad bay uga fog tahay gobolka Amxaarada.

  • @d.x.gaxnug3857
    @d.x.gaxnug3857 4 года назад

    Amxaaro is happy because finally Abiy did what they were telling him to do :crash Oromo and all federalist opposition groups so they can have their primitive Empire back. We will see if that is forthcoming or just a pipe dream!

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 года назад

    Jamac kuligood caqliga ku yar . Ethopia tigree ugu caqli badan waayo
    So.cadowgaagu walaalo.sp.ku noqonayaan

  • @MuuseAxmed-j5x
    @MuuseAxmed-j5x 2 месяца назад

    😅😅😅😅

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 4 года назад

    SSTV kalimaha cunsuriga sida "adoon" ma laga ogol yahay. Akhalaaqda saxaafadda ayaa ka maqan ninkan aad wareysaneysaan.

  • @maxamedsiyaad7336
    @maxamedsiyaad7336 4 года назад

    axmarada afkaQurmuunmaxay shegayaan

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 4 года назад

    Waar ma jaandheer ayay ciyarayan axmaradu waa yab waaba iskumid wax wayn ayaa inaga dhwxeeya

  • @sacdiyaabdulla9478
    @sacdiyaabdulla9478 4 года назад

    Kkkkkkkkkkk WAKASOCOTA WALHI

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 года назад

    Macasalama

  • @ashamohamed7947
    @ashamohamed7947 4 года назад

    Caytinta la daya umada subhanallah xumatada dadka ayaad mesha ufadhisaan rer hargesa hadaad tihiin wada xasid ayaad tihiin

    • @ashamohamed7947
      @ashamohamed7947 4 года назад

      Ok muse bixi tuga wenaa Ali waraawe dad cun khumay weyn aha

    • @ashamohamed7947
      @ashamohamed7947 4 года назад

      4 tabs waa 100 90 88 70 dada ay leyihiin waa wada gawoowen

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 года назад

    Suaal ma idin.weydiin nuur en jamac anaga yaa noo.roon hadaan na hay somali

  • @xamralive
    @xamralive 4 года назад

    oo kuwa xijaaban baaba ku jira ee ma Tv yaday tusayaan oo waa been xijaabku Tankale ma anaa mooday mise Ber Beray yiraahdeen hhhhhhhhhhhhhh yaa noo fasira hhhhhhhhhhhhhh

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 года назад

    DorAgada kuwa caba dhan

  • @sahalaxmed3382
    @sahalaxmed3382 4 года назад

    Masiyaasiyiin miyaa tihiin mise wariyayaal

  • @9941683
    @9941683 4 года назад

    waa video hore kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan6229 4 года назад

    HINDOODOO TIGABIYAALASH.

  • @abdiwalimustafa9986
    @abdiwalimustafa9986 4 года назад

    walee jamac wa iga qosliyaa kkkkkkkk