"Maalinta La Saxeexo Ictiraafka Somaliland Xasan Sheekh Maraduu Dhiganayaa.."Faysal Cali Waraabe

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • "Maalinta La Saxeexo Ictiraafka Somaliland Xasan Sheekh Maraduu Dhiganayaa.."Faysal Cali Waraabe
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Комментарии • 28

  • @iftin2024
    @iftin2024 2 месяца назад +4

    Masha allah gudoomiye faisal allah ha ku sharfo guulayso❤🎉🎉🎉

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he 2 месяца назад +2

    Mansha Allah ❤❤❤somalilan ❤❤❤somalilan guuul insh Allah ❤❤❤somalilan

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 2 месяца назад +2

    Alle.caqliga maskaxda vs caafimaadkaba hakuu barakeeyo

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 2 месяца назад +1

    Geesi garab wayeye Mansha Allah

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 2 месяца назад

    Maashallh guul iyogobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤soomalilaan hanoolaato❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 месяца назад +1

    Maansha allaah geesi guuuuuulayso❤❤❤❤❤geele waa cudur soo kirdhay alle ha ka qabto geeska afrika

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 2 месяца назад

    Insha Allaah Guul iyo Midnimo Jamhuuriyadda Somaliland, illaahaw Jabi Cadawga Somaliland, illaahaw Guusha sii Somaliland aamiin

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад

    Dekada bulaxaar Ayaa loo diyaarinayaa maasha Alaaah❤❤❤❤Alaaah ❤❤❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 месяца назад +4

    ILAAHEY HA KARAAMEEYO MUDANE FEYSAL CALI XUSEEN WAA GEESI QARAN OO JECEL WADANKIISA ILAAHEY HA NOO KAA DAAYO BERYO GUULEYSO

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 2 месяца назад +2

    Maasha Allah somaliland wey ka guuleysatey dhamaanba cadowgii oo dhan maalinta la saxiixo heshiiska xasan duufle iyo fiqi iyo dhamaanba qadaadweyn oo dhan gabal baas baa u dumey heshiiskaasina waa fariin mug weyn iyo feedh kaga dhacay wadnaha so.aliland iyo itoobiya guul forever insha Allah cadowgeenana guuldaro rabaani ah insha Allah Allaahumaa Aamiin❤🎉❤🎉❤🎉

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад +1

    Muuse wuu ka guulaysta cid kasta oo cadaw ahayd❤❤❤❤❤

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 2 месяца назад

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 2 месяца назад

    ❤❤❤❤Somaliland Guul iyo Gobanimo waarta ❤❤❤❤❤❤

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 2 месяца назад

    Eng. Faysal Ali Warabe mucarid qaran hbaryar guleyso

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 месяца назад +3

    Mdne gudomiye
    Mhdsnd jsl guul

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 2 месяца назад +3

    Saasaan been ahayn mansha alhaa guul iyo goba nimo Somaliland kanaxoow nafta waa

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 2 месяца назад

    Faysal cali iyo muse biixi alaw daa ❤❤gguuuuuuul ❤guuuuuuul ❤🎉🎉

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 2 месяца назад +4

    Feisal Ali is the only patriotic opposition party leader who can be trusted to be the next president of somaliland after the current president Mr Biixi.@Concerned kenyan born and patriotic somalilander. In full support of the gentleman Feisal Ali warabe 💯 without hindrance and hesitation !!! 😂

    • @faizasaid3803
      @faizasaid3803 2 месяца назад

      I so agree with you, and isku xaafana ma nihin Wallahi😂

    • @mohamedabdi3468
      @mohamedabdi3468 2 месяца назад

      @@faizasaid3803 me to but I simply support him for patriotism

    • @faizasaid3803
      @faizasaid3803 2 месяца назад

      @@mohamedabdi3468 may Somaliland win over its enemies both debada iyo gudahaba amiin.

  • @abdifitahabdullahi4675
    @abdifitahabdullahi4675 19 дней назад

    Odaygaan cuqdad ayaa dishay , xabashi

  • @Shamuure-k6e
    @Shamuure-k6e 2 месяца назад

    Good 👍 somalilandar dhaba ❤ walihi fasal cali warabe

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 месяца назад

    Waa guuuuuuuuuyl jsl geesi

  • @halimaaden275
    @halimaaden275 2 месяца назад

    Faisal Ali is the next president ❤❤

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 2 месяца назад +1

    Maalinta lagu dhawaaqo Aqoonsiga Somaliland Sida muuqata Guurguurte wuu waalanayaa Geelina Heart attack aya ku dhufañaya

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 2 месяца назад

    Faysal waa runtiisa .

  • @khadarhassan882
    @khadarhassan882 2 месяца назад

    Reer Somaliland car ninkaa ha doortaan waa dad qabyaaladi madaxa ka martey waar muuse iyo cirroba faysalbaa kaga haboone doorta