Haweenka Hilibka Idaha ku iibiya suuqa Bakaaraha oo ka cabanaya ganacsato shaar Dowladeed dhul...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024
  • ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

Комментарии • 67

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 2 месяца назад

    ❤❤Waad wareer santihiin hoyayinkan masakiin. Madaxweynaha xasan sheekh asaga dhukaan sokadey ama bixiyey waxusan asaga saxiixin ogeeyn lama bixininkaro.iska daaya cabaadka anaga ma taagerin cadalad qabiil ayaan tageerney allaa macaag.nasiibkiina allaha idinka rooneysiiyo.
    mardhow dadka in misaan lasaaro lagana qaado inta culeyskiisa yahay kasodhow xasan sheeq hada is iscaateeya dhul aad kahadleysan.

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 2 месяца назад

    Yaab waaye iska aamusa meeshaan naxariis kama jirto subxaana allah

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 2 месяца назад +2

    Farmaajo wuxuu yri madaxweynaha xasan sh ha lala shaqeeyo

    • @shukrijamaahmed2837
      @shukrijamaahmed2837 2 месяца назад +1

      Farmajo shalay ayaga qabiil kusaray Kaydorteen weeye nabsi wakaa

  • @mohumadhusseinbarqadle803
    @mohumadhusseinbarqadle803 2 месяца назад +1

    Laa ilaaha ilalaahu muxamadarasuululaahi yaa xarfaantii dhulka boobaysay ay udacwoonaayaan masaakiintaan waa wareersanyihiin miskiin
    Madaale iyo xasan shiikh aabaloodacwoonaa
    Armasaakiintaan waa ajaranyihii
    Ar ilaahay udacwooda cidkale oo wax idiinhayso malaha

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 2 месяца назад +9

    Kawaankii siyaad baraa dhisay waad caaysiin farmaajoo dalka dhisaayana waad diideen ka xaaxaabiya

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад

      Siyaad bare ma lacagtiisuu ku dhisay cashuurtii reer Muqdishuu ku dhisaye

    • @sahraahmed4810
      @sahraahmed4810 2 месяца назад

      xasan laqaaye maalinkuu tartanaayay waa ku faraxsaneydeen inuu xilka ku soo noqdo ka xaa xaabiya farmaajo maamooyin saan u ooyaaya kama qaadeen boosaskooda meeshii ifeyso shacabka waa laga xoogayaa iimaan la aan hooyooyinka daaya ma isagaa shaqo siin waa maya kuwa raba inay booskaan qaataan iimaan ka alaha ku sugo alaha ka qabto umada meeshay shaqo abuur maamooyin u sameyn lahaayeen ayay hunguri ka galay in booskaa looga kiciyo alow ka qabo xamar cuqubaa taal saan camal bini aadnimo maaha ilaahay baa jooga alaha u gar gaaro masaakiin taa xoogooda maalaaya ee laga xaq daran yahay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад

      @@sahraahmed4810 dad xaarood ka xun Alle muu buurin waaba buti

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 2 месяца назад

      DADKA CABANAYO IYO KAN COMMENT TIGA KU SOO CAAYTAMAYO MID MA IS WEEYDIIYEEN WAR DADKAN WAA U JEEDNAA IN MEESHA AAY FADHIYAAN AAY TAHAY MEEL AAN CAAFIMAAD AHAAN U FIICNEEN INDHAHANA U FIICNEEN SOO LAGAMA YAABO IN LOO DHISAYO OO HADHOWNA SI SHARCI AH AAY U KIREYSAN KARAAN SIDA AAN OGNAHAY GUDOOMIYAHA DEGMADA HODAN WAA GUDAAMIYAHAY UGU WAX QABADKA MUUQADA INTA DAGMO EE LA SOO BADHIGAY HORUMARKOODA MA AQAAN OO WAALHI AH CID UU U DHASHATAY WADANKANA MA JOOGI MARKA WALALAYALOW AAN SEEF LA BOODNIMADA ISKA DHAAFNO IYO QABIILKA BAAS EE NA DHAX QAADAY DADKA LEH FARMAAJO MA YEELI LEHEEN MA WAA FIICAN IN UU WASAQDA IYO CAAFIMAAD DARADA LAGU FIIRSADO DADKA 🤔🤔🤔🤔

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 2 месяца назад

    Saan maa udanbeeysey dowlada xasan sheeq.inkaar aa kasocoto soomaliya .

