Suuratul Baqara Marki Hore Qaabkan Ayaan U Aqrinaayey Balse Markii Dambe Sidan Ayaa Dhacday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 янв 2025

Комментарии • 45

  • @AyaanSiyaadmuhmd
    @AyaanSiyaadmuhmd 4 месяца назад +2

    الهم صل علي محمد وعلى ال محم كما صلىت على ابرةىم وا ال ابراهم ❤❤❤

  • @munaameen3599
    @munaameen3599 Год назад +6

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @KaltuunMaxamed-v5h
    @KaltuunMaxamed-v5h 16 дней назад

    Mashaa allah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 Год назад +1

    Wcs sheikh Jazakallahu khaira, Amin ya rabbi

  • @hamzaahmed1451
    @hamzaahmed1451 7 месяцев назад +4

    Sh hawshii oo dhan hadal baad ku qaribtay, hadalka inaad noo koobto ayaa fcnaan laheed shukran sh

  • @XayaatMaxamed-x2m
    @XayaatMaxamed-x2m Год назад +6

    ilahow iku arsaq owlad bari ah Insha Allah waqti dhawow yarbi 😭🤲

  • @abshirhussein1904
    @abshirhussein1904 Год назад +3

    MAASHAA ALLAH SHEIKH RIIMI SIDAA UGU JAWAABTEY AYAA SAX AH OO XAQIIQ AH QOFTAAS WAXAA SOO WEERAREY SHEYAADIINTII OO RABA WASWAAS IYO SHAKI INEY QURANKA KA GELIYAAN QOFTAAS DUMARKA AH

  • @munaameen3599
    @munaameen3599 Год назад +2

    لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
    استغفرالله العظيم الذي لاإله إلا هو الحي القيوم واتوب اليه سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم

  • @Ikran24924
    @Ikran24924 Год назад

    Mashallah jazaklh khair sh riimi ❤

  • @FoosCadey-b8r
    @FoosCadey-b8r Год назад +3

    ALLAH kuxifdio ALLAH kubarakeyo ALLAH karalinoqdo BI IDNILLAH

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Год назад

    Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 Год назад +1

    جزاك الله خيرا شيخنا

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 Год назад +2

    ما شاء الله تبارك الله

  • @MaryankhaliifYuusuf
    @MaryankhaliifYuusuf Год назад

    Maashaa allaah shekh alle hakaa ajarsiiyo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Год назад +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah

  • @MaxmedAadan-ng2hf
    @MaxmedAadan-ng2hf Год назад

    Masha Allaah shiiq riimi

  • @shamsanoorsabe-lu6lu
    @shamsanoorsabe-lu6lu Год назад

    Masha Allaah ❤❤❤ Masha Allaah

  • @ayaanqurux0559
    @ayaanqurux0559 Год назад +1

    Asc shekh alle haku barakeyo

  • @ustaadnuurchannel70
    @ustaadnuurchannel70 Год назад

    Masha Allah shekh Riimi garabka alle hagalow

  • @shukriyaosman39
    @shukriyaosman39 Год назад

    M.allaah waaku dhejiyay adoo iijeeda

  • @munaameen3599
    @munaameen3599 Год назад

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا طيب حفظك الله طال عمرك ان شاء الله
    سبحان الله
    الحمدلله
    لا إله إلا الله
    ألله أكبر لا حول ولا قوة الا بالله
    لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير ماشاء الله لا قوة إلا بالله

  • @maqsuud277
    @maqsuud277 Год назад +2

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد وعلى آل محمد كما باركت علي ابراهيم وعلي آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤

    • @munaameen3599
      @munaameen3599 Год назад

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم جزاك الله خير الجزاء

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Год назад

    Maanshaallah .

  • @UmuriyaanIbraahim
    @UmuriyaanIbraahim Год назад +1

    Mxay tahay shikhow

  • @abdirahmanas2583
    @abdirahmanas2583 Год назад

    Intaan kuu jeedo like ii saar kulahaa sheekha, sh: su'aal masaajidka aad dhisaysaan xagee buu ku yaal ?

