INAY WAX I GAARAAN ASAGOO KA BAQAAYA AYUU CODSIGEEGA I TIXGELIYAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024

Комментарии • 1,7 тыс.

  • @sahraosman1362
    @sahraosman1362 4 года назад +537

    Inta asad markuu faraxsanyhy la faraxdo like sar🖐😭

    • @ayansldahmed8885
      @ayansldahmed8885 3 года назад +4

      Anba wlhi farxad dartisa la ilmeyaa😘 wllkey allaha no ka daayo

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 3 года назад +2

      Fadlan SUBSCRIBE Nusaar Yuutubka SUBSCRIBE hooyad janad Allah kayo

    • @ilhanmaxamuud6925
      @ilhanmaxamuud6925 3 года назад

      🤩🤩🤩😍😍

  • @rooblehambase5359
    @rooblehambase5359 4 года назад +144

    Hadaad walaalka Jeceshahy like isaaar

    • @xalimobashka3868
      @xalimobashka3868 3 года назад

      Qwerrtyyuioppasdfghjklz cxxcvbn
      J54rrjeireosiwootiueiqwowowowowowowowwieiwowowieiwmrwt❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcaanholacjr4088
    @nimcaanholacjr4088 4 года назад +1226

    Wll hadii aad walalkaa jeceshy side asad io cabdulahi like isar

  • @ubahahmed3602
    @ubahahmed3602 4 года назад +43

    Walaal qaali ah ayaad haysataa ilaahay hakuu daayo adna lugahaaga allaah hakuu furo aamiin yaa allaah

  • @ruunruuhi1762
    @ruunruuhi1762 4 года назад +348

    😭😭😭😭😭😭 allow walaal la aan hana dhigin amen 🙏

  • @nadiiraali6198
    @nadiiraali6198 4 года назад +151

    Brother be like abdullahi wlhi is 👌❤

  • @umubilal3308
    @umubilal3308 4 года назад +161

    Yaa raabiyo lugihisa uso celi ada khafur eh illah waxa kaga rajena mar kle ina dib u heshid lugahaga cadowga san ka yelen abwe guleso 😭😭😭😭

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 4 года назад +34

    Wll illhy adna hka kiciYO mar uun fadlna wllken ducada uGu deeqa😭😭😭

  • @zakiismail6177
    @zakiismail6177 4 года назад +177

    Maqaan cida commenti keyga aqrin doonta lakin: Hooyada janada allaha geeyo channelka subscribe isaar wll plz🙏😍

    • @garabwallaaloffical4327
      @garabwallaaloffical4327 4 года назад +2

      Asc wllky illah dartii igu cawi subiscarabka wll qaali

    • @Qalbixabxab12
      @Qalbixabxab12 4 года назад +1

      Zaki waku saray isaar wll qli

    • @Qalbixabxab12
      @Qalbixabxab12 4 года назад +2

      @@garabwallaaloffical4327 wll waku saray isaar wll qli

    • @suleimanhassan4229
      @suleimanhassan4229 4 года назад

      Mansha allah wlkay allh hakudaayo

    • @Wawaynka1
      @Wawaynka1 4 года назад +1

      @@garabwallaaloffical4327 pro wankusarayaa balan ee ii saar ilana soo hadal

  • @najmakhaliif2791
    @najmakhaliif2791 4 года назад +22

    Walaalnimada Waa Qaali ❤️
    Asadoow aboowe Allaha cagahaaga hakuusoo celsho🤲

  • @mohamedaguero7683
    @mohamedaguero7683 4 года назад +143

    Hal qof aniga iga soo horeeyey ma xaq baa in maalin walpa 20 like dhaafin pls pls like

    • @foosfilsan1148
      @foosfilsan1148 4 года назад

      Maxaa ka faaidaa like ta wllo Qali

    • @mohamedaguero7683
      @mohamedaguero7683 4 года назад

      @@foosfilsan1148 fuck in the bitch

    • @hoodoayaan4600
      @hoodoayaan4600 4 года назад +2

      Inaan kuu saaro ayan rabey lkn adoo 20dhaafay ayaa arkey waa iska daayey😂😂😂

    • @mohamedaguero7683
      @mohamedaguero7683 4 года назад

      Xgee kaa lasoo xiriiraa

  • @idilqalanjo2035
    @idilqalanjo2035 2 года назад +13

    Wow. Brother like Abdullahi is a wonderful blessing. Keep going Asad Hagio am your biggest fan

