REACTION MUQAALADI UGU HOREEY AAN SOCIAL MEDIA SOO GELINO [ ANI IYO MUNIIR ]

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • LII CAATO OFFICIAL

Комментарии • 1 тыс.

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 4 года назад +1757

    wax walbo macan waxaa kamacaan Quranka kariimka
    inta igu raacsan like iisaara💚

  • @ahmedhusseinofficial6758
    @ahmedhusseinofficial6758 4 года назад +426

    inta Quraanka jacel suggests like

  • @carabkhaliif2004
    @carabkhaliif2004 4 года назад +78

    Hdaaa jeceshy nabigena muxmed (SCW) like saar

  • @wanbul5575
    @wanbul5575 4 года назад +103

    reer liicaato family waa idin aamin sanahy like me walaalaha qalbiga😍😍

  • @hodanismail8492
    @hodanismail8492 4 года назад +211

    Muniir iyo liicato waa inaad video badan lasamysaan Axmed fj waliba channel kiisa sodhigtaan 🤔🤔🤗

    • @queenhayaat3354
      @queenhayaat3354 4 года назад +8

      shalay ugu danbaysay oo liicato vlog ladubayey madan arkin waadad isjecel ee hadalada negative ka dadka kada wll please

    • @hodanismail8492
      @hodanismail8492 4 года назад +9

      Waxay negative ka aad sheegaysid waxan kawada Axmed fj u camira channel kiisa si uu uhelo subscribe badan fahimtuu

    • @maryanhassan8777
      @maryanhassan8777 4 года назад +7

      @@hodanismail8492 sax wye 100 k hala gaarsiiya fj

    • @queenhaawa8956
      @queenhaawa8956 4 года назад +2

      Zax Wllhi Markaan is ku arko Ahmed fj muniir liicoto Wan ku farxaa wada joogooda🥰🥰🥰🙏

    • @oussamaabdillahi1558
      @oussamaabdillahi1558 4 года назад +2

      Gabadha Khalad mey sheegin ee Ahmed fj 100 ha la garsiyo

  • @hassanxhaka2819
    @hassanxhaka2819 4 года назад +58

    WLHI KINI DHEXA wan so dhelay inta so dheshay LIKE isara munir qarbda kula ahay

  • @zalmaaragzan3707
    @zalmaaragzan3707 4 года назад +34

    Reactionka FJ aya ugu haysta qosol midhan😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamdamohakomeer854
    @hamdamohakomeer854 4 года назад +103

    Hddaba dawanynay muniir-ya ila dawanyay sey isku barteen lii cato😂🤝

  • @sarahmohamed908
    @sarahmohamed908 4 года назад +46

    mashallah lii caato keep going
    lkn abowe mrka film duubeysan gabdhaha ha taabanina b'coz ajinabi aa kala tihiin xaasas na waa lee dihiin ilahy hanii barakeeyo hmbalyo mida kle abowe challenge qur'aan aqris soo sameeeya inshallah codkiina aan rpnaa😘

  • @omarmohamedabukar8530
    @omarmohamedabukar8530 4 года назад +114

    Abgaal👏👏👏Like dhac dhac🤣🤣

    • @maahiryare4699
      @maahiryare4699 4 года назад

      Ok

    • @faadumoismaaciil1585
      @faadumoismaaciil1585 4 года назад +4

      Abgaal Layne Qabiil 30 Sano Ayuu Halkaas Nadhigay Ilaa iyo Hadana QABIIL AYAAD KADABA WAREEGAYSAA Zxp Ina adeer Ina anti Ina hooyo Ina aabe Nagadaa qabiilka adoomqhadsan soomaali ayaanaga badan Waxabahay Will Gmail kaan waxaaleh Gaabr Ha imoodin Gabar mahadsanid😎👊

