This is where she got the talent Hodan Bilan . Maamo Amina Abdilahi Hirsi legend legend dhshay baa tahay wali fankaagii isagaa haysta dhagaha mar haday Hodan Fanka hogaamiso
I guess im asking randomly but does anyone know of a way to log back into an instagram account? I somehow forgot my account password. I appreciate any assistance you can offer me
Maamo Aamino Cabdullahi Xirsi. Caafimaad iyo cimri dheer Allaha ku siiyo Fankaaga aad baan u taageeraa. Heestii iigu horeysay 2002 aan dhageysto ama Buug iyo Qalin ku qoro waa iska lahaa. Maamo"Aamino (Heesta"Hadal ii dabool naa dadka aan ka qarinjirey) Gabar aan jeclaa baa u qoro.
Wallee aduunyo waxba maaha....Aamino Cabdillaahi waxa ay ka mid tahay hablaha aan aadka u jeclaa, haday noqoto hees, majaajilo *& masraxiyadba. Waxay ahayd qof kaalinkii loo dhiiba si fiican uga soo baxa. Bedelkeeda in la helo, howl badan bay u baahan tahay. Allahayow caafimaad buuxa ku sii. Aamiin.
Hooyo aamina cimriga Allaha kuu barakeeyo caafimaadna Allaha kuugu daro waan ku jecelahaye ilaahay haku heclaado your voice and your songs reminds me back home iyo bari samaadkii janadii gal insha Allaah hooyo😘
@@caweyskadalmar Aamiin aamiin yaa Rabb. Even though I left Afrikka as a child I always listen to heesaha mama Aamina wax lamid ah majiraan afsoomaali adi daraaddaa baan u qoraa amase hadlaa dhageysi codkaaga iyo daawasho nuurka muuqaalkaaga I thank you from the bottom of my heart
Naima Abdirahman Naima Abdirahman Cabdiraxmaan ee maanta qaba Aamina cabdillaahi ma aabahaabaa? Aamina qudha kuma socoto’e waxaa iyana in yar u dhaxaysay markii M. Ibraahim Cigaal la xidhay isagoo qaba Adna Aadan. Markii uu Ina cigaal xidhnaa in aad u yar ayeey Adna suuqa nin ka raadsatay iyadoo lawada ogaa ineey aheyd marwadii ra’iisul wasaarihii hore ee qaranka Soomaaliyeed. Heesta weey ku wada socotay labadaba. Midhaha iyo ereyada aadka u cad cad oo tooska diidmada iyo la garranka ah dhuux oo la soco.
Ilaahey danbigeeda ha dhaafo gabadheeda Hodan Oo u sharaf badan bas ku jirta fanka iyadu xajkey ka tagtey Laakin kawarama maaandeeq Oo amina ka weyn baa waxay latagantey ka hadhi maayo fanka sharafta ilaahey baa bixiyaa aakhiro janadaan kuu bariney Waayo wali odeygagii baad basriyad u tahaycadirahman allé haku xafidoo
Fanaaniita cusibi ha ka waan tooban isticmaalka Mik sarka codka eey ku duubayaan,. Coskoodi waa la kala garan yahay. Fanaanadda weeyn Amina cabdullahi Allow cimri iyo caafimad sii,Aamiin. Hoddon iyadda waxaan oran lahaa ha isticmaalin Max.waayo codkaaga ayaaba Max ah. Allow Alle. Muddane hareeri Mahadsanid.
This is where she got the talent Hodan Bilan . Maamo Amina Abdilahi Hirsi legend legend dhshay baa tahay wali fankaagii isagaa haysta dhagaha mar haday Hodan Fanka hogaamiso
Hooyo Aamina Cabdilahi Xirsi waa fanaanad aan jeclaa waa sxbkay Mustafe Cabdi Qays hooyaddii Hooyo ilaahay ha xafido
Aamin
Qof cajiiba bay ahayd.... Aamina
Abdullahi waxay ahayd... One of the talented singers in Somalia.... Waberi Band iyo berisamaadliii igadheh.....
Dhamaanba waaberidii hore waxey ahaayeen fanaaniin dhaba abwaano miisaan leh iyo muusigisteyaal cajaa'ib qabayaal ah waana loo soo xuli jirey waxey ahayen kuwo haybad qabayaal ah oo is wada jecel is ixtiraama
aaminadaydii alaa yarxam maama 🤲🤲🤲🤲🤲
Aamin
Aamina Abdillahi Hirsi
Quruxda fanki somalida
Waa mom eey wax walpo udhamestir naayeen 😍😍🙏🙏🙏🙏
Aamina Abdillahi Hersi, one of my greatest female singers! may allah bless her.
