QURUXLEEY RESTAURANT. VIDEO KALE OO XIISO BADAN XOG MUHIIM AH SOMALI COMUNITY MINNEAPOLIS WELCOME 🙏

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 июл 2024
  • Soo dhowaada asxaabtayda. Fadlan muuqaalka like ❤️ saar and Subscribe the channel mahadsanidiin walaalahayga

Комментарии • 17

  • @Iamsahal143
    @Iamsahal143  Месяц назад +3

    Instagram kaygu waa @IamSahal5 flow i soo dhaha ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤😊

  • @user-tu3fq8nv9d
    @user-tu3fq8nv9d Месяц назад +1

    Abwan wali gariigii ma adan baran baa safaro dher bad adi laheed❤

  • @abdirahmanmohamed7344
    @abdirahmanmohamed7344 Месяц назад +1

    Masha alah❤ abwaanka❤ shaaqo❤ fiicaan ayaathaysaa

  • @user-fq9mv2cb9y
    @user-fq9mv2cb9y Месяц назад +2

    Mahadsanid sxb.Runtii chanelkaaga iyo kuwa la mid ka ah ee Somali travellers waa heer sare.

  • @fadumaissa1011
    @fadumaissa1011 Месяц назад +1

    Maasha Allah Abwaan Sahal Video kasta midka kale wuu ka xiiso badan yahay waad ku mahadsan tahay sida aad waqtigaaga wax nooga siiso . Horay usoco walaalkay

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  Месяц назад

      Mahadsanid walaashay guulayso

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Месяц назад +1

    Machaallah mar walba video yaal wanagsan somaliyey subcribe caano kaga dhiga walalkin 100k ishaallah wan kareyna

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  Месяц назад +1

      Mahadsanid brother guulayso sxb

  • @fadumaissa1011
    @fadumaissa1011 Месяц назад +1

    Commentiga 1 aad

  • @JamalIsmail-ih9qw
    @JamalIsmail-ih9qw Месяц назад +2

    Abwaan sahal gopolka Minnesota bad maleedahay Hadii ay leedahay halmar booqo

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  Месяц назад

      Sxb bad malahan ee wabi iyo lakes buu leeyahay

  • @UpdyKani
    @UpdyKani Месяц назад +2

    Abwaan sahal qardhood waku salami 👋 waxan jeclaan lahen inaad aado state kale sida los angles iyo newyork miami city

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  Месяц назад +1

      2 weeks kadib baan aadi rabaa State cusub sxb mahadsanid

    • @UpdyKani
      @UpdyKani Месяц назад +1

      @@Iamsahal143 alle haku sharfo abwaan !♥️