    • @omarmohamedabukar8530
      @omarmohamedabukar8530 4 года назад

      @@faadumoismaaciil1585 😜😜😜😜😜hada ma wiil baad tahay🤩🤩🤩🤩

    • @omarmohamedabukar8530
      @omarmohamedabukar8530 4 года назад

      @@faadumoismaaciil1585 😜😜😜😜😜hada ma wiil baad tahay🤩🤩🤩🤩

    • @Anisa8242dv
      @Anisa8242dv 4 года назад

      Mayee mudulood😂😂😂

  • @qaayasiman4545
    @qaayasiman4545 4 года назад +12

    Weeynaada wanaagsan 👏👏 licaato and muniir

  • @aaminahm0haali968
    @aaminahm0haali968 4 года назад +43

    Gapleeydah inta Taqaano love izaraaa Ciida nahnee

  • @habsamuslimo4531
    @habsamuslimo4531 4 года назад +62

    Ilaahay kugu dhaarsheyy hayla dhaavin kolay waad soo galayysaaye ❤

    • @djhophop5487
      @djhophop5487 4 года назад

      Habsa waa an ku sary isaar subscribe

  • @hipa5161
    @hipa5161 4 года назад +19

    In aan fahmo reer kaaraanimada u ahay😂😂😂 gableyda😂😂😂

  • @qaaliquman7573
    @qaaliquman7573 4 года назад +29

    Muniir oday cabdule yar umleysaa🤣🤣😂😅😁

  • @anisomire5330
    @anisomire5330 4 года назад +30

    Lii caato bro faadil maxaa ku dhacay ? Teamka sidaa u guurteenba wa aamuseen maxa dhacay ? Fadlan hada aragtid weydiimaheyga iiga soo jawaab

  • @anwarabdullahi2302
    @anwarabdullahi2302 4 года назад +24

    Liicato sharbo taliyani inu yahay like ha iladhafina😂😂😂😂

  • @hodanabdikarim6601
    @hodanabdikarim6601 4 года назад +32

    Fj nin waalan weeye ku lahaa in biilka in laga jarey la mooda 😂😂😂😂noloshaada ku qanacsanow

  • @maanabdullahiahmed874
    @maanabdullahiahmed874 4 года назад +18

    Walahay wan qoslay RAG ZOO JABAY BAATIHII KEEP GOING MY BROTHERS

  • @najmaahmed4602
    @najmaahmed4602 4 года назад +19

    Fj funny wlhi😂😂😂😂😂

  • @miskihassan4663
    @miskihassan4663 4 года назад +17

    Wlhi wllo kal furan idin jecelay lii caato Fj muniir waan iska jecelay inay markasta lii caato iyo FJ kasoo muuqdaan labadoodu barnamijkasta

  • @somalianimals5923
    @somalianimals5923 4 года назад +17

    Ar muniiraa 😂😂😂 qosol ka dhargay wallahi

  • @shamsaabdalla9726
    @shamsaabdalla9726 4 года назад +25

    Allah wajaale dhipadnaaah adu ma garpod ahyd kulaha🤣🤣🤣

  • @agentperish3414
    @agentperish3414 4 года назад +13

    Fj caadi ma ahan reaction wuu ku ficanyahay🤣🤣🤣

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 4 года назад +6

    Wcs wn kaa qaadnay liicaato fj muniir GUULEYSTT wiilasheyna had iyo goor respect

  • @rahmajama5337
    @rahmajama5337 4 года назад +1

    Allla wllhi dacad uuu qoooslay inta qoosooshy like ku boobaah

  • @mohamedaguero7683
    @mohamedaguero7683 4 года назад +38

    Wllhi qol qof iguma soo horayn pls and pls like isii nooh ♥️ e

  • @nouraelmi366
    @nouraelmi366 4 года назад

    Hayaay muuniir waa xa la moodayeey bari inu qurumo soo socda xayeeysiis uu yahay hore usocda wllo ka socota casimaada jamuriyada barakaysan inta hrgeisa ka dawanaysa liketa hayla dhafina

  • @salmaindhadeeq4155
    @salmaindhadeeq4155 4 года назад +7

    🤣🤣🤣wallaalayaalow barigii hore waa taagnaan jirteen waagii hore hada xafiis baa samaysatne waa fariisateen waaba daalne saa inii la taagnayn bagaha hadaa fariisateen😂keep going

  • @hafzaahmed2867
    @hafzaahmed2867 4 года назад +14

    Maan ta Anna uhoreeyay Liicaato kasoosheekeeya sidii aadisku barateen Laky boy

  • @hajialidahable439
    @hajialidahable439 4 года назад +12

    muniir barigaas waji wanbar buu ahaa hhhhh
    liicato asagana waxad moodaa in sanka gaadhi kamaray hhhh

