Somalida Saint Cloud Minnesota ku nool oo aan booqday , video cusub oo xiiso badan daawasho wacan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Soo dhowaada asxaabtayda please Subscribe the channel thank you 🙏 ❤️

Комментарии • 48

  • @UpdyKani
    @UpdyKani 3 месяца назад +7

    Qof dabeecad wanagsan alle siiyay ayaad tahay guulayso bro ♥️

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 месяца назад

      Mahadsanid walaal Ilaahay haku barakeeyo ❤

  • @ashrafaarofficial6820
    @ashrafaarofficial6820 3 месяца назад +3

    Maashalaah sxb qof bulshadiisa jacel somalinimada 🇸🇴 ku weentahay guuleeso mr sahal

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 месяца назад

      Mahadsanid walaal Ilaahay haku sharfo

  • @fadumaissa1011
    @fadumaissa1011 3 месяца назад +3

    Woow ! soo dhowoow Abwaan

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 месяца назад

      Waan dhowahay mahadsanid ❤

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 Месяц назад +1

    St Cloud was my hometown back in the days 20 years ago maqaaxidaas Qalinle waxay ahayd maqaaxida aan 5 days wax ka cuno they used to call me, Homboy Qalinle knows me

  • @fadumaissa1011
    @fadumaissa1011 3 месяца назад +2

    Maasha Allah Geesi

  • @SharmarkeOmar
    @SharmarkeOmar 3 месяца назад +2

    Guulayso bro

  • @mohamedhussein7521
    @mohamedhussein7521 2 месяца назад +1

    Sahalow without Car u can’t make it

  • @liban4217
    @liban4217 3 месяца назад +1

    Mahadsanid wll.

  • @ahmedfaahiye
    @ahmedfaahiye 3 месяца назад +1

    Sahal qardhood qoryacad kasii ah guulayso bowe.

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 месяца назад

      Aad Baan kuu salaamay sxb mahadsanid walaal

  • @arcstatic8950
    @arcstatic8950 3 месяца назад +2

    Those convicted are all connected to the Dar Al-Farooq mosque: Hayat Mohamed Nur, 27, Abdiaziz S. Farah, 35, Mohamed J. Ismail, 51, Abdimajid Mohamed Nur, 23, and Mukhtar Mohamed Shariff, 33.
    70 Somalis were charged by federal prosecutors in the huge fraud case where $250 million of taxpayer money was stolen in the Minneapolis area through nonprofits during the pandemic. 18 others had already pleaded guilty. Some have fled the U.S. to escape justice. The defendants used the money to buy more than 40 properties in the U.S., Kenya and Turkey. They also bought luxury goods and over 20 cars.

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 месяца назад +1

      Thank you for the information

    • @arcstatic8950
      @arcstatic8950 3 месяца назад +1

      @@Iamsahal143
      You're most welcome. Have a great day! Good luck!

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 3 месяца назад +1

    Waw kusodhawaw st cloud.maqaaxidaa ad joogtid waxaa ladhaha maqaaxida qaliile waxay kutaalaa wilson avenue waxay kamid tahay maqaaxiyihi ugu horeeyay st cloud.dadbadan oo an kamid ahay aya lagusodhaweeyay maqaaxidas.mashalah

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 месяца назад

      Mahadsanid brother guulayso Waan dhowahay

  • @user-xj2si9ci3i
    @user-xj2si9ci3i 3 месяца назад +1

    good nice

  • @user-tu3fq8nv9d
    @user-tu3fq8nv9d 3 месяца назад +1

    Ha farst cominty

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 3 месяца назад +1

    welcome saint cloud mn walaal my city

  • @Abdikarim12361
    @Abdikarim12361 2 месяца назад +1

    Please videos ka soo gaabi si aan udaawano
    Muuqaldaada weydheer yihiin
    I hope to understand me 😊

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  2 месяца назад

      Mahadsanid brother anigu waxaan sameeyaa long videos hadii aadan daawan karin iska dhaaf aad baan kuu salaamayaa walaalkay

  • @user-ey3xt3fs4b
    @user-ey3xt3fs4b 3 дня назад +1

    Ma sodawaw sxb

  • @abdirizakmohamedabdi8538
    @abdirizakmohamedabdi8538 3 месяца назад +1

    Maalin lamida sxb

  • @mahdipesgamer4239
    @mahdipesgamer4239 3 месяца назад +2

    Sahalow ani tagarehagan nahay video aan jeclahay newborns

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 месяца назад +1

      Soo dhowoow brother waa diyaar

  • @fadumaissa1011
    @fadumaissa1011 3 месяца назад +2

    Waan kaa sugaynay ilaa shalay muuqaal cusub

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 месяца назад

      Waxaan rajeynayaa in aad ka hesheen ❤

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 3 месяца назад +1

    Dhulka waa cidlo dad lugaynayo ma jiraan

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 месяца назад

      Haa maraykanku waa dal balaaran oo dadkaa ku yar

  • @kelvinkurgat7005
    @kelvinkurgat7005 2 месяца назад +1

    You Chanel will be very good if you spoke in English just to capture everyone,I’m just watching this in St. Cloud not understanding what you are saying 😢

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  2 месяца назад

      Sorry Kalvin i Will try to mix with English. Thank you ☺️ and have a nice day ❤️

    • @M45_0
      @M45_0 2 месяца назад

      @@Iamsahal143you should speak english bud this is America. Speak Somali with somalis only. Or at least have captions.

  • @shamisjama3969
    @shamisjama3969 3 месяца назад +1

    My brother sharmarke maanshalah 🩸🩸🩸

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 месяца назад

      Your brother is good man

  • @BisharaAbdi-fx3ru
    @BisharaAbdi-fx3ru 3 месяца назад +1

    Sahalow bar ka so hadal ilmaha in lagu korsado marykan inay ficantahay iyo in kale

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 месяца назад

      Haye walaal waan samayn doonaa

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 3 месяца назад

    Asc ....
    Sahal waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 месяца назад

      Sxb igala soo xidhiidh Email adress kan Abwan-Sahal@hotmail.com

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 3 месяца назад +1

    30,000 walaah madagana numberkaas sax

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 месяца назад

      Sxb anigu war sugan kama hayo lkn sida raggii aan la kulmay iisheegeen baa sidaas ah