WARYSI FANAANADA KHADRA DAAHIR OO JACAYLKEEDII WAAYO WAAYO INOO GA WARANTAY❤️❤️

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 463

  • @amiiratulahlaam7845
    @amiiratulahlaam7845 4 года назад +27

    Khadra daahir cige heesaheda aad baan u jeclahay ❤💫 mama aduun laguma waree aduunyada halkii roon aaqirona janada❤🤲

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 3 года назад +12

    Khadra Allah ha xafido. I enjoyed her songs since I was young. I wish inaan Khadra mar arko

  • @amina.shukri8955
    @amina.shukri8955 2 года назад +16

    May Allah forgive her shortcomings & grant her Jannah🤲Ameen

  • @dumaaltv393
    @dumaaltv393 4 года назад +21

    Cuntada ka dib ayaa wacnayd
    Si sheekadu usii wacnaaato
    Dhibmaleh wan idin salamayaaa
    Khadro anigoo fanaan arag oo miyiga jooga ayan heesteeda korka ka hayay
    Dunidiii siday tahayee
    Yay ku dhicin ilmadu
    Dadkii manigaa ka hadhay
    Mahiigaaaan
    ...........................................

    • @riyaadriyaad22
      @riyaadriyaad22 4 года назад +1

      Iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiimimimimiimimimmiimmimmmmmmmmimmimiiikkkkkkkkkkkkikkkkkkkkkkkkkkkkkkikikikiiiiiiiiiiiiikiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiikiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiikiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiikiiiiiiiiiiiiiiiikl

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 2 года назад +3

    Ilaahay janatul fardowsa howgu Bishaareeyo Maamo Khadra Daahir~Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲

  • @darwishboy5255
    @darwishboy5255 2 года назад +2

    Ilahy ha u naxaristo mamo qadra daahir cige caawa yay geriyotay

  • @muxsinabdiwahab8328
    @muxsinabdiwahab8328 4 года назад +5

    My favourite sInger ( KHADRA DAAHIR CIGE )
    Best songs
    1 yabaal
    2 ragii ma adiga a hadhy
    3 dadkoo dhami ha weriyaan
    4 cabdow barri samaadkii
    5 waa iska xaal aduun
    6 jaceylku ogeysiis ma leeyhy

    • @mukhtarfarah969
      @mukhtarfarah969 4 года назад

      Caashaqu ogaysiis ma leeyay aad u jecelay

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 4 года назад

      Isha sacabka mari

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 3 года назад +1

      haa bro iyadoo aanay heeseheedu kala dhicin oo intaa aad soo qortay iyo inkaloo badan ba aan dhagaysan jiray markasta hadana heestan ragii maadigaa ka hadhayeey my favority song

  • @deqsanmoha3091
    @deqsanmoha3091 2 года назад +3

    Alle haku naxaristo maama khadro dahir😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @jimcaalecabdilaahi8592
    @jimcaalecabdilaahi8592 2 года назад +1

    Tacsideedii ayaan caawa oohin la daawanwaayay, waxay ahayd qof akhlaaq badan oo qaali ah. Alle ha kuu naxariisto eeddo.

  • @duniyalayla567
    @duniyalayla567 2 года назад +1

    Allah ha uu naxariisto. Khadra Dahir. She was a legendary.

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 4 года назад +6

    Masha Allah Mamo khadro Dahir cige Legendry alle cimriga ha u dheereyo Fan iyo heeso hadii ay qiimo leeyihiin khadro dahir ayaa Laga so gaaray heesaha khadro dahir saaid ba u Jeclahay❤️😍❤️🙏

  • @miskisalan9287
    @miskisalan9287 2 года назад +1

    Manta waa naga hosisaye maamo khadro Dahir Cige Alhy Ku naxristo🤲Amiin 🤲Amiin

  • @bilan9135
    @bilan9135 4 года назад +5

    Maansha alle khadra daahir cige cimri dheer iyo caafimaad ku waar fanaaniinta waa kuwooda ugu sharafta badan ku waar nabad iyo caano ❤️❤️❤️❤️❤️💜💜💜💜💜👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😭😭

  • @mohamedabdi9972
    @mohamedabdi9972 4 года назад +13

    Maamo macaan adiyo labeentii fanka somaliyeed khadra daahir aad bn idin salaamyaa
    Khadra waa fav somali singer mrka dhanka dumarka la eego yadiyo zahra ahmed
    Heesteeda sidq layliga ayaan si gaaea u dhagaystaa
    Noo soo wad maamo waraysiga haldoorka

