WIIL MADI AH OO WADNAHA MINDI LAGA GALIYAY 10-DAQIIQO ....+

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 авг 2022
  • #subscriber
    SIDA DILKAAN WUXUUSHNIMADA AH U DHACAY IYO GOOBTII LAGU DILAY OO AANU TAGNAY, HOOYADIIS AYAA NOO WARAMAYSA. QISO MURUGO BADAN
    Ukraine's military claims to have broken through Russia's first line of defence in the occupied Kherson region.
    The reported push appears to form part of a long-awaited offensive being launched by Kyiv in an attempt to retake the country's south.
    It follows weeks of Ukrainian attacks aimed at cutting off Russian forces there from main supply routes.
    Russia's military has not commented on Ukraine's claim, but one official said this was "yet another fake".
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 732

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  Год назад +42

    JOIN THE PODCAST AND FEEL FREE TO SHARE YOUR STORIES. WE ARE HERE TO LISTEN AND NOT TO JUDGE. WE WILL ALSO SAFEGUARD YOUR DIGNITY. EMAIL britsomltd@gmail.com OR +4473-7764 -1823

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 Год назад +18

    Waa shahiid ilaahow u naxariiso reerkaa Samir iyo imaan buuxa Allaha siiyo aamiin yaa rabi

  • @bigcatshukri3773
    @bigcatshukri3773 Год назад +44

    Ina lilah waina Allah rajiun he was a special child may Allah SWT take him to the highest jannah and may Allah give his mother and family sabir it really hurts as a parent to see this happening in our community 😭😭😭may Allah protect our children wherever they are in this world 💔💔💔

  • @ramadanabdalla3876
    @ramadanabdalla3876 Год назад +19

    Wlhi waa arin xanuun badan ilaahay Qalbiga ha u qaboojiyo familka 😭

  • @ubahayaanle6850
    @ubahayaanle6850 Год назад +28

    Waan xasuustaa walaalkaa waqtigii lagu dilay Northampton, Waxaan ka mid ahaa daddkii u banaan baxey. illahay ha u naxariisto samir iyo imaan allaha kaa siiyo walaalo ameen yaa rabbii 🤲

    • @wiilocabdul6383
      @wiilocabdul6383 Год назад +6

      Mahadsanid aniga walaalkey buu ahaa mamadu waa habaryartey qalbiga allaha u qaboojiyo dhamaan hooyo iyo walaalo

    • @arwamustapha8969
      @arwamustapha8969 Год назад +1

      Illahaya how naxriisto

    • @ubahayaanle6850
      @ubahayaanle6850 Год назад

      @@arwamustapha8969 ameen yaa rabbii 🤲

  • @fatumaelmiabdi416
    @fatumaelmiabdi416 Год назад +35

    Habayar waxaa nahay gabdhihii aad dariska ahaan jirteen in mombasa Yasmin iyo sumeya habayar waa idhiin tacsiyeeneena allah šamar hakaasiiyo 1000 iyo 1000 jeer amiiiin amiin 😔🤲🤲😪🤲

    • @muscabcabdicali2531
      @muscabcabdicali2531 Год назад

      Luqa kala hadal wll mala xidhiidhid miya ax ilhy samir iyo iman haydinka siyo

    • @deqamohammed5950
      @deqamohammed5950 Год назад

      Ilaahay ha unaxariisto samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo Aamii

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад +19

    Jizaaka Allah kheyr walaal for sharing with us this story. Waa u duceyneynaa familka. Sabir iyo iimaan Allaha ka siiyo. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤

  • @faizaabdi4916
    @faizaabdi4916 Год назад +24

    It’s so sad the good people have to die young 😭😭💔💔 ina lilaahi waa ina ilayhi rajicun, mom I feel your pain may Allah make your son a reason you enter paradise on judgment day. ❤️ Samiir IYO imaan to you and your daughters 😢😢🥺🥺 May Allah grant Ahmed paradise ❤️😢 sooooo sad 😞

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 Год назад +7

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw ❤

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Год назад +25

    😭😭😭Wa xanuun Alow u naxariiso.Sabar iyo iiman Ilaah ha ka siiyo dhamaan qoyska oo dhan.Waxn maqli jirey qof fiican ma raago.Janada ku kulma insha Allaah.Qofwalba waqtigisu dhimana tiisa gashey.

