Ani ahaan 2 bil ka hor ayan akhriska bilaabay waayaha daanyeerta wanku slamaybsaaxib ( my frovorite book) lbadas ayan dhameeyay hada waxa iisocda ismalure runtii buugaas waa mid aad aan ula falgalo markan 1page akhriyaba 5 daqiiqo wax ka badan ayan falanqeeya 🎉
Buugtaa iyo maqaaladaa qortid ustaadow, web gaar kuu ah ama mid guud ama goobo kaleba oo barahaa bulshada ah inoogu soo bandhig adigoo mahadsan. Buug hana hor keeninee, maqaalada iyo qormooyinkaagana inoosoo gudbi.
Asc zxp wax yaalo badan ayaa iga guucaya nio sida afaf kle inaa wax ku akhriyo ee ma waxan ahamiyada horta saraa ina afeyga wax ku akhriyo nio bal ilatali ee qof wax akhrisameyey in katoon englisha wax ka baraty ❤
Aadanow saxiib akhriska kuma dheereeyo laakiinse waxa aan dhagaystaa buugaata la soo duucabay ama carabi ha ahaadan ama Soomaali wax talo ah maxaad na siin lahayd aniga iyo inta nala mida
"kuma fiicne" ha dhihin saaxib, maskaxdaadu waxa ay u fasirani in eysan awoodin in ay wax akhriso, talo weyna uma baahnid keliya raadso buug kadibna akhri un. Hard haddaad ku weysid PDF baad Telegram ka heli.
Walhi mowduuca akhriska maxaa😮 dad badan isku qabanay. Qufaa iska dhaaayo maxuu fa'aado ah uu lee yahay Akhriska markaa u sharaxdo daasho wuxuu sifudud ku dhahaya mya waxuu nin iska soo qorty wa khati kuma lumiyo ee wax kle iisheeg. malinta so deysay buugii Akris aayatiin leh ka dadib quf lama doodin sifuud kaasaa u diraa.
Aad baan ujeclahay wax aqriska📚❤
احبك في الله ادم ❤
Alxm 2020wax aqriska jecladay noloshayda dhan waay isbadashay alxm waligayna joojin maayo❤❤❤
شكرا لك استاذ ادم خضر شكرا لك بعدد قطرات المطر وبطيبة رائحة العطور.......
Buug aan lahadlay waxaa kajiro buuga waa ku salaamay Saxiib.
Marka aqrinay lay sadar sadar baan uafakiraya❤
جزاك الله خيرا يا أخي
Masha Allah wlo
Wallahi anba sidaasan ahay xataa vedio yada aad chaneladada soo galineysid waa ii sidaa uun inta vedio joojisto ayaan figradahan ku sameeyaa barbar dhigis dhaqankeyga markaasa dhaha Wallahi sidaas iyo sidaas waad ku saxsaneyd buugta na waa lamid wax kasta maliqo waa in aan garaadkeyga yar kushiilo wxu qaadankarana haqaato aniga iyo walaashey safxad walba aysoo rogto fikradahakujira buuga ayay ila falanqayn ana kaan akhriyayo xataa buugay iyadu akhrisey meela aan anigusi wacan ufahmin ama fikrad exactly ku ah aan ka qaadan ayaan markay ilafalanqeyso fahmaa iyadana kadaalik
Waa si arin fiican hadaabad saa tahay aad wax kala shaandhaynayso waxa tahay dadka aan fikrad kasta laga dhaadhicin !!
@@YOOCOMEDIA mahadsanid wll
Ustaadi Alle Yacizak
7:30 ⚡️⚡️⚡️ haa walhi wa runtiisa nabiga wuxu yiri adunka wa xabsiga mu’minka
Mahadsanid walaalkey
Iso ducey akhriska igu yar
Mahadsanid ustaad
waad mahadsantay ustaad
Mahadsanid wll Adan
Alle ha ku sharfo ustaad ❤❤❤
Mahadsanid wll
Mahadsanid ustaad Aadan Sahan
Akhristaha maanta waa qoraaga bari.