  • @7aydarus
    @7aydarus 2 года назад +9

    Inta qof Ee Jaceyl la liitay Ee Ay khadra daahir codkeeda Ugu hiilisay Ama Maalin Uun In yar Dareen farxadeed galisay qalbiyo gubanaya Oo Jaceyl la daalaa dhacaya Ayaa wax lagu qiimeeyaa jirin Intay heesaysay Khadra Markii iigu horey een Aan la kulmay waxay Ahyd 2003 dii Habeen Ay Xaflad lahayd waxaan ka codsaday Heestii Abdow barisamaadkii Intay si naxariisle iila hadashay bay igu tidhi mamo Hada Iima diyaarsana laakiin waxaan kuugu badalayaa Heestii Sida dhamasta geedaha waxaan aad u jeclaaday ixtiraamkay isiisay Iyo dabacsanaanta runtii Inta badan dadka Jaceylka wax ka yaqaana Ayuunbaana Xaga Qalbiya naxariisleh haysta Mamo alle cimriga hakuu siyaadiyo Iyo Caafimaafkaba

    • @maymuuncabdahi147
      @maymuuncabdahi147 2 года назад +2

      Masha Allah Walal Waddanke ku kulanteen ?

    • @rukhiyamohamed1852
      @rukhiyamohamed1852 2 года назад +2

      Wlh geridedu ad ayay itabatey subxana Allah Allah unaxaristo heseheda ayan ad ugu jecelahay

    • @7aydarus
      @7aydarus 2 года назад +2

      @@maymuuncabdahi147 Hargeisa Ayaan ku kulanay wll ilaahay how Naxariisto faaladan iyadoo nool baan qorey

  • @salmanpalle1632
    @salmanpalle1632 4 года назад +37

    Habo Khadra Daahir waan kujeclahay hooyadey sxb teed my mom passed away 1991 allah yaaraxme waxay timi gurigayga Muqdisho 1987 anoo 9 jir ah ayaan xasuustaa

  • @ayaanbadan8782
    @ayaanbadan8782 4 года назад +12

    Oh my god inaan ahay number one habo ilahay haku sharafo adiga iyo khadraba

  • @diinteenuwaamacanalx429
    @diinteenuwaamacanalx429 4 года назад +8

    Mansha allah hooyo khadra daahir cige, mother of love ❤❤❤❤❤❤🙏

  • @amiiraaragzan487
    @amiiraaragzan487 3 года назад +6

    M.a wlhi waan jeclahy khadra dahir cige ,😍😍😍😍

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 4 года назад +7

    Waxaan maqlaa gabar kaste oo fanka soo gasho oo dirah khadro daahir baan ku daydaa aniga anoo fanka kujirin baan kufikir jiray inan ku daydo sida aan u jeclahay heesaheeda nolow mamma 🤲❤❤❤❤💚

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 4 года назад

      Haa wlhi Mamada waxa Waaye heesaha ugu badan ee jecelka ah ee ugu macan Murti xikmad laxan intaba khadro dahir aya ugu badneed hoboladii Waaberi that is why ay gabdhaha yar yar oo Fananinta eh ugu daydaan Mamada alle cimriga ha u dheereyo heesta usha maad u qaban ee gabadha muno xidigta si fcn u qaaday ayan dhageesta

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 4 года назад +1

    Masha.allh khadra daahir cige khadra Dhool xidigtii fanka aan gabal u dhicin alle in badan hano ka dayo aamiin

  • @halimohussein9999
    @halimohussein9999 3 года назад +6

    Woow never seen this before where was i🤣🤣🤣 I love her so so much her songs are something else out of this life

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 4 года назад +6

    Casha luul inan qaliya ,oo inan qaliyana waraysanaysa ,nolada, jacalkii baba nagu Soo dagay markanu khadra dahir iyo hesahedii xasusanaye 😍💕💕💕🖐

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed9762 4 года назад +4

    Khadraay maanta cimri baad joogta katoobadkeen inta kuu hadhayna aakhiro ugafaa iifayso

  • @sahraabdiaziz101
    @sahraabdiaziz101 2 года назад +3

    Inna lilaahi wa Ina rajicuun Allaha unaxariisto fanaanadeena

  • @munirkh
    @munirkh 4 года назад +8

    Hooyadey oo la yidhaa khadra iyo khadra daahir waxey ahaayeen isku school, waxa 1 sano horeysey khadra daahir xataa gurigayaga ayey iman jirtey 1980s anoo yar waan xasuustaa. I love sida Hooyadey oo kale. Maanta wey dhimatey alle ha u naxariisto. Qoraalkan waxan qorey iyadoo nool, laakiin hada waxan ku darey in loo duceeneyo.