  • @sahraahmed4006
    @sahraahmed4006 Год назад +15

    Hooyo qalbiga Allah ha kuu qaboojiyo janato fardowso Allah ha geeyo.

    • @deqaelmi1368
      @deqaelmi1368 Год назад

      Ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo sabirkana ha kuu siyaadiyo

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Год назад +2

    Mar haduu cimro usocday
    Aqbalka rabi baa haya lkn wacdi baa ku maqlay wxy udhiganta in uu sameyey oo kale rabiyow unaxaristo yaarabi 😞🤲🤲🤲
    Hal sano buu Qangaar ahaa waa ilmo yaaa rabi janatulfardowsa gee 🤲🤲🤲😭Hooyo 💔rabi Qalbiga haku qaboojiyo Qoyskan 🤲🤲🤲🍇

  • @shukrijama7836
    @shukrijama7836 Год назад +5

    Ilaahay ha u naxariisto qosysakana qalbiga ha u qaboojiyo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Год назад +2

    Ilaahay ha u naxariisto Axmed nuur
    Marti la jecelyahay Alle haka dhigo
    Qabriga Alle ha u waasiciyo
    Qabriga Alle ha u nuuriyo
    Jannatul firdaws Alle haku abaalmariyo
    Sabr iyo imaan saadiq ah Alle haka siiyo hooyadii, walalihii iyo ehelka, qarabada
    Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 Год назад +6

    Ilaahay ha u naxariisto. Hooyo Samir iyo iimaan ilaahay ha ka siiyo❤️💕

  • @f.n6491
    @f.n6491 Год назад +12

    Innalilaah waina ileeyhi raajucuun ilaaheey ha u naxariisto familka samir iyo imaan Allaha ka siiyo Allahuma Amiin

  • @abad6229
    @abad6229 Год назад +18

    It is actually heartbreaking to know such a young innocent child been knifed and taken away from his loved ones.

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 Год назад

    Illahey ha unaxariisto Axmed nuur, hooyo iyo gabdhaha na ilaahey Qalbiga ha u qaboojiyo

  • @fartunmahamud4454
    @fartunmahamud4454 Год назад +3

    Illaahey ha u naxariisto janatu fardowsa hageeyo amiin yaarabi 😭😭😭😭😭

  • @fowsiyabashir5833
    @fowsiyabashir5833 Год назад +5

    Allaha u naxriisto wiilka yar hooyadi io wllhina qalbiga allaha u qaboojiyo xaqoodana allaha u iftiimiyo kuwi janada ku kulma allaha idinka dhigo 🤲🤲🤲

  • @lulalasow5550
    @lulalasow5550 Год назад +5

    Innaalilaahi wa innaa ileyha raajicuun. Ilahey ha u naxaristo janatul fardowsa ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan saadaq ah Insha Allah aamiin

  • @ubaxxubi9368
    @ubaxxubi9368 Год назад +3

    Allaha u naxariisto wilkan yar waxan alle uga baryaa hooyada iyo walalihiis qalbiga allaha u qabojiyo Amin yarabi🤲🤲🤲

  • @habonosman4450
    @habonosman4450 Год назад +2

    Meel aduunka kaga raaxo badan Allaah ha geeyo axmednur. Waalidkiis iyo walaalahiis Allaah qalbiga ha u qaboojiyo aad beey u xanuun badan tahay

  • @kubra8
    @kubra8 Год назад +3

    Inaa lillahi waa Inaa ilayhi raajucuun, ilaahaw unaxariiso hoodaa io faamilkana qlbiga uqabooji. Amiin 🙏🙏🙏ilaa intan daawanayey waan ilmaynayey.😭😭😭😭 waa qadarullah.

  • @hani8826
    @hani8826 Год назад +2

    Alle ha u naxariisto Ahmed yaa rabbi. Reerka qalbigeda alle ha u bogga dhayo aamin.😭💔

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 Год назад +2

    Allah u naxariisto, janatul firdowsa Allah ka warabiyo,qabriga nuuriyo,kitaabka ka gacanta Allah ha ka siyo Aamiin.