  • @mounakaapah598
    @mounakaapah598 4 года назад +7

    😂😂😂Best Reaction wllHi
    QozoL iiGuma Harin Horumar wacn wlalaHY👑❤❤

  • @muniramohamed6361
    @muniramohamed6361 4 года назад +6

    Horumar Wacan WllheY❤✋ Hda Anigo Hanad Channel kiisa Ka Fiirsanaya video Qosolka iga dhameyay 😁Oo Bouse isku Samaynyseen Ayuu hdana Kan iso DhacaY Wn idin tageera Wna idin Jclhy 😍Nlsha idinma Ciizho WllheY❤❤

  • @mohalimohsamii5570
    @mohalimohsamii5570 4 года назад +1

    Ana 1uhoreya cawa team licato inta hooyo mcn jecel like sar

  • @hanadabdi6975
    @hanadabdi6975 4 года назад +9

    Muniir Zxp inte Gacmad Paa iz Mari say jawab Rapna 🤣🤣
    Cay igama aHan Kftan Iga thy

  • @marwawafik5523
    @marwawafik5523 4 года назад +1

    Masha all liibaan aadan cali oo ku magac dheer liilcaato and muniir oo aan agoon magac aabihiis sidoo kale ahmed fj wlhi waxaad tihiin dad ku dayasho mudan waxaan idinka soo slamayaa jabuti

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 4 года назад +5

    Fidiyowga lii caato uudhahooyo naag shuluqa rabaa facebok ku arki jiray 🤣🤣🤣 inaa adi Tahay ma uheesan

  • @shukriyeydiis1039
    @shukriyeydiis1039 4 года назад +1

    wcs wlalehy sharafta leh lii.munir .fj.salamulahi caleyk like isara asxabta

  • @farahhassan7829
    @farahhassan7829 4 года назад +5

    3 Legend Lii caato Fj and Muniir hore u socda

  • @samiiraalpi5181
    @samiiraalpi5181 4 года назад +1

    keep going liicaato
    walal qaaliya tahy
    iftiinki arageyna tahy
    nolosha KUMA xumayso

  • @dawo-qt8sx
    @dawo-qt8sx 4 года назад +6

    😂😂😂muniir iyo heesta qaraabadu caadi maaha fj kulahaa ka yari wuu qanacsanyahay

  • @queennehaa8514
    @queennehaa8514 4 года назад +1

    Lii cato maxn ku jec lahy walib sumayo awgeed lkin inashallh markey noqoto in ta wan isa so fadhis donaa wa in shalaah

  • @sumayoaxmad4301
    @sumayoaxmad4301 4 года назад +5

    Keep going asxaabta axmed fj iyo muriin iyo liicaato waa nisalaamay

  • @realhero057
    @realhero057 4 года назад +2

    mash allah shirkadaha in ay maalgishtaan youtuberada waa talaabo hormarka kamid ah horay usocda 💓💓💓

  • @maryanahmed8610
    @maryanahmed8610 4 года назад +6

    Wllhi wn tageer aad lii caato iyo axmade walaladay qaligah 😘😘😘😘😘😘😍😍

  • @abdikarinwiire7801
    @abdikarinwiire7801 4 года назад +1

    team liicaato subscribed iisaara 1k igaarsiiya waxyar baa iiga dhiman ♥️🤴🤴🤴👸👸👸🇸🇴🙏

  • @yakiqadafi6611
    @yakiqadafi6611 4 года назад +8

    Wlh viowgaan marhoraan arkay ee liicato ma umaleeyneeynin hhhh

  • @NNnnn751
    @NNnnn751 4 года назад +6

    Kkkkkk ahmed fj waa shactiro miidhan kkkk muniir oday yr bad modaa waynaada wanaagsanada liicato ba ugu daran🤣🤣🤣

