buur madow maalinba faras aad fuushaa kuma qaadee labada dhinac dhinac uun ugo hadii kale...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии •

  • @iali8540
    @iali8540 5 месяцев назад +6

    BUURMADOW. XIRSI TOORIILE OYO XAASHIBA WAXA KA HADLINAYAA EE CADOWGA NABADA UGA BARYAYAAN WAA FULAYNIMO.

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 5 месяцев назад +1

    ABWAAN ALI WAA GEESI HABARJECOO..... RUNTA USHEEG

  • @nurdeanbil6497
    @nurdeanbil6497 5 месяцев назад +1

    Ali knows what he’s talking about ❤❤❤❤❤❤Love ❤❤❤❤❤❤Love

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 5 месяцев назад +4

    Guul iyo gobaanimo Ali allah ha kugaro

  • @mchaboorentertainment8116
    @mchaboorentertainment8116 5 месяцев назад +1

    iga wallee caawa Cali hadal. Adeer ama dee magaalka ina kala galiya Muuse Abokoroow ama dee wax nagala hadla. Waa la wada ogyahay in Maxamed Abokor idinka masuul ahaan jiray walina idinka yahay, yeelkeede bal af Muslim iyo af gaal mid uun nagula hadla!!! Yaanu idinlasoo saarnaa oo dantiina ka dhex aragtaan? Nin dab waayay digo shidaye!

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 5 месяцев назад

    Kolka horeba firdhiye
    Mamul kuma hayna
    Haday habarjeclo
    Mid noqoto cid
    Sland wax ka
    Qadaysaa
    Majirto

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 5 месяцев назад +2

    Isku soo wada duuboo reer somaliland iyo cadawgoodu horayso iyo danbaysaba xaqiiqatan way is hurran yihiin, waana la eedayaa wixii dhacay- waliba doorkan maanta ah afkaa hadalka dayn doona, sidaa daraadeed reer somalilandoow meel Aad joogtaanba heegan iyo wada ahaada gaadh buuxa, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,, for ever Somaliland rep,,

    • @aminafarah7494
      @aminafarah7494 5 месяцев назад

      Aamin insha Allah

    • @IsmailMohammed-q9z
      @IsmailMohammed-q9z 5 месяцев назад

      Qurmisland Snm Land Shadh Dowlad Xidhan Qabiiil Walbo Shadh Dowlad Ha So Xidho Baan Leeyahay Wax Somaliland La Dhaho Majidhan Qabiiil Walbo Tuuuladiiiiisa Ha Deeeqo

  • @awgeele
    @awgeele 5 месяцев назад +1

    Abwaan waan ku salaamay

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 4 месяца назад

    Allah akbar waa runsheeg

  • @shakiibfarah152
    @shakiibfarah152 5 месяцев назад +1

    Pilot waan ku salaamay saaxiib

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 5 месяцев назад

    Aliyo waxan sualaha kuwaydiya xaked kakenta war dad hagasan keen .

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 5 месяцев назад

    Caliyow Garxajis haysku qaadin ee sheeg ciday yihiin

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 5 месяцев назад

    Markaad leedahay ugaadhyahanbay kuwadaan hadaa ma sida sacad yoonisbay niikin lahaayeen oo huwanta sooraaci lahaayeen buur madawna waa laqaban doonaa

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 5 месяцев назад

    Haa maanta waa yara macaaniseen wiilka caloow markii hore miskiin buu ahaa maanta waa iska kaa celiyay

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 5 месяцев назад

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN

  • @MohDegelle
    @MohDegelle 5 месяцев назад

    Caliyow Boho waa dirirayaan
    adna sacad yoonis baad ku sheegtaa malaa'ig bahana bahayin uu Buurmadow ku shaqaysto oo sacadyoonis ku diro ama dhoobiyo geela u raaca bal cadayna soo ban dhig

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 5 месяцев назад

    Habar foorar jeclo

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame 5 месяцев назад

    Buurmadow waa jiirka inta uu wax qaniino hadana wax afuufa isaga dira dadka dilka gaysta marka danbana nabad ku baaqa yaab

  • @nimcomuse9898
    @nimcomuse9898 5 месяцев назад +1

    Buurmadoow waa tuug aan xishoon yaa wax ka dhagasanaya

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 5 месяцев назад

    Adigu maxaad collaadiisa ka helay.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 5 месяцев назад

    Habarjeclo buurmadow iska qabta

  • @MohDegelle
    @MohDegelle 5 месяцев назад

    Caliyow hadaanad wax cad hayn ama rag Boho xadhig ku soo xidhin sida ayga ama anay geelaga racayn bilaa xisaab
    Ee inder rali gelin ka bixi

  • @maxamedcali7432
    @maxamedcali7432 5 месяцев назад

    Cali kulmiye maxay Ilakaha ku galin wayen

  • @MohDegelle
    @MohDegelle 5 месяцев назад

    Cali inder warbixin khaldan oo gabowday baan Boho ka haysaa inder shar iyo qayr waxba ha ku darsan burmadow la shaqyso hadaad donto
    Lkn Boho faraha kala bax.