  • @aankahasan2101
    @aankahasan2101 Год назад +3

    Innalilaahi waina ilaahi raajucuun I'm a mom of teenagers my heart is trembling only hearing about this. Imagine hooyadaaan xanuunkeeda ilaahay waxaan kaaaga barya badal qeyr qabo.

  • @user-zv2lw8dg5n
    @user-zv2lw8dg5n Год назад +9

    Hooyo Qalbiga AllahA ku qabojiyo
    Asagana AllahA u naxaristo Axmed😭😭😭

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  Год назад +18

    AKHYAARTA WAXAAN IDIN KAGA MAHAD CELINAYNAA DAAWASHADIINA & WAQTIGIINA QAALIGA AH GUULAYSTA.

    • @abdikarimali3144
      @abdikarimali3144 Год назад

      Yaa dilay wiilka ma Somali mise ajnabi yaa galiyey mindida

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Год назад +8

    Somali Alle ha u gargaaro
    Meel kasta wey ku dhibantahay
    Aamiin Aamiin yaa Allah😭😭

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Год назад +1

    Subxanallah ,wa dhacdo xanuun badan ,wax ka kheyr badan allah ha idin ku bedelo ee janadu u horeyso ,kheyr Adun iyo mid akhiro Amiin wbt

  • @subeiahmohammed9534
    @subeiahmohammed9534 Год назад +2

    Axmad Allaaah ha u naxariisto waalidkiis iyo walaalihiis samir iyo Iiman Allaaah ha siiyo...waa xanuun.

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 Год назад

    Thanks for u are time Walaal cabdi Xadiis❤️❤️❤️❤️

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 Год назад +4

    Walahi am crying 😭😢😭😢😭...dnt worry mum... Ahmed was good person coz he died Friday n get was going to cimra at the same time.... May grant him janah Amin ya Allah...hoyo illahay samir hakasiyo

  • @markihoremaxadtidhi916
    @markihoremaxadtidhi916 Год назад +2

    Ina lilah waa ina ilahi rajicun Ina lilah waa ina ilahi rajicun Ina lilah waa ina ilahi rajicun !
    Allah bless is soul and grant him jannah.
    May Allah extend soothing and relieve from pain and heartache to his beloved mum and sisters.

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 Год назад +6

    Inaalilaahi wa inaa ileeyhi raajucuun Allaha u naxariisto somaaliyeey caruurta ka taxadira aniga caruurteyda dalkii baan geeysay ka wada meeshaan caruurta markeey teenage gaaraan

  • @luulmohamud
    @luulmohamud Год назад +2

    Very 😥 Allah ha u naxriisto Allow noo xifdi caruurteena

  • @yusufnageye5479
    @yusufnageye5479 Год назад +1

    Walal SAMIR iyo iimaan.allaha.kaa.siiyo waa laga haajiraa ((meelaha aduunka ugu xun soda midabka /dhaqamada xun / na,aibka diinta,allaahma Aamiin)

  • @hawaali7417
    @hawaali7417 Год назад +2

    Inaa lilaahi wainaa ilayhi raajucuun ilaahay subxaana watacalaa ha unaxariis Ahmed yare qabrigeesa waasac ha uga dhigo. Hooyadiis iyo walaalihiis qalbi ga ha u qaboobsho.

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim6515 Год назад +3

    gabdhaan yar yar allaaha ko xafido abaayo Samir jamiil illaaha ha idinsiiyo

  • @ayanhaashi2665
    @ayanhaashi2665 Год назад

    My deris waaye qorsho walaahi aad iyo aad baan ula murugoodey geerida naxdinta badan ee la soo deristey walaasheen qaali waa hooyo qaali ah amazing mother axmed yare ilaahey ha I naxariisto qaali iyo miski iyo masbal iyo dhamaan family ka dhan samar iyo iiman ilaahey ha idin ka Wada siiyo amiin amiin yaarabi

  • @susumohamed7293
    @susumohamed7293 Год назад +7

    😭💔😭💔😭💔😭💔😭 inaa lilaahi waa inaa ilaahaye rajacuun ilaahaye ha uu naxaaristo samiir iyo imaan alle ha ka siiyo dhanan ehehalka amiin yaa rabi

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Год назад +1

    Subxaana allaah waa naxdin iyo murugo ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo

