Mar hadday soo waayo aragty,oo in ku filan ay meel kale ka heshay,ubad bay inoo haysaa waa in la cafiyo, Rasuulkeeniiba nikii Xamse nebiga adeerkii delay waa kii cafiyey inkastoo ay xanuun ku ahayed, inana waa in aan sidaa yello. Rabbi baa khayer ka dhigiye.
Waanu soo dhawaynaynaa Hadaanu Arab nahay inanta aanu Awoowga u nahay walaahi inaan cidi la hadli karin ina quuje ....Awoow kaalay oo soo dhawoow Fahiimaay
Intaas ba loo sheegayey waar wax la kala hadha,Weligaa waxaa laysku dayaa in aad wax badan xeeriso maanta oo kale baa Imanayso,dhalasho iyo Dhaxdin labadaba waa la dhowrtaa,!!!!
Doqonkan hadalkiisa waan ku laba laboonayaa wallaahi waar marka hore qof dambiila ah wadana lagama soo dhawayn karo marka labaad waa dadqalato dhagaraysan oo rag iyo caruur yar yarba laysay
Video gani waa mid hore waxaa kuu cadaynaya warqad bilaa danbigana waan haysta hakuu cadayso inuu yahay wakhti hore video ga 2 baadna waa wakhti hore aragtan shalay maamulkii Ka horeeyay siday ahayd Ka fahan waa maamulkii Puntland Waan idiin soo gudbin doona labadaa video wakh tigii ay ahaayeen waxaa video ga Google laha markaa isaga kuusoo dhigay original kiisi
Fihiima ma waxey ka fiicantahay gabadii raga iyo dumarka reer sland intey iskugu tagen gabadha intey u lagdeen ay ku lahed nayaa iidor wagaash ku ashahaado ilowsho dhawaa
kkkkk horta fahiina guunje waa gabadh oo caayi mayno lkn hargaysa iyo meel kale toona cag ma soo dhigi karto ama hada ha calaacasho ama hada ha baroorato niyow😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Anu waxan aminsanhy fihima wa muwadinad somalilander ah oo dabiile ah marka iskaso dhawee caqlimahee horta reer ciqabedkeday maraysaa inatay dhiig sabab u ahayd wad garanaysaa
Waa la jecelyahay waa gabadheenii hadii ay timaado dadkeeda iyo dalkeeda cid u diidi kartaa ma jirto dagaal kana weyku saxsaneyd tolkeed halka uu marey ayey martey geesinimo ayey muujisey caano la isuma lisin dhulbahante hadii uu soomaalind soowada galo cid ka hor istaagi kartaa ma jirto hadii uu ka wada baxana cid khasbi kartaa ma jirto waa xor soomaaliland waa laga jecelyagay waa dad colaada iyo nabadaba yaqaan oo labadaba ku fiican oo aan cuqdad lahayn oo hadana yara dhib iyo hawl badan hadana aad loo jecelyahay soo bawoow fihiima qooje abtiyo
Hala soo dhaweyo waayo dabiga iyo wadaniyadu weey kala duwan yahiin siyaasin waan ka soo hor jeeysan karta waayo dagalka isaaq dhexdiisuba wuu is dilay wax kasta oo caayna weey isku yidhahden anigu waxan leeyahay soo dhawaw dumaashi
Necebiya naagaha yidhahda gabadhi waa dhaxdin Ma aniga xasuusta odeygayga qoladiisa Qoladeydaan duuliyaa habeen iyo maalin 😂 Aniga waxay ila tahay in aan Fihiima la saamixin naagtu waa naag waalan Naa reerkiina la joog
Alla isaaqu hanfadaysanaa oo hubsiimo daranaa waar waa kiliib berihore ah maaha imika
Fihiimaquuje soodhwow soomalilaand guulqaran Maashallh guusha qaranka soomalilaand guul iyogobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Walnut soo dhaweenen fiihimo boojo wan see sharafeleh iinoga codsatay soo dhaween aqbaltu
😊😢😂❤🎉
Mar hadday soo waayo aragty,oo in ku filan ay meel kale ka heshay,ubad bay inoo haysaa waa in la cafiyo, Rasuulkeeniiba nikii Xamse nebiga adeerkii delay waa kii cafiyey inkastoo ay xanuun ku ahayed, inana waa in aan sidaa yello. Rabbi baa khayer ka dhigiye.
Ragi ay jarjartayna miyad iska ilawday sdigo way iska riyotay iyado sojeda
Dumaashiday haku mashquulina, caruurteeda ayaan adeer u ahay.
