Gud Madaale” Xanuunka ugu badan waxaa igu haya shirkadaha dhibaatada ku haya wadooyinka aan dhisnay”

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Комментарии • 9

  • @user-vl6ke2og5p
    @user-vl6ke2og5p Месяц назад +7

    Shirkad waxey keensatay. Uma baahnine. Shaqada magaalada taal qabo. Biyahaas meel ey bada kagalaan samee. Jidadkaane nalalkii kala hagilahaa samee. Samaafaro. Shirkad haku meereysane

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 Месяц назад

    Mahadsanid Gudoomiye Madaale hala dadaalo waa laga bixayaa tar-tiib ayay wax walba ku hagaagayaan, Xamar oo aan ka tagay xiligii Ethiopian-ka oo aheyd xili aan fiicneyn inkasta oo maanta Ethiopian-ku ogyihiin in aaney Soomali cayaarin, waxaan ku laabtay sanad ka hor mana aha Xamarkii hore hadii ay ahaan laheyd korisda maskaxda iyo dowladnimada caqligii qabiilkuna waa sii yaraanayaa, Guul soomali weyn, Xamar oo hagaagtaa waa Soomaliya oo hagaagtay, waa hooyo waana aabe. Waa ciyaal WARDHIIGLEY cuslaaday hada Idina salaamaya

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w Месяц назад

    Somaliya wan ka sabray waligeed hormar ma qaareeso insha allah

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Месяц назад

    ✅✅✅Madaale jir oo joog horeysay u soco mudane❤❤❤❤❤❤✅✅✅✅

  • @RoodoFaarax-fz6fv
    @RoodoFaarax-fz6fv Месяц назад

    ❤❤❤❤❤

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 Месяц назад +1

    Madaalow dhibka cariiriga iyo saxmada kajirto makawarqabtid waxaan umaleynaa in aad waxyaabow kale kashaqeeyso

    • @nuurgedi
      @nuurgedi Месяц назад +1

      Waxaas war uma baahna ee plan u bahantahay wana qaali

  • @RoodoFaarax-fz6fv
    @RoodoFaarax-fz6fv Месяц назад

    ❤❤❤arfjijs

  • @ahmedalin
    @ahmedalin Месяц назад

    NINKAAN KAGAMA FAAIIDAYSAN XAFLADAN BAAHIDA MUQDISHO QABTO
    SIDII WAX LOOGU QABAN LAHAA. WAA GUULWADEEYEY OO SIYAASAD IYO
    SOMALI WAY DHAQAADAY AYUU KU SOO GABAGABEEYEY. 2.5 MILYAN
    QOF OO SOMALI REER DMUQDISHO WAX QABAD KA SUGAAYA.
    WAQTIGII LA BADALI LAHAA WAA DHAAFAY.