  • @xakimacumaradancumar8049
    @xakimacumaradancumar8049 Год назад +2

    Ilahay haw naxaristo Axmad janadana ilahay hawgu bishareyo samir iyo imana alaha kasiyo ,hoyada Ama walasha somaliyed iyo hablaha ,walaladii iyo Ehel iyo asaxaba walahay ilmo a
    Ayaan ceshan wayay wiilkas yar ee nolashisii Soo afjarantay

  • @haldhaa2420
    @haldhaa2420 Год назад +4

    Yaa allah ilahayow sabar iyo iimaan ku irsaaq. Family gaan oo qalbiga u qabooji yarabi ilahayow awlaada no xafid walhi xanuun aad udaran ayaan dareemay

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 Год назад +2

    Asc Ninaa lilaahi wa inaa illeeyhi raajicuun, Subxaana Allaah, illaahey Samar iyo iimaan ha kaa siiyo.Qalbiga illaahey ha kuu dajiyo.illaahey ha u Naxariisto jannatul fardowso allaha geeyo.Aaaaammmmiiiiinnnnn,

  • @charrmaaa1404
    @charrmaaa1404 Год назад +1

    Inalilah wa ina illeyhi rajicun Allha yarxamk ahmed so kale wa samir iman u rajeyna familyga allha u naxaristo

  • @filfilocAhmed
    @filfilocAhmed Год назад +1

    Ax habo mcn alle ha unaxariisto 😭😭🤲🤲🤲

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Год назад

    Allah u naxariisto janatulfardowsa Allah siiyo ehelkii iyo qaraabadii u katagayna samir iyo iimaan Allah ku irsaaqo Allahuma Aameen 🙏❤

  • @sans123-d8c
    @sans123-d8c Год назад +1

    Waa xanuun walaahi Samir allaha kasiiyo hooyadaan iyo gabdhaheeda
    Wiilkeedii madiga,ahaa ilaaheey janatul fardoowzo allaha geeyo axmed qabriga,allaha u waasiciyo

  • @malyuunshuriye6452
    @malyuunshuriye6452 Год назад +5

    Inaa llilaahi wa inaa illaah I raajicuun
    Allaha u naxariisto qabrigiisa allaha
    U waa siciyo 🤲

  • @umumaxamadamiin7106
    @umumaxamadamiin7106 Год назад

    Simir Iman Jamil alah idinka siyo dhamantin habayar & walalahay WA Mel lagu gablame Qurbihi qadiro inta Harte ubadkena no HANUNI nogana qabo cadwaga 😢😢😭😍

  • @Sadik-yare
    @Sadik-yare Год назад +3

    Innaa Lillaahi Wa innaa Ilayhi Raajicuun 😭
    Allaha u Naxariisto SWT.
    XasbunAllah wa Nicmal-Wakiil.
    Wiil yar oo baarri ah ayuu ahaa.💔😢
    Qalbiga Allaha u dajiyo hooyadaan iyo qoyska dhanba. SubhanAllah

  • @faizaahmed4268
    @faizaahmed4268 Год назад +4

    Ilaahay caloosha hakuu adkeeyo adiga iyo gabdhaha abaayo that is so sad 😞 wakhtigiisii baa intaas ku ekaa. Kuwii shirqoley ilaahay baa u jeedey kii dileyna alaah hawga goiyo yaarabi 😭😭😭😭😭

  • @SARAH0820
    @SARAH0820 Год назад +7

    May Allah grant Ahmed the highest of jannah al firdous and give his family sabr

  • @q_miraa627
    @q_miraa627 Год назад

    Hooyo macan alle qalbiga ku qaboojiyo ❤❤ wan kula darenay xanuunka illhey axmed bedel kle kiisa haku siiyo yarabih jannada kuwa ku kulmana alle ha idinka dhigo🤲🥰 mash'allh hooyo imaan leh ayana tahay 🥰

  • @amiramohamoud824
    @amiramohamoud824 Год назад +3

    Illahayow qabiga ku qabooji my heart breaks for this family simir iyo imaan Allah ha idinka siiyo. SubhanAllah what imaan they have they kept their pain inside when they are telling their story😢😢😢so sad

  • @ashayusuf1608
    @ashayusuf1608 Год назад +4

    إنا لله وانا اليه راجعون الله يرزقكم الصبر والسلوان وان يرحم احمد برحمته ويرزقه جنة الفردوس الاعلى اللهم امين يارب 🤲