  • @MemeAhmed-px9ft
    @MemeAhmed-px9ft Год назад +1

    Asc sh riiimi
    Aniga la mida fiidiyowgaas markaa aan daawadey waan isbadalay hurdo aad u daran baa i qabaneyso sida qof qandho heyso cml noqona

  • @Alxuseen
    @Alxuseen 6 месяцев назад +1

    Warka so gaabi shiiq warka hadu bato dadku wey ku nacayaan caajis noqonayaan marka kher alaha ku siiye so gaabi hadalka hal daqiiqo ku filan warka dhan ilaa 2 daqiiqo xataa 3 daqiiqo shukran

  • @UmuriyaanIbraahim
    @UmuriyaanIbraahim Год назад +3

    Shiikh aniga way qaylin jiren markan kucusbaa madaxuna wu ixanuuni jiray lkin imika jidhka ayaa dhaq adhaqaaqaya mana hadlayaan inta badan markii hore sidaan uakhriyaan ooyi jiray

    • @maimunabillow3107
      @maimunabillow3107 Год назад

      Abyo anigaa hitaa sas s
      ahay jirka daqdqaq krdemaa ohinta waniskurkii manasiiwdhi wankcjisaa

    • @UmuriyaanIbraahim
      @UmuriyaanIbraahim Год назад

      @@maimunabillow3107 siwad abayo alle ha inaqabto insha allaa

  • @saaficudoon
    @saaficudoon Год назад +1

    Sheekh qeer allaha siiyo riyaan kusoo dirtay isoo jawaab please 🙏

  • @Odix_ff
    @Odix_ff Год назад

    Sheikh riimi qeyr allah ku siyo e waxan xalay ku riyoday Aniga o ilamheyga mel ku ciyaran so kaxaynayo hadana an isla lunay Aniga iyo laba carur a an anigu dhalay Aniga on wili xafada garin ayan salada Subaxi u so kacay jazkallahu sheikh i so fasir plz

  • @hanasaliHanasan
    @hanasaliHanasan Год назад +1

    Asc shiikh quriga cayayanka kabuuxo sida quran jada bulaca midaab kale. Carada. Baran barta. Oo malinkasta lanadifiiyo. Maxa sameya. Wana reer. Ladulmiyey Oo calamadihi laga gaynta ayan. Darena Qaas ayan aniga. Waxba igu. Diraya. Niinkagka

  • @sundabashir5461
    @sundabashir5461 Год назад +1

    Shiikh riimi sidaas oo kalaan ahay wana akhristaa marmarka qaar noo hurda ayaan arkaa markaan suurada xooga akhristo

  • @Filsan406
    @Filsan406 Год назад +1

    Sh numbarkaga isii qiiso ayan kula waadagi

  • @ciltire445
    @ciltire445 Год назад

    Sheik riimi masajidka cusub waan kaga so jawabeyna ee lakin telefonka maba qabatit mudo hal sano eh ila hada jawaab kama hayo si kasta wan kuso wacay cod xita WhatsApp ka wan kaga so dubey, ee see ku wada shaqeyna hadi uu xirir jirin . Mida kale arin cajiib eh ayan kala kulmey suratul baqarah an rabey ina kula wadago

  • @NimcoAbdiwali-ft7fz
    @NimcoAbdiwali-ft7fz 9 месяцев назад

    Wandareemaa saasoikale culays markaan bilaabo quraanka

  • @nimcomed7065
    @nimcomed7065 Год назад

    Bisadaasi ninbay kawkaga siisaa layidhi caanay kacabijirtoo maalintii dambe ayuu guri isoo xidhoo uu ul usoo qqtoo kawkaga siibuu isyidhi waykusoo boodoo cunahay gabatay maydkiisii umbaalagasoo qaaday waasheeko laiiga sheekeeyay inay runtahay maogi haday been tahay ilaahay hanaga cafiyo

  • @cabdixakiimmuhumed8413
    @cabdixakiimmuhumed8413 Год назад +1

    Sheekh riimi number kiisa watsupka igu caawiya