Malyuun Abuukar: "Ninka markuu is qarxiyey kadib bombaanooyin ayey nagu bilaabeen, midkiiba.........

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 75

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 2 месяца назад +16

    Waa marqaati nool,oo mudan in la wareysto mahadsanid.

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 месяца назад +28

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @HamdiCabdimaxamuud
      @HamdiCabdimaxamuud 2 месяца назад +2

      Scwscw

    • @AminafarahMohamed
      @AminafarahMohamed 2 месяца назад

      G99😂88😂1oo999⁹99229b​@@HamdiCabdimaxamuud m
      JioKaowkwk wkeswjjwkwkwkwkwjjjokqkwkwkwjkwjjsj

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 месяца назад +1

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 месяца назад +6

    Allaha unaxariisto intii dhimatay inta dhaawaca Allaha caafiyo

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 2 месяца назад +5

    Maashaa Allah geesiyad allah ha ku xifdiyo

  • @MohamedCawil-zk2bz
    @MohamedCawil-zk2bz 2 месяца назад +13

    Yaab qof kastoo liido tegayo waa la badhaa xataa hadu askari dowleed yhay hadana kawarama dhoowr nin oo qaar qaraxku xidhaan yihiin baabur, siday ku galaan bal iiga jawaaba somaliyey

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 месяца назад +12

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 месяца назад +1

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 2 месяца назад

    ❤❤Insha allaah xasan sheeq wax kaqeyr badan allaha noogu badalo. waayo hoganka hadu xumadi wadanka dhan waa xumana xasan sheeq haduu asaga dhacaayo hantidii somaliyed maxa yaala meesha bulshadan waxey kunool yihiin qalqal iyo qaraxyo.subxanallaah.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад +3

    masha Allh Abaayo caqliga Allaha ku Barakeeyo

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 2 месяца назад +5

    Waa hooyo caaqilada o runtaa kahadashay geesiyad qaran

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 2 месяца назад +2

    Faaxishada Hotel da taalo ha Leeska dhaafo alle na ha laga cabsado dhiibta na heesto wa dunuub iyo macaasi aan inaga galnay alle aya ku caasinay mrkaa buu alle haku jaribay inaan gamcaheena isku Leeno allow xaqa na tus khaatimadana kheer inoga dhg😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 месяца назад +1

      Amiin Amiin YA RABBI

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 2 месяца назад +1

    Inalillahi wa in illahay rajacun Allah ha uu naxariisto inta ku dhiimatay inta dhawacana illahay ha Caafiiyo Aamiin 😭 😆

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 месяца назад +1

      Amiin Amiin YA RABBI

  • @nimoadam3508
    @nimoadam3508 2 месяца назад +3

    Yes, thank you sister ❤❤❤❤❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 месяца назад +2

    SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 2 месяца назад +4

    Wa gabar caqli badan masha allah

  • @fatumayussuf5255
    @fatumayussuf5255 2 месяца назад +4

    Waryaa wariye waan ka shakiye maxad u ledahay malyun oo qaraxii liido ku dhawacantay hadana galgaduud u socota iney galgadud u socoto shabab baad maqashineysaa

    • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
      @QURAN-ONLINE-SCHOOL 2 месяца назад

      lagayaabaa in waraysiga lasii daayay markay tagtay kadib

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 месяца назад +1

    😢😢😢😢😢 Subxanallah Allah uwada naxariisto DHAMANTIINA oodhan yaa rabbi yaa rabbi

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 месяца назад +1

      Amiin Amiin YA RABBI

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 2 месяца назад +6

    Gabadha hadalka ka sug ha warantee xagee u hor carari🤔

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 2 месяца назад

    Sax walhi wa sax

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 месяца назад

    Masha Allah Allaha ku xafido xabibate 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ubahmohamed4362
    @ubahmohamed4362 2 месяца назад +2

