ATARIISHO BAADIYO OO JACEYL IISOO BANDHIGATY .........ANIGANA ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 мар 2020

Комментарии • 1,3 тыс.

  • @Mulkiabdiweli
    @Mulkiabdiweli 4 года назад +626

    markey isku yaacen kadib qofkii video fiirsanaayo like dhac igu sii😂😂😂 nuradiin iyo atariisho baadiyo mabruuk wiil iyo caano gabar iyo caano❤

    • @nasser-1429
      @nasser-1429 4 года назад +2

      kaamila kalsoon war jeclidaa😜😏

    • @Mulkiabdiweli
      @Mulkiabdiweli 4 года назад +1

      @@nasser-1429 😂😂😂 walalo nahay adi xida war jecli la wareejin noosaye😂😂😂

    • @nasser-1429
      @nasser-1429 4 года назад +1

      kaamila kalsoon 😂 same ayan Nahay anigaba war lee raadinaya lkn still im single😥💔

    • @Mulkiabdiweli
      @Mulkiabdiweli 4 года назад

      @@nasser-1429 😂😀😂😂😀 walal janada hada kaa waayo ada yaqaan meesha jirto😂

    • @nasser-1429
      @nasser-1429 4 года назад +1

      kaamila kalsoon 😂😂 Nio xaaasid sanida Bisinka janada hadaad iga waydo Inaaan xogaa yar soo daahay ayaa laga yabaa sidaas iska dheh😅🤴

  • @bilaalsabiryare3272
    @bilaalsabiryare3272 4 года назад +1637

    Nuridin io atarisHo padiyo ineY izku NuraYan😘💓👌 inta iLa aragtY like isra👍

  • @samirabashirahmed7338
    @samirabashirahmed7338 4 года назад +101

    Inta daawaneysO after Guurgood like

  • @queeniloveuzain8786
    @queeniloveuzain8786 4 года назад +19

    Markey isku yaceen kadib intii fiirsineyso like🤣🤣😂😂🤣😃😋😋😎

  • @raxmohassan7935
    @raxmohassan7935 4 года назад +84

    atariisho baadiyo wlhi dar allah kuu jeclahay abaaayo

  • @deeqaqurux3177
    @deeqaqurux3177 4 года назад +84

    inta ku farahdan atariisho baadiyo io nuradin kl iney is jacelyiin like dhac igu sii
    👇❤🙏

  • @enggarantinmedia9253
    @enggarantinmedia9253 4 года назад +130

    INTA KUZO LAABATAY MARKEY ISGUURSADEEN LIKE❤

  • @Mudanedaacat
    @Mudanedaacat 4 года назад +131

    Atarisho walashey
    Markasto ku da daal in oo timaha asturtid Insha Allah

  • @mahamedismail681
    @mahamedismail681 4 года назад +75

    Wllhi atatirisho wan iska jeclahay arageeda Ayan kusoslaba intay hadlin kahor mnsha Allah keep going wllshy

  • @waayeelofficial188
    @waayeelofficial188 4 года назад +307

    Waad isku nuureeysaan
    Atariisho baadiyo
    Iyo Nuuradiin kl
    Wallahi

  • @tasnimmohamed8833
    @tasnimmohamed8833 4 года назад +258

    Nuradin kl io atarisho badiyo dar Allah nii jeclahay horey usocda

  • @boqorsaniiofficial1889
    @boqorsaniiofficial1889 4 года назад +47

    Walah waad isku nureysiin 👌 Run Ayaa Idin ka sugaaya Nurdiin Bro OK OK OK

  • @mohamedsaabirarab4910
    @mohamedsaabirarab4910 4 года назад +31

    Atariisho kaftan keeda jclhy runtu walalo is jacel allah idin xafido

  • @waayeelofficial188
    @waayeelofficial188 4 года назад +16

    Masha allh waan kutaageeraa
    Nuuradiin kl
    Iyo walaaaheey atariisho baadiyo
    In jooy ayaa idin ugu ahay

