Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Qofka aqoonta leh ee is hubaa sidaa ayuu uga xishoodaa inuu Naftiisa Amaano oo durbaan isu tumo aad baan u Salaamayaa Abwaan iyo Qoraa Axmed Farax idaajaa .
Alle cimriga ha u barakeeyo sheekh suugaan ururiye abwaan axmed faarax cali idaajaa .
Macalin suugaaneed. Gabyaa. Taariikh yahan. Qoraa.ina faarax taano. Illaahey ha barakeeyo
Ahmed faarax idaajaa... soodaa murtidu waa dhaxal awoowaade adeer , dhac, ha dhaho ninkii ciil dibirayaaye allaaw ku xafid , baryana noo kaadaa
Halyay halayay dhalay ilaahay cimriga hakuu barakayo
different league,waa rag afsoomaali qatimay,taariikhyahan & suugaanyahan axmed faarax cali waa nin wax badan uga tagi doona dadka soomalida ah laguna xusi doono buugaagta iyo masraxyo badan,,aad baad u mahadsantahay macalin idaajaa ...
shukri waa gabadh fiican waxaanu Wada dhiganjiray dugsiga sare ee banaadir waa salaamay
mohamed mohamud radio muqdisho bay ushaqayn jirtay bn filayaa
Wiil bari aha raadiyo muqdisho ayey ka shaqaynjirtay
Manshallah
Idaajaa oo kale soomaali aad bay ugu bahntahy
Waxa aan daawaday 12 sano kadib 2024 siciid sharci 👋
Daawashadaada kadib hal maalin aan kula daawanayaa. Abwaan c/qadir xirsi siyaad xirsi yamyam wuxuu ahaa adeeerkay ilaahay ha unaxariistee
Idaajaa iyo yamyamba waa labo abwaanoo somali ay ku faani karto
Well respected man, Axmed Faarax Cali Idajaa............Thank You
masha Allah Axmed idajaa ilahay haku dayo
Masha allah abwan idaja wa abwan qaliya
wiil qaran a m f c idaajaaa inafaarax taaano wadani
Maasha allaah abwaan qaaliya idaajaa waayo no joog
Ansaan idaja
Kun idaajaa baan ubaahanahay si aan Afkeennu udhumin
Balo
Dhulbahante is your gargarka
iadaajaa waa sugaan uriye aan caadi ahayn
Idaja
Alle kudaa axamed
Darwish ha hugobin
O
Rag is kaftan yaqaan ayay ahayeenHada isku xisbi ahRagii kacaankaIdaajaa wuxu ku amanan yahayMa ahan dadka isfaanshaOgow wana qayb kamidaRaganimada
Waar waa maxay qoftan weriyaha isku sheegaya misana si toos ah u eegaya kaamerada. Naa ka jeeso kaamerada, sow adigan kol kasta eegaya.
Qofka aqoonta leh ee is hubaa sidaa ayuu uga xishoodaa inuu Naftiisa Amaano oo durbaan isu tumo aad baan u Salaamayaa Abwaan iyo Qoraa Axmed Farax idaajaa .
Alle cimriga ha u barakeeyo sheekh suugaan ururiye abwaan axmed faarax cali idaajaa .
Macalin suugaaneed. Gabyaa. Taariikh yahan. Qoraa.ina faarax taano. Illaahey ha barakeeyo
Ahmed faarax idaajaa... soodaa murtidu waa dhaxal awoowaade adeer , dhac, ha dhaho ninkii ciil dibirayaaye allaaw ku xafid , baryana noo kaadaa
Halyay halayay dhalay ilaahay cimriga hakuu barakayo
different league,waa rag afsoomaali qatimay,taariikhyahan & suugaanyahan axmed faarax cali waa nin wax badan uga tagi doona dadka soomalida ah laguna xusi doono buugaagta iyo masraxyo badan,,aad baad u mahadsantahay macalin idaajaa ...
shukri waa gabadh fiican waxaanu Wada dhiganjiray dugsiga sare ee banaadir waa salaamay
mohamed mohamud radio muqdisho bay ushaqayn jirtay bn filayaa
Wiil bari aha raadiyo muqdisho ayey ka shaqaynjirtay
Manshallah
Idaajaa oo kale soomaali aad bay ugu bahntahy
Waxa aan daawaday 12 sano kadib
2024 siciid sharci 👋
Daawashadaada kadib hal maalin aan kula daawanayaa.
Abwaan c/qadir xirsi siyaad xirsi yamyam wuxuu ahaa adeeerkay ilaahay ha unaxariistee
Idaajaa iyo yamyamba waa labo abwaanoo somali ay ku faani karto
Well respected man, Axmed Faarax Cali Idajaa............Thank You
masha Allah Axmed idajaa ilahay haku dayo
Masha allah abwan idaja wa abwan qaliya
wiil qaran a m f c idaajaaa inafaarax taaano wadani
Maasha allaah abwaan qaaliya idaajaa waayo no joog
Ansaan idaja
Kun idaajaa baan ubaahanahay si aan Afkeennu udhumin
Balo
Dhulbahante is your gargarka
iadaajaa waa sugaan uriye aan caadi ahayn
Idaja
Alle kudaa axamed
Darwish ha hugobin
O
Rag is kaftan yaqaan ayay ahayeen
Hada isku xisbi ah
Ragii kacaanka
Idaajaa wuxu ku amanan yahay
Ma ahan dadka isfaansha
Ogow wana qayb kamida
Raganimada