cawa wax jogaa mogadishu aan wali meel u dhaaafin 9/july 2024 2:29 wax ku talo jiraaaa ina mogadishu meel u dhaafo Meesha ey rabto ha noqato wax dhageysanaa heestii hibo nura ha firkarin nafteydaaaaa !allawo meel kheyar leh 😮😢😢
Please ha joogsan iska bax soco waxbadan ayaa kuusoo kordhaayo qof 1mar safray waxuu la dhigmaa qof aqriyay inkabadan 1000book aa la dhaha nafta socodka wa u dawo ruuxi (raggu socodko ma daayee haduu mowdku daaimin) ama ragga(qofwalba) socodku wa u daw haduu mowdku daayee Just go adi😊
Dad waa dadkii hore❤
Murti iyo jaceyl xanuunkiii dhaqtarkiii jaceylka maxamed cali kariye hafekirin naftaydaay waah waah
Allow barakee mamo hibo nuuro
❤
Waqtiga markaad afaaraha jaceylka faraha la gasho ayuu ku baraya casharkisa lkn intaa ka hor ma ogaan kartid
Aun waxa heestan midhaheeda alifay Yuusuf xaji aadan Qabile
Laxankii aun Cabdikariim jiir.
Codkii hiba nura .
Axsan hibo nuuro
cawa wax jogaa mogadishu aan wali meel u dhaaafin 9/july 2024 2:29 wax ku talo jiraaaa ina mogadishu meel u dhaafo Meesha ey rabto ha noqato wax dhageysanaa heestii hibo nura ha firkarin nafteydaaaaa !allawo meel kheyar leh 😮😢😢
Muna Nasiib wanaagsam. Hadaad tahay Daacad karti badan meel fog baad inshallaah gaadho doontaa. Ducadana ha ilaabin.
Please ha joogsan iska bax soco waxbadan ayaa kuusoo kordhaayo qof 1mar safray waxuu la dhigmaa qof aqriyay inkabadan 1000book aa la dhaha nafta socodka wa u dawo ruuxi (raggu socodko ma daayee haduu mowdku daaimin) ama ragga(qofwalba) socodku wa u daw haduu mowdku daayee
Just go adi😊
Mirihii m.c.kaariye laxankii c.jiir codka hibo nuura
ERAYADII M C KAARIYE
ALLE HAW NAXARIISTO DHAKHTARKII JACAYLKA
Buràabur
Maxamed
Wewe
Yadalam hibo nollow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allhu abar
❤❤❤❤❤❤❤