    Walhi waa sax💪💪

  • @haniabdi7759
    @haniabdi7759 2 месяца назад

    Asc wallaal maluun runsheeg waa cabshi inkastoo qofwalba ey dhaafey nin waqtigiisa wallshe allah ku dhowro kan ku wareysanaayo hadii. Loo firsado timir lafaa ku jirto😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 allha u naxaristo dhinyarada aamiin

  • @DHEXDHEXADIYE
    @DHEXDHEXADIYE 2 месяца назад +4

    Waa runteed nimanka caloosha waa weyn ee baarlamaanka ku jira iska qabta dhalin yareey

  • @AhmedAbarYacin
    @AhmedAbarYacin 2 месяца назад +1

    🥰🥰🥰😍😍😍😍🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 good coussin

  • @naasirwardheere8240
    @naasirwardheere8240 2 месяца назад

    Beach view liido markasta aan tago waan soo mari jirey malintas inaa aado ayaan rabey lkn waa iisuro gali waysay

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 месяца назад +1

    Argagixisadu waxay ku jiraan dawlada. Somalia-Talyani wadankoosa dawlad run ah oo amniga sugta dagdag haw dhistaan. 5 maamul Qabiil Qaran noqon maayaan. Amni si aad u heshaan Dawlad Qaran oo matasha Sonalia-Tayani dhista.

  • @haniabdi7759
    @haniabdi7759 2 месяца назад

    Scw scw scw scw scw scw❤

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 2 месяца назад +2

    It's annoying qeybta horudhaca barnaamijka😢😢😢.

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 2 месяца назад +3

    Nimankan hawiye iimaan la aan ayaa kushacday 40 dollar hadii lasiiyo qarax kasta ayay soo galini

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 2 месяца назад

      Idinka keeno qaraxa

    • @Madina-mg6qm
      @Madina-mg6qm 2 месяца назад

      Waxa kasii iman daran hawiyaha nimanka raxanweynta oo xaabada u ah qaraxyada adunkana ku qarxay dadna galaftay akhirana wax u jirin

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 2 месяца назад

      @@Madina-mg6qm adigaba kasiidaran inad xaran cun tahay oo qawaarijka adba la jirto xaran cunee aya ku dhalay

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p 2 месяца назад

    Subxanallah

  • @haniabdi7759
    @haniabdi7759 2 месяца назад

    Warkan asigaa ah😂

  • @libanomar9769
    @libanomar9769 2 месяца назад

    Xildibanada Ethiopia u shaqeya wa in la xisabtan dhab ah lagu sameya

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 2 месяца назад +1

    Waa runta barlamanka wanka shakiyey beri hore

  • @maryanxaajixuseen1046
    @maryanxaajixuseen1046 2 месяца назад +2

    Maxa wajiga u qarsan weysey

  • @jakoj9220
    @jakoj9220 2 месяца назад

    Qofka ka dhageyso warka. Ha joojinin marka ay hadleyso

  • @abukar6
    @abukar6 2 месяца назад +2

    Xildhibaanada qaska wada barlabaka ha logu tago qabilkow dono ha ahaado nama metelo😢😢😢
    ha logu tag

  • @ISMAILIBRMO
    @ISMAILIBRMO 2 месяца назад

    Maashruc amaan ah ma laguso dhibay qof yahay
    Dowladan fashilka ah waqtigeda waa dhamana
    Maana soo lawaneyso

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 2 месяца назад

    Shaacabku waa inay hurdada ka kacaan oo khawaarijta iyo ciday ka shakiyaanba ay la wadaagaan laamaha amniga

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 месяца назад

    MEESHA LABA AL SHABAAB BAA KU DAGALMYA DAWLAD KU SHEEG MA BAADHAAN SI DHAB AH DHIMSHADA SHACBKA SOMALI E U BADAN HAWIYE XAMAR WAA IN MAAMUL YEELOTO HWIYE XUKUNTO IS AN LOOGU SOO GABAN

  • @Saada-d1i
    @Saada-d1i 2 месяца назад

    Tani waba qof weyne maxa badaha geyay dhagta dhex reer somalia wax weyne aya kaqaldane

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 2 месяца назад

    Xildhibaanada hala baaro.