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 2 месяца назад +1

    Illaahow u gargaar hooyooyinkaan masakiintq ah

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 2 месяца назад +6

    Soomaali ma tihiin qabiil ayaa tihiin shalay waa leydinka joogi waayay farmaajo waa mareexaan mac mac

    • @WarsanOsmaan
      @WarsanOsmaan 2 месяца назад +3

      Waa jiran tahaye qabiilka goormee Somali laga saaray? Teeda kale Farmaajo waqtigiisa dhamaaday ma iyaga riday

    • @falisa576
      @falisa576 2 месяца назад

      Farmaajo xamar wa laga jeclaa
      Been bad sheegtay
      Farmaajo labo nin baa xilka ka
      Tuuray ilmo adeeradis ah
      Siciid dani iyo Ahmed madoobe

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 2 месяца назад

      QOFKA KULAH QABIIL BAA KU QAADAY ISAGAABA QABIIL WADAA WAR MEESHAN IL XUMADA KA MUUQATA EE CAAFIMAAD DARADA KA JIRTO OO HILIBKI AAY KABAHOODA LA DUL FADHIYAAN HADII LAGA HAGAAJINAAYO MAXAA KU JABAN KUWIINA FARMAAJO LA SOO HAADAYA MUXUU UGU DHISI WAAYE KAWAAN KAN DHAAMA MEESHU MA HA BAQLEEYSAA OO YAAN HORE LOO SOCON BAA

    • @Fvhffhjifjkztkzmg
      @Fvhffhjifjkztkzmg 2 месяца назад

      Walee nafsi wuu dilaacaa bad bado qaran aaway

  • @AhmedTooshn
    @AhmedTooshn 2 месяца назад +3

    Laa illah illaa waar dumarka iska daaya

  • @ibrahimhal-ujeedo1565
    @ibrahimhal-ujeedo1565 2 месяца назад +2

    Waa dad jecel dhibka dad walaalahooda

  • @Xaliimokhaliifmagool
    @Xaliimokhaliifmagool 2 месяца назад

    Hooyooyin alle haydin gargaaro

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 2 месяца назад +2

    Hawiya hassan kaliya xukumikara wlhi

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 месяца назад

    Agonti iyo odeygi 82jirka ilintisi bey u naxarisan wayen ma idinka laidin naxarisan😢

  • @ileey-Teens
    @ileey-Teens 2 месяца назад

    Hilibkas baraf maa la kaligo

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 2 месяца назад

    Subxanalaah

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka114 2 месяца назад +2

    waxaa iga qoslinaayo dadkaan ninki dhacaayo iyo kan dilaayay jecel yihiin intaan dulmi isugu hiilihayno unukana sidaasan u cabaadaynaa yaab

  • @TrikAdan
    @TrikAdan 2 месяца назад

    Wali waxa leedihiin wa ku taageersanay dadkaa idin barakinaayo yaahuu

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 месяца назад +1

    Hoyoyinkan guryohoda hajogan awey nimankodi ha ushaqeyan waxan dhaqan na ma ahan diina ma ahan

    • @WarsanOsmaan
      @WarsanOsmaan 2 месяца назад +1

      Rag u shaqeya haddii ay ujoogan miyey guryaha kasoo bixi lahayeen diinta ma diidana qofka in uu shaqeysto haddii uu shaqeysan

    • @DuqowDuqowahmed
      @DuqowDuqowahmed 2 месяца назад

      Waad iska hadashay wllo

    • @sahraahmed4810
      @sahraahmed4810 2 месяца назад

      Naag ayaa aragtay rooti saf loogu jiro marka ayay titi maxaa saf loogu jiraa rooti marka bey tiri mey dolshe dubtaan gabadha deqa warsame erayga aad tiri mey gurigooda joogaan nimankoodii aaway hadalada maamooyin ka ma aadan dhageysan qaar baa agoon u shaqeeya qaarbaa nimankooda inay sariir saaran yihiin laga yaabaa qaarbaa iskaga tagay marka danuba tiri you inay hooyadaa orodo ilaahow hooyooyinka caawi oo wax deeqa sii oo waxay ku farxaan sii yaarabi Aamin oo murugada ka qaad oo kurbada ka qaad Aamin Aamin alow u hiili u qasab madax ku sheega inay u gar gaaraan