Thanks ustaad ❤😊
Allaha ku xafido teacher ❤
Soo bandhig wll bugagtad qortid kalsooni iskuqab walhy qof qaliya dhalinyarada wax tar fiican bad uheysaa aniga iyo dhalinyarada somaliyeed wll🎉
Ana aadanaw wxaan wakhti kafikirayay markaad tiri "buugaad akhrido waa inaad cid aad uga sheekayso lahaataa hadii kle macno samaynmaayo taaasooon kaqaatay waxkastood baro waa inaad cid siibartaa hadiikle macno samaynmaayo""
Wey wacan tahey inaad qof uga sheekeysaa waayo hadhaw wax baad ka xasuusaneysaa marka sasa uwacan tahey lkn dadkii😢
@@AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml maya walaal qof ka uga sheekeyneysid buuga ha ahaato qof kula level ah garaad ahaan oo kula falanqayn kara sidaa hadey jirto qofka usharaxaysid wxa lagayaaba inu sikagadisan taada uu ufahmey dabadeed kuu sharxo aragtidiisa waxbadan badan isku aragti baad noqoneysaan dalliilo cad cadbu kusiin nolasha wxu kadhax arkey e aragtidan ku saabsan
Deedna waligaa ma iloobeysid bal kwrn ilmoyar hadaa soo fadgeysiiso. Kudul akhriso mxuu kaafahmi adna caacda unba kudaalin waa sidii adoo gidaarka ku akhriyay😄😄😂
Salaama ustaad
Thanks ❤
موضوع مناسب في شخصية مناسبة ❤
Soojeedintii hore aadanoow❤❤❤❤❤
Hore u soco sxzp
dhiiri galiye 🫵🫵🫵🫵
Qofku marku wax aad u Barto ama diintu nacaa ama wa jeclaada that's it adanow adiga azxaabul yamiiN ba thy 💕🖐
oo see ah xoogaa waa ku fahmay Wax walba hadaa la iska badiyo xadkee kabaxaan.!
Mhdsanid ustaad
Buuga miyi iyo magaal intee kahelikraa
mahadsnid walal 🎉🎉❤
Role model⚘️🖋
Ani ahaan
2 bil ka hor ayan akhriska bilaabay
waayaha daanyeerta
wanku slamaybsaaxib ( my frovorite book)
lbadas ayan dhameeyay
hada waxa iisocda ismalure runtii buugaas waa mid aad aan ula falgalo markan 1page akhriyaba 5 daqiiqo wax ka badan ayan falanqeeya
🎉
sxb malagu heli kara pdf madamo meesha aan joogo laga heleyn. suurta gal matahey in Aan meel ugu hagago software ah
@@SahalIsmail youtube ka baadh telegram aya jirta oo buugagta somaloda oo dhan laga helo
Sxp waa kutagera guulayso
Buugtaa iyo maqaaladaa qortid ustaadow, web gaar kuu ah ama mid guud ama goobo kaleba oo barahaa bulshada ah inoogu soo bandhig adigoo mahadsan.
Buug hana hor keeninee, maqaalada iyo qormooyinkaagana inoosoo gudbi.
Oo buuga maxaad kudiiday😅
Aaadamaow walalo❤
❤yeah ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc aadanow waan ku salaamey
100 bog madamo hawlo badano kale hayo hayaaaaaay ustaad ma aniga unba mise waad nagu talaxtagtay ado hawlo bdn hayo 100 bog masha allah wxy noqotaba
Nio zxp mida kle ee igu dhalty inaa buugta qor wax ka qaato ee majiran kuwu suuqa so galisay oo an iinsan karo Allah haku xifdiyee
3:39 buug anigoo aqrinaya inta jogsado su’aal iweydinin maba dhicin 😂😂 buug kasto farta iitagan an aqriyo
Waar waakaas mawduucaagiiye waxaa kale adiguna ka bax oo kuwan noso badi ❤
Ustaad sharaf iyo karaamo
OK zxp
Waxaan akhriska ku dhex jiraa ilaa hada mudo dhawr sano ah ,labadii sanne ee ugu danbeeyay ayaan helay fikrada ah inaad buuga aad akhrinaysa aad lasheekaysato , aad rogrogta fikradaha ku jira bog walba, taasi waxay igu khasabtay inaan dib usoo wada akhriya wixii buug ahaa een akhrinayey mudo sanado ah kahor, waa alle mahadii
How to read a book by ADLER MORTIMER
Cidii english wax ku akhrin karta buug wanagsan weeyan
Waan kugu fanaa❤❤❤🎉🎉
❤
Wax qabadka wayn aad umada u hayso, allaha kaa abaal mariyo abaal mar buuxa.
Allaw ku barake maxaan cilmi kaa bartay ustaad
Akhris kitaabka ka wanaagsan majiro lagamana dhargo kitaabka quraanka ah marwalba
Ma.
Thanks buugga wn la sheekaystaa wlhi dhan gaara buu ii leeyahay lkn waligay qof uguma sheekayn hadan bilaabn walshay bn Ku baraawayn 😂
Aadan khadar cali roble ❤️🩹💯
Adi comment-gaan malagaa waayo marwalba?!
