Somalida Qurbaha iyo kuwa Gudaha | codka dad kala Duwan |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 485

  • @sadikjama5772
    @sadikjama5772 6 лет назад +125

    Dhammaantiin mahadsanidiin , Bahda ogaansho mahadsanid walaal Omar.

    • @abdiazizdarwiish
      @abdiazizdarwiish 6 лет назад +4

      Sadik Jama Waa ku salaamay wll✋

    • @sadikjama5772
      @sadikjama5772 6 лет назад +1

      Waan kaa qaday walaal Soo dhawoow !!

    • @Hassanİrro
      @Hassanİrro 6 лет назад +3

      Saddiiq Oktoobar
      Walal garaad baa thy alle haku xifdiyo ♥️

    • @haweyaabdirahman9526
      @haweyaabdirahman9526 6 лет назад +1

      Saddiiq oktoobar hore usoco

    • @djmaamis3167
      @djmaamis3167 6 лет назад

      Saddiiq oktoobar
      Wallaal walaahi intaan dhihi lahaab addaa yidhi
      Mahadsanid wllo
      Hore usoco
      Guul Ayaan kuu ranaynayaa
      Addiga iyo dhalinta soomaaliyeed

  • @abdirahimahmed825
    @abdirahimahmed825 6 лет назад +90

    First caawa asxaabeey 🖒
    Rabbi haku karaameeyo ustaad

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 6 лет назад +235

    *Adoo sariirtaada jiifa hadaad Daawanayisid haila dhaafin baasha la isku saaro* 😋🤩😆🤣

  • @mohzudays6492
    @mohzudays6492 6 лет назад +25

    Ogaansho wlhi waa chanalka kaliya ee aan kahelo waano iyo inaan hadafkayga xaqiijiyo
    Omar walky nagawayn ilaahy hakuzharfo

  • @ahmedjosseph3598
    @ahmedjosseph3598 6 лет назад +52

    Talo : Bisinka inad ku bilawdo vediow walba inuu barokoobo lagayaabaa vediowga ad so dhigto😍😎

  • @kingdafurvic4270
    @kingdafurvic4270 6 лет назад +24

    iam from somaliland I love somali people 😍😍

  • @shafieosmanali6625
    @shafieosmanali6625 6 лет назад +8

    Best Somalian channel #OGAANSHO❤

  • @omarekar6940
    @omarekar6940 6 лет назад +6

    Mahadsanid al ustad omar inshar
    Allah ku xafido, ilxun kuma aragto walaal

  • @yassinduhu
    @yassinduhu 6 лет назад +35

    Mancha allah cumar wll malintii aan channelkan subscribe wuxuu ahaa 1752 manta 124k guul bro horay usoco wll

  • @farhanjama7345
    @farhanjama7345 6 лет назад +6

    Ogaansho channelka aan ugu jeclahay channelada somalida
    Allah yacizak walal Omar inshaar

  • @inahcarab8946
    @inahcarab8946 6 лет назад +6

    ogaansho channelka dhiire gelinta iyo hormarinta nafta soomaaliyeed #Omar inshar Hormur kuu Rajeenayaa

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 6 лет назад +29

    Qurbaha inay tahay meel aan fiicnayn waan ognahay, laakiin marki aad 12 school ah+4sano jaamacad ah aad soo dhigatay shaqana aan lagu siin wax walbana qabiil lagu bixiyo, waxa Kaliya aad ku fakirayso waa inaa tahriibto ama ku riyootid in maalin uun aad taktid qurbaha.
    Aniga maalin walba waan ku hamiyaa inaan aado qurbaha, waayo dalka kama jirto cadaalad,sharci wax walbo.
    Igama ahan inaan necbahay dalka waan jeclahay wlhi laakiin maalin uun wa inaa soo taabta halkaas.

