Wlhi hadalkii wa run Marka somalia ay ka rajeynayaan in dowlado kale na hishiyaan nama hishiin karaan balse anaga ah kuwa dalkooda dhisan Kara weliba gacmada aan is qabsano
Waa run wax kasta waxay ka bilawdaan cafis umad is cafin horumar ma gaadhaan isma aaminaan waxna ma wada qabsan karaan insha Allah qofkasta ehel io qaraabo muslimiin dhamaan tood hor Ilaahy baan u cafiyay ❤❤❤
Dadku waa in aysan wax weyn u arag qabiilka Maxaa yeelay waxa laga yaabaa in aad qabiilkaaga u carootid u dishid iyaguna xataa koob shaah ah kuu shubayn kan kiugu dhow sxb waa wax aad u liita xaqiiqdii thnks
inshaa allaah hargaysa iya muqdisho way midoobidoonaa waxan joogaa hargaysa
Inshalllah hargiasa waxay sii ahaan doontaa caasimada dalka somaliland oo si buuxda u madax banaan waa siday doonayaan, walaaladeen reer hargiasa waxaan joogaa moqdisho
Wll midmada looma diyaarsana ee Somaliland aamiin iyadii baa 7 ah xamar 🎉
Somaliland waxay ahaan doontaa caasimada jamuuriyada somaliland inshallah way guulaysan doontaan, waa sida ay doonayaan walaalaha reer Somaliland ee u tashaday dalkooda,dadkooda iyo dhulkooda.
Waxaan joogaa caasimada somalia Muqdisho gaar ahaan daarasalaam
tolow maracade hadii uu cid wax ugaystay yaa laga badbaadayaa guulayso maracade sxp adigu waxaa tahay shaqsi laga nabad galay adiguna nabad gal ❤❤❤❤❤❤❤❤
Musamaax kariiiiim dhaman somaliyeeey
❤❤❤❤❤❤❤
Wadajiiir ayaa dan nowada ah dugsiii maleeeh qabyaladi
Waxay dumisaa moyane❤❤
Towbad keen dhab ah la imaada
Allaha ku nabyelo M. Ciise mrwliba samha ayd dad ka ku latalisa iyo Allaa kacabsiga ajar iyo xasand a.ka siyo amiin
Aad iyo aad walaal maxamed ciise Soomaali oo iscafisay waa guul soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴
Sxbkeey maracade waa mahadsantahy waxaa tahy nin qalbi wanaagsan ❤waa fikrad wanaagsan sxb
Ilahoo Muslimiinta u gargaar 😢🤲😭
Qofkasta waan cafiyay idinkana waan rajeena in aad icafisaan walalahayga Soomaaliyeed
Caf iyo masaabax qof kasta oo soomaali ah🖐🖐
❤mansh alah maracade soomaali intii caafimaad qabtay ayaa kuxidhan dhamaan somali ❤❤❤❤❤❤
ماشاءالله اخي الكريم
Waan ku salaamay maracade Hadi alle kitaabkisa loo noqdo waan gulaysan Dona insh allah
Kalmada mahadsanid halagu dadaalo si bulshada isku jeclaato oo naceebka bulshada ee u yaraato
Ma gabaana wllo aragtidu wlahy waad ifarxadgaisay ❤❤❤❤ ilove marcade
Mashallah habo Allah haku barakeeyo adigoo kalana allah hanoo badiyo ❤❤❤❤
Wlhi hadalkii wa run Marka somalia ay ka rajeynayaan in dowlado kale na hishiyaan nama hishiin karaan balse anaga ah kuwa dalkooda dhisan Kara weliba gacmada aan is qabsano
Cafsiku wax kamida yahay magacyad alle ا٠
Allah swt hanacafiyo anaga iyo intii muslimba❤❤❤
Asc maracadde show sxb waa sax aniga saqsi ahaan waxaa cafis iga ah kabilow ehelkeyga an iskufiicneyn ilaa umada somaliyed hadana waxaan tukanayaa salaad suno anigana waxaan codsanaya qofwalbo idhibsaday ama waxkahaleeyay iney icafiyaan sidaacadnimo kujirta illaahey hana wadaxafido wadankeenana illaahey hano nawadeeyo amiin amiin yaarabi
Asc maracade kheyr Alaaha kusiiyo waxaa aad ufican waaye maxaa inoo dan hadii la hali lahaaa very goood idea mashallah
Masha Allah Mohamed Isaa wall dambigaaga Illahey hadhaafo rantii waxaatahay shaqsi aatuqalbiwanaagsan ❤❤❤❤
sxb waxan karabna inad hal barnamij so samayso o kali dhalin yarada ula tala gashid in kasto o dad badan kutageran 💝💯💯💌🤝