Allah bless her for fisghi?return to ur lord
I guess im asking randomly but does anyone know of a way to log back into an instagram account?
I somehow forgot my account password. I appreciate any assistance you can offer me
Maamo Aamino Cabdullahi Xirsi.
Caafimaad iyo cimri dheer Allaha ku siiyo
Fankaaga aad baan u taageeraa.
Heestii iigu horeysay 2002 aan dhageysto ama Buug iyo Qalin ku qoro
waa iska lahaa. Maamo"Aamino
(Heesta"Hadal ii dabool naa dadka aan ka qarinjirey)
Gabar aan jeclaa baa u qoro.
Allow ku naxariso Qalbiga u adke dhaman familygedi Amiiin
Aamin
Kkkkkkk Amina waa dowlad, "Ma anigiyo inanteydii baa dee wada heesi" jecliyaa kaftankeeda iyadiyo Sahra Ahmed AHUN waa asalkii xaga kaftanka
Best cod aamina abdullahi hirsi magaca ha jiiro ayeeyo aad iyo aad kugu xiisay runti😘😘😘😘
Muhayfa 143655 wlhi heestan wan.xasuusta raadiyo iyo canjal ayan ku djagaysan jiray 2005 xasuus igu qaali ah maalin roob da aayay waayo waayo 🤣😌😜🤣😭
Mashallah Amina Abdillahi ❤️❤️❤️❤️❤️Allah u naxatiisto
Hooyo Amina A/laahi ilaahow caafimaad bafan kusii cimrigana kuu dheeree.
I love you so much we will never forget you we love you too much mama Aamina
HooYo Aamina Abdilahi Much Love❤❤❤
Msh Allah wlhi hadeey geeri kudeeyso gaboowba kudeyneyn wataa hooyo amina cabdullhi maanta ilaahow hooyo mcn cimrigaa hadheereyo caafimadna hakuugu daro
Aamin
Caweyska - Aad iyo aad baad iiga farxisay xiligan maanta. Amina cabdilahi salaan iga gudoon, heesa Amina dad kii kusoo barbaaray baan ka mid ahay. Aad iyo aad baad ugu mahadsantahay.
Walaal adiga muddan, aniga laftayda wakhtigaas ayaan soo barbaaray. Thanks
Hodan Abdirahman this is where she get the telente.
Kkk xayaa hees
Qofna waaya haa xidha waa run walee inta igu raacasan like
Wallee aduunyo waxba maaha....Aamino Cabdillaahi waxa ay ka mid tahay hablaha aan aadka u jeclaa, haday noqoto hees, majaajilo *& masraxiyadba. Waxay ahayd qof kaalinkii loo dhiiba si fiican uga soo baxa. Bedelkeeda in la helo, howl badan bay u baahan tahay. Allahayow caafimaad buuxa ku sii. Aamiin.
Sxb aduun iyo dhalinyaro nimo ineey wax dhamado yihiin abdi tahliil kwrn maanta iyo shalay alle ha caafiye
Aamin
Majaaladeeda caadi mahayn wlhy aduunyoow xaalkaa ba
intaaa ilaa wadanysa 2018like ta hyla.dhafina yaa umtul muslimin inta somliga aanka simnahy
Sax
Maanta ayay dhimatay Alle haw naxariisto Aamina Cabdillaahi Xirsi 18-2-2023
18-3-2023
Allaha unaxariisto
18-3-2023 bay dhimatay
Aamin
Aamin
Hooyo aamina cimriga Allaha kuu barakeeyo caafimaadna Allaha kuugu daro waan ku jecelahaye ilaahay haku heclaado your voice and your songs reminds me back home iyo bari samaadkii janadii gal insha Allaah hooyo😘
Allah u naxriisto marxuumada Marti la jecel yahay allah ka dhigo amiin😭🤲🤲🤲
Aamin
Aamin Aamin Aamin yaa Rabi
رحمه الله رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته أللهم امين يارب العالمين
xusuus qaaliya maamo amina abdillahi hirsi illahyba mahadleh todobada alla haku aqbalo mar hdii aad soo xajiday
Aamin
Sidi hore mihi intaa qadro dahir ayaa ku farxeyso ayeey fananada aamino cabdulahi tiriye qaab nuucee ah ayeey ugu faeaxday
Waa saaxiibadeed way la kaftamay
Amina heesahada wanjeclhy sida hesta ah DAAN BARI ADOO YAAL CIRKOO DOOLO KA ONKADAY BEESHOO AH DOOGRAAC ADNA AWRTU DABAR LI'I INTAY KAAGA DAATEEN LABADAADII AAR DILAY DUSHA WAXAAD KARARATANA KOLEY TAHAY DAMEER QEYL REERKII KADUL GUURYOO DARISKII WAX KUGUTRA MARKEY DANI KUHAYSAA DADKA KALA OGATAA:
aamino cabdilahi cafimad iyo cimriba alh Ku siiyo mama
Edaday aamina waan jecelahay
3.1.2021
Walahi inney hodan gaadheyn hooyadeed, Amina is the top
juba ku jira masha'allah gabdhihii wey gaboobeen asagiina wuuba sii yaraanayaa
Walaalo juba marka horeba uu ka yaraa inbadan
Waan layaabay wuu uun siyaraanayaa.