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 2 месяца назад

    Aakhiro hadii laga baqayo maba lays dhibeen dadkaan waa aduunyo raadis ayax Miya mase waa aboor ama kaba daran

  • @ifrajSharmake
    @ifrajSharmake 2 месяца назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AaminoAbdirahman-ly9no
    @AaminoAbdirahman-ly9no 2 месяца назад +1

    Dowldaan waaxa udhimn aroosyda iney cashuurn

  • @ifrajSharmake
    @ifrajSharmake 2 месяца назад

    😢😢😢😢😢😢😮

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 2 месяца назад +2

    Dawladda Xamar ka jirta maxaa masaakiinta ku diray, Soo tii la rabay inay dadkaan daryeelto maaha?, maxaase keena mar walba dadka inaan la war gelin oo la yiraahdo iska baxa?. walee Xasan Shiikh cidii dooratay warbay keentay..

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 2 месяца назад

    kawaanka ha la dhiso ka Diana haweenkan ha ku ganacsaadan iyagan waa masakiin

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 2 месяца назад

    Ragga Somaliyee dumarka ha loo naxo, waad dayacdeen hana ugu darina dulmiga kiisa aan naxarista laheen.

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 2 месяца назад +2

    Horaa dad idinla mid ah loo soo burburiyay

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 2 месяца назад

    Eella kii dhigay u dacwootooy waxan waa wax laysla ogyahay ax ax ax

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 2 месяца назад

    😭😭😭😭😭😭

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe 2 месяца назад

    haawenka waxa halo qabto

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe 2 месяца назад

    guudomisaada haawenka waxa haa uu qabaato hadaay hawenka ka masultaahay ito wasiraada hawenka

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr 2 месяца назад

    Guura dheh reer bakaaro asal 70kii ilaa hada gurigeen ku yaal wasaqda iyo qeyre ayaa na dishay

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 2 месяца назад

    Maman away anukal eh villada sodhaf farmajo waa marehan milinta 8 février 580 ciidankeyga kaga sosarii villada farmajo wataagay farmajo birmada hassan dhiqo iyo grub hirab 91 ee xiika la rabtaan wakujogaan ee horomarka bililaqada argagixisada boobka dhulka baraqicinta kusodhawow hoyoo oo oohinta nagadhaf

  • @saja9892
    @saja9892 2 месяца назад

    Intaa shacabku dawlad bay ku cataabayaan wax u jawaabana lama arko kii dhacayey bay u yeeranayaan aawaye kuwii maantii dhaweyd koofiyadaha loo soo geliyey oo sidii lada u gabranaa aad moodeysey inuu roob ku daayo maxay waxaan uga hadli waayeen ilaahaw umadaan dhibka ka dul qaad

  • @shukrigalandiid7044
    @shukrigalandiid7044 2 месяца назад

    War tuugada lacagta ay dhaceen ku barakinaya Danyarta halaga celiyo, Dowladdu ma danyarta ayey lacagleyda uga hiilineysaa?, haddii Xarumihi Dowladda laga saaray danyarta Goobaha Ganacsiga haloo daayo.
    Dowladda waxaa fashilinaya Dadkii ay xilka ku aamintay oo iska horkeenaya Shacabka iyo Dowladda ee haloo fiirsado waxaa socda Dadaalo Xukuumadda lagu fashilinayo, Shacabkana lagu kicinayo.

  • @Videiedeting-x8b
    @Videiedeting-x8b 2 месяца назад +2

    Niman tellin jirrin haddu teliyo ninkii tellin jiray ayaa tegaayo

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 2 месяца назад

      HADII LAGU YIRAH MEESHAN AAN INDHAHA IYO CAAFIMAADKA U FIICNEEN HALAGAA QURXIYO MA TALO XUMAA WAR YAA SOOMAALI U TALIN JIRAY 🤔🤔🤔🤔🤔

  • @ISMAILIBRMO
    @ISMAILIBRMO 2 месяца назад +4

    Madaxda dalkan maxay xisaab sugeysa aqiiro
    Waxaad ku socotan waa waadadi cadabka jahanamo wlhi 💯⏳️

  • @saja9892
    @saja9892 2 месяца назад

    Nimanka sidaa yeelaya dad baa qabiil ku difaacaya agoontaas iyo masaakiinta Nina sidaa u galaya muxuu ka dheefayaa war wax damiir iyo diin leh ma jiraan miyaa