    • @muntascrisaaqchannal6348
      @muntascrisaaqchannal6348 6 лет назад +1

      wlhi waa runtaa qabil ayaa faylaha nagoyay waxaa la arki donaa maran dheran ayadooo somaliya hal qof ku harin madaxad boyee ayaga ha isku dilan xil

    • @zackjoseph8272
      @zackjoseph8272 6 лет назад

      Xaqiiiq ayad shegtay bro kaliya hadii cadaalad dadka lo samayn laha qabiil qabiil io waxana laga gudbi lahaa xaqiiq kumaynu hamineen inaan qurbe niyada ku hayno daqiiq walba😭😭😭

    • @mohammedahmmed6517
      @mohammedahmmed6517 6 лет назад +1

      Waa sax lkn sxp tahriib ka fagow waa iga talo

    • @DariiqulJannah
      @DariiqulJannah 6 лет назад +1

      Sxp warkaada waa sax lknse qurbaha nin adoo kalaa ayaa sidaad aragtay ka dhigay oo dhisay marka sxp isku day in adi laguu soo dalxiiso ee haku fekerin in adi aad facaa u tahriibto

    • @Abo_falah43.7M
      @Abo_falah43.7M 6 лет назад

      Waa runtaah wll

  • @ammiinmohamed9965
    @ammiinmohamed9965 6 лет назад +44

    Maahan inaad tidhaahdo adoon arkin nolasha qurbaha waa wax fican dadka wad la yaabaysaa nin walba gurigiisuu kufaanaa ee maahan guri aadan lahay inaad ku faanto ood dalkaaga ka horreysiiso
    Dalkeena qorshe layaab leh baa loo dagay heer maamulo loo kala qaybiyo umadii somaliyeed cuqdad lagu kala abuuro colaado la dhex dhigo ururo argagaxisooyina laga aasaaso
    Wlhi haddii sidan dalkeen aynu ku daawano ajnabi baa la wareegaya oo inagaa hadhow qariib ku noqonayna
    Alloow wadaankeena noo hagaaji oo noo dhawr
    Alloow umada soomaaliyeed midee aaamiin aaamiin👐

    • @naftaqalbi6125
      @naftaqalbi6125 6 лет назад +2

      Aamiin wll qaali insha allah dadkeennu xaqa alla aya fahamsiinaya woona noo hagaagayaan ducada uun hala wado insha allah guuul Somalia Aamiin

    • @ammiinmohamed9965
      @ammiinmohamed9965 6 лет назад

      @@gurhanadam4181 wan ka qady wl alle haino wanajiyo dalkena

    • @ammiinmohamed9965
      @ammiinmohamed9965 6 лет назад +2

      @@naftaqalbi6125 insh alh ljn alle sabab bu wax ku badala wl sababtina inga lainooga bahanyhy hadaan nhy dhalinyaro

    • @Abo_falah43.7M
      @Abo_falah43.7M 6 лет назад

      Waa runtah wlhi

    • @naftaqalbi6125
      @naftaqalbi6125 6 лет назад +3

      @@ammiinmohamed9965
      Insha allah wll dhalinyaro hadaanu.nahy.wali rajadeenu meysan dhimanee waa eey nooshahay.insha allah waanu guuleysaneynaaa insha allah

  • @naftaqalbi6125
    @naftaqalbi6125 6 лет назад

    Runtii waxa jiro allaa og alle kheyrka ha ina waaafajiyo oo dadkeenna dalkooda mcntiisa ha tuso aamiin wlhi somali dalka ayeyba cadow kuyihiin allow dalka iyo dadkaba inoo hagaaji dalkeyga waligey kaman tagin kamana tagi doono insha allah 😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @yussufabdirahman7894
    @yussufabdirahman7894 6 лет назад +1

    walahi waxaan u xiisay somalia yurub waan nacay I Love bososo somalia

  • @abdirahmanosman5269
    @abdirahmanosman5269 6 лет назад +1

    Mahadsanid wllkena Omar inshar Allah haku barakeeyo

  • @ayobmahdi1258
    @ayobmahdi1258 3 года назад +1

    Thu , 15 feb 2022 ) Dibada & anoo si kollsoni ku dheehantahay fursada uga faaidayso is lleh xaqiiqdi ishaallh / from Sweden, 🇸🇴 🇸🇪