    • @saednasir
      @saednasir 7 месяцев назад

      Alle ha janneeyo labadoodaba

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 4 года назад +16

    Khadra daahir waa jeclahay masha alaah cod action comrigaaga alaha dheereyo waxan kugula talinlahaa heesaha iska daa🇸🇴❤️❤️💐

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 4 года назад +5

    Cali shiikh Darwiishkaa ilaahay ha u naxariisto.
    WayskA xaal adduun adduun!!!

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 4 года назад +2

    Yay ku dhicin ilmadu dhir abaarsatee Isha sacabka mari Khadra hooyada jecelka❤❤❤

  • @prettylanda2272
    @prettylanda2272 2 года назад +2

    Allah haw naxaristo qabrigana haw nuuriyo waa aduunyo shaley wataa mantana waa inaga hooseysaa 😭😭💔🤲

  • @Ubahshideofficial
    @Ubahshideofficial 4 года назад +10

    Mnsha allah casha luul io edo khara daahir cige aadban idiin salamaya ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 4 года назад +11

    Khadara qaali khadara dhamo dumashidayo qof lajicelado hadun adunkan kunolyahay wale khadra somali jeceshay

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan9217 4 года назад +8

    Mansha alaha ale haku xafido Mamo khadra dahir❤❤❤❤

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 4 года назад +5

    Masha Allah legende Kadra Dahir Egueh long life.

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 4 года назад +7

    Luuleey Mahadsanid fananad aan jeclahay ayaad ii Casuntay♡ Khadra Daahir Cige"""Nooloow Dumaashi🌹🌹❤👍

    • @musenugaal1349
      @musenugaal1349 4 года назад +2

      Adeero maxaad sureer noo tusiwayday? Salaama dhamaantiin.

    • @jacfarahmed2609
      @jacfarahmed2609 2 года назад +1

      Byo reer khalaf matahy 😄😄

    • @aminajafar1987
      @aminajafar1987 2 года назад

      @@jacfarahmed2609 absolutely

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 3 года назад +1

    Jacaylkeedii hore #Axmed cali cigaal fanaanad khadro daahor
    Jacayl guulaystay aakhirkii

  • @mohamedabdirahman5840
    @mohamedabdirahman5840 2 года назад

    ALLE HA U NAXARIISTO MAMO KHADRA JANATUL FARDAWSA ALLE HA GEEEYO

  • @rodacabdixusen8273
    @rodacabdixusen8273 4 года назад +5

    Mansha allah khadra daahir cige fanned qaliya🥰🥰🥰🥰

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 4 года назад +5

    Masha allah hooyo khadra dahir cige somali légende ❤❤❤❤♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ubaxsagal2008
    @ubaxsagal2008 2 года назад +1

    Manta way dhimatay ale ha unaxariisto

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 2 года назад

    Allh naxariizti janatul firdawza haka waraabiyo

  • @hodanyusuf1745
    @hodanyusuf1745 4 года назад +17

    Maama qadra waxaa la iyiraah waad u eg tahay waan salaamaya inaan arko aad baan u jeclaa

    • @amrancabdilaahi5724
      @amrancabdilaahi5724 4 года назад +1

      Naa hodan Yuusuf iinolow

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 4 года назад +3

      Masha Allah hadaa u egtahay Mamada markee yareed quruxley ayay eheed still na waa qurux badantahay heesaha ugu xikmada iyo murtida badan walibo jecelka u badan ee somali ku heesto ayay role model u eheed masha Allah Mamada alla cimriga ha u dheereyo

    • @mohamudhajjihassan4749
      @mohamudhajjihassan4749 4 года назад

      Khadra sharafta iyo maamuska quruxdeeda uma yeelin inta ruux jaceyl la liitay oo codkeeda uga hiilisay bay ku heshay siday ila tahay