  • @farhiya2343
    @farhiya2343 Год назад +1

    Inaalillahi wainaa Illaahi Raajicuun reerka dhan samir Allaha siiyo naxariistii jano Allaha ka waraabiyo Axmad waa dilkii igu xanuun badnaa an dhagaystay Allaha dhibka ka saaro dhalinyarada somaaliyeed

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 Год назад

    Allahu akbar ilahoow qalbigooda u qabooji oo samir iyo imaan ka sii qof fiican maba waaro ilahaa idiinka jeclaaday kuwii janada ku kulma alaha idiinka dhigo Ahmed ne alaha u naxariisto 🤲🏽🤲🏽

  • @hodanfarah3300
    @hodanfarah3300 Год назад

    Inaalilaahi wainayilayhi rajacuun Allah ha u naxariisto Axmed. I am speechless very sad 😔

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Год назад +1

    Allaha u naxariisto wiilashaa dhamaantood samir iyo iimaana haka siiyo waalidkood iyo walaalahoodba

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Год назад +1

    Alle ha unaxariisto Aamiin yaa rabbi

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад +1

    Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun. Janatul fardowsa Aclaa Allaha ugu bishaareeyo

  • @user-yd2cu1ed8q
    @user-yd2cu1ed8q Год назад +3

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد

  • @yasom1929
    @yasom1929 Год назад +2

    Allah ha U naxariisto waa xanuun

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Год назад +2

    Illaahay how naxariisto illaahay hooyadii walaaladii iyo waalidkiisii kaleba samir iyo iimaan saadiqa haka siiyo bedel khayr qabana illaahay hasiiyo

  • @samiraraeannydeeferreira5493
    @samiraraeannydeeferreira5493 Год назад +1

    ALLAH ha u naxariisto aamiin aamiin

  • @habonosman4450
    @habonosman4450 Год назад +1

    Allaah qalbiga ha u qaboojiyo maamada iyo Gabdhaha runtii waa murugo uur ku taalo ah.

  • @AA-lv4qw
    @AA-lv4qw Год назад

    Waa dhacdo xanuun iyo murugo badan,gacan kaxaqdaran ayaa dishay,Axmad iyo hooyadiis iyo walaalihiisba janatu fardowsa ilaahay haku kulmiyo,wiil yar oo qiimo badan oo lagu dadaalay ayuu ahaa,Hooyadiis iyo walaalihis Sabur iyo ajar badan ilaahay hasiiyo,bedel kheyrna ilaahay hasiiyo,

  • @zeefarida
    @zeefarida Год назад +3

    Ahmed habo aniga oon ogeen xataa inaa jirtay ayaa hada ku oynaayo🥹. Illaah janadiisa kagugu sooro habo🤲🏽

  • @queenikran1591
    @queenikran1591 Год назад +4

    Inaalillaahi wainaa ileyhi raajicuun alla yaa raxma raaximiin illaahey familka qalbigaha u qaboojiyo

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 Год назад

    Ilaahay ha u naxariisto janatul fardowsa haka waraabiyo adinkana samir Ha idinka wada siiyo aamiin ya allah

  • @nimcoqalbii3039
    @nimcoqalbii3039 Год назад +4

    Hooyodas iyo 2 gabar walalahis Ahmed Nuur ilahey qalbiga ha udajiyo asigane waa Allah ka dhiigo saqir jano 😭😭tasiyadisa qalbiga oo iga tabteey

  • @beans9356
    @beans9356 Год назад

    Ax ax yaarabi unaxariiso wiilka hooyadii iyo walaalihiina sabir iyo iimaan sii badal khayerqana sii yaa allaaah