  • @zaakirhshi6109
    @zaakirhshi6109 6 лет назад +6

    ماشاء لله
    جزاك الله خير اخي عمر

  • @sadaq2002
    @sadaq2002 6 лет назад +1

    Mahadsanid Omar Inshaar

  • @Abdulsamad-nj7kf
    @Abdulsamad-nj7kf 6 лет назад

    Masha allah waad mahadsantihiin dhaman saad ra'yiga noola wadaagteen
    Omar nolosha asia na soo raaci

  • @zackjoseph8272
    @zackjoseph8272 6 лет назад +12

    Maanta dhan waan sugayay ino so dhaco notifications ka ogaansho❤️❤️❤️😍

  • @deekbashir1870
    @deekbashir1870 6 лет назад

    ماشاءاللہ
    *Omar inshar* Aad iyo aad ayaan wax badan uga faaiday *Cannalka Ogaansho* Guul idiin rajaynayaa 👏

  • @iftiinshepro6666
    @iftiinshepro6666 6 лет назад +5

    Asallaama calaykum, waxaan joo Finland. Waan kaaga mahadcelinayaa barmaamijkan. Waxaan rajaynayaa inay dadka soomaaliyeed fahmaan waxa lagaga baxo dhibaatada, aqoon la'aanta, caafimaad la'aabta iyo shaqa la'aanta inay tahay in qabyaalada guracan laga guuro oo loo guuro Dowlad caadil ah oon ku dhisnayn 4,5!!

  • @zakariyejarane4323
    @zakariyejarane4323 6 лет назад

    Jazaka llh wll waxbadan ayad inaga haqabtirtay cumar inshar ogansho
    Guul wll

  • @abdikadirabdikafi2672
    @abdikadirabdikafi2672 6 лет назад +6

    Thanks omar inshaar❤❤

  • @raxmaxasanbariyadwalidalan1825
    @raxmaxasanbariyadwalidalan1825 6 лет назад

    Mansha Allah wl cumar waxad tahay qof ku dayasho mudan kama dalo barnamijyadad Allah haku barkeyo

  • @Barako114
    @Barako114 6 лет назад

    Ogaansho Muhiim ah iyo xog dhab ah. MashaAllaah. Waad Ku MaHadsantahaY walaal

  • @abumuzzamilabdi3078
    @abumuzzamilabdi3078 6 лет назад +7

    Somalidu waa duli xataa Rwanda 🇷🇼 waa aynu ku dayan waynay
    Ma garanayo goor ay Somalidu caqli fayow ku fekerayaan

  • @khadrafarah8272
    @khadrafarah8272 6 лет назад

    masha Allah shukrn jazakallahu khayr Al jazaa
    Rabi haku sharfo wllo
    sida Quruxda badan ee aad noogu faaiideyso hore usoco wll
    Hormar wanagsan oo wacan 💯🖒👏

  • @maxamedismaacil5321
    @maxamedismaacil5321 6 лет назад +5

    Masha allah cod yaqaan alle ha ku xifdiyo akhiro iyo adunba

  • @somaliroyalfamily5028
    @somaliroyalfamily5028 6 лет назад +6

    anaaa usoo horeeeya cawa inta iga danbeeeso ana isoo booqda dee ilma adeeraysaalow like yan layla dhaaafin

  • @saymudiinofficial
    @saymudiinofficial 6 лет назад +26

    waa mulkiilaha channelkan igu sharfa alle idin shartee

  • @WiilSaan
    @WiilSaan 6 лет назад +7

    #ogaansho wa chanelka kaliya ee hadalkiisa uu cad yahay micnaha daliil cad ood ku qanacdo ayuu ku siin mansha allah

  • @somalitoptech4318
    @somalitoptech4318 6 лет назад +15

    #somshopping_online_market waxaad ka iibsan kartaa ALaab kasta oo aad u bahatahay iyadoo gurigaaga laguugu keenayo fadaln ku soobiir macaamiisha
    FB:somshopping online market