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 2 месяца назад

    Tani waa garabka Xasan sheikh kkkkkkk

  • @jakoj9220
    @jakoj9220 2 месяца назад

    Video goos goos ka daaya oo adane ku so celcelineysan

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 2 месяца назад

    Islantaan siyasad beey ku mashqul san tahay dawladu ha soo sarto iyadaa xoog leh

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 2 месяца назад

    Baarlamaanka qaarkood waalaogyahay inay tuugo mooryaan garabsiiya yihiin

  • @salahmoalim2664
    @salahmoalim2664 2 месяца назад +1

    200 qof qolalka maxeey kahayeen dadka taas waa in la ogaadaa

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 2 месяца назад

      Ilaahay amarkiis adiga maxaa kaa galay waa dhalin yaro yar yar oo meesha isaga caweynayo wey kuu sheegtay gabadha qaarbaa laadhuu ku ciyaarayay qaarbaa music iska dhaheysanayay

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 месяца назад +1

      Hadii 200 qof meel joogaan micnaheeda ma in leys wasaayay baad u maleeysaa. Dad rabo ineey laayaan shacab dalkooda joogo. Waxeey mar marsiyo ka dhigtaan. Dad baa meel iskugu imaadeen.

    • @dhamme0
      @dhamme0 2 месяца назад +1

      Nafta geysay 😢naxdin darted bay qolalka ugu yaaceen

    • @HassanBasri725
      @HassanBasri725 2 месяца назад +1

      Kani waa Ashabaab😂😂😂

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 2 месяца назад

    Kuwa yiri ciidamada furumaha
    Ka soo baxa waain la baaro
    Ma,aha mucaarad ee waa khawaarij.Wariye waain labaaro

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr 2 месяца назад

    liido habruhuna ma aadaan

    • @Madina-mg6qm
      @Madina-mg6qm 2 месяца назад

      Dadban shir kula laha bay ku tiri maadan maqal

  • @MukhtarHassan-j1o
    @MukhtarHassan-j1o 2 месяца назад

    Somali hadan nahay been ina isugu shekeyno an ka helnaa wlhi
    Nabadi ma jireyso inta al shadadintu jogaan hadii nabad la rabo meshay jogaan wa la yaqanaye ma la tirtiro yaab 24/7 been an isu shegeyna khawarijtuna dhoshay ka qoslayan
    Markaa runtu wa khawarijtoo inta loo tago la dhameeyo gebigodaba

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 2 месяца назад +1

    Kan wariye maaha gabdha wareysiga u daaa si aan u ogaanay wixiii dhacay waayo maba ka sugaayo hdlna wlh dartiis ayan is kaga gudbiyay dislike wan u saaray

  • @kaynaanofficialchannel8777
    @kaynaanofficialchannel8777 2 месяца назад

    Waaa been teeda since gaaada waxaba kama jiro

  • @mohamedhassanali8919
    @mohamedhassanali8919 2 месяца назад

    Aniga shabaab ma ihi lkn gabadhan walashey maskiinta ah wxan kula talin laha inay carabkeda ka daasato ereyga khawarij waayo waa qof shacab ah siyasi la,ilalinayo waala gartay lkn adi yaaku maqan teeda kale xamar waala,isla joogo
    Wx fcn marwalba ina iska gaabsato. Kolay waa talo qof wllkaga kaga imaday sida ku roon ada aqaano
    Mahadsanid

    • @UbahAshar
      @UbahAshar 2 месяца назад

      naagta wahubaysantaha sayshegtay

  • @Hanad10k
    @Hanad10k 2 месяца назад

    Beented mahan wlh

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 2 месяца назад

    Kaalaya idinku afkiinna ku joojiya ciidamada Furimaha ka baxaya. Maanta Ciidankii Ahlusunna sow kama bixin markii lacagtoodii la cunay. Reer Xamar runta aad bay idiin dhibtaa oo in wax walba.buste qoyan la saaro ayaad jeceshihiin.