Cagaligisu adeeg sanayaha abati hadaaha ayuu ku leeyahay lakiin abtigiiy sow maha kuwuuhu u so qaatay qoriga xaarood ku abaha tisaaday ma maraku nafata u yaabay ayaaha abati lonaqday waar qalabi jileeha iyo abati ayuu yidhi ka xishooda kanaad cunatada siinayasa waa ka adiga inuu ku dilo halaakas u so maray waa qalad in nimaan cadowaga ah lakala jeceleyasato sheeko jilicasan abati ayuu iyiidhi 🫵🧏🏻♀️
Kolay wax lagu farxo maaha wayo waa dad islaama oo soomaaliya waxase eeda leh dadka hogaanka ah ee degmooyinkan madaxda isku galiyey alle haw naxariisto kuwan dhintay ku dhawacanna alle haw booga dhayo
Maxxaa kasiya huwan wa huwan bes magic kale malah
4:40 tabtaas bay ahaayeen daaroodku 1989kii iyagoo kibir nagu soo doontay oo waxay wateen dowladii afweyne weyna ku jabeen ceergaabo illaahey ma jecla gardarada iyo dulmiga ☝✅💯📢📢
Inan wanaagsan ayaad tahay
Waxaad ila eg tahay inan tarbiyad wanaagsan ku koray
Allaw kala qabooji dhiiga muslimka
Aamu hooyadaa iyo xasuuqba wase
Guul guul somaliland
Allah ha kala qaboojiyo
ABTI. GUU KUWI BAASBAASKA LAAGU. GURAYEEY SOOW MAAHA. AQLIHUN. ISAAGU. ABTIGI. AYU. SOO. DILAYEEEY🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
WAA. QAALAADE INE. UU. LAA. SOO. HAADHO
Cagaligisu adeeg sanayaha abati hadaaha ayuu ku leeyahay lakiin abtigiiy sow maha kuwuuhu u so qaatay qoriga xaarood ku abaha tisaaday ma maraku nafata u yaabay ayaaha abati lonaqday waar qalabi jileeha iyo abati ayuu yidhi ka xishooda kanaad cunatada siinayasa waa ka adiga inuu ku dilo halaakas u so maray waa qalad in nimaan cadowaga ah lakala jeceleyasato sheeko jilicasan abati ayuu iyiidhi 🫵🧏🏻♀️
Libaaxyo somaliland guul iyo gobanimo
Guulesot soomaliln❤❤ 4
Adba reer bari baad tahay kkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 faqiir mutakabira waa xaaraan maqdaca islaamka 🤣🤣🤣🤣✅💯📢📢
Aan gaarsiino 300k wuu uqalmaa walaahay
Labada wiil isku mid maaha midba qolaa qabsatay mid waa muuse ismaciil midna waa khatumo 😢
Guuuuuuuuuul soomaalilaan
Waa ay is wada dhaleen
5:54 markaana waxay odhan lahaayeen waa been oo waa nin buka oo kama mid ahayn ciidankii daarood ✅💯📢📢
Hala waso dhulbahante from rer muqdisho😂😂😂😂
😅😅
maxad ku cadaynaysaa inuu dhulbahsnte yahay tamale mafilayo inaad reer muqdisho tahay Becouse accent koodii masoo qirin hawiye dhulbahante waxay dhahaan dhumahante ok
Mansha allah c jsl guul
Sax baad tahay hal abuur waan kugu hanbalyaynayaa fikirkaaga
Kolay wax lagu farxo maaha wayo waa dad islaama oo soomaaliya waxase eeda leh dadka hogaanka ah ee degmooyinkan madaxda isku galiyey alle haw naxariisto kuwan dhintay ku dhawacanna alle haw booga dhayo
Allahu agbar
Aad baan uga naxaa
Aakhiro seega haystah
cida kolay gar darada ku socota way jabaysa mar kasta
Waa wax dadka dhiiga lihi ka damqadaan lkn kuwan is dilayda waa damiir laawe yaal
Oo maxan ku like garnya waxababa noomd shegine hhhhhh
Nolosha marka aad uquudhi waydo jaarkaaga waa lakala guuri.
Xanuun badanaa inaniyo abtigii iney isdilaan xanuun badanaa
Dhulbahntuunbaa lootaaglayahy markaa xabdaa lgadherginyaa
War ninyohow adigu gorma nabadionka noqotay dagaalki lascanode tolkaa xaqdarada dadka ku laayeen wa ku garabtaagnayde
kani wa kii lalaha hospitalka ayuu ka baxasay abtigiisa la dhuuntay abtu na taqbaab dariid wat dukab narjuuva
Waar maxa kuheli maxakagalay huwanta diidey nabadi ee somaliland looso adeegsanayo xasuuqan also qortey yaageystey waar hafalkaaga kafiirsò xuseen oog iyo madani isaaqa hal gubey leeyihiin adna sidanaad uhadleysa maxaka siiiya
But an anagaa garanayna
Do you know what means xasuuq i dont think ypu do!!!!!!.
Doqon rer galbeelda tahay
Tedhisabanka mataqnaa
😂😂😂😂😂😂😂 been badanaa