  • @cadewaaye23
    @cadewaaye23 6 лет назад +1

    walaalkey Omar inshaar waanku salaamay Mogadishu maxaad ugu dagday waxaa jooga wariyaal somalidu caanka ah marka in aad soo qaada meelaha aan bada laheyn wariyaal kunool aadna ka dagdo magaalo madaxda Somalia waxey ila tahay arin aad uxun balse hadaanu nahay reer Mogadishu waanu ku salaamnay waana kugu xeranahay waliba si,weyn marka walaal horey usoco inbadan noona soo badi Barnaamijyada #OGAANSHO OK by

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 6 лет назад +2

    masha allah zhp wxaad tahy qof wax badan og

  • @2-thirty273
    @2-thirty273 6 лет назад +17

    Reee #Jigjiga hadaad tahy hayla dhaafin Like ta

  • @Deegaan208
    @Deegaan208 6 лет назад +2

    Masha allah walaal omer mohamed barnaamijyo wanagsan ayaad nooso gudbisaaa ilaahay hakaa abaal mariyo.

  • @sekeriyem3557
    @sekeriyem3557 6 лет назад +3

    Yurub wax barashada fursadaha iyo passeport yada stares baa daba yaal wallah wadankeenii caafimaad baa yaaley aadba gaajootide 😶

  • @yuusufroble3529
    @yuusufroble3529 6 лет назад +1

    Mahadsanidin sxbyl

  • @apdiziz7821
    @apdiziz7821 5 лет назад +2

    Run Ahaantii Fursadaa Hadaan Helo Waxbarsho Ayaan Uga faa’ideynlahaa Gaar ahaan Tecnology

  • @AhmedMohamed-yl3sd
    @AhmedMohamed-yl3sd 6 лет назад

    Ogaansho waa channelka kali aan ku taxanahay walaal waad mahadsanthy sida mar walba aad inoo dhiira galisid viva ogaansho

  • @boosmedia308
    @boosmedia308 6 лет назад +11

    Waad ku mahaddan tahay mawduuca aad noo soo gudbisey wllkey
    *OMER OİNSHAR*

  • @idsiyar2897
    @idsiyar2897 6 лет назад +18

    First hadii aan like ii saarin waan iska ooyi 😂

  • @maska-cade
    @maska-cade 6 лет назад

    Waah waah axsan galaan walhi wiilka sadaxad ee hargeysa jooka si wcn ayo u hadlay waana rajena inaa ka faidesana insh allah

  • @mohmoudahmed8575
    @mohmoudahmed8575 6 лет назад

    mhdsanid wll ogaansho..

  • @aminahassan5688
    @aminahassan5688 6 лет назад +1

    Mahadsanid walaalkey
    Muuqaalka wuu dheeryahay soo gaabi marka xigta

  • @Abdelkader4x
    @Abdelkader4x 6 лет назад +2

    Jazakallahu kheyra

  • @najiibshiino6479
    @najiibshiino6479 6 лет назад +1

    Wllh waa run hadii dalkeena nabad ahaan lahaa wuu kafiican yahy dhamaan wadamada yurub allow nabad kadhig dalkeena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @guulaangodgal4013
    @guulaangodgal4013 6 лет назад +1

    Mahadsanid ogaansho

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 6 лет назад

    Asc walal omar inshaar sad ahaa u maxadsantahay sida fiican barnamijka ogansho u wacyi galiso shacabka somaliyed dal joogta iyo qurba joogba waana barnaamij waxtar ule ummada somalia aniga aadba u daawada waxa jooga America gaar ahan gobolka North Carolina city Raleigh. Thanks brother siiwad kheer Allah ku siiyo insha Allah

  • @shadiyamohamad3825
    @shadiyamohamad3825 6 лет назад

    dhabti ma ahan mayl lo ordo qurbo allah dalkena no xasili ilove my country my people allah idin dhowro bahda ogansho