Jubba qwalbuu ka de, yaraa dadkaas 1980ki buu heesaha hirgalay kasoo galay fanka isagoo wiil yaroo timo weyn ah
Amina waa gabadha labaad ee aan taageero,marka laga yimado khadra,labadaba Allaah cimriga ha u barakeeyo
Aamin
Hooyo Aamina best of best Allahayoow sii cimri dheer caafimaad abad iyo jannatul fardows
Aamin
@@caweyskadalmar Aamiin aamiin yaa Rabb. Even though I left Afrikka as a child I always listen to heesaha mama Aamina wax lamid ah majiraan afsoomaali adi daraaddaa baan u qoraa amase hadlaa dhageysi codkaaga iyo daawasho nuurka muuqaalkaaga I thank you from the bottom of my heart
Maanta oo taariikhdu tahay 18/3/2023 ayay God gashay aamina Cabdulaahi xirsi Alle ha unaxariisto
Aamin
Maama Aamino Cabdullahi
Cimri dheer Allah ku siiyo
Aamin
Amiina waxay ahad fananinti hpre kuwpda ugu badan oo an dhageysan jiray
Waxan si Aaada Uxasusta
(Ruwaayadi beney waarun)
Maama amina c/laahi fanaanad qaliya cimri dherar iyo cafimad ayan ku rajaynaya
@@abusameeribrahim2847 ayan u rajeynayaa dheh lol. Aad ban ku salamay saxiib
Shisha qofaad u jeceshay sheeda mayska eegteen idinkoon wax shelayn shekadaba kaba dhigin siyar maw shushubateen...... waH waH....
Heestii Cabdi Qeys u tiriyey Aamina cabdillaahi oo cabdirixmaan maanta qaba. Waxaa wada qaaday hibo nuura iyo C/qeys. Ereyada waa
“Naruurooy walaalkeey markaad naag u noqotaan niyaddana ka quustee”.
“Naagtii walaalkeey shalay qabay ninkeed noqo, kii oon dhiman oo nool”.
“Wali Allee kumaan nicin, nassiib darro’se waxay tahay. Naftu waaney yeeleyn”.
“Naftaadiyo jacaylkuna, xabaal iyo ninkeed loo kala tag noqda”.
Oo wllo heeta ma aminay ku sabsan neeyd abdi qays iyo abdirahaman ma wallay ahayeen
Naima Abdirahman Naima Abdirahman
Cabdiraxmaan ee maanta qaba Aamina cabdillaahi ma aabahaabaa? Aamina qudha kuma socoto’e waxaa iyana in yar u dhaxaysay markii M. Ibraahim Cigaal la xidhay isagoo qaba Adna Aadan. Markii uu Ina cigaal xidhnaa in aad u yar ayeey Adna suuqa nin ka raadsatay iyadoo lawada ogaa ineey aheyd marwadii ra’iisul wasaarihii hore ee qaranka Soomaaliyeed. Heesta weey ku wada socotay labadaba. Midhaha iyo ereyada aadka u cad cad oo tooska diidmada iyo la garranka ah dhuux oo la soco.
Ina Lilahi wa ina Ilahi Rajicun. Allah haunaxaristo.
Aamin
Alle ha u naxariisto maamo aamina maanta ayay geeriyootay 18/03/2023.
Aamin
Alle ha kuu naxariisto Faadumo Cabdilaahi Xirsi
Maant 18 March 2023 ayay ku geeriyootay Boorama
Aamin
illahow kuuu naxariiisto maaantay xagii rabbi u yimi allaha janadi hoooy kaaaga dhigo mama aaaaaamin ya rabbi
Aamin
Cabdisalan hereri waa wariye Soomaaliyeed oo aan aad u jecelahay. Amina Abdulahi noolow, Fanaanad Qaranka Soomalia
Wa qaranka Somaliland hhh
Qarankuu halkuu jooga wll
@@rahmacookingandbakery8196 ayada oo somali and uu heesayso ma aragtay.