    • @maxamuudcawil3422
      @maxamuudcawil3422 4 года назад

      Khadra waa gabdh san dheer hablaba sankay ku dhaaftay ma leedahay marwo adigu kaftan.com

    • @SaidAdan
      @SaidAdan 2 года назад

      Hodan yusuf oo reer xero awr ah so maaha inantii gaabnayd.25 sano ka hor baa iigu danbaysay inantaa

  • @raagecaafi1442
    @raagecaafi1442 2 года назад

    Rabiyow u naxariiso mamo khadra daahir cige khadra dhool

  • @marwaibrahim8484
    @marwaibrahim8484 4 года назад +11

    Mashallah hablah reer Somaliland 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹 llove yuo

    • @xilwaali9953
      @xilwaali9953 4 года назад +2

      calanka reerka baastada iska daaya oo midkiina la imaada 😂😂😹😹😹😜

    • @alecrichman4115
      @alecrichman4115 4 года назад

      @@xilwaali9953 doqon bad tahay adigo kaleh ba RUclipska iska sogalay

    • @xilwaali9953
      @xilwaali9953 4 года назад

      @@alecrichman4115 midka calanka saartay waan ka caqli fiicanahay ee soco calankiina keybord ka makeenaayo 😜😜😜😜

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 4 года назад +2

    Legend fanaana deena khadka daahir maan sha alaah

  • @suleekhamaxamed3763
    @suleekhamaxamed3763 Год назад

    Alle haw naxriisto qabrigana haw nuuro amiin

  • @munamursal5431
    @munamursal5431 2 года назад

    Rabbi naxariistii jano ale hakugu deeqo mamo khadra daahir cige sakaradkii ku dhafye suasha ale haku ladifo marti la jecelyhyi ale haka dhigo mamo

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi 2 года назад +1

    Adunyo mntana aaskediba ahyd alle haku naxraito mom😭💔💔😭😭😭

  • @sucadmohammed1355
    @sucadmohammed1355 2 года назад

    Alle haku naxriisto hooyo khadra daahir cige rabi naxriisti jano haka warabi 😭😭😭😭

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 4 года назад +2

    Mashallah long life edo mcn khadra daahir cige

  • @hargeisachanell9143
    @hargeisachanell9143 2 года назад

    Allow kuu naxariiiso khadra daahir ba caawa way inaga hooseysaaa aduunyo waa hadhkaa labadiiisa gelin 😭😭😭😭😭😭😭

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 4 года назад +6

    Mashaallah illaah ha noo xifdiyo walaasheen

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 4 года назад +4

    Khadra Dahir cige qof qaaliya ❤💬💚

  • @MohamedSaid-rs8rv
    @MohamedSaid-rs8rv Год назад

    Ilaahay haw naxariisto khadra dahir eigeh amin yaa rabi

  • @BileXasanmaalin
    @BileXasanmaalin Год назад

    .illaah ha unaxaristo qadro daahir

  • @muna4657
    @muna4657 2 года назад

    Hada ayay geeriyootay allah ha unaxariisto janadii fardowsa ha geeyo mamo khadra

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 4 года назад +1

    Wow khadra daahir cigeh soodhawoow maasha alaah .

  • @mohamedrashiid7269
    @mohamedrashiid7269 2 года назад

    Alle ha unaxariisto khadra daahir🤲🤲🤲

  • @hamunaluminanakupenda8459
    @hamunaluminanakupenda8459 3 года назад +1

    Ma sha Allah l love you Khadra Dahir Cige more love ❤❤

  • @cigaalyare8114
    @cigaalyare8114 4 года назад +1

    Mama caasha luul iyo ayeeyo legend Khadra Daahir ❤ ❤ ❤

  • @abusameeribrahim2847
    @abusameeribrahim2847 4 года назад

    waa in khadra iyo inta fara ku tiriska ah ee nool laga reebaa fankii iyo suugaantii oo meel lagu kaydiyaa wadan kasta oo dunida ka tirsan aarshif ama marjac ayuu leeyahay howshaa caasha luul ayaa loo igmaday🌹

  • @abdiali7666
    @abdiali7666 4 года назад +2

    Best Somali Singer Ever

  • @isseosman3574
    @isseosman3574 3 года назад +2

    mashallah khadra daahir alalla xifdiyo

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 4 года назад +1

    Marti marti dhaaftay khadra daahir cigen asluub badan😍😍😍

  • @luulmohamoud4548
    @luulmohamoud4548 2 года назад

    Rabbi Jannatul fadowsa haka waraabiyo Alla yaaraxma Raximiim maamo khadar Daahir Cige

