GALKA SIINAY IYO XUKUNKA RASAAS TOOS AH OO AY QABATAY CAMERA-DA AMNIGA.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 42

  • @ibahiim
    @ibahiim Месяц назад +7

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤❤

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 Месяц назад +3

    Ciidamadan hala tayeeyo oo balwadana halaga mamnuuco waa wiilalal dhalinyaro ah iyagana ina difaaci kara somaliyana badali kara 😢ilaahay ha u naxariisto

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 Месяц назад +5

    Ciidanka waxay u baahanyihiin siminaar si wax loo fahansiiyo @@@

  • @nurmohafarey1971
    @nurmohafarey1971 Месяц назад

    Kuwa aad dilaysaan geeya furunta hore ee dalka

  • @hassanosman5686
    @hassanosman5686 Месяц назад +1

    Mooryaan Ayaa ciidan ah tuug Ayaa siyaasi ah

  • @dhanbaaldhameeye754
    @dhanbaaldhameeye754 Месяц назад +1

    Dee wax miyaa kuu dhiman qaybtii kale keen

  • @Salugla
    @Salugla Месяц назад

    Dhar Carabi ah yaa noo fasira Af-Carabi waanu naqaanaye bal dharka noo fasira

  • @mohamedbarwani9522
    @mohamedbarwani9522 Месяц назад +1

    War miyaad dhimantahay horta maxad kaga soo ceel celisaan mùqalkan hore ayaan udaawane😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇

  • @AbshirYare-e2o
    @AbshirYare-e2o Месяц назад

    😢😢😢😢😢😮😢😢😢😢

  • @abdikarem-Chamal
    @abdikarem-Chamal Месяц назад +1

    🎉

  • @Salugla
    @Salugla Месяц назад

    Dareewal askartii xabadaynaya yaab

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад +10

    ciyaalka mooryaanta yaan ciidan amni laga dhigin dadki wey dhameeyen iyaguna way isdhameeyen ee rag waaweyn o caqli leh halaga dhigo amni sugida dee dhalinyaro boolis laga madhigo wayo shacab bay ushaqeynayan midakale dulqaad maleh

    • @Ixsaas3
      @Ixsaas3 Месяц назад +3

      wll been mhan taas tan kle meeshas cdalad hka sugin qaabka lola hadlaayo 😂😂ayaba iga dran

    • @Givemeproofkid
      @Givemeproofkid Месяц назад +1

      Xalka waa fududyahay, midki qof dilaba isbuuca ku xigta hala toogto. Car wax ha dilaan markaas.

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

      ​@@Givemeproofkidoo soo dhaman maayan dadku hadi saas layeelo

    • @Givemeproofkid
      @Givemeproofkid Месяц назад

      @@firdowsmusay-ze9gs
      Ma dadka oo dhan aa wax dilo ? Yaa waaye waxa dhamaanaayo ?

    • @Ixsaas3
      @Ixsaas3 Месяц назад +2

      @@Givemeproofkid waxa aad ola yaabay danbiile camirada falkiisa ka cad yhy oo loo waraysanayo sidi nin aanba waxba ka ogayn falka meesha ka dhacay

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam Месяц назад

    Askari dowlad oo balwad leh aduunka kama jiro askarta wadanka joogto balwada halaga joojiyo

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h Месяц назад

    Sifiican buu ugalay mooryaanta uu laayay marka horaba meesha waxay u joogeen dadka in ay kubaadan

  • @Cadar49
    @Cadar49 Месяц назад +1

    Waxa dadka isku dira waa lawyeradaa ayagaaba marqaati beenaale yaal ah inkira cadeeyn walba shaqcabkana u tusiya sharciga si qalad ah war qof walba la iskama difaaci karo haday hadeey cadeen toos ah taalo war lawyerada haloo deeymo lahaado waa fidno wadayaal waxeey raban ku hadla waa qalad

  • @mos1954
    @mos1954 Месяц назад

    Kuwan Halajafo Tiirka Geey Shuutow Somaliya Inaad Nabad Kadhigto waxyar ayaa kadhiman.