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Walaal inaad tahay qof wangsan way kaa muuqataa anagoo ah reer somLiland raali baan kaa nahy ee hore usoco dib ha usoo jeedsan
Masha laah med/ciise sxb waxad igatahay Cafis gaarahan aniga waxan ahay saxibada da kugu xidhan inta xumahay kuumalegaysana
Iska Cafi ilaahay haku Cafiyo insha alaah
Sxbkey maracade guul ku rejeynaa intaa fahansantahy allaha nafahansiiyo
Rabi ha kucafiyo dhammaan teemba aamin yaa rabi ❤ruwanda wadan gaala ah wixi ay garteen allaah ha nagaradsiiyo aamin yaa allaah❤
Mahadsanid maxamed ciise somali oo iscafisa waa wax aanlahelikarin
Mahadsanid wariyesare🎉
Dayib❤ waan ku cafiyey wll❤ somalilander
بارك الله لك وكثرالله لناامثالك
❤ salamula calayk maxamed brother cafisku waa arin lagufarxo
Cafis iyo masamax brother allaha kuxafido Somalia oo isku calol fiyow allaha nagutuso adunkan ameen yarabi
Allahu abkar
Asc runtii waa loobanyhy fikradaaada fiicayn waa mid umada soomaliyeed ay ubaahaynyihiin wanada iyo danta soomaliyeed tanks Baratheon🎉❤
alle hakubarakeyo m cise
Allah hakuxafithoo zxp
Ma aragti gaabnide,wail dheer thy,mahadsanid ❤❤❤❤❤
cafis iyo musaamax Rabi haku caafiyo mahadsanid
Asc wr wbr akhyaareey dhamaantiin falastiin guul guul guul soomaali allaah ka cabsi baa udana
Asc dhamaan walaalahayga muslimiinta ah meel kasta oo au joogaan Waxan halkaan ku cadeynayaa in aan iska cafiyey dhamaan muslimiinta maracadana waxaan leeyahay allah haku barakeeyo fidunyaa wal aakhirah insha allaah magaygu wa cali cabdi cismaan ❤
Insha allaah wall mahadsanid somaali oo mida muslimka oo mida
Cafis Allah.
Qof kasta or muslim ah waiga cafisanyahaya InshaAllah
Cafwan walal somalida wadad dhibadan wixidhibo kasogaro kusamar shukran walalkan
Maracade guulayso aad iyo aad ayaad wanaagsantahay
Saaamaxnaakum ❤❤❤ dhamaan muslimiinta ❤❤❤❤❤
❤❤❤ SOOMALIDU HANOONAADAA DHAMMAN MALBALBAY JOOGAAN 🎉🎉
Soomaaliyey Qalbiga iska Fura❤
guulayso hunoAllaha ku barakeyo
maxamed ciise we love you pro❤❤❤❤❤❤
Sidaas Aya saxan maracade mahadsanid
Gacmo wada jirbay wax ku goynkaraan garbadha aan is qabsano Soomaaliyey Aamiin Yaa Rabi ❤❤❤🤲🤲🤲
Waa iga cafis xagayga
Maracade alle hakuxifdiyo nin masuula❤❤❤❤❤❤
Waa run wax kasta waxay ka bilawdaan cafis umad is cafin horumar ma gaadhaan isma aaminaan waxna ma wada qabsan karaan insha Allah qofkasta ehel io qaraabo muslimiin dhamaan tood hor Ilaahy baan u cafiyay ❤❤❤
Nin qiimo badan illahay hakuu Barkeeyo ❤
Ilaahay ha kubarakeeyo
Mansh allah wallo waa arin fiican mohamed ciise iscafiasku
6:21 waxaan aad ula dhacay fikirkaan aad maanta nasoo xasuusisay maracade aaad baad u mahadsan thy . Qof kasta waan cafiyay qof walbow iskana kay cafiyo. 7:53
Masha Allah,Quruhdi oo qof ah❤
Jazakallaah khayr akhi fillaah 💚🫡☝🏼
Nin wanaagsan baatahay.
Masha allaah waa sida kaliya oo an horman kugaari karo
Marka an qaadano waanadas walalkeen inoo sojediyay anigu wanqaatay alaha nagu anfaco
Thank you marcade cafis iyo samax
Alle khayr ha ku siiyo ❤❤
Qabiilku hadhoco Somaliya guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aad Iyo aud rayi qiimo badan❤❤❤❤❤
Thanks walala
Wllhi marka qodobada maxaa inoo dan ah ka hadleyso waxaa daremaa inaan isbadal sameyn doonow wayaha dhaw inshall🥲😍
Shukran,ALLAH HANookaa xafido.