  • @deeqoadan8424
    @deeqoadan8424 2 месяца назад

    SIDAN WA XANUUN WALAHI E SOOMAALI WAN RER MUQDISHO U BANAN VAXA HOYOYINKEEN WALALAHEEN INA ADERADEEN WA WALIDKA KALIYA E ILMAHODA XALAL XUDIYA ILA SIYAD BATE HILIB AYAY ILMAHODA KU KORI JIREN KAWANKA WA KI DAWLADA DHISTAY XAQMA AHAN IN LA HANDADO O AWOD LOSHEGTO WALAHI WAN OYAY ELLE WAXAN UGA BARYAYA IN U KAXIJABO O U KACELIYO KUWA IMANKA LA DAWLADU WA IN AY ILAALISA MAMOYINKA SIDAN BINI ADANIMO MA AHAN WA IN LAGA DHI DHIYA

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 2 месяца назад +1

    Mac sonkor ayeey idiin thy

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 2 месяца назад

    SOMALIYEY HADAAD RABTAAN DHIBKA INAA KA BAXDAAN QABILKINA KUWODA WANAGSAN SODOORTA KUWA HADA SIYASADA IDINKUGU JIRO MA AHAN KUWO NABAD IYO NOLOL KA HELAYSIIIN.MARKI LA RABO KUWIINA XUN INA LA IDINKA QABTO WAXA LEEDAHIIN WA DAGALAMENA RERKENA KU SOO DUUSHEEEN.HA IDINKA SAARTO HEEE😂😂😂😂😂😂

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 2 месяца назад

    Wer heedhahay dowlad maahan tani ee iska qabta wer maxay tahay tuugo dowlad ah. Xasanow kuuma maleyney inaad tuug noqoto

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 2 месяца назад

    Dowlada boobka shacab cid u daneyneysa majirto, walee waa yaab dhulkii dowlada ee loogu talo galey iney shacabka u adeegaan baa shaqsiyaad boobaya, Xasan xaraash, cid idin rabto majirto, ka xaabsad Xasan idinkaa u mashxaradeye….

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 месяца назад

    Faramaajo hadaan dhamaaneeynana marabno intuu joogayna meesha aan joogno oo xamar aan joognay inuu soo noqdana meeshaan laga.marabo hablo dile kkkk

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 2 месяца назад +1

      Taasi waa adiga keliya shaqsiyadada cidna masuul kana tihid, Farmaajo Soomali weyn baa jecel rabtana haduu Alle u qoreyna cid dan kaa leh majirto ee afkaaga qabso

  • @halimoali7687
    @halimoali7687 2 месяца назад

    Calanka iyo Carada wax kuma lihin miyaaaa😭😭😭😭😭😭😱 Hooyoyinkan korinaya Ubixii Beri Talin lahaaa ka xishooda oo Garab qabta Waxay idinkaga baahanyihiin Garab

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 2 месяца назад

    Dal hureeye xasan shekh hore usoco ujoojin

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 2 месяца назад +2

      Dal iyo maati boobe Xasan xaraash, qubeere qote, diyaarso meeshad Illaahey ka gali laheyd, adiga iyo inta dulmiga kugu taageerteyba…

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 2 месяца назад

    Allah kabuki where is government Somalia 🇸🇴
    The innocent Somalian peoples suffering and peoples struggling how come the government of Somalia 🇸🇴 care of them ?
    And politicians they got lots money a month around $6000.00
    And peoples Somalia 🇸🇴 suffering
    This is not right

  • @Prettygirl._.4lifee
    @Prettygirl._.4lifee 2 месяца назад

    😢😢😢

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 2 месяца назад

    SOMALIYEY HADAAD RABTAAN DHIBKA INAA KA BAXDAAN QABILKINA KUWODA WANAGSAN SODOORTA KUWA HADA SIYASADA IDINKUGU JIRO MA AHAN KUWO NABAD IYO NOLOL KA HELAYSIIIN.MARKI LA RABO KUWIINA XUN INA LA IDINKA QABTO WAXA LEEDAHIIN WA DAGALAMENA RERKENA KU SOO DUUSHEEEN.HA IDINKA SAARTO HEEE😂😂😂😂😂😂