  • @osmansadiq5603
    @osmansadiq5603 4 года назад +41

    Asad walal heestan aad Ayaan ula ilmayaa markaad soo saarto muqaladaada 😭😭😭 ilaahay cafimaad taama Haku siiyo walal

  • @tacasgemer9583
    @tacasgemer9583 4 года назад +7

    C/lahi waa wll wcn alle kaama qaado inta Ku raacsan like iisaara

  • @filimcusubafsomalichanel1416
    @filimcusubafsomalichanel1416 4 года назад +38

    Intii jecel asad hagio like isaara😍

  • @sucadhappy9716
    @sucadhappy9716 4 года назад +6

    Masha allaha Allaha cafimad iyo cimri dheer ha idin siyow waxa tahin walalo is jacelay 😂🧕🏻❤️

  • @saalaxlakiofficial5277
    @saalaxlakiofficial5277 4 года назад +76

    walaal cabdullaahi oo.kale inaad heysato ayaa nimco kale oo weyn walaahi allah kuu dhowro bro 🤲🤲

    • @gaduudocarwo4631
      @gaduudocarwo4631 4 года назад

      masha allah Dheh Adiga noqo Walaal fican waana rajeen In Aad tahay Walaal fiican

    • @saalaxlakiofficial5277
      @saalaxlakiofficial5277 4 года назад +3

      @@gaduudocarwo4631 mar hadaan dhahay allah kudhowro ma xumaan baa ? tankle alxm ani walalo fiican waan leyahay allah idaayo hdlkaasna wx kle igama ehee niyada dhis ayey iga tahay 😏

  • @tabsamoacademy7643
    @tabsamoacademy7643 4 года назад +12

    Wll like ii saar &subscribe hadii aad jeceshay nabigaada mohamed

  • @naldiadde6421
    @naldiadde6421 4 года назад +36

    Walal Waa Abdullahi Hagio oo kle #Allah nagama qaado
    Inta ilaqabto like dhac dhac igu see

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 4 года назад

      Walaal subscribe ii saar waan kuu saaraa adigana

    • @cabaasmuse321
      @cabaasmuse321 4 года назад +1

      Wll mcn alle waxan kaga baryaa in uu lixadkaga kusoo celsho

  • @shamischanel1875
    @shamischanel1875 4 года назад +2

    Wlhi qimaha wllnimo qofki xanunsado ayaa daremayo like me

  • @alideeqo5806
    @alideeqo5806 4 года назад +63

    😭😭😭😭😭😭😭😭 wlhi abdullahi hajiyo waa walal jiro ilahay inaba kalawado mansha alah

    • @zritunibrahim8810
      @zritunibrahim8810 3 года назад +1

      Masha Allah bor bor 🌹🌹🌹😭😭🤲🤲🙏🙏🇸🇴🇸🇴🤲💯💯❤❤

  • @NoName-uq3vh
    @NoName-uq3vh 4 года назад

    Maasha allaah wlhi abdullahi hagio waa nin wll wanaagasan alle janatul firdowsa ha ku arsaaqo alxamdullilaah

  • @maryancali7312
    @maryancali7312 4 года назад +38

    Allah natusiyo wllky asad oo lugihiisa kusocda aamin yaa allah

  • @ابتساممحمد-ي5ي
    @ابتساممحمد-ي5ي 4 года назад +2

    Wllhy walalnimada macankeda abdulahi natustay adoo eegaya farxada wllka ayaad usamaysa waxwalba uu jecel yahay asad allah lugaha hakuso celiyo ❤👑

  • @Xilgute
    @Xilgute 4 года назад +79

    Abdullahi 114 qur'an ka cadadiisa nagu ma Aadan salaamin maanta lkn waan kaa qaadnay salaanta

  • @sunshinegirl8547
    @sunshinegirl8547 4 года назад

    Wallaalkaa Abdullaah waa nimco illaahay ku siiyay ee ku shukri
    Illaahay adna haku caafiyo

  • @nimcohabitv9733
    @nimcohabitv9733 4 года назад +18

    Walal jiro c/laahi waa walal Qaali ah ❤️🌹❤️♥️🇸🇴hambalyo c/laahi haa waruntaa

  • @goodadvicemedia7439
    @goodadvicemedia7439 3 года назад +1

    Abdullahi xaajiyoow great brother respect.