Fahiima Quuje waa Muwaadinad Dambiile ah.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somaliland hadii la aqoonsado maanta, reer Laascaanood oo dhan baa u soo guuri lahaa Hargeysa 😂😂😂
Hala soo dhoweeyo ,waqti hore lama soo celinkaro iyo maalmo tegay.
😂DHULBAHANTE WAA MARTI AYAAD KU TAHAY CEERIGAABO DABADHILIF AYAAD EE TAHAY 😂G36 POWER FULL OF❤❤❤❤ SOMALILAND GUUUUL AWOODA SOMALILAND AYAY LEEDAHAY G36
😂😂MUUSE JAAHIL DALKAN IYO DADKAN WAA KU FASHILMAAY OO QARAN QAAWIYEY 😂😂😂😂
DHULBAHANTE WAA DAROOD DHEDIG AYAAD TAHAY DAGAAL GARAN MAAYSID LAASCANOOD WAA SOMALILAND WAN KA XAREEYEY DHAWAAN 😂😂😂😂
Somalilan iyo Dhulbahate Fihiima waa qof karti leh waxay ku darsatay Codkarnimo Dumaashi Well-com Somaliland..
Hashac wiilasha maxaa loo laynayey marka😂 nin dhintay kabtiisaa maroon walee inaanu siyaasi dantiis igu gaarin 😮😅
Welcome fihiima quuje gabadhi dhaxdani waana dalkeedi yaa xiga somaliland
Waanu soo dhawaynaynaa Hadaanu Arab nahay inanta aanu Awoowga u nahay walaahi inaan cidi la hadli karin ina quuje ....Awoow kaalay oo soo dhawoow Fahiimaay
Danbiilayaasha Dalna laguma soo dhaweeyo. Waa in danbiga laga maydho, dhaqan Celina loo sameeyo.
Walalo waanu ku jecelnehee war sugan noosoo gudbi kan waa muuqaal horee ❤
Imaatinka waxa ka horaysa sidee laysku Aaminayaa,Haddii kolba dhinca Dano Gaar ah laga raadiyo Yaa Allah ilaahay iimaanka inagu sug oo Xaqa Ina Garansii
Soo dhawoow dumaashi
Libaax wan kutqageraa sxb hakusi mashquulin waa dumaashideen
Intaas ba loo sheegayey waar wax la kala hadha,Weligaa waxaa laysku dayaa in aad wax badan xeeriso maanta oo kale baa Imanayso,dhalasho iyo Dhaxdin labadaba waa la dhowrtaa,!!!!
She realized that she made a mistake ,so welcome her back to home
Bilay basaasnimo usocotaa midakle wadanbile halaqabto
Waanu soo dhawaynayna fihiima quuje, wax kastoo ay samaysay wa muwadinad somalilandr ah caadifad uun baa qaday, waana nu ogayn inay soo laban doonaan reer kaas fihiima uhoraysa inta kalena waa lasugayaa cid isu keen dhanta majiro
Yusra Harteey, Gabaada gacaan hala siyoo oo reerka hala wanaajiyoo
😂
Fahiima waa reer soomaliland cid ha horjoogsan kartaa ma jirto ..soo dhawoow awoow
I’ m from berbera halasodhaweyo Fihima 🎉
Cod baa lagu dul qabtey waa la sameeyey.dembigey gashay wey ogtahay ms iyadaa aamineysa s.l .mar kale.
gacmo furan Ayan kusodhaway in sha alaah
Fihima so dhawaw wa dadkagi iyo dalkagi dhalasho iyo dhaxdinba somaliland bad tahay wl welcome your city hargeysa somaliland
Viva fihima wlc somaliland eedo qaali 😂😂😂❤
Welcome denbi malihid waxaa denbiilayaashu waa shan iyo afartanka santral comintega iyo garaadada dadka inta kaale waa cafis denbigay galeen waa cafis ilaahay unnbaa Kala xisaabti
Naagtaa hala xidho jeelkana liinta haku cabto waa wasiir gaashan dhig
Dad qalato
Fihiima ha la soo dhaweeyo soomaalilander la khalday .
Fihiim ubad bay inoo leedahay waa ubadkeena hooyadood soo dhawaaw .