  • @aldabarichanel6402
    @aldabarichanel6402 6 лет назад

    Shukran Mr inshar

  • @andrewdek3632
    @andrewdek3632 3 года назад +1

    I'm from Canada 🇨🇦 i miss Somalia 🇸🇴

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 6 лет назад +1

    Mahadsanid zhp

  • @jasmiinhasan5336
    @jasmiinhasan5336 5 лет назад

    Wlhi Barnaamijkaam wax weyn baan ka daalacday maansha allh go forward dadkeyga

  • @ahmedabdinasir1050
    @ahmedabdinasir1050 6 лет назад

    Mn shaa Allah wll ogaansho

  • @nimcaanabdisheekh9192
    @nimcaanabdisheekh9192 6 лет назад

    manzha allaah cumar anshr

  • @NaanaVideos
    @NaanaVideos 6 лет назад

    Waa barnaamij fiican Asxaabtadana waan salamayaa

  • @walaalahmed
    @walaalahmed 6 лет назад

    Assalamualaikum warahmatullah wabarakatuh
    walaalka omar aad ayaad uu mahadasantahay moowduucaan quraxda badan sababtood ah bulshadeenu wey ka gudbi kartaa anga cusub Haddii aan badalno Wajiga cusub ee soo koraayo runtii waxaan nahay dadka ugu kartida badan dadka ugu aaqilsan dadku ugu wax fahanka badan marka loo eego dadku kale walaal aad ayaan ugu helay mowducan

  • @fahamkanolosha
    @fahamkanolosha 6 лет назад +3

    Masha Allah Allaha ku dhowro wll wlhi wax bdn waan kaa faaiiday

  • @abdulahiabdikaafi1758
    @abdulahiabdikaafi1758 6 лет назад +3

    #Qurbaha waaa warer anaa joogo.
    Kitaabka kaligaa adoo is la had laayo arkeee 😂😂

  • @higsiiyohammi4955
    @higsiiyohammi4955 6 лет назад +12

    Annigu waxaan tagay wadamo badan carab Yurub meelkastaba anniga ayaa mashquul laygu ahaa ugu dambayna waxan ogaaday meesha aan boqoradda ka ahay in ay tahay africa gaar ahaana soomaliya. waxaan go'aansaday in aan noqdo hadda waan soo laabtay waxaana joogaa turkiga weekgaan ayaan tagayaa dalkii hooyo.

  • @ahmedmaxamed7483
    @ahmedmaxamed7483 6 лет назад

    *hassan qorane* waa nin aad iyo aad ugu dadal hormarinta dalka dhalanyarada waliba dhanka waxbarashada wa shaqsi wanagsan oo an ad u aqaano ana ku kulanay *nairobi* & *kismayo* oo u ah saldhig ama xarunta *maankulan*

  • @muhammadbinabdullahimaher2290
    @muhammadbinabdullahimaher2290 6 лет назад +1

    omar insharow wllkeygow anaga adunyada oo dhan ayan marti ama qurba joog kunahay kadib #ALLAH xagisa ayan ulaban donaaa...

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 6 лет назад

    Sidiiq oktoobar wallahi
    Intaan odhan lahaaba ayuu sheegay
    Wallal Allah haku barakeeyo

  • @deeqnuur5112
    @deeqnuur5112 6 лет назад

    Thanks ogaansho 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @kaltuunali7597
    @kaltuunali7597 6 лет назад +1

