5 Talaabo Oo Aad Ku GAADHI KARTO Hadaf Kasta Oo Aad Leedahay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • ☀️ KA DALBO HALKAN BUUGAAGTA LOOGU IIBSASHADA BADAN YAHAY EE WAX KA BARRO 👇
    Buugaagta Kala Duwan Ee Wax Ka Barro► bit.ly/2R8hH0w
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha► bit.ly/2RblqKX
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay► bit.ly/2XJbpae
    Sida Saacad Gudaheed Loogu Ogaado Qofka Ku Jecel► bit.ly/2XefNkE
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay► bit.ly/2KEPXiW
    ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
    🤔 XOG KU SAABSAN WAX KA BARRO 👇
    Wax Ka Barro maaha Channel aad ka heli doonto farsamooyin bilaa tayo ah ama tabo aan waxtar lahayn, balse waa meel aad ka heli doonto farsamooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi iyo cilmi baadhisyo mudo dheer la samaynayay kuwaasi oo si weyn u anfici doonaa noloshaada.
    🤔 Muxuu Wax Ka Barro Kaga Duwan Yahay Channels-ka kale
    ★ ISBADAL DHAB AH: Waxa hubaal ah in marka aad ku xidhnaato ee aad daawato muuqaalada Wax Ka Barro Ay noloshaadu isku badali doonto dhinaca fiican.
    ★ XOG KU SALAYSAN CILMI NAFSI: Wax Ka Barro ka heli maysid talooyin aan macno buuran lahayn balse waxaad ka heli doontaa farsamooyin iyo talooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi.
    ★ XOG AAD KU DABAQI KARTO NOLOSHAADA: Dhamaan talooyinka iyo farsamooyinka aan Wax Ka Barro kuugu sheegi doonaa waa qaar aad dhamaantood ku dabaqi karto noloshaada.
    ★ WAQTIGAAGA QAALIGA AH OO AAN KUU DHAWRAYNO: Waxaan aad u danaynaynaa waqtigaaga qaaliga ah sidaa darteed waxaan kuu soo gudbinaynaa xogta ugu badan ee suurtogal waqti aad u kooban gudihii.
    ★ DAACADNIMO: Muuqaalkasta oo aan kuu soo gudbino iyo mawduuc kasta oo aanu ka hadlaynaaba waxay dhab ahaan si daacad ah uga hadlayaan mawduucaasi waxa uu ku saabsan yahay.
    SII GAADHSII ASXAABTAADA IYO DADKA AAD JECESHAHAY
    Haddii aad garanayso dad u baahan xogta uu channe-kani so gudbiyo fadlan sii gaadhsii oo la wadaag.

Комментарии • 138

  • @inspireothers5811
    @inspireothers5811 5 лет назад +97

    5!
    √yeelo damac Ku guba🙆
    √ururso cilmiga iyo xirfadaha ka dhiman📝
    √hagaaji fikirkga iyo waxyabaha ad aaminsantha😇
    √ficiladaaada hagaaji🎀
    √ogow waxy thay guuldaradu!🎯

    • @muscabxasan6086
      @muscabxasan6086 5 лет назад +5

      Maasha allaah Allaah cilmigaaga hakuu kordhiyo

    • @kaarsheanddalha3740
      @kaarsheanddalha3740 4 года назад +2

      Mzh allah alle haku dhowro cilmigaag

    • @aragsangarab9804
      @aragsangarab9804 3 года назад +1

      Wllo anu firkado badan ahayan haystaa lkn lacag ma haysto

    • @dahirhersi450
      @dahirhersi450 3 года назад

      daahir252@hotmail.com

    • @chasericardo8999
      @chasericardo8999 3 года назад

      You all probably dont give a shit but does someone know a trick to get back into an Instagram account?
      I somehow lost my account password. I would love any tips you can give me