❤❤❤❤❤❤❤❤ Fiihiima waa dheeman iyo luul
Doqonkan hadalkiisa waan ku laba laboonayaa wallaahi waar marka hore qof dambiila ah wadana lagama soo dhawayn karo marka labaad waa dadqalato dhagaraysan oo rag iyo caruur yar yarba laysay
Maasha Allsh reer Sbtigey waa gob g36
Dhiladu 😢😢😢😢😢😢
Dhulbahante ma markuugaajooday ayuu noqday waxn naagu gacan kus sooqaado fahiimi maimkaydhaxdin noqotay hadaytimaado waano muqubadaynaynaasoomaliland sixirkay sido inaga eega
❤soo dhawoy wllo gacmo furn wllo fihiimo quje
Halkaa wad
Wadada wanaagsan
From burco #hal-abuur cawil bile
Iloowsha dhawa ma uulba baan maqli jire6 dadku wuu islaaya waana laga heeshiiya lakiin fihimi wax fiican may sameyn dumashiya sheedbey gawradey maydkoodi katalaabsatey iskaso duubtey caruurteeda may eegin waxba mey xeerin
Wa laga wanagsanay iney dhex bodo labo garab ee dhigeeda wada ah Fahema.
Taa safiya tuusmo baaa kaaa fiican oo issaqku baatiilah reerkho maalakedi kuubeeneh
Masha alaah wiil wanaag san qabyaalada ayaa ku guyar
Video gani waa mid hore waxaa kuu cadaynaya warqad bilaa danbigana waan haysta hakuu cadayso inuu yahay wakhti hore video ga 2 baadna waa wakhti hore aragtan shalay maamulkii Ka horeeyay siday ahayd Ka fahan waa maamulkii Puntland
Waan idiin soo gudbin doona labadaa video wakh tigii ay ahaayeen waxaa video ga Google laha markaa isaga kuusoo dhigay original kiisi
Sheeko
Walaale waxaa ka xoroowdeene hasoo noqonin please cidna soo dhaweeyn mayso waa inan yar oo iska hadashay
Fihiima ma waxey ka fiicantahay gabadii raga iyo dumarka reer sland intey iskugu tagen gabadha intey u lagdeen ay ku lahed nayaa iidor wagaash ku ashahaado ilowsho dhawaa
Aan gaarsiino 300k wuu uqalmaa walaahay
Ku so dhawoow
Dag dagu ma wacna fihiimaay .
Dhiig baa yaal inta rag is arkayo Dhulku haku deeqo.
Dumaashi nimadi alamtara way so dhaafte😂
❤❤❤❤🎉❤❤❤❤
😂ADEER MUUSE JAAHIL WAN BIREYAY
Khaladka bashar baan unahay qof kaamilii majiro gabadha marhaday aragtay qalladkeedii oo ka too bad keentay waa soodhaweynaynaa 9:07
Ma dad qalatadii inamada yar yar gawracaysay ayaa la soo dhawanayaa anaa u horeeya oo ku dhagaroobaya haday hargaysa timaad
Inadeerky aad baan ku salmayaa 😂😂😂😂😂 fahiima waynu soo dhawaynaynaa anaku hadii aynu nahnay G36 waa in aan laynoi dhafin hadii aynu madarka masul kanahay
May yay noo imanin haday timaado cada heedaan goo goosanayaa tee baan soo dhaweeyaa waan aqaanaa abaalkeedu waa in la gubo dhulbahante wacad malaha
Allah, derbi haynkara ayaan jirin Somaliland mooye.
Waa runteed❤
kkkkk horta fahiina guunje waa gabadh oo caayi mayno lkn hargaysa iyo meel kale toona cag ma soo dhigi karto ama hada ha calaacasho ama hada ha baroorato niyow😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Qoodhe miyay rabtaa 🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Cid neceb fahima ma jirto waa gabadh muwaadin
Ma naagtii ragayaga dhawaca qudha dhafinaysay ee midi kurka kaga gurtay 😢😢 ilowsho dhawaa ma umuul baa😢😢
Kkkkkkkkkk Fahiim lama amani karo. Waa shaqo tag.