    Macalin Omar inshar xaqiqa jirtaa ka hadashay hore usoco

  • @claahi1030
    @claahi1030 6 лет назад

    Mahadsanid sxb dhiira galinta aad noosoo godbisid

  • @mohamedabdishakurmohamed8905
    @mohamedabdishakurmohamed8905 6 лет назад

    Masha allah macalin wa marnaamij aad u wanagsan looma baahnaa

  • @cwahidibrahim9338
    @cwahidibrahim9338 6 лет назад

    mahadsanid masuul sare

  • @abdirahmanabdi8316
    @abdirahmanabdi8316 6 лет назад +5

    ❤️❤️Ogansho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💪💪💪💪

  • @souzousoulei9083
    @souzousoulei9083 6 лет назад

    Merci frère de Omar

  • @mohametbashe8550
    @mohametbashe8550 6 лет назад +1

    Msha Allah wllky omar

  • @ibrahimaraxay3161
    @ibrahimaraxay3161 6 лет назад

    Mahadsanid ustaad

  • @abdallapalill7669
    @abdallapalill7669 6 лет назад +1

    Masha allah ustaad cumar aad baad umahasabtahay 🤗🤗

  • @kamilfarah7867
    @kamilfarah7867 6 лет назад

    Deeqa Soona we garanayan intii reer kismayod ah ❤❤❤ reer kismayo come on ✌✌

  • @maxamedcabdi6397
    @maxamedcabdi6397 6 лет назад

    Mahadsanid kanaalka OGAANSHO

  • @waxbadanfaaid5171
    @waxbadanfaaid5171 6 лет назад +51

    qofki 4 ayaan Ahayee Qofkii Gabar qurxaan Diin kudarsatay Aaanba La fiiribkaron Quruxdeeda Liketa Ha saaran

    • @zuhaibzuuh8246
      @zuhaibzuuh8246 6 лет назад +2

      Akram Makki nacas nabiga miyad like Ku dooni nabiga wan jecelahay lakin like kuma sarayo 😂😂😂

    • @Legendxiinsaap69
      @Legendxiinsaap69 6 лет назад +2

      Qiimaha uu nabiga leyahay like haku radin akhlaqiyan wax wngsan mhan mahadsanid

    • @abdikaniibrahem1668
      @abdikaniibrahem1668 6 лет назад

      Wn kusaray lakiin ,jacylka nabiga like laguma raadiyo wll

    • @ahmednadiif3901
      @ahmednadiif3901 6 лет назад

      shit zxpow fadlan like aad ku raadiso Nebigii scw la yidhi aan ka jeclaano naftiina maalkiina iyo helkiina iyo waxkasta oo kugu qaaliya allah ka baq zxpow

    • @khadrafarah8272
      @khadrafarah8272 6 лет назад

      Akram Makki
      wll Rabi ka cabso Nabigena (scw) haduley oo like yar oon waxba kuu tarayn haku raadsan waanu wada jecel nahay nabigena (scw) in la jecel yahy ma shaki baa kaga jira Xapiipkena (scw) Khaladkaga sax wll adoo raalia oo qalad ii fahmin🖒

  • @4Ilyas
    @4Ilyas 6 лет назад +12

    Waad ku Mahadsan tahay Mowduucaan Quruxda badan ee kasoo diyaarisay Nolosha Qurba Joogta iyo Ummadii kale ee Dalkii ku Nooleyd blse Waxaan kuu Sheegeeyaa Qofka Bani'aadamka ahi Noloshiisa Waxaa ugu Qiimo badan Nabad, Caafimaad Waxbarasho, Mustaqbal Wanagsan intaas Maadaama uusan Dalkeenii laheyn Sidee Qofka Dhalinyarada ah ee hada soo Koraayo ugu Noolaan karaa Meel Sidaa Xaalkeedu yahay?
    Inkabadan 70% Ummada Somaliyeed Waa Dhalinyaro ayaa la dhahaa Sidaas ee tahayna Ma heeystaan Nolosha waxa ay ugu Baahan yihiin, Malihi Dalkii halaga soo kala Yaaco lkn Waxan Jaclaan lahaa in Dalkeenii Dadka Hogaamiyayaasha u ah ay Daacad u noqdaan Hogaanka iyo Mustaqbalka Caruurtooda.
    #OmarInshaar
    #Mahadsanid 👍👍

    • @raxmaabdishakuur1513
      @raxmaabdishakuur1513 6 лет назад +1

      ani waxan ka naxaaa dadka wax dhaliiila un wllo mid hadaan kuu sheego adu maadan sameyn karin wax walboo wadankii ka maqan maadan geyn karin adu maadan mdxwayne ka noqon karin wadankiii dhaliishu mcno ma keeentii dadka liita caqli ahaaan oo wahsiga iyo caajiska bdn baaa adeegsada wax inta aadan dhaliiilin waxaa ka qurux bdn inaaad waxii aad dhaliili lhyd aad u kuur gasho baahi haday jirtana aaad daboosho
      mhdsanid