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 3 года назад +11

    2 sanno ka Hor baan dawaday waxbadan waana ka faaiiday manta 07.07.2021 ayaaan Dawanayaa
    Ilaaahow Cimriga Noo Barakee

  • @savageboy1844
    @savageboy1844 4 года назад +8

    Buug ayaan caawa hadafkeyga ku qortay sido kalo shantaan wax yabood aad shegtayna waan qortay. Waxana raba inaa hadafkeyga ku dabaqo
    Hada wa October 28 isha allah xagan waxan kuso laban 28 novembar in aan hadafkayga gaaro iyo in kale 🙏
    Edit: alx hada wa 28 november hadafkeygina waan garay wlhi waxaana xaqiiqsaday in farqi weyni u dhexeyo hadafka maskaxda laga dagsado iyo hadafka buuga lagu qorto ❤️

  • @fahiimomohamed1667
    @fahiimomohamed1667 5 месяцев назад +1

    4/27/2024 🕕⏰9:26 pm ban dawanyaaa Insha alh waxaan rajenyaa inaan Nolosheyda hadaf ka gaaro 😢

  • @huseinmohumed5470
    @huseinmohumed5470 3 года назад +2

    Maansha allah dhamantii wad mahadsantiin bahweynta ku xidhan tallooyinka guusha

  • @nimaodiamond5179
    @nimaodiamond5179 5 лет назад +3

    Abdirizak farah awed my teacher aan uxiisnay inbadan mnsha allh cashar aad uwngsan weeye wlhi mahadsanid

  • @zakariemohamud8317
    @zakariemohamud8317 5 лет назад +33

    Alx wan sameeyey 2017 shantaan xirfad wana gaaray manta wan heesta hanti igu filan alx cala kuli xaal

  • @hoodoelmi2261
    @hoodoelmi2261 5 лет назад +3

    Mahadsanid waxaanu jecnahay inaad si joogta noogu so dhigto videos ka

  • @mohammedsuldaanabdikarin4847
    @mohammedsuldaanabdikarin4847 2 года назад +1

    Thanks Macalin

  • @abdiaziizcaana748
    @abdiaziizcaana748 5 лет назад +4

    Thanks abdirizaak we will win insha Allah

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 10 дней назад

    Alle Haku xafido Alle Haku barakeeyo Alle Haku sharfo Alle hakugu casuumo janada wll ❤❤❤ cod baahiye

  • @shaakircaabi8754
    @shaakircaabi8754 5 лет назад +5

    thanks teacher

  • @israqawdhan5373
    @israqawdhan5373 3 года назад +2

    Waxan ku dabaqaya hadaf yadayda ii gaadhka ah adigana ilahay caqliga haku barakeyo

  • @saadkhadar108
    @saadkhadar108 5 лет назад +5

    mr. Abdirsaaq faarax long time ago baan nagu kaa danbeysay , waan kag maahd celin aqoon kordhiska aad noog soo dhigtay

  • @riyaaqxaji7458
    @riyaaqxaji7458 5 лет назад +5

    Alla haygu guuleyo halkan tiigso leeyahy aamin i dhaha fadlan

  • @maxamedodowaa1346
    @maxamedodowaa1346 5 лет назад +3

    Hagaaji wixii kaa qaldamay masha alaah hore usoco teacher

  • @cabdullahiabdirahman7549
    @cabdullahiabdirahman7549 5 лет назад +4

    Mashalh the one like request
    İnta commentigeyga aqriso like plz

  • @muxaydiinnuur5621
    @muxaydiinnuur5621 5 лет назад +1

    Sxb qaaali ah waxaan ahy mid ka mid ah kuwa aadka kuugu dhow ee ku xiran barta wax ka baro ee inbadan ayaan ku waayey walhi runtii waxaan saaka oo jimco ah islahaa ninkaas waa uu dhintey marka aan arkey aqoon koraesiga waan faraxey sxb masha allaaaah allaaah haku daaayo sxb inash allaaaah

  • @ismaacilcabdi9703
    @ismaacilcabdi9703 5 лет назад +6

    Mashallah ustaad

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 5 лет назад +2

    Masha allah waa mowduuc xasaasi ah.