@@KONAAL. Haa kegama wayi karoba mana xuma saw maha
Waa ruunta legma wayikaro mana xuma saw maha
コナン ソマリアの少年👦
#Sahanka .Asc Booga wayahay daanyeerta Germany Malaga hela?
Asc #Sahanka Booga wayaha daanyeerta xagoo ka iibsankara qof Germany jooga??
Sax Waya
صومال ❤
Noloshu kuma cisho wll Adan
*Aadanow wxn ku weydiyay aaway buugii aad hada ka hor dhahday wan tarjumayaa e al islam beynal sharqi wal qarbi ali izat bekovaic*
Asc zxp wax yaalo badan ayaa iga guucaya nio sida afaf kle inaa wax ku akhriyo ee ma waxan ahamiyada horta saraa ina afeyga wax ku akhriyo nio bal ilatali ee qof wax akhrisameyey in katoon englisha wax ka baraty ❤
Adanow shp xalane kasoo hadal plz
dhalinyaro wax hala akjriuo waxna
viva man U😂
😅
Pro booga xasuusahii guwaantanaamo bay
Pdf mala heli karaa
sxp aniga maad iga sheekeynaysa buuga markaan kala furo kalmad kalmad ayaan u falaqeeya kadina buuga marku dhamaan wayo meel baan isga tuura
Kee baa fiican inaa mobile software ka akhriso buug📱
Ama
Inaa ku akhriso buug isagoo oo hardware ah
wax uun akhri
قال النبي صلى الله عليه وسلم لعلي بن ابي طالب : ( يا علي أنت مني بمنزلة هارون لموسى)
علي بن ابي طالب هو الفاروق الأعظم وسيف الله المسلول❤❤❤
Cumar isaga maxaà ka maxaa ka aaminsan tahay?
Buug free ah side u hela adanow jiq bau nugu tahe
Aniga ayaa ku so dirayo ama telegram ka soo dagso❤
Wll halkee ka heli karaa iyagoo free ah. Pdf ah
Nio 2 sano wax ma akhrin maskaxdaana imadoobaatay
Aadanow saxiib akhriska kuma dheereeyo laakiinse waxa aan dhagaystaa buugaata la soo duucabay ama carabi ha ahaadan ama Soomaali wax talo ah maxaad na siin lahayd aniga iyo inta nala mida
"kuma fiicne" ha dhihin saaxib, maskaxdaadu waxa ay u fasirani in eysan awoodin in ay wax akhriso, talo weyna uma baahnid keliya raadso buug kadibna akhri un. Hard haddaad ku weysid PDF baad Telegram ka heli.
Nio cilada i haysata ma aqaane anigu aduunka wax akhris baan ugu jeclahay hadana iskuma karayo in aan wax akhriyo 😂
Aadan falanqaynta laftarkeeda ayaanan fahansanayne sidee buuga aad akhrinayso loo dhadhamiyaa bilmacnow sawir nagasii tusaalayaal
Walhi mowduuca akhriska maxaa😮 dad badan isku qabanay. Qufaa iska dhaaayo maxuu fa'aado ah uu lee yahay Akhriska markaa u sharaxdo daasho wuxuu sifudud ku dhahaya mya waxuu nin iska soo qorty wa khati kuma lumiyo ee wax kle iisheeg. malinta so deysay buugii Akris aayatiin leh ka dadib quf lama doodin sifuud kaasaa u diraa.
𝐚𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐧 𝐊𝐮 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐦𝐚𝐲𝐚 𝐔𝐬𝐭𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐧𝐨 𝐫𝐚𝐛𝐚 𝐈𝐧𝐚𝐧 𝐊𝐮 𝐰𝐚𝐲𝐝𝐢𝐲𝐨 𝐁𝐮𝐠𝐞 𝐀𝐤𝐡𝐫𝐢𝐲𝐚 𝐈𝐲𝐨 𝐬𝐮𝐚𝐚𝐥𝐨 𝐍𝐨𝐜𝐚𝐬𝐚 𝐀𝐲𝐚𝐝 𝐈𝐠𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐤𝐞𝐧𝐓𝐚𝐲 𝐉𝐚𝐰𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐥𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐁𝐚𝐝 𝐢𝐬𝐢𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐒𝐱𝐛 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐧 𝐔𝐠𝐚 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐞 𝐌𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐛𝐞 𝐀𝐝𝐢
😂
Buugta afsomaliga kuqoran waxbakaqaldan
Wax kama qaldanee adaa afsomaliga qaldan filaa
dhalinyaro waxii aad aqriso ayaad u ekaata.
❤❤❤