Ciise ale aya u nimceyay Waka carab iyo cadaan Si xor ah ayay ula nool yihiin Canfarta jabuuti xata waa dad fiican Oo ilbax ah Mesha aan aan ugu jecelahy adunka Dalkaygi 💪💪💪 jir o joog
Djibouti maccan ❤my birth country. I miss you Djibouti big time. Thank you for sharing with us one of the best country of the world. Mon pays d’amour Djibouti❤❤❤❤❤Djibouti havre de paix ❤❤❤ 🇩🇯
Qays sxb saaid baan kuu tageeraa from Mogadishu waxaan rajaynaa in adi iyo joehattab aad Mogadishu muuqaal qurux badan nooga soo doobtaan video gaana aad baan oga helay waan ku sugaynaa inshallah aad baana u salaamaya reer Djibouti ❤
My mother is Eritrean my father is Dominican and Venezuelan . All I can say Whewwwwwwww bby the main guy from Djibouti who was doing the talking is FYN FYN.
Jabouti janno waa dalka kaliya ee laga aqoon qolqol iyo fiirsi kalaba dadka uugu wngsn jibouti ayaa laga hellaa agoon koriyaay jiboutay wd ku mhdsnthy faloga quruxda bdn ee no soo dubtay qeysqaysar wll ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉💞💞💞💞💐🇩🇯💋💋💋💋💋💋
Beautiful Djibouti, it deserve more 🇩🇯 Thanks brother for having me
We love you Brother❤
جو حطاب ملك اليوتيوب
Wara joeHattab wan ku salamaye
Ninkan qays ma ada kasoo dhadhiciyay carbad tahay😂😂dee horta somali ma fahmayaba😂
ليش ما تزرو الصومال عاصمتها مقديشو أمنها جيد جدًا في الوقت الحالي. نأمل حضورك ونحن نرحب بك ❤🇯🇴🇸🇴
@@axmadarka5631انها cabsi cabsi 😂
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖😢😢😢😢❤😢😢😢😢🎉
Scw Scw I
CIISUUHU WAA WALALO GOBA , NOOLADA WALIGIIN . Love from hargeysa ❤
Tnx dhiiga
Mahadsanid wllkey
Mahadsanidiin Walaalahay Duriyada ❤
From Morocco, a special greeting to the State of Djibouti ❤🇩🇯🇲🇦
Thank you for your nice comment❤
Much Love Thanks Walaalka ❤️
Ahla wasahlan bro 🇩🇯✌🏽🇲🇦
Masha allah
Djibouti 🇩🇯
I love you Djibouti 🇩🇯
From somaliland 🇮🇷
Calankan Somaliland Maha ee waa iran😂
😂😂😂😂😂
S.land has no flag 😆 it’s a part of Somalia
This flag for Iran bro
@@hakh8570rerki yara ee cuqdada somaliland qabay bad tahy ma qarsan kartan cudurka😂
@@WaliKhan-j5rkurdi cuqdada ma qarsan karan 😂somaliland wa horyaalka 5ta somaliyed adu cuqdad aya udhimanysa
Ciise ale aya u nimceyay
Waka carab iyo cadaan
Si xor ah ayay ula nool yihiin
Canfarta jabuuti xata waa dad fiican
Oo ilbax ah
Mesha aan aan ugu jecelahy adunka
Dalkaygi 💪💪💪 jir o joog
Love Djibouti 🇩🇯 from somalia 🇸🇴 ❤
We love you from Djibouti
We love you to Somalia 🇸🇴 from Djibouti 🇩🇯
Thanks Dhiiga 🇩🇯🇸🇴
Maasha Allaah, Soomaali nabad ah oo deggan oo faraxsan, oo hidihii ciyaaraysa, waa wax lagu farxo. Allaha idiin zaa’idiyo.
Proud Muslim djiboutian girl 😊.Love my homeland Djibouti 🇩🇯☪️❤️
Qays Qeyser always has a remarkable production and MashaAllah Djibouti is always beautiful.
ISSA NATION 🇩🇯 ❤❤❤
It s a honour to have you both in Djibouti ❤
Quelle fierté 🎉!!