Yaa soodhowaynaaya waad iskahadashay walee dhulbahantee lamidka ahaa
Anu waxan aminsanhy fihima wa muwadinad somalilander ah oo dabiile ah marka iskaso dhawee caqlimahee horta reer ciqabedkeday maraysaa inatay dhiig sabab u ahayd wad garanaysaa
Horta waxan maminsanahy wa somalind
Waar dhul bahante soo dhawaaday leenahay idinkoo Naga adkaadey oo ay idiinka hadhay kalmadii waalana guumaysta oo sanka taagaaya samaliland aynu wada dhisano iyadoo loo simanyahay
❤ helaysaa Soo dhawaan waynu
Naagkha sarafadhe diilka laladhayeh oo labadileh oo wiil yare oo issaq xumeehya
Aar gabadha aynu soo dhawayno ninkeenii hore haduubfurayna aynu dub uciyaarsiino
Waa la jecelyahay waa gabadheenii hadii ay timaado dadkeeda iyo dalkeeda cid u diidi kartaa ma jirto dagaal kana weyku saxsaneyd tolkeed halka uu marey ayey martey geesinimo ayey muujisey caano la isuma lisin dhulbahante hadii uu soomaalind soowada galo cid ka hor istaagi kartaa ma jirto hadii uu ka wada baxana cid khasbi kartaa ma jirto waa xor soomaaliland waa laga jecelyagay waa dad colaada iyo nabadaba yaqaan oo labadaba ku fiican oo aan cuqdad lahayn oo hadana yara dhib iyo hawl badan hadana aad loo jecelyahay soo bawoow fihiima qooje abtiyo
Fahiima quuje waacafis
Naagtan muuqala lagaduubay qof habaarani maharsado naagtan waxay u xiistay fadhigii qayilaadii ey ninmanka laqayilijirtey waayo dhulkeed kamheleyso wey kucaynayan iyo biyihii kulolaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ciwanka iska hagaji marwalba wa kubshega sxb ciwankagu run ha noqdo
Hala soo dhaweyo waayo dabiga iyo wadaniyadu weey kala duwan yahiin siyaasin waan ka soo hor jeeysan karta waayo dagalka isaaq dhexdiisuba wuu is dilay wax kasta oo caayna weey isku yidhahden anigu waxan leeyahay soo dhawaw dumaashi
Walahi warun somaliland may heliin 7sano dalka lakalagenayey dahir dabadi dawlad lawa
Subxanallah allahayoo haa iyo maya meel hanagaga wada yeedhen 😂
Maxasheekaynsa naagtan ma cilyaal bay sheekanaysaa😂😂😂
War naga xishood sxb naagta idinkay caruur idiin haysaa ama dila amadaaya Saad Rabatn kayeel lkn daraawiishta ka leexd
Ciiro aya MW ka aah oo Abo idhiin aah adhi iyo adheerka CKhalif, intaad social media kaso daax haadleeysiid, laaso xirrir asaaga.
Walahi ilahay hakeeno hargaysa afka iyo futadaba waa laga wasi
Asc waa RUN taa Aniguba aaasaan aamin sanahay fihiimi qaa of nool waana of karti badan leh iyadoo kaliya ayaa dhameen karma sidaa ayaa aan aamisanahay
Adeer xabad baa inaga dhaxaysa imanshiyo iska daaye😡😡😡
Waar inanta soo dhaweeye Somaliland cida ka xigtaaa wa ayo, iyadaa leh
OO ILAA ISAAQOOW GEBIGIINABA NAAG BAA IDIN MAROORIN KARTA?
Hada ba isaaq Cidna maroorin karto mana imanayso soomaalilaan😮
Walaal run ku hadal please Waayo? Waan ku daawana lm from Buhodle
Hadii ay run sheegeyso wax ku jiraa ma jiro. Wana inan caruurteedii iyo iyaduba map ka ku jira lkķkkkkkk
Hadan anagu nahay reer Somaliland cidna madiidanin wax kaley ee aanu diidanahya waa cadiga Somaliland uu kaleya walaa daarood walaa somali kale hargaysa way iman Karan iyagu qirsan gumhoriyada Somaliland
Soodhawoow fhm qj🎉❤
Waa dumaroo waxba lagu fogaanmayo soo dhowow
Necebiya naagaha yidhahda gabadhi waa dhaxdin
Ma aniga xasuusta odeygayga qoladiisa
Qoladeydaan duuliyaa habeen iyo maalin 😂
Aniga waxay ila tahay in aan Fihiima la saamixin naagtu waa naag waalan
Naa reerkiina la joog
السلام.عليكم ورحمةالله وبركاته waxankuleeyahay fahiima quuje waa inan reer somalind ah silicon ayaa loosoodhawaynaa
Welcome dumaashi
Fahiima quuja rag badan oo isaaq ah ayay gacanteeda ku dishay .ma.cafin karno gabadhan
Naagta xashiidaytaha ah naga daa magaceeda
Maanshallah adaa xariira edo shinbirba shimbirkiisuu laduula
Waryaa doqonyahoow tani waa tii ragayaga dhaawac tirtey weeye mana soo gali karto hargeysa
Haddii fahiima quuji Aad soo dhaweyso,, xasan shiikh iyo xamsana ku dad?
Dar