الحَمْدُ ِللهالحَمْدُ ِللهالحَمْدُ ِللهالحَمْدُ ِلله
Haye sxb
Maxamed ciise❤❤❤
❤M.allh❤ M,Ciise.M/muud
Eed kuma lihid agteyda ee
Isagaa Awood lehe
❤Allaah❤ Raali kaanoqoy
Saamaxnaanaakum dhamaan umada soomaaliyeed allaah quluubteena haysu soo jeediyo
Madame aad wariyo af Thy duqado❤
Waa arin fican is cafinta musliminta dhaman❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maracadde show guleso sxb inta kunaceb wanacebnhy
ILAAHAY haku barakeeyo waa gob
ASC Masha Alaah Alaah Ku xafido jzkq
saaxiib alaha ugargaaro dhamaan intadhibaataisan ee muslimiinta
Runtii waxaa tahayi qof aad u jecel wanag saxiib horayi uu soco aan is cafino allaha naga cafiyo cudurka qabiilka amiin
Waad mahadsantahay Maxamed ciise
Cafwan cafwan cafwan 1000 jeer❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Haa walahi bentaa ma ahan wll alaha hanamideyo😢😢😢
Aniwaxay ilatay haloduceyo dadka inaydintaqatan Amiiin❤
Subxaanalaah ilaahoow nacafi dhamaanteen Aamiin
Somalia o midowdo wa riyadeyda from jabuti 🇩🇯💞🇸🇴
zxbky mxmd ciise taldaada iyo tusaalha ilhy hanugu anfco❤❤❤
Wanaagi oo qof ah guulayso walalo 🎉
Cafi iyo musaamax walaalahay soomaaliyeed dhamaantood
Saaxiib aaaaadban kugumahadcelinaya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Insha'allah afis iyo masaamah
Mashalaah waxatahay qofkii ugu fiicnaa aan kabarto miidhiyaa waligayna kaama aaminayo qof xun waad mahadsantahay adna mara yay ku shaki galin dadkaa xun waan kula ognahay
الجزا ك الله الخير ا الجز اخي الفاضل
❤❤❤ @maracade ustaad waad ku mahadsan tahay fikirkada hadaan keyga dhiibto anigana is cafinta wa shey fcn somalidana waxay ubahantahay sida aad shegtay in xafada iyo qoska laga soo bilabo kadib dariska kadib xafada waxa kalo howsha cafiska waxa la raba inay ka qeeb qataan sida uruŕada bulshada gaar ahan magalo walbo waxay leedahay ururka hawenka iyo ururka dhalin yarada ururada kala gadisan ee bulshada yaa la raba inay fadhiga ka kacaan oo dadkan jaheyaan siiba ururka hoyoyinka Somaliyeed waan amin samahay hadey kacaan inay wax badali karaan insha allah inay kacaan yaan rajeynaya hoyoyinka Somaliyeed iyo dhalin yarada Somaliyeed waad ku mahadsan tahay ustaad sida nola wagtay wanaga
Walaahi lipaax baathy
Barnaamijkaasi aad buu mihiim u yahay
Sidaas ooy tahay ani shakkhsi ahaan aad ban ugu daalay iilaa yarantii ilaa hadda oon 26jiro familkyga oo qudha waxan rajaynaa in rabbi dhamnteen ina cafiyo 🤲🤲M.ciise Marcade aad baad u mahadsantay
Allhmduah ani dadka hagardaamadaas wada rabbi ima tusaba amarka ilahay 2019kii ilaa hadda waa fariintii labaad een halkan ka soo qoro horimar wacan walalo❤
Masha allah walal qaali ah mohamed ciise
Mohamed isse, somalia ALLAH ha isku sikhro, lakiin markale kama hadli kartid heshiiska somalia
Maxaa inoodan ah dawlada iyo shacabka somaliyeed iney sameeyaan wax fiican
Wadankeena nabad allah noogu dhigo 😢 yaa rabbi aan is cafino dadkeykiyoow
Maxaa kaqaldan naaktaan wasaqda ah ee sidaan uhadleysa uff 😢😢😢😢 😡😡😡😡😡😭😭😭
Shaydaamad madax cawsa leh idem ale lugaha kajab
Mahadsanid wllo ❤
Marka høre side somali looga saari karaa qabil
Dadku waa in aysan wax weyn u arag qabiilka Maxaa yeelay waxa laga yaabaa in aad qabiilkaaga u carootid u dishid iyaguna xataa koob shaah ah kuu shubayn kan kiugu dhow sxb waa wax aad u liita xaqiiqdii thnks
Mahadsanid Saaxiib