WALI MA ARAGTAY QOOR OO AAD TAQAAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 38

  • @abdikanezainnuur7069
    @abdikanezainnuur7069 День назад

    Second cumar cusmaan maye Noo keena fadlan Legend cumar Keena

  • @barrygolden6873
    @barrygolden6873 2 года назад +2

    Legend ofthe legend qoor.

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 Год назад

    Wlh la aan tii flm ma jiro waxa ehedeen mufasirintii ugu wngsnaa Abdi ee somalida so mara❤❤❤❤❤❤

  • @daarali
    @daarali 7 месяцев назад

    Legend caruunimadoo n'a soo maaweelieuey qoor

  • @soobax7544
    @soobax7544 2 года назад +4

    Ayaanle Hanoolato, fadlan noo soo qabo cumar cusmaan maya , UK ayuu kula jooga. ninkaas wax muqaala lagama hayo cod uun mooye. fadlan waraysi nooga soo qaad. waad mahadsantahay!!!

    • @abdikafi44
      @abdikafi44 Год назад +1

      Waaku racsanahay, waxkasta hakugu qadato, cumar cisman maye, nogeen waliba full biography

    • @abwansaagar1198
      @abwansaagar1198 5 месяцев назад +1

      intii aan dhihi lahaa ayaad wlhi noo dhahdeen ee Ayaanle codsigaan haka soo jawaabo.

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 7 месяцев назад

    Qoor legend waye ninlawayey

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 Год назад

    Legend legend legend dhaafay xidigii al faghi ❤❤❤❤❤❤❤ abaaaaaaah hhhhhh cajiib

  • @hussainabdullahiadam3750
    @hussainabdullahiadam3750 Год назад

    Legend qoor🔥

  • @akram_adel3253
    @akram_adel3253 2 года назад +3

    Hey baby Akshay kumar 😂🙋‍♂️☝️

  • @FADSO
    @FADSO 3 года назад +5

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN .

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 3 года назад +4

    Wax macna leh maanta ma heyssid, nin cireystay oo wuxuu ka hadlaaya sheeka ciyaal suuq.

    • @oats2330
      @oats2330 2 года назад +2

      Aadiga xataa saas ha u Hadlin ee come down caydana jooji please

    • @abdirahmaan419
      @abdirahmaan419 Год назад +1

      Ciyaal tuulo thy ninkaan aqoon Uma lihid afkaaga qurunka ah kala bax

    • @mohaasifamily7935
      @mohaasifamily7935 7 месяцев назад +1

      Qoor mataqanid dhipka waintas kaliya

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 Год назад

    Alaha ku daayo wlll

  • @omhajar69
    @omhajar69 3 года назад +2

    Qoorta Qoorkale ku darso kadibna koioxda siyaasada ku biir kkkkkk

  • @ahmedbaari4938
    @ahmedbaari4938 3 года назад +1

    Qoor waxaa aad u yaqaan reer Muqdisho gaar ahaa ciyaal Suuqbacaad iyo general Daa'uud.

  • @Aweysmohamed2121
    @Aweysmohamed2121 Год назад

    Legend ninkaan si gaar ah u taageraa ilaah amarkii codkiisa noloow eboow cade

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 Год назад +1

    Abaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedjeylani5188
    @ahmedjeylani5188 3 года назад +2

    Kkkkkk dhalin yarada cuslaatay😂

  • @Faceyogachennal
    @Faceyogachennal 6 месяцев назад

    Habar calasay ninkii yiri soomaha😅😂

  • @Laluulan
    @Laluulan 3 года назад +1

    War ninka waba halyeey oday ah wxa mooday ciyaalka xfda🤣😂😅😅

  • @maxamedbare6242
    @maxamedbare6242 2 года назад +1

    Odagan wixiisu macaan male

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 3 года назад

    hahaha Qoor,,,,, Cumar Cismaan isaga codkiisu waxaynu aragnay muunan ahayn.

  • @sharmarkeibrahim2822
    @sharmarkeibrahim2822 Год назад

    hi bayby akshay kumar iyo fardan khan 😂

  • @saciidooww
    @saciidooww Год назад

    Jeleey Shariif Ku xasuustaa

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali 2 года назад +1

    Qoor cod qaas ah oo la fahmi karo malahayn sida saalax dheere

    • @husenomar4460
      @husenomar4460 2 года назад

      Waa codcod bdn yahy

    • @mahamedqali8691
      @mahamedqali8691 Год назад +1

      Qoor ba hadi aad dhaliileso ma ada ba akshey kumar ku raaxestay

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 5 месяцев назад +1

      Cod gooni ah lahaay wlhi

  • @ahmedosmanaddo
    @ahmedosmanaddo 3 года назад

    Kkkkkkkkkkk

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 года назад

    Kkk qaainamada filmka is ok , waxaa daran kan reality ga ah ayaa daran. Codka laadarnimada waa shaqo oo kaliya dadka na weey fahansan yihiin in uu jilitan oo kaliya kaa yahay. Waa iga qusliyey walahi markuu dhahay codka laadarnimada waa lagu qasaarey🤣🤣🤣

  • @oats2330
    @oats2330 2 года назад

    QOORO SALAN SARA SXBOW

  • @suuusaaran7992
    @suuusaaran7992 2 года назад

    Sinaaa shagti kapoor