yaabka adunka somalidu wa jaahilin qof wax shaqo helay bay wax weyn ama sharaf la ah yaabka adunka wa gabartan haday polis noqotay wa weyn maha polisku wa shaaqo ee waxan ni sheegaya somaliyey horta nolosha fahmaya oo nolol samaystaa oo qof wa weyn maha waayo nagtan nin baa habenki fuula taas horta ma hortiyin anigu dadkan wa ku qoslaa un
good news somaliyey hasan sh dhurwaa waxaa masarida ey ku tiri shaqada qabo 50milion eesomalida dhamee oo kareeb hal milion oo aad xukumi kartid waxuu weeraraey sh shariif madaxweynihii hore cabdirahman cabdi shakuur iyo prime ministerkii hore hasan ali kheyre ogow masaarida waxey rabtaa iney somali ey dhamaadaan si ey dhaqaalo uga sameyso yaa qandaraaskaas qaateyhasan sh hubka sababta loo siiyey waa sidaa in uu xukunka isagag fadhiyo sida cismaciil cumar geele soamliyey hadii aad igoshahiin in hasansh idin laayo waa idinka alshabaab meelfog idinkama jirtosidad hasan sh isaga dhicin laheydeen idinkey jirtaawaxaan u sheegayaa kuwa xamar kunool madiino sibitaalka weerar abdi qeydidi weerar laakiin waa been been
Ikran From Faribault… congratulations 🎊
Subxanallh
Waa dhiirigilin fiican
Rodriguez Maria Jackson Patricia Taylor Ronald
aaway xijaabka aad sheegtay mise koofiya kawadaa
SNTV max aa ka galy police ka maraykanka.
Xasan culusow bay malaha isku reer yihiin😂😂😂😂.
yaabka adunka somalidu wa jaahilin qof wax shaqo helay bay wax weyn ama sharaf la ah yaabka adunka wa gabartan haday polis noqotay wa weyn maha polisku wa shaaqo ee waxan ni sheegaya somaliyey horta nolosha fahmaya oo nolol samaystaa oo qof wa weyn maha waayo nagtan nin baa habenki fuula taas horta ma hortiyin anigu dadkan wa ku qoslaa un
Waa wax laga xishoodo gabadh somaliyeed inay ku biirto gaalo sharcigooda kadibna lagu faano!!!!
Waa qarniga 21aad ee muslimiinta jahli dilaashaday oo ay kaga sugan yihiin diintooda
Wah cilaan ayey soo saaratay aroos miyey u socotaa 😂 😂