  • @nastehanoor8933
    @nastehanoor8933 4 года назад +32

    Asad i feel Abdullahi inoo aabaha yaha so waxa fiicnaaan laheed inaa #Aabo dhahdid Allh haidin xifdiyo dhmn tiina ❤️❤️❤️❤️

    • @naimasheikh661
      @naimasheikh661 4 года назад

      Nasteha Noor aaba maxoo u dhahaa waaba aboowahiisa macaan ....

    • @nastehanoor8933
      @nastehanoor8933 4 года назад +1

      Naima Sheikh wan ogaha Lkn waxa kawda he is more than abowe Ma i fahante Abyo yacni xushmad wayn

    • @annaali710
      @annaali710 4 года назад

      @@nastehanoor8933 sax wax weyn ayu uyahay lain abo ma dhihi karo wayo danbi ayey nooneysa,,,, qof an abaha ahayn hoyada uma saari kkartid , 2 (Anaa min main fulaan fahuwa dayuus) aya la dhahay

  • @maanii416.
    @maanii416. 4 года назад +2

    plz asad arin muhiim ah ayaa la wadaagi rabaa idinkaga wey idinka farxindoontaa in shaa allah plz asad hala gaarsiiyo commentgeyga 😭😢 plz

  • @Madadaalotv31
    @Madadaalotv31 4 года назад +45

    waxan xasuustay wllkeyga iga yaraa sidan iyo sikadatan ayaa isku jacleyn

  • @ahmedilkacasechannel7753
    @ahmedilkacasechannel7753 4 года назад

    illow maalin un natus asad oo lugihiisa kusocda allow waad natusi kartaa asad alle haku joojiyo

  • @alvarodehaggioofficial7140
    @alvarodehaggioofficial7140 4 года назад +11

    Walalkey asad farxadan ado lugahaga qabo kasi qurux bdna laheyd wll mcn
    Ale wxa ka rajeyna biri subixi inu lugahaga kuso celiyo aamin aamin aamin !!!❤❤❤🇸🇴🙏

    • @Mohamedsamakaab
      @Mohamedsamakaab 4 года назад +1

      Farxada kuma xirno Lugo iyo luga LA aan farxad cafimaad leh ayaan kurajeynayaa asad

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 3 года назад +5

    Maasha, Allah, allaha kuu siyaadiyo. Farxadaada, in ay farxada kaajaraan ayey ku tala galeen laakiin iley madhin. Keep going and no better than you.

  • @maxamadcabdimaxamadcabdi5684
    @maxamadcabdimaxamadcabdi5684 4 года назад +28

    Abdullahi always take care asad Hagio pro

  • @Jasmine18815
    @Jasmine18815 4 года назад +1

    Abdulahi Allow kudaa walaal kiisa kaabow fariid 😭😭😭😭 Rabow shaafi Asad

  • @abdulrahmanahmed743
    @abdulrahmanahmed743 4 года назад +16

    I love you man ❤️
    May Allah sw blessed u bro give you what u want most back in sha Allah

  • @mssayaandahirhassan5705
    @mssayaandahirhassan5705 3 года назад

    Ilaahy ha barakeyo cabdulahi m .a wlhi asad farxadiisa wa farxdayna

  • @ABDULLAFJ
    @ABDULLAFJ 4 года назад +31

    Masha Allah walal Qali farxadadu Waa teena asad hagio 😗😙😙💋💋💋🙌

  • @maamuus369
    @maamuus369 4 года назад

    Alle haku daayo walalalaha maansha allah abdilahina waxa leeyahay waliga saa u garab taagnow asad allow isu daa