Qays qaysar wll RUclips -berlayda kale waxa aad kaga duwantahay ayaa ah in aad soo bandhigto quruxda iyo dhaqanka wadankayaga Jabuuti 🇩🇯 aad baan kaaga mahadcelinayaa. Vedeogaas dad badan buu soo jiidanayaa oo imaan doona wadankeena insha Allah.Thank you king Qaysar 🙏
Aad iyo aad meel foog iyo cirifka NFD baan idinkala socdaa jaalleyaal ..aad baan u jeclahay ciyaar dhaqameedyadiina iyo lahjadiinaba .. guuleysta walaallayaal waanu idiin soo booqan mar uun in shaa Allah waxaynu nahay umadd kumanaan kiloometir isu jirta hadana isirku walaaleeyay ... guuleysta mar labaad 🙏
@@URvimez wll waad mahadsantahay Walaalo wada dhashay iyo hal Sinji baynu nahay Min Kenya 🇰🇪 ilaa Djibouti 🇩🇯 ♥ Aynu kala wadan ahaane hal qoomiyad baynu nahay!
Djibouti maccan ❤my birth country. I miss you Djibouti big time. Thank you for sharing with us one of the best country of the world. Mon pays d’amour Djibouti❤❤❤❤❤Djibouti havre de paix ❤❤❤ 🇩🇯
Ma djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 tres belle culture ariiimaadee anaahaabaan ❤️beautiful vlog keep going qays qeyser waxadd na geysee xasuuso
Waa dal qurux badan, shacab qurux badan iyo dhaqan qurux badan.
Allaha dhoowro reer Jabuuti nabad iyo horumar ayaan idiin rajeynaa.
Salaan ka timid xeebihii #Banaadir
Anaguna sidokale wan uu ducayna walalaha somaliyed een isku jinsiga nahay nabad iyo cafimad ban uu rajaynayna
Qays sxb saaid baan kuu tageeraa from Mogadishu waxaan rajaynaa in adi iyo joehattab aad Mogadishu muuqaal qurux badan nooga soo doobtaan video gaana aad baan oga helay waan ku sugaynaa inshallah aad baana u salaamaya reer Djibouti ❤
Muqdisho in uu ka duubay aya laga yaba
@@kalilrage8873 we need again sxb magalada sidaa ku ogayd maahan
Djibouti 🇩🇯 l love you Djibouti from Somaliland❤😊
Djibouti my motherland, wan idin jeclahy 🇩🇯❤️
D jabuti wa wadan ficn run ahanti🇩🇯💬
Ma aqaan sababta hadana jubuuti sidan ujeclay💗🇩🇯
Allaha kejeclado wll
EXCELLENT images ALHAMDOULILAH CONTINUONS ENSEMBLE. RÉPUBLIQUE DE DJIBOUTI.
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤❤
Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤️❤️
The Legend King 🤴 qays Qayser ❤😊
Mon beau pays riche en tout Djibouti 🇩🇯 ❤
Djibouti is beautiful country
Djibouti mon pays natal ❤❤❤❤ Djibouti is beautiful country ❤
Queen of the hOrn 🇩🇯🇩🇯
Mashallah our brotherly neighbour Djibouti. From Somaliland.
Qays keep going my brother 🎉🎉🎉🎉🎉from Djibouti ❤❤❤❤❤
Magnifique Djibouti❤❤❤
Merci beaucoup pour ce très beau reportage
Djibouti 🇩🇯 beautiful MashaAllah ❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊
Masha Allah Welcome to Djibouti bro ❤❤❤
Harimade Hanahaban🇩🇯♥️🇩🇯
Love djibouti from canada❤ my natal country❤❤
Another masterpiece from the legend himself qeys qeysar ❤
I visited Djibouti before 2 week . Minilek hotel was nice with a hot bar after midnight .
I am from Yemen . Aden
Mascha allh mn pays natal 🇩🇯🇩🇯 Djibouti ❤❤❤
Qays qaysar wadankan waa wadanki mar labad iyo mar sadexad ba kuso dhawow🇩🇯❤❤❤
ALLAH HA XIFDIO DJIBOUTI 🇩🇯 ❤
@QEYS QEYSAR LEGEND ❤❤
The paradise Djibouti 🇩🇯
الصومال الكبير 🇸🇴🇩🇯❤
Hhhhh somali maxa naga galay anaga Djibouti 🇩🇯 nala dhaha ❤😂
@@husseinapokor6195 aniga somali ayan la'hadlay adiga kulama hadlin isqorqor bilaa liis
Djibouti jano dhulkayga hooyo ❤🇩🇯
When you give joy to other people, you get more joy in return.❤ qaser my favorite 😍 keep rocking My Role Model 🔥🙏
Djibouti 🇩🇯🇩🇯 is beautiful but the other two I am happy ✨
Thanks Qays For Showing The Beauty Of My Country 🇩🇯 Aad Baad U Mahadsantahay Legend Qays Qaysar Fav RUclipsr Libaax 🖖💪
muqaalkan dhawrjeer baan dhagaystay i love it
Masha allah qayska duula wan jeclahay vedio-yada ad so diyaariso❤❤
My mother is Eritrean my father is Dominican and Venezuelan . All I can say Whewwwwwwww bby the main guy from Djibouti who was doing the talking is FYN FYN.