  • @ismailh6518
    @ismailh6518 Год назад +5

    Ya Allah, ilahay qalbigeeda ha uqaboojiyo mamada, she is good mama waa kaa muuqata how she raised her kids , you are woman with dignity, I wish all Somali mama in western world to be like you , one thing she said I don't spend my time other than my kids no aroos no nothing, mama danteeda garatey igadheh second guri wanagsan nolol wanagsan baad galisay caruurtada peaceful ah lakiin waxaad ogaata Ahmed iyo inaguba caloosha hooya waxaan kala soo baxney qadar alle lowxul maxfuudka noogu qornaa mana badeli karno you did your best to save him lakiin doonistada iyo wanaga Ahmed aad la rabtey qadartii alle baa ka weynaatey u qorneyd marka waxa kaliya aan sameyn karnaa waa inagoo ku ducaysano inuu alle qadarta noo hagaajiyo aduunkuna waa iska imtixaan ee Ahmad qatumo wanagsan buu ku dhinatay awalbaan la wareyne gadaashiina aduun wax yaalaba jirine kii nool asay walwal ku danbaysaye ee ilaahay Ahmed janatul fardowsal aclaa ha siiyo dhamaanteena Allaha janadiisa hanagu kulmiyo aduun akhiro baa ka muhiimsan nolosheenuba waa 60 iyo little bit hadaad half gaartana waa lagu yaaba . Samir my dear , be strong murayada ha iska jabin you still gabadha baa ku sugaya aad u nooshahaye. Dhamaan dhaliyarada Naga dhimatey ilahay janadiis haku irsaaqo . Please neceyb baa dilalka asal u ah ee aanu is neceybka dhexdeena joojino la dagaalamno xakameyno or walk away strategy isticmaalno oo isku dul qaadano.

    • @haniyeyali3184
      @haniyeyali3184 Год назад

      Maansha Allah tabarakalah walaalkey qof wanagsan tahay qoraal qurux badan oo waqti badan galisa u qorte maansha alllah maamadaas ilaahey wax qeyr qabo eey ku faraxso ha siiyo qalbiga ha u qaboojiyo geerida waa wax xanuun badan hooyaday allaha u raxmada Marka waaya aan dareemo geerida xanuunkeeda maalin walba Marka xasuusato ama arko wexee ik tahay geeri xanuun badan 9 sana laga jooga hadadaas aan qoraalka qora ilma indhahayga ka socoto ilaahey mabadaas xanuunkaas ma tuso Mar dambe iyo staan hooyooyinka oowlaada allaha noo badbaadiye in badan waxa sabab u ah qabiilka iyo qurunka lagu beera maamadaas waa anoo kale 10 sana singel ahay ilmahayga Ina nolol qurixbadan ku koriyo waqtigeyga galiya ,go,aansade alx waana wada howshaas culus kaligey alx ilaahey caafimaadka ha iigu Simo walaal qaaliye tahay sc

    • @ismailh6518
      @ismailh6518 Год назад

      @@haniyeyali3184 hooyada alaha unaxariisto qof islaam towxiid ku dhimatey baay aheyd al xamdulilaah dheh malin dhaweyd baan dawadey documentary ka sheekeyn somali gaalowdey oday waayel somali ah oo islaan madow gala ah qaba baa sakaradayey saa gaalnimay ulaqimaysey odayga marka Shib iska dheh akhiro Saman weye , ruuxi islamnimo ku dhintaa waaba farxad walahi these days Wali baa jirto towxiidka allaha nagu dilo.

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 Год назад +6

    Its real so sad situation walhi
    Our youngs boys bleeding on the Street we have to wake up
    And safe our children

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 Год назад +1

    Inaalilaahi wainaa ileyhi raajicuun alaha u naxariisto qabriga alaha u waasiciyo hooyadii iyo walaladii samir alaha ku arsaaqo waa xanun iyo murugo aad ayan u daremayaa xaalka ay hooyadii ku sugan tahay waxan leyahay 16 jir axmed la yiraahdo aad ayan kula murugonaya abaayo carurta ku jooga alaha ku xifdiyo isagana adunkan meel uga qeyr badan jano ah alaha siiyo sabar abaayo

  • @amaldirie6901
    @amaldirie6901 Год назад

    Allah ha u naxariisto family allah samir iyo iimaan allah ha ka siiyo ilmaha wanaag waa la xaasidaa allah ha noo badbaadiyo ubadka ku wa xumaadana allah ha soohadeeyo

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 Год назад +1

    Allah u naxariisto janatul firdowsal aclaa hooy Allah uga yeelo idinkana Samir jamiil ah Allah idinka siiyo Yaa Rabi

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Год назад

    Abaayo qorsha ilaahay badali qayr qaba haku siiyo gabdhahaagana ilaahay kuwa is anfaca oo ku anfaca hagaaga dhigo aamiin