  • @maxamedbeeraawi9847
    @maxamedbeeraawi9847 2 года назад +1

    mansha alah tabiyaha wax kabaro chanel aad baad u mahad san tahay xogaha aad noo soo gudbiso waa xogo samayn leh

  • @faadumafaarax4490
    @faadumafaarax4490 3 года назад +3

    Ma SHa AALLAH TabarakaLah
    hory usoco WaLLky❣️👏🙏

  • @fartuunfartuun2911
    @fartuunfartuun2911 4 года назад +1

    Mahadsanid walal dhiiri kelin fcn aana sisay walal mar walbo saan noo soobadi walal mahadsanid 🥰

  • @ifraaxkhadar8045
    @ifraaxkhadar8045 2 года назад

    Masha alah walal clrisack faarax

  • @zeynaaahmed6077
    @zeynaaahmed6077 5 лет назад +3

    Mahadsanid

  • @shamsakasim7108
    @shamsakasim7108 5 лет назад +4

    Ayadoo guushu noo muuqato ayaan wado qalden raacnaa waa layaab

  • @Fantastic-sp6if
    @Fantastic-sp6if 5 лет назад +2

    Maansha aallah wllo cabdirizak mudo dheer ka diba waad soo laabatay

  • @abwaancfitaxyare
    @abwaancfitaxyare 3 года назад +1

    Mashaallah waan rajeyna inaa bedello

  • @mnnvnhffd8276
    @mnnvnhffd8276 5 лет назад +2

    Alle haku sharfo Wad mahadsantahay wllo

  • @umuaxlaam7735
    @umuaxlaam7735 3 года назад

    Tanks qodobo muhiim ah runtii

  • @waxkastabaro
    @waxkastabaro 5 лет назад +4

    Zxp sida internetka lacag looga sameeyo adoo guruigaaga jooga mowduucaas kasoo hadal

    • @جنتالدنياءياامي
      @جنتالدنياءياامي 5 лет назад

      Forex waa habka kaliya ee ad lacg ku samayn kartid adoo gurigaaga joga suuqaa ayaan kugula tlinayaa

    • @togdheerboy6279
      @togdheerboy6279 5 лет назад

      Lisoo xidhiidh aniga 4790038

    • @mohozman1013
      @mohozman1013 5 лет назад

      Forex ayaa la idhaa internetka isagoo afsomali ah waad kahelaysaa
      Channelka: mucalimuuu

  • @suldaanfuaad6521
    @suldaanfuaad6521 2 года назад

    Thanks

  • @craxmanmaxed9189
    @craxmanmaxed9189 5 лет назад +2

    *Mahadsanid sxb*

  • @maxamedcarab9204
    @maxamedcarab9204 5 лет назад +4

    #WAX KA BARRO CHANNEL zxp vedio yada so bedi

  • @abdiqaadirgaas7051
    @abdiqaadirgaas7051 5 лет назад +3

    Cabdirisaaq waad yara joojisay bro eee soo wad

  • @abdirisak7041
    @abdirisak7041 5 лет назад +2

    Ustaad halke aday na...
    Wanku tabnay in bdn
    Nabad ayan ku rajenaya

  • @halahalaaamuniirwadani6745
    @halahalaaamuniirwadani6745 5 лет назад +2

    Thanks wll hory usoco

  • @anisahazan1213
    @anisahazan1213 2 года назад

    Wan ubahay buuga xagee kahelaa

  • @salmanrashiid6201
    @salmanrashiid6201 5 лет назад +2

    Zxp waxad kahadashaa waa maxy guul
    Adoo mahad san

  • @abdiguedi42
    @abdiguedi42 5 лет назад +1

    Tks bro

  • @xasanmaxamed3036
    @xasanmaxamed3036 3 года назад +2

    Mansha Allah

  • @abdirisaqmuuseali7369
    @abdirisaqmuuseali7369 3 года назад +1

    Ilaahay hadafkayadhamaantay ha image wada guuleeya magacaygu
    c/risaaq muuse cali