  • @liilzimba5452
    @liilzimba5452 4 года назад +6

    Reaction marka bixineysan fj hore usowada

  • @amaaraahmed2892
    @amaaraahmed2892 4 года назад +4

    🤣🤣muniir laacib Soo jabay keep going brothers ❤️

  • @safacusman9672
    @safacusman9672 4 года назад +8

    Wcs bro keep going wlldy mcn nlsha idnma ciisho♥️❤♥️❤♥️❤💉💉💉💉💉💉

  • @Mohamedyussufofficiel
    @Mohamedyussufofficiel 4 года назад +1

    Muniir waagii hore kuusow ahaa sxp sare waan kylakaftamaya

  • @marwaadam5229
    @marwaadam5229 4 года назад +17

    Lii caato io muniir
    Madaxa ayaa isaarantihin wllahi
    ☝️☝️💫lkn mxaa youtubeka uga
    Saarteen video hore cajiib waye
    Aqaa wxd u eeked xabad qare ah
    Waa kaftan bro😓😓

    • @Ruunbashiirofficail
      @Ruunbashiirofficail 4 года назад

      Marwa adam subscribe isaaar walal qali igu caawi please

    • @djhophop5487
      @djhophop5487 4 года назад

      @@Ruunbashiirofficail waa an ku sary subscribe isaar subscribe

    • @djhophop5487
      @djhophop5487 4 года назад

      Marwa masul isaar subscribe

    • @marwaadam5229
      @marwaadam5229 4 года назад

      @@djhophop5487 qlli hore ayaad igu saarneed zax

    • @Ruunbashiirofficail
      @Ruunbashiirofficail 4 года назад

      @@djhophop5487 ok wn ku saray

  • @degaed4409
    @degaed4409 4 года назад

    Scw wiilasheena maansha Allaah war dad shashax aa tihiin qaraaxadiina dhalinyaro iyo waayeel aa idiin xiiso, shirib iga dheh muniiroow.

  • @farahhassan7829
    @farahhassan7829 4 года назад +8

    10:18 waa xasuustaa facebook long time

  • @hidda-raacofficial
    @hidda-raacofficial 4 года назад

    Asxaabay wan idin salaamay gaar ahan lii caato telka ina iga qabato diidaye ku adkaynta joojiya adiga iyo asxabta RUclips oo dhan

  • @ibrahimmaxamed4484
    @ibrahimmaxamed4484 4 года назад +7

    fj nin riwaydiistah waayeh kulahaa ma oohin baa lagu tuugsadaah 😂😂😂😂😂

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 4 года назад +1

    Muniir RUclipska jihaad ayuu usoo galay markaasa mid hada soo orday leeyahay Walal Shoutout ii samee ka diid lol

  • @Oriana718
    @Oriana718 4 года назад +6

    Muniir powe mrkad yarayd qurux pad u dhimanyze🤣🤣lafta igu daran wa zidas🤣🤣🤣

  • @deeqodaganoffical5670
    @deeqodaganoffical5670 4 года назад

    Liiban aadan cali kuu cato wlhi dad aan u xiisey muuqaaladiine malmhn waa idinka mashquuley wayo waxaa ahaay asxabtiine qaaska ah muniir officiall dad aan taageero qaas u ah keep going one love ❤️

  • @hibarashiid4038
    @hibarashiid4038 4 года назад +7

    Alla qosol wayna axmed fj kuma loho qom dhano wada xadraynaya🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @axmedciidkulane42
    @axmedciidkulane42 4 года назад

    dakii ugu soo horeeyey maalintii ugu horeysay ee lii caato oo chanelka lagu soo dhaweeynaayey

  • @Hud___0
    @Hud___0 4 года назад +5

    Hoogay hoogay
    Waynaadaba wanagsan 🤣🤣🤣

  • @zuuzuuzimpa195
    @zuuzuuzimpa195 4 года назад +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂wlhi niyd uqozlY liicato io muniiiR io fj keep going 😘🤘

  • @ninculus5852
    @ninculus5852 4 года назад +5

    Time lii caato please like iyo subscribe isaar RUclips kiga kaltan Ayaakujiira somali Ayaan Axayi 🙏🙏🙏🙏🙏.please