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 Год назад +2

    Inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajucuun samir iyo iimaan allaha ka siiyo waalidiintii iyo walaalihii run ahaan waa xanuun qisadani dhalintii soomaaliyeed waa dhamaatay subxaanalaah

  • @sahroisse6228
    @sahroisse6228 Год назад

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun waa arin aad umurogo badan Allah baa se qadarey iney saa udhacdo ilaahey naxariistii jano hasiiyo axmed
    Walal samir Iyo iimaan buuxa allah hakaa siiyo bedel kheyr qaba allah haku siiyo

  • @falisissahak
    @falisissahak Год назад

    ASC
    Cabdixafidow
    Wallahi waa calool xumo
    Insha Allah allaha soo ifiyo kuwa mom indhaha tiray
    Sabar allaha kasiiyo
    Waxay u quuri waayen sida uu u aruursan yahay
    Waa wax laga murugoodo sabar iyo iiman

  • @saidaali412
    @saidaali412 Год назад +1

    Allaha u naxariisto Ahmed waalidkiisa.iyo walaalahiis samir iyo iimaan Allaha ka siiyo

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 Год назад +5

    May Allah make it easy for the mother who lost her only son and take him to the highest jannah

  • @charkoshanghai
    @charkoshanghai Год назад +2

    Inallilah wa inailayhi rajicun Allaha uu naxaaristo.

  • @AhmedHassan-dn1tb
    @AhmedHassan-dn1tb Год назад

    Allaah ha u naxariisto samir iyo iimaan allah ha inagasiiyo wll wiilasha soomaaliyeed ee ladilay

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 Год назад

    Ilaaheey ha u naxariisto aamiin Yaa rabbi

  • @sayidcalimahamed2757
    @sayidcalimahamed2757 Год назад +1

    Allah siiyo familkaas badal kheyr qaba
    Allah unaxariisto wallken

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Год назад +1

    Inaalilaahi wainaa ileyhi rajicun ilahey ha u naxariisto sabarna ha ka siiyo familka

  • @zahrahabarwa3322
    @zahrahabarwa3322 Год назад +2

    Inaalilaahi wa inaa ileyhirajicuun ilaahey ha unaxariito hooyo iyo walaalo allaha kasabirsiiyo

  • @shukrimohamed1254
    @shukrimohamed1254 Год назад +3

    Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun, walaasheen Samir iyo iimaan Allaha kasiiyo Axmed a Allaha unaxariisto.

  • @munirkh
    @munirkh Год назад +2

    Inaal ilaahi wa inaa ileyhi raajicuuun. Ilaahow u naxariiso. Iyagana samir iyo imaan ka sii. Waa masiibo 16 jir, waa ilmo.

  • @awm221
    @awm221 Год назад

    Inaalilaahi wa Inaa ilehi rajicuun Ilahay ha unaxaristo samir iyo imaan sadiqa Ilahay ha ka siiyo amiin isgana janatul fardowsa ilahay haka warabiyo Amiin

  • @fardusali443
    @fardusali443 Год назад +1

    Ilaahay hawnaxaristo Samir iyo imaan ha ka siiyo amiin

  • @abshirtarabi2974
    @abshirtarabi2974 Год назад +3

    aad iyo aad ayaan murugooday xaqiiq ilinta waan ceshi waaye ilaahay badal khayr qabo haku badalo😢😪

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 Год назад +2

    inaalilaahi wa inaa ilayhu rajucuun axmed nuur iyo abtigii oo horay loodilayna Allah unaxariisto maamada aadka ugu dadaashayna Allah badal khayr qaba siiyo.2habloodna Allah uxafidoo kuwii anfacana Alllah kayeelo.

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Год назад +2

    Ax ax ax inalilahi wa nail ahay rajacuun abaayo Waa geri xanuun badan Waa kula daremeyna murugada alahu Swt samir iman haidin siiyo cawad qeer qaba allaha ku siiyo abaayo axmad Waa wiil aqlaq tarbiyo wanagsan lagu koreyu ahaa ilahay ha naxariisto isha allah Waa ulajano abaayo axmad janada ku arki samir qalbiga alaha iida kaga reebi amiin

  • @sadiaali3464
    @sadiaali3464 Год назад +1

    Ilaahay ha u naxariisto 😞