    • @sofiadakane1984
      @sofiadakane1984 2 года назад +1

      Rabbi jannatul fardowsa haka waraabiyo alla yaaraxma Raximiim maamo khadar Daahir cige

    • @luulmohamoud4548
      @luulmohamoud4548 2 года назад

      @@sofiadakane1984 Aaamiin Aaamiin Yaarabi wallo Macaan

  • @ahmedbusuri4160
    @ahmedbusuri4160 2 года назад

    Ilaahay naxariistii janno ha siiyo Mamma Khadra

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 месяца назад

    Wa Runeey, Wa Nolahey akhiraba Nololi yasha Run ah joogto ahee lakiinE duni wa un waxyar , Wan ya warqaba hubana Fariidad. Nololba waxayga wa i Qas

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 3 года назад +1

    Taariikhda iyo fan ka siday ku gashay iyo xilligay gashay amba taariikh da suugaanta wax inaad ka waydiiso ahayd. Mahadsanid se

  • @UbahAbdulkadir
    @UbahAbdulkadir 4 года назад +1

    Caasha Luul mahadsanid walaalo, adiga iyo habo Khadraba waan idin salaamaayaa

  • @munaabdi8056
    @munaabdi8056 4 года назад +1

    Legend weeye habaryartay khadra cige. 🤩allah cimriga iyo caafimadkaba ha udheereyo.cibaado suuban.lakiin cuntadiba waay qaboowde inaad ka qaatid interview ga marka cunteesin kadibee aheede.😇😊

  • @arliyop3199
    @arliyop3199 2 года назад +1

    Allah yarxamahaa eedo khadra amiin ya rabi 🤲

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 4 года назад +2

    Khadra waabay yartahay qurux kuwa qurbaha ku qawafay sii kaxee yaa yidhaa

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji9072 4 года назад

    Mashaa allaah Caasha lula walaal aad baan kuu salaamayaa adiga iyo martidada maantay kula joogto Khadra Daahir Cige iyo Sureer Ahmed Faarah sxb waxaan,sigaar.ah u salaamayaa Saaxiibayday ama walaashay Adeerkay macaane uu dhalay Suruur Ahmed Faarah Suruur qalanjo walaalo hadaad qoraalkayga aragto iga gudooma Salaantaas qaaliga ah aad baan idinkugu faraxsanahay fadhigiinaan quruxda badan waxaan idinleeyahay nabad iuo caafimaad ku wada qadeeya ama kuwada casheeya 💕💖🧡💚💓💜❤

  • @hindanuur347
    @hindanuur347 4 года назад +2

    Habaryartay Khadra dahir cige mashallaah illaahay haku xafido ❤️❤️📨📨🌹🌹🌹📨📨-- mada sanid luul wllo qli ❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹👍👍👍

  • @Sahal.moktar9308
    @Sahal.moktar9308 2 года назад +1

    Allaha u Naxariisto shalay ba hargeisa lagu aasay

  • @saidadahir1275
    @saidadahir1275 3 года назад

    Walashey hasameynin hada kadib sidaan cunto in laarko muhiim mahan cuntada laguma kur sheekeysto diiniyan mamadiina qadro cimriga allaha ku barakeeyo

  • @AbdulAziz-nu1zf
    @AbdulAziz-nu1zf 2 года назад

    Allaah sw ha u naxariisto July 02 2022ka habeen axadi soo geleyso ayay geeriyootay waxaana la aasay July 03 2022 maalin Axad ah...Allaah sw ha u naxariisto...

  • @ustaadcawaale7575
    @ustaadcawaale7575 2 года назад

    Alaha u naxariisto maanta waa marxuumad
    Waadna sheegtay wll caasha
    Dadku waa in tagtay iyo in ka daba tageysa

  • @yurubhasan453
    @yurubhasan453 2 года назад

    Allow Unaxariiso khadra Dahir

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 2 года назад

    Ilaahay qabriga ha u nuuro maamo khadra daahir cige

  • @SuadShALi
    @SuadShALi 4 года назад

    Caasha Luul waad ku mahadsantahay inaad waraysigaa noo soo gudbiso. Khadra Daahirna waa fanaan aad aan aad u tageero ee Ilahay caafimadka iyo cimrigaba ha u siiyadiyo