  • @Mezorie
    @Mezorie Месяц назад

    DHALINYADA QORI YAA LOO DHIIBIN. HADII LOO DHIIBAYANA SHABAAB HALA DAGAALTAMEEN

  • @SakipoiSaki
    @SakipoiSaki Месяц назад

    😅😮😮

  • @Mezorie
    @Mezorie Месяц назад

    KIISASKAN AAD SOO DEENAYSAAN OO DHAN WAA KIISAS WIILAL YAR YAR OO BOOLOIIS AH AAD U SIISEEN HUB. CARUUR HUB LOO DHIIBAY LEE IGA DHEH. UFFFFFF!!!!!!

  • @nasroxuseen-ex7cm
    @nasroxuseen-ex7cm Месяц назад

    Horta kuwa magalada duurka lama geyn karo miya magaladan wa dhiben dadki ku nola ayakana wa is dhameyen

  • @cabdifataaxkabanle9734
    @cabdifataaxkabanle9734 Месяц назад

    Nadaam xumada kajirta cidanka aya sabab uah

  • @SOM..BROTHERS
    @SOM..BROTHERS Месяц назад +3

    Waa.kuwa.qarax.soo.daayo.kan.oo.kale.hala.dilo

  • @SomalianTime
    @SomalianTime Месяц назад

    Maxkamadan malin walbo waxbee xukuntaa maala toogto wasaqda wallh inee waxan soo laa laaban laheen

  • @mirejr484
    @mirejr484 Месяц назад

    Shacab soomaaliyeed ayu u adeegayey
    Iyo waddada u xirneeyd see laysu qabadsiiyaa?
    Burcaddaan mujrimiinta ah hubka waxeey u qaataan dhibaata galinta dadka aan hubeysneeyn ku dil ku dhac ku hujuun ku jirdil iwm maka qof shacaba ladilo mooryaanta weey taqaan sideey u qariso lkn mooryaan mooryaan xashiish ku dilay askari qaranka u halgamayu ahaa waa ugu ceeb qarin yaqaannaan

  • @AbdelazizAbdirahman
    @AbdelazizAbdirahman Месяц назад

    Dadkan dhiige islamka waxey ka dhigteen biyo la cabaa waxeyna u baahan yihiin intaan askar laga dhigin la baro diinta islaamka lkn hadii mooryan kasto askari laga dhiga cidow u aaba yeelaa majirto

  • @jakoj9220
    @jakoj9220 Месяц назад

    Hujuum wa Arabic ee dheeh warer ku qaaday

  • @niyaaladem
    @niyaaladem Месяц назад

    Dilaaga dila oo dedejiya adiinkoo raali ah. Dooni meeyno dilaa iyo kufsade.

  • @Cadar49
    @Cadar49 Месяц назад

    Dila kan kibirka badan waa kuwa qaraxa soo daaya

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 Месяц назад

    Inuu xarash uhaayay waxa uu u dilay ayaa laga yaabaa

  • @NuurCade-o3q
    @NuurCade-o3q Месяц назад

    😢

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад +2

    oo horta dhalinyarada kibirtay furimaha geeya hadhameeyen khawaariijte inay wayo dadki way dhameeyen iyaguna way isdhameyen waxana sababay tabar xumo ee hadi laso kibri jebin laha oo dulqaad laso bari laha waxan may sameeyen

  • @niyaaladem
    @niyaaladem Месяц назад

    Dilaaga dila oo dedejiya adiinkoo raali ah. Dooni meeyno dilaa iyo kufsade.

  • @niyaaladem
    @niyaaladem Месяц назад

    Dilaaga dila oo dedejiya adiinkoo raali ah. Dooni meeyno dilaa iyo kufsade.