Fadlan haddii aad Muuqaalkaan wax ka faaiday ha ilaawin in aad Subscribe dhahda Kanaalkeyga Abdijaliil Show iyo sidoo kale kanaalada Saaxibadey. Mahadsanidiin Mo Biin: ruclips.net/channel/UCEAN0gc2L7o3RRVEe8O0ABQ Warsame Bade:- ruclips.net/channel/UCRr0rRGdqNU3LePCFAJqj2w
Barnaaamijka Kaliya ee aan si dhab ah u dhamaystay waana xiisaha aan u haaayo.muclimiintayda warsame iyo Abdulhakim mahadsanidiin wax badan ayaa ka faaiday Ani waxaan leeyahay youtube inkasta oo uu Yahay mid diini ah Hadana reuced content ayaaa mudo ihi dhagan xalna waan u waaayay maxaaa ila xalin kartaa masul
Dhallinyarooy sax ma ahan in la idinka niyad jabiyo waxbarashada nidaamiga ah ee iskuul hoose illaa jaamacad. Qof wax bartay uun baa xirfad yeelan kara. Yaan huuhaadan la idiin ku sheekeyn ee field aad ku fiican tihiin oo jeceshihiin xoogga saara oo barta si aad u noqotaan injineero, dhakhaatiir, qareenno, iyo qkb.
aad iyo aad sxb, qodobkii ugu muhimsanaa oo la rabay inay ku adkeeyaan dhalinyarta barnamijkana base uga dhigaan ayey meesha ka sareen, wixiiba iska hdl by ka dhigeen, qof aan waxbran sidee ku yeelanaya hami, dishiblin/akhlaaq ama samir iyo dulqaad qofku markuu wxbarto ayuu yeelan karaa hami drive iyo passion ba
wa sax in xirfado la barto , balse baryahan waxa so batay in jaamacadha iyo iskuulada lagu tilmaamo meel aan waxba laga baran. qof jaamcad iyo iskull soo maray aya xirfad baran kara.
Masha Allah abdijaliil shaqo aanan qouaasi karinbayaa bulshada u haysa unique topicska aad ka hadasho is different from other somali content creators amazing talent educated person
Barnaaamijka Kaliya ee aan si dhab ah u dhamaystay waana xiisaha aan u haaayo.muclimiintayda warsame iyo Abdulhakim mahadsanidiin wax badan ayaa ka faaiday Ani waxaan leeyahay youtube inkasta oo uu Yahay mid diini ah Hadana reuced content ayaaa mudo ihi dhagan xalna waan u waaayay
jamacada qofka kaso baxay wa aqoon yahayn wa dhaqtar wa duuliye wa injineer ee wax barashada wa muhiim dadka wax barasho ku dhiira galiya + skills kada ad ka hadlesaa
Zxp caajiska iska qaad for me l started video editing 60%wan bartay waana sii wadaa graphic design iyo kuwo klana waan bilaabi rabaaye hurdada ka kac lpx
I do not like the the guy on hut , he is supprised how he did this youtube rather respect he is invited him sorry some people do not accept succes subxanalah we lost as a watchers sorry to be hash!!!
Ugaas - qofka waxbartay waxaa lugu gartaa - waxaysan aqoon way ka gaabsadaan. Hadaad qof aragto buraash la ordayyo oo meel walbo ku masaxayyo, aqoon yari unbaa u gaysay. I'm a fan of the show, but I couldn't make it past the first 15 minutes because of the factual inaccuracies and the amount of misinformation shared by one of the guest.
@@abudioc waa yaab. Yarka dhallinyarada ah waa nin macquul ah laakiin walaalka kale ee Warsame ay dhahaan wuxuu u baahan yahay in uu ka gaabsado wax uuna aqoon u laheyn. Waxaa kaaga sii daran in uu ilbaxnimo moodayo ereyadan Imgiriiska ah ee uu nafta ka siibay siduu ugu celcelinayey. Luqad uuna aqoon jajabinteed waxaa u dhaanta tiisa hooyo in uu isaga hadlo.
BEENTA jooji dadka kaa landhresaan firii ayagoo kenya jooga ama Nigeria, baa ayagoo africa jogaa kaa shegyaa companes in the west make over 100k usd a year, I work in tech but u can learn it anywhere iin the world I live in london but with a laptop u can do it, Learn it the hard part not the easy boring stuff these dogomiiin talknig about,
Fadlan haddii aad Muuqaalkaan wax ka faaiday ha ilaawin in aad Subscribe dhahda Kanaalkeyga Abdijaliil Show iyo sidoo kale kanaalada Saaxibadey.