  • @cowkeyasin9967
    @cowkeyasin9967 3 года назад +2

    Ilma adeerayalow igu cawiya hada igu dhantaan mamo khadra ahmed cali cigaal caruur ma isku dhaleen plz

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 4 года назад +1

    Manshaallaah ilaaheey ha ku xafido mama khadra Daahir

  • @malyunhashi5711
    @malyunhashi5711 4 года назад +1

    Manshaalaah tabrklaah ilhay haku xiftiyo Mamo khadar daahir

  • @drsiqradagan1750
    @drsiqradagan1750 2 года назад

    Allah ha u naxaristo

  • @quruxdanolosha7515
    @quruxdanolosha7515 2 года назад

    Khadra allah haku naxaristoh mamo

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 4 года назад +4

    Masha Allah Khadra Allah haku dhowro ❤️❤️❤️

  • @mowlidcilmi633
    @mowlidcilmi633 Год назад

    Allaha unaxaristo fananada

  • @aminahussein7205
    @aminahussein7205 4 года назад +18

    Luuly seykaanoqoty dad ka marky cunteyanba lawareystye cuntadiyoo hartal ooy gajaysantybad jacylka wreysaneysaye horty dhargi kadibna hakuu godlatee waa iga toosine qalad hyga farming wallo

    • @aminajafar1987
      @aminajafar1987 4 года назад +1

      🤣🤣🤣 Khadra wey iska dheregsan tahay"" ee Casuumada"waa lagu sharfay""" maxay tahay Gaajadaad sheegeyso "Samidayeey!

    • @kk-uy7zk
      @kk-uy7zk 4 года назад

      Amina Hussein akhas naa meeshan lagu jabay eed kasheekeynaysa waa xagee aanu kuso gurmane.Khadra cunto umabahnee soo sheeg adiga meesha cunto loogugu soo hagajinayo

    • @juwajoy4163
      @juwajoy4163 4 года назад

      Waarunta qoofka markad cunto ku casumtid waa inu cunteya waraysi hadanbeyo naagahan yaryare mesha kaso cayaya waxba mafahansane haa uu bixin , nauadhahen idinkuna waad khaldantihin fikirkeday kahadashay enantuye xage ayaad kala qadeen isku xiishoda wax iskufala

  • @malmo4235
    @malmo4235 2 года назад

    Subhanaallah maanta way naga hooseeysaaaa 🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 месяца назад

    Nicmaturabi nicmaturabi wanicmalwakiil ba lay yirahdaYE.Runeey saxey Yabsuttly

  • @xassanismaaciil8893
    @xassanismaaciil8893 3 года назад

    fanaanada khadra iyo luul iyo weriyaha hablo qaran waad salaaman tihiin

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 4 года назад +2

    Mabsha alaah khadra dahir cige wow

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 4 года назад +1

    Wow fanaanad qaali ah Khadra daahir cige

  • @diinteenuwaamacanalx429
    @diinteenuwaamacanalx429 4 года назад +2

    Ugubnimo xishoodlee iligayga waabeel afkama cadayn karo ergana uma diran karo caashaqu ogaysiis maleeyahay 😭😭😭

  • @kingmahad6627
    @kingmahad6627 Год назад

    video gaan maalintii lasoo galiyay baan dawaday maamo khadro xikmada ay ku hadlayso baana cidna ku hadlin allaha hakuu naxariisto maamo janadii fardawsaan kugu duceeyay

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 месяца назад

    talent yashayda wa i Qas Noocyadey Qasatan Runeey saxeey iyaa iyaa mise dumar an uwataba uguna QEyo QiimobadanEEy RiyaQEY RasmiYEy shankarooney shahshahlEEy yariisEEy dagan fariidad facyaashay troonEey batatanbana murwodumaroo E mashaaaaalah tabaarakalah QatraaayqaranEEy friidad E mashaaaaalah tabaarakalah Nicmaturabi Nicmaturabi

  • @ms.anonymous564
    @ms.anonymous564 4 года назад

    Manshaalah khadara daahir cige aad baan ujecahay adiga iyo samara ilmahwyag iyo qafka aan jeclahay waan uga sheynjiraya waa ku tageera waan jeclan laha in aan marku arko khadra dahir

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 2 года назад

    Olow unaxariiso maama qadra

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 4 года назад

    maasha allah khadra daahir rabi hakudaayo inbadan