  • @abdifatahcg4055
    @abdifatahcg4055 5 лет назад +2

    Zhp c/rizaq video yadii hore xageen ka helnaa

  • @knhar9577
    @knhar9577 3 года назад

    Ok teacher 👨‍🏫

  • @munacali7141
    @munacali7141 3 года назад +1

    Wlo noo soo diyaari sidaa hadafka loo yar yareeyo

  • @mahamuudaadankeerow2503
    @mahamuudaadankeerow2503 4 года назад

    Waad maxasantaxay imrigaaga allah kubarakeeyo

  • @amiinabdirashiid3724
    @amiinabdirashiid3724 5 лет назад

    Wlahi zxp nasoo badi zxp channel kagan waan KU xidhanyahay lbx keep going pro

  • @learnictsomali6207
    @learnictsomali6207 5 лет назад +1

    Masha allah

  • @suhraad32
    @suhraad32 5 лет назад +1

    Abdirisaaq farah👍go ahead

  • @AnmTV3329
    @AnmTV3329 5 лет назад

    Thank u ustaad

  • @jibriilabshir1789
    @jibriilabshir1789 5 лет назад

    Ustad want u xisanay xage naga aday wanba ku weyne

  • @jereboy7286
    @jereboy7286 3 года назад

    Bro side usamesa qoralada appke ad isticmasha jawab aya ka suga 👍💯

  • @walaalka2362
    @walaalka2362 5 лет назад +4

    Masha Allah wll keep going channel aan ka faaiday

  • @igraanaxmedcaydiidxirsi6821
    @igraanaxmedcaydiidxirsi6821 3 года назад

    Haa wll noolow wll qali

  • @noloshacusub6008
    @noloshacusub6008 2 года назад

    Mashallh

  • @maxamedmayle
    @maxamedmayle 4 года назад

    Yes

  • @mustafeabdisalan7001
    @mustafeabdisalan7001 5 месяцев назад

    M.sha allah

  • @calidaahir1744
    @calidaahir1744 2 года назад +1

    MAANSHA Allah

  • @zakariyecabdiiiman3845
    @zakariyecabdiiiman3845 3 года назад

    mahasanid walaal

  • @jamiilanuux2118
    @jamiilanuux2118 5 лет назад +1

    Masha allah❤

    • @mohameddheere7998
      @mohameddheere7998 5 лет назад +1

      Allah baa mahadleh
      Wllo allah cilmigaga kuu
      Kordhiyo kuguna an faco
      Adun iyo Aakhiraba

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 2 года назад

    Manta ayad daawaday is badal ayan rajeeyanayaa 27/5 /2022?

  • @fartuuncdy2323
    @fartuuncdy2323 3 года назад

    Appka aad video gan kusameeday magaciis muhiim Ayaan u ahay Kan Aad wax kuqortid

  • @superstar.19
    @superstar.19 3 года назад

    That is really

  • @abshirnoor5414
    @abshirnoor5414 5 лет назад +2

    Waad mhdsantahay sxb

  • @sabaadxalaad1049
    @sabaadxalaad1049 Год назад

    That's you wllo

  • @kabadagechannel9791
    @kabadagechannel9791 5 лет назад +4

    11 aad

  • @dreamgirl4554
    @dreamgirl4554 5 лет назад +1

    Tnkz wllo

  • @cabdishakurcali9032
    @cabdishakurcali9032 5 лет назад +1

    Macalin Waan kuu Xiisnee Halkee Ka Dhacday.