Mahadsanidiin
Mo Biin: ruclips.net/channel/UCEAN0gc2L7o3RRVEe8O0ABQ
Warsame Bade:- ruclips.net/channel/UCRr0rRGdqNU3LePCFAJqj2w
saxib jaliil mowducyadan dhalin yarada anfacayo waalo bahan yahay ee podcast biloow sido kale dhalinta labeenta ah aad aadnoso qabato
Crtpo iyo forex maxaad wax uga waydiin waysay
Crypto iyo forex maxaad wax uga waydiin waysay
Barnaaamijka Kaliya ee aan si dhab ah u dhamaystay waana xiisaha aan u haaayo.muclimiintayda warsame iyo Abdulhakim mahadsanidiin wax badan ayaa ka faaiday
Ani waxaan leeyahay youtube inkasta oo uu Yahay mid diini ah Hadana reuced content ayaaa mudo ihi dhagan xalna waan u waaayay maxaaa ila xalin kartaa masul
Subscribe waan kuu saari lahay lkn siyaasad ka hadasha mana jecli
Best formula abdijaliil
(A) passion
(B) challenge
(C)quit
Dhallinyarooy sax ma ahan in la idinka niyad jabiyo waxbarashada nidaamiga ah ee iskuul hoose illaa jaamacad. Qof wax bartay uun baa xirfad yeelan kara. Yaan huuhaadan la idiin ku sheekeyn ee field aad ku fiican tihiin oo jeceshihiin xoogga saara oo barta si aad u noqotaan injineero, dhakhaatiir, qareenno, iyo qkb.
👌
True they only encouraging technology without learning the basic u cnt be expert on any Field
ayagaba so jamacad iyo school ma soo dhigan xirfad aan aqoon la socon ma soconayso
aad iyo aad sxb, qodobkii ugu muhimsanaa oo la rabay inay ku adkeeyaan dhalinyarta barnamijkana base uga dhigaan ayey meesha ka sareen, wixiiba iska hdl by ka dhigeen, qof aan waxbran sidee ku yeelanaya hami, dishiblin/akhlaaq ama samir iyo dulqaad qofku markuu wxbarto ayuu yeelan karaa hami drive iyo passion ba
wa sax in xirfado la barto , balse baryahan waxa so batay in jaamacadha iyo iskuulada lagu tilmaamo meel aan waxba laga baran.
qof jaamcad iyo iskull soo maray aya xirfad baran kara.
1:32 Editka intaan yr goos gooska 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
Cabdijailiil barnaamij fiican baa umada u haysaa guulayso sxb
Muqalkaam waqtigii loogu talagay ayaad keentay libaax thanks
Resourceful program 👍
Useful advices
And thanks mr Abdijalil,mr Abdihakim and mr warsame
Waa fiican lakiin afkeena ilaalliyah kuhadla luuqada somaliga
M.a wlh what a podcast❤
Mashaallah
Waxan ahay qofku xiran cabdijaliil
Iyo warsame Mudo dheer marwalbana Waxaad ka hadashan waxfaaido leh inkasto wali aan waxba qabsan mmm
Allah idinxifdiyo
A B C 🚀
Well Noted Mr Abdihalil, Mr Warsame, Mr Abdihakim
Walaahi wax badan ayaan kafahmay Allah ayaa ku Mahad san iyo walaal key cabdi Jalil walaal waxaan ku leyahy guuleyso
Runtii sxb waan kaafaa iiday adiga iyo asxaabta kale,waadna idhiiri galiseen si aan Nafteyda udhiso mahadsanid sxb.
Barnaamijyadaan oo kale noosobadi sababtoo ah waa dhif iyo naadi barnaamijya daan oo kale oo Wacyiga dhalinyarada kor uqaadaya.
Very informative.
M.a this is so amazing podcast with educated mentors
May u stay on top
Mahadsanid walaal cabdijaliil arimahaan waan baaraa mar kasta waxna kama fahmo
Masha allah, caawa wax fiican Ayaan ku dhafray, specially c. Jaliil wax badan ayaan kaa faa, iiday
Su'aalaha aad weydiineyso lama maqlo makroofanka waxyar isu dhawee mhdsnd 🎉
Wow thanks bro abdi jalill.....guleyso gesiyow waliga ❤❤❤
2024 podcastigi ugu qiimaha badna aad dhagaysto mahadsanid ustaad
Amazing
Waad ku mahad santihiin sida aad dhalin yarada aad waxa wax tarka ah aad uu sharaxaysan oo ay naftoda ku hor mariin karan
Wlhi video wax badan ka faidey waxana ogadey qof wlba waxii focus sara ka miradhali kara thanks mr abdijalil qf ka wangsn social media kama arkin
Masha Allah abdijaliil shaqo aanan qouaasi karinbayaa bulshada u haysa unique topicska aad ka hadasho is different from other somali content creators amazing talent educated person
abdijaliil walal waan la dhacay dariiqa aad soo martey iyo meesha aaad soo gaadhay masha allah.