  • @susumohamed7293
    @susumohamed7293 4 года назад +7

    my 2favourite youtuber atarisho baadiyo iyo nurdiin masha Allah we love you guy's 😍💞💞💞💗💕❣💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍

  • @pillanoguure2310
    @pillanoguure2310 4 года назад +119

    Nuurdiin kl io atirisho baadiyo wlha inaa idinla joogo cml cwa iiga qosliseen kèepgoing wlalyl frxd ku noolaada abid

    • @fartuunmaxamed3764
      @fartuunmaxamed3764 4 года назад +1

      Happy long life atarisho nuurdina❤👑🤴👸💌💌💌💌💌💌💌💌💌

  • @asmiitamohan4901
    @asmiitamohan4901 4 года назад +53

    46 second ayuu yalaa wxan ku daawa tay 49 qof wxasna waa jclkaan kuu qabna team enjoy dhaan nii xiisnay 💋💋

  • @nimconajuum9941
    @nimconajuum9941 4 года назад +18

    Atiriiso badiyo wlhi wn tageraa hore usoco qli iyo wllky naradiin enjoy 😍

  • @ugasohajicooking7502
    @ugasohajicooking7502 4 года назад +4

    Tinta iyo qoorta waa cowro abaayo qarso asturnaantada dhameystir qaalinqurux allaah ku xifdiyeee

  • @nurdinmedia1156
    @nurdinmedia1156 4 года назад +12

    Atirishobadiyo Ana JACEL
    Bro Nurdin idhaf qufta niyow
    ♥️♥️

  • @raxmaxasan4649
    @raxmaxasan4649 4 года назад +20

    Sheeekadii ck aaaad wadaaaa ar naga daaaya bahasha team kala kicis wn ni slmy dhmn 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼🙌🙌

    • @ayaanmohamed599
      @ayaanmohamed599 4 года назад

      Video gan kama daalo wllhi xoraye u socada my walaheega masha Allah 💚💛💚🧡🧡💜❤❤

  • @nimcodheman617
    @nimcodheman617 4 года назад +24

    Nuradiin iyo atariisho baadiyo keep going wllhay Qali

  • @kowsarmohammed2132
    @kowsarmohammed2132 4 года назад +6

    This video it's funny my brather keep going 😂😂😂😂😂😂

  • @hashimsalman3745
    @hashimsalman3745 4 года назад +1

    gabadha saxib waa qof kujecel wax laqabo waa isku nuureysiin wallahi farxad iyo jeceel sii qofkale waba hakufalin garabkaaga fiiri xurux iyo caraf ayaa kulafadhiso aniga xaaskeyga jeceel iyo tariiq ayaan somarnay waan jeclahy waliba aad ayaan u aminsanahy waba fiiriyo gabar kale ayada ayaan jeclahy labo ilmood ayay ii dhashay aad ayaan u jeclahy guul waxa kuu ah inaad jeceelkaaga hesho guul iyo farxad NUURADIIN IYO ATARIISHO DUMASHI

    • @ayaandegan3511
      @ayaandegan3511 4 года назад

      hashim salman mashallah wll alle ha isku kiin daayo wlhi inan argo nin xaaskiisa ku faanaya farxad ayey ii tahay mashallh wali adunka way joogan rag wanaagsan oo ku faana xaslooda hamplyo wll guulaysta abid angana rabbi hano sahlo mid wanaagsan oo nagu faana

    • @ayaandegan3511
      @ayaandegan3511 4 года назад

      Lkn wll mxd nagula talin lhyd waxd tidhi wan aaminsanhy gabar kale ma fiiriyo anga ahaan hdu alle na siiyi nin wanagsan san sida uga dhigan garna inusan nag kle naga firin no faaide inshallh

  • @AtawxiidWasunnah
    @AtawxiidWasunnah 4 года назад +5

    Channelkaan Muxaadaraad Goos Goos Ayaa Lasoo Dhigaa Hala Soo Booqdo Subscribe Hala Saaro Mahadsanidiin

  • @p4joker847
    @p4joker847 4 года назад +165

    Enjoy aa iskutihiin. 🤣🤣

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 месяцев назад +2

    2023/11/5 who still watching this ❤ hada dawaneysid like ISKA SAAR 😂❤ waan idin salaamay inta iga dambeysa farxad ku noolaada inshallah