Aamina cabdulaahi wwww.❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉 fanaanad cajiiba ❤❤
Waaw Amina Abdullahi nolow in badan insha'allah
Amina Abdilaahi, hooyo Allah caafimaad haku siiyo.
Abdi qaya ileen ilmay u dhashay
Cabdirahman dhere kaliya ayaan modayay
Soo may dhihin abdi qaya ilmaan u hayaa
Allah haku sharfo mamo amiina
Jiilaani Adan Marayare waalaba caruur ah ayay ulahad ayaan iyo mustafe
Allah ha u naxaristo janatul firdows ha siiyo
Aamin
Waxba Hay Dabiiibina Wadka Aan Is Aragnee..Maamo Aamina Qrux 😍 Illhy Jannada Haku Geeyo Dambigaaga Hadhaafo ❤️🙏🤲
Masha allah hooyo somaaliyed waaye alla ha xafido
Aamin
Maahane waa hooyo somalilanders ah
@@xaajimasaleh8837 🤣🤣🤣🤣🤣🤣qabiloow abaha was
Masha allah ❤ 💕 mom amina ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤
Aduuunyooy 😢 shalay bay ahay maanta oo sabti ah 18/3/2023 way geeryootay ilahay hakuu naxariisto maamo dadkii la jecla bay ahayd 😢
Aamin
Illhy hadayo Mamada illhow udanbi dhaaf mamadan isku aftirsi baa nahy anigana waxa lay dhahaa Maryan C/llahi Xirsi wlshy iga weyna magaca iyo aftirsigaba way kasiman yihin
Huuno ma c/ laahi xirsi unbaa isku ek, mise ilma adeer baa tihiin. salaan gobeed
@@hargeeleugaaska2759 zxp cillahi Xirsi un baa isku eg waka qaday wlle mcn
Asma
Aduuyoya waxba haqaban moma amiina abdilahi allah cumri dharar haku siiyo intaan hodan arkeyno ku ilawi mayno
Aamin
Riwaayad ay ka maqantay #MAAMO_AMINA cidi may geli jirin waa fanaanada ugu masraxa saraysay WAABERI Waa fanaanada kuso kordhin jirtay riwaayadaa erayo aan uu kuso darin abwaanka riwaayadu
Mamo aamina abdilaahi alle cimriga iyo caafimadkaba kuu siyaadi
Dadka aan jeclhy ku jirtaa
Adiga iyo mamo khadra daahir cige 😍😍😍
Ilaahey danbigeeda ha dhaafo gabadheeda Hodan Oo u sharaf badan bas ku jirta fanka iyadu xajkey ka tagtey Laakin kawarama maaandeeq Oo amina ka weyn baa waxay latagantey ka hadhi maayo fanka sharafta ilaahey baa bixiyaa aakhiro janadaan kuu bariney Waayo wali odeygagii baad basriyad u tahaycadirahman allé haku xafidoo
walaahi bilaahi talaahi markaan arkay aamina cabdulaahi xirsi bidhaanteeda oo live ah waxa iigu dambaysay riwaayadii layla jeesto ee ay ku qaaday koobka ilaahoow caafimaaf sii allaabtaad keentay habtii iyo kuraaasta wada hiigmay haweenkaa igu caayey oo anays gweeyey halkaas hadaan huudha ku sdaaro oo kuu samaysto hogaan hadalkaan ku idhaaba haye baad odhan layde alloow aan hingal goosto laysu soo hoyan maayoo belaayaa ka higle
Aamin
Naa iqabo dhacaye bay ku xijsisay
Allow meel khyr qabta ku gee aamina
Aamin
Alle Haku Barakeeyo Aamina Cabdi Laaahi
Aamina abdilaahi halafoo nolow mama cimri dherer cfimaadle
Aamin
MASHA ALLAH MAMA AMINA
Waxba ha'idabiibina wadka aaan is'aragneee. Aduuun ALLAH hakuunaxariisto.
uyt1q
aamin cabdulahi waa good subxaanyo dhalay
Hooyo mcn nolow mamo
Ax yaa mama aamina c/laahi 😍😍😍
Amina c/llahi long live maamo😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Masha allh mama Aamina abdilahi wxn ku rajeynya cfmad iyo cimri dheer ❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋
Allah yaraxmu mama amina cabdillahi hersi anagana alle hanoga dabe naxaristo
Aamin
Masha allah
Fanaaniita cusibi ha ka waan tooban isticmaalka Mik sarka codka eey ku duubayaan,.