  • @abobasement346
    @abobasement346 5 месяцев назад

    Kan wuxuu ku nol yahay dhig Af Qadhmun war dhulbahantow ragah lah dilay u so Arah

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 5 месяцев назад

    Waatalinta waa xiirsi iyo suuldan maaxamud guuled booqrburmadu iyo qaar kaalo baadan xiirsi iyo laabaduba wa reer kaaiga waana fatalin

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 5 месяцев назад

      Mujaahid caliyoow wallee iyo allaylehe sidaad u sheegtay weeyaan, waase waxay ka dheefaan'e waxba yeey ka iman insh tcaalaa,,, for ever Somaliland rep,,

  • @IsmailMohammed-q9z
    @IsmailMohammed-q9z 5 месяцев назад

    Qurmisland

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 5 месяцев назад +1

    Burmadow isma dhibo mobilkisa ayunbuu farinkasodir waxa habarjexllo iyo garadka lahadley waxba kamjiran siyasada ayaa halkaa ka gashey Abti Abti

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 5 месяцев назад

    Balaayo madow waa dhuuni qaate cadow kalkaala

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 5 месяцев назад

    hhhhhhhhh maansha Allah muj, Cali Taartv miyaad eriday,

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @ahmedtoxx8091
    @ahmedtoxx8091 5 месяцев назад

    Muj.cali duldul

  • @MuuseAxmed-t7y
    @MuuseAxmed-t7y 5 месяцев назад

    Amiinamiinamiin alah

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 5 месяцев назад

    Ugadhyahano ceelafweyn in lagugu dilo wa xaq maxa ka dontey

  • @muxyadiincabdi8570
    @muxyadiincabdi8570 5 месяцев назад

    Munafaq
    Afdaloola

  • @jaamabiixibiixi8385
    @jaamabiixibiixi8385 5 месяцев назад

    Xaaji cali nin wax badan og

  • @sahrawarsame725
    @sahrawarsame725 5 месяцев назад

    Okay

  • @CabdirisaqAxmad
    @CabdirisaqAxmad 5 месяцев назад

    Caarotigiy shalay markaan dirir cusdoneyay waatad calfihii iyo qubteen kabacar beedkiiye celiyaayda fiigaha miyaacato nagu reebtay

  • @abdifatahmohamud620
    @abdifatahmohamud620 5 месяцев назад

    odaygani goormuu sidii nin wayn u hadli doonaa reer dhan oo garxajis layidha iyo guruub huwanta magaca garxajis wata caqli uu ku kala garto malaha waan ka xishona warbixinta iyo warar dherada Ayan is nidha ayuu kadalaya wanan ku xidhanahay odayga aan tolka nahay haduu sidan wax ka badali wayo anaguna sidiisa ayanu xayawan noqon walahi buna halkan uu reeraha walalaha ah uu ku kala fogaynayo sii jirayn oo hawada laga sari
    Tani wa digiin tii ugu danbaysay islantaadii kawaran hadii layidhaa garxajis caydisa ayaa ku jirta qof wayn ba iskuma haysto!!!

    • @abdullahiusmanjama4946
      @abdullahiusmanjama4946 5 месяцев назад

      Garxajis Waa walaaladeen Hj meel kasta way nagula dhinteen laakiin Musiibadu waa Wadani oo dadka Taageersani Cadaawada Muuse Biixi ka dhexaysa kala garan waayay Somaliland iyo ninkaas waalan ee talada aynu kula khaldanay. Waana isku Mid reer wadani Haduu Sacad Muuse yahay iyo haduu Hj ama GX yahay. Waa musiibo huursan oo doqmo ah.

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 5 месяцев назад

    Wqxaan Ka baaqayaa Inaad Magacaaga ka Xanaaqdo sidii uu naanays yahay Abwaan @duulduul

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 5 месяцев назад

    Cali duulduul kani waa mid dabeecad xun cidi kula noolaan karimayso 😂😂😂😂😂

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 5 месяцев назад

    Buufi buufi

  • @CabdirisaqAxmad
    @CabdirisaqAxmad 5 месяцев назад

    Cali duldul miyaad asasaqday

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 5 месяцев назад

    Been madow caadaqaate iimaanlaawe dawarsato

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 5 месяцев назад

    😂😢😮😅😅😊😊

  • @deeqelmo5558
    @deeqelmo5558 5 месяцев назад

    😂😂😂😂😂

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 5 месяцев назад

    𝐜𝐚𝐥𝐢 𝐝𝐮𝐥𝐮𝐥𝐚𝐰 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐡𝐚𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 5 месяцев назад

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Bashatalents
    @Bashatalents 5 месяцев назад

    Hala pilot

  • @farah.418
    @farah.418 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