  • @zaynudiinsoofe5026
    @zaynudiinsoofe5026 2 года назад

    guul

  • @cademaxamed8714
    @cademaxamed8714 3 года назад

    Waa macis buuga

  • @kekeofficial1516
    @kekeofficial1516 5 лет назад +1

    Videoskaga WL zoo kordhi zi an laku ilawin waqti dher ba udhexeye

  • @libanabdi5337
    @libanabdi5337 5 лет назад +1

    Candirsaaakh sxp inoooo sooo badi videoga please

  • @deckhassan5800
    @deckhassan5800 5 лет назад +1

    Mnsha alh

  • @tamraattmohamett1639
    @tamraattmohamett1639 2 года назад

    Wllo dhaman go.aankaga waaxaqiiq💯😪🥰

  • @newlafaciise
    @newlafaciise 2 года назад

    Guleyso wallkay yoo

  • @munomaxamed4550
    @munomaxamed4550 2 года назад

    Wow

  • @KhalidKhalid-rv9ro
    @KhalidKhalid-rv9ro 5 лет назад +1

    Wll hore usoco

  • @FatxiCabdi-ou4sq
    @FatxiCabdi-ou4sq Год назад

    Sxb wad mahad santahy talo fiican ban ka faday

  • @dgabdirisaakchanel3128
    @dgabdirisaakchanel3128 5 лет назад

    Zxpo hore u wad

  • @maxamedaxmedcabdi4136
    @maxamedaxmedcabdi4136 2 года назад

    16/6/20/22 ayaan dawanaya wanan ti jaabin doona

  • @nimcocumar9282
    @nimcocumar9282 5 лет назад +4

    Wll adiga laguma arko miya

  • @Aliyare-s3h
    @Aliyare-s3h Год назад

    Xgeen Kahala buuga

  • @qadarinhowpoi2073
    @qadarinhowpoi2073 2 года назад

    Macalin masaneda

  • @abdi4ahmancumar231
    @abdi4ahmancumar231 2 года назад

    Wlaale soo padi macluumaadkan kusaabsan nolosha biniaadamkao

  • @IstahilSicid
    @IstahilSicid Месяц назад

    Haya

  • @kingmoha1299
    @kingmoha1299 4 года назад

    inte kahelayna bugaan wllalayal

  • @apdihakimck602
    @apdihakimck602 Год назад

    Si wangsn.

  • @faraxcx1267
    @faraxcx1267 2 года назад

    Pls wll qaubo kle

  • @amyoffset7150
    @amyoffset7150 5 лет назад +2

    First

  • @abdirahmaanabdiadan9495
    @abdirahmaanabdiadan9495 2 года назад

    I.a 🥰🥰

  • @saamdahir7444
    @saamdahir7444 Год назад

    Anika maqan waxa ila shaqeyo wayo Markan dahab gado ama lacag arursado aniko ok nolasha anku so koray rabana inaa hormar garo hadana dhaqalheyga waa la dida sifudud bey hantideyda ku bur Bure maqan mesha la ika heysdo

  • @huntergamer154
    @huntergamer154 5 лет назад +1

    bro

  • @deckhassan5800
    @deckhassan5800 5 лет назад +1

    Nin lawaayay oo so dhacay

  • @damonowgy3699
    @damonowgy3699 Год назад

    Yuusuf lidhahaaa kkk

  • @zakalacib1203
    @zakalacib1203 5 лет назад +1

    M.a

  • @ayaanleiiman626
    @ayaanleiiman626 2 года назад

    Waanku heclahay

  • @abokoryare37
    @abokoryare37 5 лет назад +1

    🤴

  • @abdirahmanshekhabdikarim6240
    @abdirahmanshekhabdikarim6240 5 лет назад

    Mahad sanid ustaad

  • @c8kk9kkjj
    @c8kk9kkjj 2 года назад

    m.a

  • @xassanck720
    @xassanck720 4 года назад

    t̃h̃ãÑk̃s̃ p̃r̃õ 😍