Masha Allah , the legends ayaad maanta geyntey, raag waxbartey
Masha Allah dabacan waa podcasts loo baahnaa xilligiisna ku yimid💯🙏🙌
Mahadsanid Wariye abdijaliil osman ❤❤❤
Barnaaamijka Kaliya ee aan si dhab ah u dhamaystay waana xiisaha aan u haaayo.muclimiintayda warsame iyo Abdulhakim mahadsanidiin wax badan ayaa ka faaiday
Ani waxaan leeyahay youtube inkasta oo uu Yahay mid diini ah Hadana reuced content ayaaa mudo ihi dhagan xalna waan u waaayay
3 Fariid.❤❤
Mahadsanidiin Abdijalil, Warsame iyo Abdihakin
Manshalah 3masuul oo qiimo wayn kuleh dhalinyarada waan idin salaamayna khasatan ninka aan isku hobiga nhay abdijalil❤
Guuuleesta janakalayaaaaal
muqalkan wax badan ayaan kafaiday thanks sxbyaaal
@Abdijaliil thanks wll.
Aad baa umahadsantihin Alle ha idinka abaalmariyo
Barnamijka muhim ah mahadsanidin
it was amazing
M.a what a podcast ✨
Tlye abdijaliil hdad legend thy abdiwali Ahmed ali Moalimuu noosoo qbo oo podcast yadada qofka kliya ka mqan wa asaga oo ah mentorka weyn ee dhlinta somalida wlhi dd bdn oo aniga ka kow baa aad u tamanaya inay mr qura podcast Moalimuu ku jiro dib u dhageysta asagana dibu arka...
Amaizing brother
46:13 mar kasta ma wanaagsano in ciwaanka aad ugu talagasheen in laga baxo, mhds.
Waa mahadsanthay abdijaliil walal qiima badan xagee kala xiriiri karaa!
Warsame Hadal heyskaaga u badan, lasoco,waa Allaahu mustacaaan.
Very supportive podcast
Thanks walaal abdi jibaar
jamacada qofka kaso baxay wa aqoon yahayn wa dhaqtar wa duuliye wa injineer ee wax barashada wa muhiim dadka wax barasho ku dhiira galiya + skills kada ad ka hadlesaa
Podcast qiimo leh aad aya umahadsantahy ❤❤
AAAD IYO AAD BAAN IDINKU MAHADCELINYAA WALI ANIGOOON DHAGAYSAN BAAN FILAYAA INAAN WAX UUN KA FAA IDI DOONO INSHA ALLAH
Rag Qiimo Badan Oo Is Helay Salaani Korkiina Ha Ahaato ❤❤❤🎉
Waa mowduuc habbooon❤
Broadcast Qiimo Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanayo Mahadsanidiin😊📝🩶
Abdijaliil sxb shaqo fiican baahaysaa guulayso.
Mahadsanid Brothers we have gained you a lot 🤝
Waa barnaamij aan innaba caadi ahayn Mahadsanid Abdijalil iyo saaxiibada kale. Sidee 1k like usaaraa muuqaalkaan anigoo hal gmail isticmaalaya?
RUclips kga xa mar hore ugu xirnan wayy😮❤😢
Mxaa baratay horta aan kuwaydiiye xirfad mxaa baratay
@@mohamudelman128 shaqo maa ii hayda Abti🥲😁
Dhalinta somalidu waxay kamid yihiin kuwa ugu dadaalka badan africa inaysan hormarina waxaa keena inta badan xaaladaha abniga iyo Challenge dhnka wadamada shisheye ah
Mahadsanid pro❤
guru gii somalida
Dhalinyaro aynu adeegsano Afkeena Fadlan ..
Role(6mot)
Mansha podcast qiimo badan weeye mahadsnd
1:20 Dulqaad aan kudhagaysto malihi
Walaahi waa xanuun, waxa keena aan is leeyahay neh waa daawashada clipyada yaryar
Isku day wll inaa kla jabiso 30 minutes kula qaybiso
@@hassanmohamoud7742 waa diyaar sxp
Abdijaliil wll qali waxan jooga xagader waan boogay school xirfadahaga ikaa saciiday waxaa taahy role modelkeyga wlle
Warsame. Mo biin io abdijalil aad bad umadsantihin dhamntina
Warsamow wariyihii sheeko dheer baad galisay ee waxaa fiicned in aad maalin noo casuunto oo aad wareysato.