  • @ilameeraysostudio5531
    @ilameeraysostudio5531 4 года назад +47

    Atriisha baadiya waxaan kuqaatay faraxaa nimada🤣🤣🤣👌

  • @rahmaosman4137
    @rahmaosman4137 4 года назад +77

    Nuuradiin I like your smile bbeee 😂❤😍

  • @amiincaamir9885
    @amiincaamir9885 4 года назад +3

    Fast wye repaly aan ka helo nurdin kl

  • @ifkasergioaguero1247
    @ifkasergioaguero1247 4 года назад +4

    I always support you guys keep going ❤❤❤💋💋💋❤

  • @haaaayooohaaaa1806
    @haaaayooohaaaa1806 4 года назад +21

    Adoo ituumoooysid enjoy kadhigaaa kulh😂🤣😂😂🙏🏼 dofrsanaaa

  • @nasriinhajiaseyr8167
    @nasriinhajiaseyr8167 4 года назад +22

    I can't wait 50k😔😥😥😥

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 4 года назад +12

    MashAllah ❤️

  • @xamdamubarak6589
    @xamdamubarak6589 4 года назад

    Nuuradiin kl alle haku caafiyo waan ku xisnay in jecel vido soo badiii

  • @selmadelastqueen4076
    @selmadelastqueen4076 4 года назад +14

    Manshallah my favorite couples ❤️😍 wallahi I love u guys wallahi 😍 I always watching y’all every single u guys posted ❤️👑👸

  • @nasradheman6930
    @nasradheman6930 4 года назад +11

    Wwwwoo wllo isku kalsoon atirisho nuridiin waan idin aamsanahy

  • @naimaaadam7711
    @naimaaadam7711 4 года назад +8

    Nuurdiin wa isku nureysiin adi iyo atariiisho
    Heesta qofka qaade igu caawi wn kahelee✋

  • @aleezapea7594
    @aleezapea7594 4 года назад +1

    Keep going labo qof 👑👸aan jeclahy niima waayo epid soomaali ayaaba saan iska ah wax dhan ma hubsanayan nuradin kl pro video soo badi ❣😍🥰😘

  • @bushraniman5574
    @bushraniman5574 4 года назад +7

    Soomalidani Waxay isku nabaan way isku dhagan ilaahy amarkii dadkayga ducadooda wala Aqbala 😂😂😂🤣🤣Hambalyo Alla ha isku kiin barakeeyo 🌺🌷🌷💋💋😍

  • @fathimaabdou1269
    @fathimaabdou1269 4 года назад +11

    Atirisho iyo nuradin
    Hada rabto ineey kaso hadlan sidey isku barten like 👍🏻 😍

  • @muqdishohargesa7805
    @muqdishohargesa7805 4 года назад +4

    Naagtan anaba jecladay darteda WA IN an utagaa wadanka eey joogto insha Allah Si dhab ujeclhy ❤😭

  • @fatimasuleban1316
    @fatimasuleban1316 4 года назад +3

    Masha Allah my team nurdin ilaah hku saidiyo cafimadka ana malahan wan idinka mashqulay ayanta lkn wan idin xisay atarisho badiyo keep going ✌🥰😍

  • @shamuumohamedmohamed9262
    @shamuumohamedmohamed9262 4 года назад +11

    masha allah walllhy qali ah

  • @amalsalah7064
    @amalsalah7064 4 года назад +46

    Waba isku nuuraysine mad enjoy iska dhigtaan😁

    • @ayaanmohamed599
      @ayaanmohamed599 4 года назад +1

      Masha Allah Allah ha idin daayo 🥰🥰🥰waa isku nuureysin masha Allah ❤❤💜🧡💛🧡💚💛

    • @drshammaado5087
      @drshammaado5087 4 года назад +1

      Amaal salah way iska dbigeen

  • @juweriyomaxamad8810
    @juweriyomaxamad8810 4 года назад +12

    Nuuradiin wlhi waa isku nuresiin jaceylka waaba jeclhy kista yaroo beenta jileseen waaba kahelaY wlhi short filimyo jecyl nososameya idin jeclhy 💖