  • @xaawlocabdiqaadir9875
    @xaawlocabdiqaadir9875 4 года назад +1

    Lii caato fannaan noqo qamar suugaani adiga ayaa ka cod macaan wlhi

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 года назад +6

    11:06 wajale waa shactiro miiran wllhi 👏😂😂😂😂😂😂

  • @salaadcadirisaaq8825
    @salaadcadirisaaq8825 4 года назад +1

    Wiilkadunida uguqosolkabadan hadiiad eguracsantahay licato liksar

  • @cabdiraxiin9137
    @cabdiraxiin9137 4 года назад +7

    Anaa ugu hore likedhac igu siya 👍🙏

  • @samiiroragexaji1621
    @samiiroragexaji1621 4 года назад

    mash Allah walalkey lii caato iyo walalkey muniir walalkey axmed hor mar wcn ayaa nii rajeyna nolosh niima ciisho farxd Ku nolada hiigsiga aad leydihiin iyo meel ka sii fican ayaa nii rajeyna

  • @updyghanihassan1483
    @updyghanihassan1483 4 года назад +5

    😂😂Ahmed fj kulahaa labo team cadab baat tahiin mid gabayo kuso kalaa midna calaacal😂😂😂😂😂

  • @simanmoharaage5379
    @simanmoharaage5379 4 года назад

    Walhi kali io laab ban uqoslay ilin aya ika timid wlhi ben m shegayo alle dartiis ban usomanahy isoo duceya inu alle iyeelo muradkeyka inta Farinteyda arkte haisoo duceyan blz
    Allaha idin xafido lii muniir Ahmed fj❤❤❤❤❤❤🙏

  • @zainabosman4952
    @zainabosman4952 4 года назад +5

    Liicaato wllky muniir aakaadaran😂🤣🤣😂😂🤣🤣😅😅😅😆😄

  • @caaishocadey2113
    @caaishocadey2113 4 года назад

    Liicaato fool xume badnaaye shir kheer leh ku baran markaas
    Bro weenaada qurxanadaa
    Qaacidasaas sxpkaa muniir laga hayaa
    Asaga ibaray
    ❤❤❤❤🙏🙏🙏
    Keep going

  • @waxbaajirotv3938
    @waxbaajirotv3938 4 года назад +7

    wajaale waw kula yaaban yahay sidaw kuu fiiranooyo lee

  • @Jion-harina
    @Jion-harina 4 года назад +1

    Muniir lii caato iyo axmed allaah ha idin dhawro meel walba aad dunida ka Joog tiin Sidoo kale waligeed hajirto saaxiibnimadiina sababtoo ah aad ayaa isku fiican tihiin dhamaan tiina allaah ha idin xifdiyo meel walba aad dunida ka Joog tiin si waliba muniir iyo lii caato allaah ha idin ka qabto waxa sharta ah waligiina ahaada muniir iyo lii caato saaxiibo is jecel li anno aad ayaa is ku nuuray siin intaas Ayaa ku soo gab gabeeye wa macassa laamo 😘😘😘😘😙😙💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖muniir and lii caato💖💖💖💖💖💖💖

  • @abdirahmanmaankacade1528
    @abdirahmanmaankacade1528 4 года назад +4

    No views
    140 likes
    Power of liicato 💪💪

  • @qumanabdi5955
    @qumanabdi5955 4 года назад

    lii caato iyo muniir wn idin salaamaynaa wlady wlaalkeen ahmed fj grb uu idinka bahanyey chanelkiisa 100k wax yarbaa ka dhiman videoyo iyo riwaaydaba lasoo saameeya inshalah si uu u gaadho wad mahdsantin isku duubnaada mar walba fjna waa qof qalbi wcn ee hala ogaado

  • @yadibowy9298
    @yadibowy9298 4 года назад +3

    M,a lii MNR fj asxaab aan niyada kuhaayo in aan marun lasameey vidiyo nolad inta ay nolaljirto

  • @umucabdalabintcabdala2811
    @umucabdalabintcabdala2811 4 года назад

    Qaladwaye in hidahayne uu waxkasheeyo
    Asi waxkasheeg lkn gableeyga hasoo faragishan waahideheena 💝💝💝💝💝💝💝💝gableey❤❤❤❤❤❤
    👏👏👏👏👏👏