Project ayaad projects ku dul qabatay
❤
Qofķasto waxfahmikara ama wax qimaynkara kanale waxan u qimay nayo hadaf wa muqal dhaman ku kobaya mahadsanid libax❤
mahadsanid Sxb Abdijalik (waxaa ilaahay mahadii ah in aan sifican u aqaan xarfadaha (Web design (wordpress)(Graphic design(photoshop(illustration)(office gar ahan Expert(power point)
Manshallah wll imisay kugu qadatay thanks
Wariyahii ayaadba ka wrn siiseen😂
Afsomaligii away wll
Walaal soomaali hadalkiina isku daya inaad english ta yaraysaan waad mahadsanthy
Buuga warsame bade sheegayo magaciisa isooqora please
The third door waaye walaal
Waa uu yar yahay qof ku guuleysto waxbarasho aan asaasi laheyn dhalinyarooy taladaan iga qaata jaamacadaha aada dont waste ur time online course
Labada bilood soo 6 bilood kama dhigan karo.
Markay shekadu podcast tahay bro dadka waqti ku filan ay ku hadlaan sii
Xaggee ka helaa macalin cabdale
London north area Finsbury park ayuu ku leeyahay iskuul
Magaca schoolka
Adigoi mahadsan
TNX guys
Arimahan aad ban o danayan lkn tilaba wan qadila ahay 😭😭😭😭
Zxp caajiska iska qaad for me l started video editing 60%wan bartay waana sii wadaa graphic design iyo kuwo klana waan bilaabi rabaaye hurdada ka kac lpx
How can I reach out to you bro, I have something to discuss with you.
Thank you!
What's up?
Mo biin 😁🫡
Nio English kaan ma fanbayka tahay Mise wakadhab niman yohow soomali ku hadla aan idin fahaneee 😂
War zxp aduunyada dhan baa ku dhisan English Hadda. Diid ama Yeel.
@@bilalabdi9148 hhh aduunka somali baad katahay. diid ama yeel.
@@guntadunida9466 Somalia English iyo Arabi yaqaano noqo.
I do not like the the guy on hut , he is supprised how he did this youtube rather respect he is invited him sorry some people do not accept succes subxanalah we lost as a watchers sorry to be hash!!!
Beenta jooji waryaa
Ugaas - qofka waxbartay waxaa lugu gartaa - waxaysan aqoon way ka gaabsadaan. Hadaad qof aragto buraash la ordayyo oo meel walbo ku masaxayyo, aqoon yari unbaa u gaysay.
I'm a fan of the show, but I couldn't make it past the first 15 minutes because of the factual inaccuracies and the amount of misinformation shared by one of the guest.
Nin ka mida kuwan meesha fadhiya wuxuu liidaa waxbarashada nidaamiga ah (formal education) wuxuuna dhiirigeliyaa wax aan soconeyn oo ah basic online marketing iyo wax la mid ah oo maalaayacniya. Ma lihi dulqaad aan ku dhageysto anigu. Xitaa waxaa yaab leh in uu ereyo ingiriisi ah oo uu dhawaaqooda khaldayo intaa uu ku hadaaqo kolka la waraysanayo.
@@hallad598 jaahilnimo badan ayaa iiga muuqato... yaa se jaahil ka indho adag?
@@abudioc waa yaab. Yarka dhallinyarada ah waa nin macquul ah laakiin walaalka kale ee Warsame ay dhahaan wuxuu u baahan yahay in uu ka gaabsado wax uuna aqoon u laheyn. Waxaa kaaga sii daran in uu ilbaxnimo moodayo ereyadan Imgiriiska ah ee uu nafta ka siibay siduu ugu celcelinayey. Luqad uuna aqoon jajabinteed waxaa u dhaanta tiisa hooyo in uu isaga hadlo.
BEENTA jooji dadka kaa landhresaan firii ayagoo kenya jooga ama Nigeria, baa ayagoo africa jogaa kaa shegyaa companes in the west make over 100k usd a year, I work in tech but u can learn it anywhere iin the world I live in london but with a laptop u can do it, Learn it the hard part not the easy boring stuff these dogomiiin talknig about,
Dadkii shida jiro lahaaa, inay waxbartan maraban @ABDITECH
Well Noted Mr Abdihalil, Mr Warsame, Mr Abdihakim
❤
Well Noted Mr Abdihalil, Mr Warsame, Mr Abdihakim