  • @MSS_INTIZAM
    @MSS_INTIZAM 4 года назад +1

    M.a walaalaheyga keep going qosolka iga dhameyseen wllhi idin jecelhy❤💯💯👌🙏🙏

  • @farxadfamilyoficiel9917
    @farxadfamilyoficiel9917 4 года назад +2

    Waa malin ramadaan Allow ubud bariyala nasii inte heesatana bari ugu dhig🤲

  • @anzalquruxofficial9774
    @anzalquruxofficial9774 4 года назад +3

    Keep going my brother 🙏🌹🌹🌷🌷

  • @aziamohamed3711
    @aziamohamed3711 4 года назад +11

    nuradiin kl hormar wacan bro😗

  • @WeWe-lc7ti
    @WeWe-lc7ti 4 года назад +2

    ماشاء الله تبارك الله اخي اختي اليحفظك💋💋❣🙏❤🙏🙏🙏💋

  • @mohamedahmedothmansharif2506
    @mohamedahmedothmansharif2506 4 года назад +1

    Walaaal nimdaa awii he😂😍keep going asxpta... labo isku qalmaan walaalhi😍🧡👌

  • @hamdaaydid1026
    @hamdaaydid1026 4 года назад +5

    Brother nuurdiin kl keep going ❤❤

  • @xasanmaxamuud9216
    @xasanmaxamuud9216 4 года назад +19

    Ax maanta hadaa heesan lahaa 1.milyan atariisho qurux adunyo kale ayaan keesan lahaa cml

  • @hoododajiya8045
    @hoododajiya8045 4 года назад +1

    Alla Hoooyoy Waa SuuxaY Masha AllH Alle Haysku Kiin BarakeeYo Lamana Qurux badan♥️

  • @Duniasaalah
    @Duniasaalah 4 года назад +1

    Wa isku soo baxaysaane isku baaqi ahaada wllhi nurudiin iyo atarisho waa iskuso qalantan wllhi inaa kaga dhabaysan ba jeclan lahayn hada nahay fanskina❤

  • @amaldagan7239
    @amaldagan7239 4 года назад +8

    Mashaa allh teamka enjoy keep going wllky

  • @ak7vibes691
    @ak7vibes691 4 года назад +3

    Beautiful couple mashalah rabi y7fdkm

  • @hamdiguure9938
    @hamdiguure9938 3 года назад

    M.a kis yaroo qosol ah atariisho waa iga qosliyay allaha ku daayo wllshy 💗💗💗💗💗waa soo korisay asoow inkiraa ka wrn nuuradiin beenta jooji ani ayaaaa og taaase

  • @aishaisha1980
    @aishaisha1980 4 года назад +13

    Alla Aisha iskasacidey keep going

  • @fadumolajecley6882
    @fadumolajecley6882 4 года назад +3

    Mash Allh lamaane inaad noqtaan isku fiican tihiin wllhi

  • @hanadhassan807
    @hanadhassan807 4 года назад +4

    Mnsha alah qosolkiina qosol kasii qaadi wlh 😂💍❤️ barakalah mugoo ✌🏾enjoy isku Tihiin 🤩

  • @queenmiskimahamed7014
    @queenmiskimahamed7014 4 года назад +2

    Masha Allah bro And sis llove you👌👌❤❤

  • @hibanura6086
    @hibanura6086 4 года назад +2

    Hambalyo lamaanaha cusub isku waara insha Allah ilmeheena idin ku sadax ❤mamruuk❤isku nuuraysaan