  • @nuseymachenal5893
    @nuseymachenal5893 4 года назад +5

    Masha,allah wallo aaan jeclhy 😍😍

  • @farhiagardawe8172
    @farhiagardawe8172 4 года назад

    Masha alh nolasha waa halgan bartaa ka sii wada liicato & muniiir alle kaliya garab uga bahntihn cid kle uma baahnidn horay usco wllhyga
    Axmed wajaale adna waa lagu sugyaa horay usco wll fj

  • @fatimabile5499
    @fatimabile5499 4 года назад +4

    Wan idin salamay muniir liicaato iyo axmad hore mar wcn

  • @sudeescabdullaahi9795
    @sudeescabdullaahi9795 4 года назад

    Anaa uhereeyo maanta liicato iyo muniir axmed fj waan idin shalaamay waan uxiisay faadil dum dum

  • @deeqoyuusuf4042
    @deeqoyuusuf4042 4 года назад +6

    Waa magacyga deeqa🤣🤣
    One ❤

  • @safiasaafi7462
    @safiasaafi7462 4 года назад +1

    hada nahay rer karan shiribka dhaxal ulenahay munir lan dheere banan dagay tahay bro❤❤👌👌

  • @najmapei5710
    @najmapei5710 4 года назад +3

    lii caato ❤️🥰💯tageero weyn wll qali

  • @amazingshorts6081
    @amazingshorts6081 4 года назад

    Muuqaalka Lii Caato wn xasuustaa marka uu duubaayay.
    Xilligaas ayaan Fan u ahaa

  • @asmaibrahim6636
    @asmaibrahim6636 4 года назад +7

    Axmex fj san kulaha mindi maa lagu xiiri jiray sharbaha🤣🤣🤣🤣

  • @gutuboimaan2811
    @gutuboimaan2811 4 года назад +1

    M.a Wallo isjecl waa sidisaas nolasha idin maciisho dhaman reer maleysi waa idin jeclhy dhaman guul wacan waxan jeclahy in aa garabkiina in aan ahaado lkn ma eysan dhicin wax Walbo wAA ADuun waan jeclaaa In aan agtiina ku qoslo lkn ma awaado Sidaan ku imaalahaa

  • @doohfilims4072
    @doohfilims4072 4 года назад +3

    Liil caato wllo Somaliyet ❤❤🇹🇷🇹🇷

  • @HanadBidde
    @HanadBidde 4 года назад

    Videoyadeeda hadaad soo qaadataan muniir IYO LIICAATO waa ini wasayaa

  • @sumayailkacas3545
    @sumayailkacas3545 4 года назад +8

    Quruxdaa lasheega waa lacgataa yaa ii ku racsan

  • @mustafexuseen6574
    @mustafexuseen6574 4 года назад

    Liicaato iyo miniir fj vidoyda qaar chanelkiisa zoo.dhiga u idila dadaalaa runtiii

  • @mohamedodowa3766
    @mohamedodowa3766 4 года назад +3

    Walhi wad iga qosliyseen fj keep going lkn waa hees fican way cajabiyaay

  • @layliizacishqifishqi8073
    @layliizacishqifishqi8073 4 года назад

    Dhalinyaro horay usocda alle ha idin la jiro dhamantiin dadkoo dhan aabe iyo hooyo alle ha idinka dhigo dadkykii ❤❤❤❤wan idin jecelahy walaalady

  • @fariidainahaji9650
    @fariidainahaji9650 4 года назад +4

    Mr Lii munir axmad fj wafaan ifidifin safalamafaamafay

  • @naimoomar503
    @naimoomar503 4 года назад +2

    M.a wllaha Qalpiga keep going aadna waan idiin jclhy❤❤❤lkn waxaa iga Qosliyy wllkey muniir siduu utirinaayo heesta Qaraabada😂😂

  • @munacabdullahi3710
    @munacabdullahi3710 4 года назад +3

    hormar wacan walaalahena qaaliga ah guul wacan walaalahena qaaliga ah guul ❤❤❤👍👍

  • @hodanbae5413
    @hodanbae5413 4 года назад

    Kkkkkkkkkkkkkk whi qosolka iga dhamadey thnks wlllheyga aan jclhey ane ku fano horey usocda nolosha meydin ciiiisho