Asc walaalayaalow sheykh riyooyinka fasira hadaad taqanaan bal ii sheega ciwaankiisa. Sheykhan kheyr allaha siiyo waan weydiiyay iima uusan soo jawaabin. Ma aqaan sabab marka walaalayaalow riyadu wey igu weyn tahaye bal qof fasira riyooyinka ii sheega kheyr Allah idin siiyo amiin.
Shekh rimi aniga qisada markan maqlay wad argagixdontan kadib an ariyay comment dadka ahlu qeerka waxa igashay cabsi mesha ayan ku jojiya muqalka mana rawo in an maqlo
@SheekhRiimiChannel waxan isdhahay ninkan gawadha yar wax xun ayow ku sameyi aniga waxan ahay Abe carurtisa jecel waxaso kale majecli in an maqlo waxan kalo nibcahay hoyo wilked ku casiyay dhibkale majiro wan beer jilcanay iyo quf xaskisa dhiwateynayo majecli shekh horey usoco masha Allah meshan iyo melka fiican ayan ku rajeyna waxban xaga Allah kasuga hadi an helo shekh kuma ilowayi wax badan aya iga cawisay wan ka faiday jisakala qeer
Waa kan channelka cusub ee sheekh riimi Show: youtube.com/@sheekhriimishow
Aamiin rabiyow muradkiisa ufudude
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxaanlaah illaahy naguma ixtixano Bini aadamka waalidka illaahay hana jcly siiyo waa ibtilo wxn oo kle illaahy hasoo hanuuniyo
Subhanallah Waxaan ma dhagaysan karnee ninka ilmaha ka qabta adeeroow. 😢😢😢😢😢😢
Ilaahay ayaa mar hore ka wabtay
وما توفيقي إلآ بالله عليه توكلت وإليه أؤنيب
Ya og in uuna kufsan bismillah
Subxanallah Subxanallah allahu akbar
Aamin amin amin
wahan kuri yodeyqiyamaha oda ay 2jermar anodahaya museygeyga iafi ❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw 🥰😍🥰❤❤❤
Scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰❤️❤️😘❤❤❤❤
Subxanalaah gabadha cinqaab adag buy marsiiyay tnkle rerka intoodakle madareeman qurbaha uukunol yhy waa qurbe noce ahintabadan xuquq by leyihiine
Allahu akbar 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤
KAAS aabo ma dhihi karo e Waa Baahal 😢😭😭😭😭😭😭
Jassakallah 😍💯💯💯💯💯
❤Jassakallah ❤
Allahu akbar 🤲🤲🤲😍😍🥰❤❤❤
Subxaanallaah 🥲🥲🥹😭😭😭😭😭😭😭 gabadhaas yar qalbiga ayey kadhimtay wallhi axxxx
Ilahay kheer ha uga dhigo
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Magadsanid
Asc walaalayaalow sheykh riyooyinka fasira hadaad taqanaan bal ii sheega ciwaankiisa. Sheykhan kheyr allaha siiyo waan weydiiyay iima uusan soo jawaabin. Ma aqaan sabab marka walaalayaalow riyadu wey igu weyn tahaye bal qof fasira riyooyinka ii sheega kheyr Allah idin siiyo amiin.
Subhanallah yaa sheikh ninkaas halaga qabto cunugta yar please 😢😢😢 mida dhashay oow waxba dareemen waaba yaab walahi😢😢 waa nin aan fiyoobin plz ha aaminin kaas😢😢
Amuu kufsaday lee kabaqaaya
Isaga siduu dhahy in aan aaminno waaye
mashalaah ❤
Subxaanalaah nimanka waa inaa caruurta ka ilaalsanaa
Lkn ninkan waa xabuunsanaa
Maanshaallah .
Asc sheekh waxaan ku riyooday anoo libaax garaacaayo kab iyo dhagax la dhacaayo oo isagana dhib ii geesanayni waxba ima yeelaayo wuu iga jeejeesanaa iisoo fasir allaah hakubarakeeyo
Aaamiin yaa rabi
qeyb waalida kamidah ayuu maray
Waxaana loyaqanaa waalida dhaqanta 😢😢
Kkkkk
Jinga gacta iga dhacayna muxuu Ayaa rali iga noqdey aniga maclinka nabarkisa iso sh rim
Wow
Shekh rimi aniga qisada markan maqlay wad argagixdontan kadib an ariyay comment dadka ahlu qeerka waxa igashay cabsi mesha ayan ku jojiya muqalka mana rawo in an maqlo
Lkn sabab
@SheekhRiimiChannel waxan isdhahay ninkan gawadha yar wax xun ayow ku sameyi aniga waxan ahay Abe carurtisa jecel waxaso kale majecli in an maqlo waxan kalo nibcahay hoyo wilked ku casiyay dhibkale majiro wan beer jilcanay iyo quf xaskisa dhiwateynayo majecli shekh horey usoco masha Allah meshan iyo melka fiican ayan ku rajeyna waxban xaga Allah kasuga hadi an helo shekh kuma ilowayi wax badan aya iga cawisay wan ka faiday jisakala qeer
His mentality not okey😢😢😢😢😢😢
Asc shekh rimi ahll ku xafido waxaan ku riyoday shakh rimi waxaan idhi riya dhaxdeda waxaan idhii naa ma rimibaa mise wan muuday
bisinka,
waxaasi shaydaan umbaa
Kadambeeya
😢😢😢😢😢😢😢😢
😭😭😭💔
Ninkas gabadha wuu kufsaday baan umaleenaya maxuu sidaas oo dhan ukunacay please sheikh ninkan hakaharin gabadhas xaladeeda hala hubiyo
Shukran lkn hada wuu fiicnaadey mo ohoo
Axibati mxa tahy waxba mafahmin aniga
Gawadhasi sha ni bay ledahay garabna way unoqondonta bi idnillah
See loogu diraa
Telkaga iso dir wll
611304910
Hooyadeed aaway odayga wacalkaa maxaa gabadha loogu fiirsanaa
Kkk walal markey banaanka aado ayuu sidaas yeelaayet
Nabarka😂 maclinka aweey
Ninku caadi mahan qurbe see buu u joga isago sas ilmaha u galayo subxanalaah 😢😢😢 why saqiirka sas ugu galayaa yaab
Muhiimada wuuw fiicnaadey
Ninkas gabadha wuu kufsaday baan umaleenaya maxuu sidaas oo dhan ukunacay please sheikh ninkan hakaharin gabadhas xaladeeda hala hubiyo