  • @manishaqurux4371
    @manishaqurux4371 4 года назад +100

    M.a keep going nuurdiin and atarisho badiyo❤❤

  • @mareiabuukaromar3030
    @mareiabuukaromar3030 4 года назад +12

    Wlhi maanta salanta aad kusoo gashay kal iyo laap👌
    Salaantan lee kusoco 👌👑

    • @nuurdiinkl
      @nuurdiinkl  4 года назад +4

      Ma ila aragty aniga xataa jeclaaday

    • @mareiabuukaromar3030
      @mareiabuukaromar3030 4 года назад +2

      @@nuurdiinkl Eeeeee enjoy waaaaayeeeeeeeeee 🤣🤣🤣🤣 Tan lee noogu badal yaaqa wlhi dhowr jeer kusoo noqnoqsady salaantan 👌👌

  • @ahmedkaape3125
    @ahmedkaape3125 4 года назад +2

    Nuuridiin Kl waad iga maseersiin wllhy sansaan ku dhaabaaaa✊✊✊✊👊👊👊🤛🤛🤜🤜🤜🤜

  • @amalabdi3956
    @amalabdi3956 4 года назад +1

    Mnsha Allah Hadaladoooda Ayaa Hadaa loo yidhi illahay ha isku kiin barakeeyo❤️❤️❤️💫❤️

  • @zamzamhussein2544
    @zamzamhussein2544 4 года назад +4

    Mnsha allah walal qali nolow intay nololi jirto Nuradiin

  • @maymunohassan2943
    @maymunohassan2943 4 года назад +5

    m.a atariisho abaayo happy ayaa tahy adiga iyo kl😍😍😍😍😍
    arooska sxb kawayn

  • @mushtaqcabdullah2698
    @mushtaqcabdullah2698 4 года назад

    Atariisho badiyo wan iska jeclhy illaahy amarkiis farxadeda aaba wax lodhigo Laheyn ma sh allah abyo hormar wcn♥️🙏

  • @azulsports
    @azulsports 4 года назад +1

    Masha allh waad isku nuureysaan runti Alle haidin dhowro

  • @Nuurada_madow
    @Nuurada_madow 4 года назад +14

    Nuurdiin wka arsaneyna naga arsada ma dhihino ok 😜😜🎧waa inoo iyo malaysia

  • @fatuusaed1873
    @fatuusaed1873 4 года назад +84

    Waan garty inay ciyaar tahy waan nii firsady nuuradiin maalmahan naga prank nagu wadaa saw maha waa cadi 👍👍 hadana prank kale nookeenya🤔🤔🤔👍👍🤚🤚

  • @fadxaali29
    @fadxaali29 4 года назад +1

    War kuwan qosolkii way iga dhameeyeen wlhi Allaya cizak kaftankiina 🤗🤗👏✋😁

  • @doubles4624
    @doubles4624 4 года назад +1

    Wow waad isku nuureysaan nuur kl & atariisho baadiyo

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 4 года назад +12

    *KL* Baryahan wax lagagama jeedo ma Stay Home samayn yeshay

  • @Jaaduu20
    @Jaaduu20 4 года назад +4

    هذا الفيديو اللي عجبني⁦🇸🇴⁩⁦❤️⁩👍

  • @ommahad2315
    @ommahad2315 4 года назад

    Masha allah runti wa isku nureysin allaha idinku kin amansada anigana iso duceya waya sidina oo kala aa is meelen rawa cml

  • @sedrashininggg56
    @sedrashininggg56 4 года назад +1

    Xayeysiinta muuqalka jeclahay keep the going isku waara abid

  • @fasuentertainment1329
    @fasuentertainment1329 4 года назад +6

    Nuridin iyo Atarisho padiyo inta ila aragtay iney isku yihin ENJOY 💕 Like ha I sarto ENJOYASHA

  • @nuneycabdullahiyare4545
    @nuneycabdullahiyare4545 4 года назад +3

    Maasha Allah❤❤👍👍

  • @Ahmedzaki-pj3nq
    @Ahmedzaki-pj3nq 4 года назад +1

    Sidaa ku wada socda insh.lh runtii waxaa tihiin labo qof oo isku fiicn si fiicana isku fahma m.a sidaa ku wada socda🌹🏵🏵🌹🌹🌼🌺🌼🏵💮💐