Coskoodi waa la kala garan yahay.
Fanaanadda weeyn
Amina cabdullahi
Allow cimri iyo caafimad sii,Aamiin.
Hoddon iyadda waxaan oran lahaa ha isticmaalin
Max.waayo codkaaga ayaaba Max ah.
Allow Alle.
Muddane hareeri
Mahadsanid.
Allah kunaxaristo hooyo amina hodan abdirahman hooyo samir iyo imaan allah kasiyo
Aamin
dadka aan ugu jeclahay ayee ku jirtaa iyada iyo allah u naxariiste sahro ,ahmed jamac, hibo nuura ,khadra daahir,magool, kinsi xaji,sado ali,mako allow u naxarizo inta dhimatay inta nool u danbi dhaaf
Aamin
Waad dookh fiicantahay
haa wllow aniga qaaraamiga ayaan iska jeclahay
"Ingiris iyo mareykan i dhageysan maayo"
mom amina wlh we chilling u r heart touching voice
Wagii mohamed siyad umada inta bdan diin mhysan waxey iska ahayeen shuuci
Alx manta umada wax walbo wey fahme ilhy ayaa mahad iska leh
R 8
Hareeri aad iyo aad buu u mahadsan yahay waraysigan qiimaha badan ee uu soo sameeyay
Mashallah hadey xajki tagte kana tobadkente allaha u aqbalo muxu hareri ugadaba wada mu iska dayo bal
heeso macn waaye kama.daalo dhagaysi geeda
waxan.soo.xasuustay 2005 heesta caashaq ayan dhagaysan jiray xasuus igu qaali waayo waayo 🤣😜😌😭
aamina aad baan u jeclaa allaha barakeyo from muqdisho
Aamin
Maansha allah hooyo amino abdillahi
Ayeeyo aamina cabdilahi alle ha ku daayo
hooyo amina cabdilaahi ilaahay waxan kaga baryayaa cimridheer iyo cafimad
Aamin
Xudaydi aya kaso muuqda allah ha u naxaristo isaga iyo walalihi hargeisa dhamantod inta dhimatay
Aamin
Mamo amina cimri dher iyo cafimad allaha ku siyo xasusta fanka aya tahay runti
Islaaantu sandheeer ay la duqoowday
allaha barakeeyo
Aamin
Aamino Cabdullaahi Xirsi.
Amina Cabdillaahi Alla Ha Ku Daayo.Aamiin.
Aamin
Mamada Allah haw naxariisto iyada iyo intii muslima ee dhimatayba
Aamin
Amina Abdilaah allahayow cimrigeeda dhawr. Waa xasuus qiiro leh, bari samaadkii iyo Hargeisa.
+Omar Aamin. Waa markay hargeysa dadku is wada garanayeen. Hadda dadkiiba ka batay. Waa baan ku dhici laha inaan tago. Waxaa igu danbeysa 1987
waxaa iigu dambeysay 1984
+Omar wow. Fasax baan ku tagey April 1984 iyo July 1987. Born and raised my hometown missed.
Caweyska Dalmar ninku må cigaal baa wll
Waxaa iigu horaysay 2018 waxana iigu danbaysay 2020
.aamino cabdullahi waan taagera hersaheda iyada khadra dahir
Fanka inuu hibo yahay waxaa maqaati u ah maama"Aamino " Rabi cimbiri dheer hasiiyee
aamin
Alle ha unaxariisto naxariistii Jano hasiiyo😢😢
Aamin
Hooyo haajiyad aamino abdulaahi alle ha ku dhowro
Fanaanad qaaliya ayay ahayd illahay caafmaad ha ugu wado
Aamin
Cabdisalaan hareri, faananada sifican umuu warysan, heesehedi xitaa tarikhahay ku yimaden iyo Cidi smysay...
Halkaa halayla dhaafin ..Halkaa aad joogto ayaan kaaga dalacday kkkkkkkkk
Mamo. Amina. Cimri dheer iyo. Caafimaad. Dheer
Allow kudhowr Cimri iyo Caafimaad, fanaanada aan aad ujeclaa , I wish i met Borame, my sweet land.
Aamiin
Allah ha unaxariisto
Aamin
mnsh allah amiinaa nolow hhoyo
qaali Ladan
Fanaan waa fanaaniintii hore
Allaha ku naxaristo amin edo
Aamin