Dalka ciise Wayne 🇩🇯
My home Djibouti jano ❤🇩🇯
Thank you bro ❤
Visited only my eyes thanks. you deserve more than what you have bro
Love jabuuti from somaliland ❤❤❤❤
Eyy my 2nd country Djibouti cadeey 🇩🇯 magaalada passport keda igu sharaftay❤ beautiful video from Somaliland
Soomaali baa tahay waad u qalantaa passporkA
Wllo sideen ku helaa pasaborkeeda
500k subscribe coming soon wllkyga qays qeyser 👏👏🙌🙌👑
What a video editor my brother qeys qeysar 😊🎉❤
Wadankeyga waan jeclahay❤❤🇩🇯
⬜⬜🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦
⬜⬜⬜🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦
⬜⬜🟥⬜🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦
⬜🟥🔴🟥⬜🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦
⬜⬜🟥⬜🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩
⬜⬜⬜🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩
⬜⬜🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩
Harimade HanaHaban Niman Helna Ma Hanbayne
Tu me manquez beaucoup m'y home Djibouti 🇩🇯🇩🇯❤️🔥
taistoi tu es pas djiboutien si tu es gay
My country Djibouti I love you very much living my country
one of the best youtuber of somali qays qaysar i very suuperted you
M.a qurux weeye❤❤❤
This is beautiful bro I can’t wait to visit especially the islands 🏝 ❤
Masha allah beautiful cibuti 🇩🇯
Djibouti is my motherland I love it ❤ my contary
Djibouti 🇩🇯 dalkaygaa❤ ❤❤❤
Muuqal qurux badan ayad kaso dirisay Djibouti 🇩🇯 ❤
Joehattab waxbadan ayaan la safray, muuqaaladiisa aadka u xiisaha badan,amezing
Masha alah great vedio as always
It can be seen in the collaboration you made with @JoeHattab. This is an other level.
Asxaabay isoo duceeya 40 qof ducadooda waa la aqbalaaye😊
Nice video from Djibouti thanks Qays qayser keep going
Ayyy jabuti my second home🔥🔥🫶🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Jabouti janno waa dalka kaliya ee laga aqoon qolqol iyo fiirsi kalaba dadka uugu wngsn jibouti ayaa laga hellaa agoon koriyaay jiboutay wd ku mhdsnthy faloga quruxda bdn ee no soo dubtay qeysqaysar wll ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉💞💞💞💞💐🇩🇯💋💋💋💋💋💋
Mr qays qayser iyo teamkiisa is muujiya 🎉🎉🎉❤❤❤😢😢😅😊😊😊
I love my second country Djibouti 🇩🇯❤
Waa video aad u qurux badan, Mancha AllaH
Mashaalh qaysaw malin is odhan weydey dad weynaha ku dawanaya malina ha kula so tijabiyan safarkaga❤
Mashalh wadankeeyga l🇸🇴 🇩🇯 Illahow nabada nooga dhig ❤❤
What a beautiful editing ❤
Masha Allaah wllhi waa dhul uu Alle ku baneystey qurux balse dadkiisii aanan ogeyn
Wilwile Dhaqan Soo Jireen Ah 🇩🇯❤️
Djibouti always beautiful 😍 place ❤❤❤❤❤❤
Qays wlhy channel kiisu uma qalmo intan pls 1m aan gaadhsiino wad aragten qurux uu inooso duubo kor haloo qaado
Hore mar wacan walaha d.jabouti from somaliland
Djibouti jano dalkeyga nolowe❤❤❤
Qays Welcome to the Djibouti ❤🎉
this video must be viral to be honest
Wa dhaqanka cisse wayne❤
M'y Djibouti 🇩🇯 with the legend Qays ❤
Qays the best RUclipsr😮
Djibouti jah mon pays natal
Masha allah
Waa muqaal qurux badan runtii😊
masha allah Bro Qays Qaysar horrey usoco waa muuqaal tayo leh runtii
Masha Allah quel belle vidéo à Djibouti mon pays , merci mon frère . en dit djibouti jano
Thanks bro the is super vidéo fourn Djibouti
الصوماليون واليمنين اقرب أناس لبعض عند العرب
No we not. Arabs will never be indigenous to the Horn of Africa!!
Yemenis are close to Ethiopians
Bravo bravo qays, video high quality