  • @jiyaajiyuush4880
    @jiyaajiyuush4880 4 года назад +2

    Keep going my bro 👍👍👍👍👍😘😘😘😘😘😘 going my sis 👌👌👌👌👌

  • @aadammohamed7435
    @aadammohamed7435 4 года назад +31

    Nuurdiin mxaa no afufosaa wllky qurensho ma noqoney 🤣🤣💯

    • @nuurdiinkl
      @nuurdiinkl  4 года назад +6

      Kkkk sorry wlhi bashaal.com iga aheee igu qaado

    • @amranitomoha7569
      @amranitomoha7569 4 года назад +1

      Nurdin yaqey gawade wad iskunureysan idinko lamana eh youtopka sofarista next time abyo atirisho walalka ogu macane gurso Noh ad ban ogu farxi lehen ...,

    • @aadammohamed7435
      @aadammohamed7435 4 года назад

      @@nuurdiinkl madaxa ino sarantihin wllhyga 💚💚💯

  • @axlamdaud3615
    @axlamdaud3615 4 года назад +4

    Nuurdiin KL
    Keep going😍😍

  • @ikramcadey9241
    @ikramcadey9241 4 года назад +1

    Msh allaah wllkee nurdiin iyo faatmiina allaha nii dhowro dad saas lee waaye labo qof isku fcn haddee arkaan 1 waxlee ku fikiraayaan waa is jcl yihiin jaala buutayaal waaxid dheh hooy samali maryooleey afkood ciid buuxiso

  • @faadumoladan6175
    @faadumoladan6175 4 года назад

    Mazha allh illlhy ha isku kiin dayo wlhy waan idinku faraxsnhy hadad injooy isku noqotaaan ❤️❤️💋from france 🇫🇷

  • @ikhlaas_kaapa_1259
    @ikhlaas_kaapa_1259 4 года назад +3

    Nuuradin wll ka qosolka nolow wll mcn adiga iyo timkaguba jiro joga ale ha idindayo wan idinku fanayee💗💗💕💕💕💋💋💯💯💖💘💚💛❤❣💌💟💜🖤💙💕💓💗💝💘💯💋

  • @bossladybosslady4049
    @bossladybosslady4049 4 года назад +3

    I lk ur smile Nuurdin kl 👌😍

  • @canabhasan9118
    @canabhasan9118 4 года назад +2

    Nuurdiin kl iyo Atarisho badiyo walhi wad isku sobaxisan walhi 💯💯💯💯

  • @Jaaduu20
    @Jaaduu20 4 года назад +1

    ما شاء الله يا اخي⁦🇸🇴⁩⁦❤️⁩👍

  • @qadar_hero9022
    @qadar_hero9022 4 года назад +18

    Nuurdiin Kl zxb waa heshy qoftada noh majirto kkkkkkk

  • @boqortooyofamily1705
    @boqortooyofamily1705 4 года назад +12

    Wewewe kala kacnaa kala kicis the one and only nurdiin kl fm kas leeba ka helay keep going pro 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @hayaaty4828
    @hayaaty4828 4 года назад +2

    🤣🤣🤣🤣wllhi waa isku nuureysaaaa waana ku farxey video inta horre lkn xirir kazte kan walaltinimadaaa ugu wanagsan oo aan dhamaad laheyn keep going waa idin aaminsanhy sistr and Bro

  • @aadanxirsi528
    @aadanxirsi528 4 года назад +2

    mashallah pro hore uusocoo

  • @axlaammaxamuud4712
    @axlaammaxamuud4712 4 года назад +41

    M.a wllkey nuurdiin io atariisho wllhi waa idin jeclhy keep going bra io sis

    • @ahmedwanaag382
      @ahmedwanaag382 4 года назад +1

      M.a
      Atariisho rontii watisgonoreesan majirto

  • @raxmoruuxi4790
    @raxmoruuxi4790 4 года назад +5

    MashaAllh

  • @raxmonuurmaxamed7679
    @raxmonuurmaxamed7679 4 года назад

    Masha allh alle haiskiin barakeyo sis and pro keep going

  • @zamzamxamze4486
    @zamzamxamze4486 4 года назад +3

    Asc masha Allaah 👍😍😍😍😍😍😍