    • @trendbaseacademy7136
      @trendbaseacademy7136 6 лет назад

      wa mida ankula qabo bro nabad aya muhiim ah xita waxbrashada iska dhaaf oo inta aan heysano inan aan barano hadhow xita shqo kuradso ileen wa cilmi ee.
      lkn nabad la aan lama noolaan karo wlh
      malin wlba qarax io dad la dilaayo mrarka qaar lagayaba qof familkada ah in hortada la dhigo ama qof sxbkada ama qof ad taqanid
      fataxada an umarno wadankeena ilahay hano hagaajiyo

  • @Mahammedhr
    @Mahammedhr 6 лет назад

    Mahadsanid
    Omar
    Maanta 26:58
    Faaido weyn

  • @Lander-q6l
    @Lander-q6l 6 лет назад +1

    *Mansha allaah wax badan ayaad noo iftiimisay pro ilaahay haku daayo wll*

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 6 лет назад

    Deeqa sona SBC Kismaayo , wlhi wn tabay Waxey radio SBC uga so warami jiray Kismaayo intii rer Bosaso Ah liketa

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 6 лет назад +1

    ogaanzho thnkz

  • @maxamedxasan6656
    @maxamedxasan6656 6 лет назад

    Inshar sxb hore uu soco

  • @FagadMedia1
    @FagadMedia1 6 лет назад

    Masha allah walal alle haku xafido.

  • @abdishakuurmaxamad3003
    @abdishakuurmaxamad3003 6 лет назад

    Waan idiin idiin salamay oogansho manshaallh zxb mahad sanid horay usoco Zxb love isar

  • @ibrahimwarsame3488
    @ibrahimwarsame3488 6 лет назад +5

    Mahadsanid ustaadi.!

  • @mohamedyusuf8950
    @mohamedyusuf8950 6 лет назад

    Isha allah
    Wadankeyga wax baan uqa ban doona mustaqbalka dhaw

  • @abdrizakmohamudnur6759
    @abdrizakmohamudnur6759 6 лет назад +5

    mnshlah wll guulayso samigayga

  • @xurmeecazhaqa6539
    @xurmeecazhaqa6539 6 лет назад +29

    MnTa Qofki 50 Ahy
    like Me If U Like #Ogaanzho

  • @abdulaziizabiib4690
    @abdulaziizabiib4690 6 лет назад +2

    Mnsha Allah wllky GuulaysoH

  • @yasirsuperstar3527
    @yasirsuperstar3527 6 лет назад

    Mahadsanid wadani

  • @abubakarahmed6272
    @abubakarahmed6272 6 лет назад

    sifiican ayuu uhadlay wiilka hargaysa joogaa manshlaah inshalaah gulayso wlloh

  • @reach1kwith3videos19
    @reach1kwith3videos19 6 лет назад

    Mhdsanid cumar inshar

  • @feysalyuusuf5622
    @feysalyuusuf5622 6 лет назад

    Masha allh sxb sre shaqo wcn

  • @hawraarsanmedia1979
    @hawraarsanmedia1979 6 лет назад

    شكرا اخي الحبيب
    احبك في الله يا عمر انشار

  • @abdifatahduqow610
    @abdifatahduqow610 6 лет назад +1

    Sxb omar dhibtada jirto ayaa ah qofku markuu dalka jooko shaqoyinka qaar in laku caayo eena lacak yar tahay lkn markuu dibadaha aado in eylamid ehen .midaa hore usoo arak nay
    Taaso micna badan kabada leso
    1) shaqo walbo waa isku lacak
    2)majirto shaqo la’isku caayo
    3) qofka markuu shaqeyo mudo dheer waxaa lasiyaa shahado xirfad ah
    Taasi oo lamicna ah qofka marku
    Shaqo kale radiyo in lasiyo
    Iido lofirinayo inoo wado shahado xirfad ah oona qibrad oley yahay
    Thanks oll🙏🙏🙏🙏

  • @nuurkeyccm
    @nuurkeyccm 6 лет назад

    بارك الله فيك يا اخى

  • @piratesponsors7819
    @piratesponsors7819 6 лет назад +8

    Somalida usoo haajirtay GALBEEDKA 90% waa dad aanan ka faideysan fursadaha ka kajira marka loo eego dad yowga kale