  • @HindaInaAhmed
    @HindaInaAhmed 4 года назад +28

    Hooyada janada Allaha geyo, wlal plz ha ila dhafin subscribe mahadsanid 😍😍😍

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 года назад +2

      #Simpy Hinda wlshy subscribe igu caawi wllniMo

    • @HindaInaAhmed
      @HindaInaAhmed 4 года назад +1

      @@hassanaarka6173 Haye anigana iisaar wlal 🙇

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 года назад +1

      @@HindaInaAhmed waan ku saaray wll😍😍

    • @ruuzidaimond7097
      @ruuzidaimond7097 4 года назад +1

      Waa ku sarey adna iisaar

  • @ruweydamustaf4883
    @ruweydamustaf4883 4 года назад +1

    M.a RABBI ha idin xafido il cadow idinma qabto wllaalahey

  • @hindaqaali921
    @hindaqaali921 4 года назад +10

    Wllhi walalo is jaceyl ayaa tihin ilahay hay isku kiin daayo insha Allah ❤

  • @shamsudiinyusuf6847
    @shamsudiinyusuf6847 2 года назад +1

    Asad wlhi walaal qaaliya ayaad haysataa ilaahay haku daayo allxamdulilah dhe

  • @mahadhoabdinoor9576
    @mahadhoabdinoor9576 4 года назад +14

    M.a walal wa wehel Abdullahi hagio cml ya heli kara guul wacan walala isjecel❤

    • @aminahusein8399
      @aminahusein8399 4 года назад

      Kkkkkk maadha allaah Asad waa fsraxsanyahay laakiin cabdulaahi waa cabdananayaa

    • @aminahusein8399
      @aminahusein8399 4 года назад

      Cabdulaahi adigo kuucabsnahay

    • @aminahusein8399
      @aminahusein8399 4 года назад

      Marka saxaday waa soconayasaa insha allaah

  • @kaligeedtaliso5576
    @kaligeedtaliso5576 2 года назад +1

    In colaaaaadu halis tahaya nimoo cadow helaaaa garan yaarabi dalka nonawadey😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedadenibrahim8592
    @mohamedadenibrahim8592 4 года назад +6

    😭😭Masha Allah wll ased Alle frxda haku ziyaadiyo insha Allah dhaqsi wad cfimdi doonta

  • @fardowscabdilaahi8516
    @fardowscabdilaahi8516 4 года назад +1

    Ilhy ha ku xifdiyo wllka abdullaahi boweh asad maalin uun wad istaagin isha alaah 💖keep going bro from garowe🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖🇸🇱

  • @hanniifka3315
    @hanniifka3315 4 года назад +10

    Cabdulahi xaajiyow waa will fiican mashaallah

  • @nastehoofficial4669
    @nastehoofficial4669 4 года назад

    Maasha allaah abdullaahi xajiyow alle ha xafido wan jeclahay sida uu kuu garab ag is taagay alle garab fiican ha siiyo adneh alle dib ha kugu soo celiyo lugahaagii kuligiin rer xaajiyow ilove you mar kasto iyo mel walbo oo ad jogtiin

  • @iftindhayman5248
    @iftindhayman5248 4 года назад +30

    asad angaba waan ku jcl nahy lkn asaga ma gaarno wllhi😍😍😍

    • @garabwallaaloffical4327
      @garabwallaaloffical4327 4 года назад +2

      Asc wllshy qali illah dartii igu cawi subiscarab wll wn ku baryaa

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 4 года назад +1

      @@garabwallaaloffical4327 ii saar waan kuu saaraa walaal

    • @garabwallaaloffical4327
      @garabwallaaloffical4327 4 года назад

      @@KINGMOHA5388 ok wll qali wa iga diyar

    • @garabwallaaloffical4327
      @garabwallaaloffical4327 4 года назад

      @@KINGMOHA5388 wll aniga waba kugu xiranahay bee mar hore

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 4 года назад

      @@garabwallaaloffical4327 walaal sorry sidoo kale anigabo wuu ii saaranyahay marhore Ayaan kuu saaray keep going sxb

  • @saafisimaansaafisimaan3083
    @saafisimaansaafisimaan3083 4 года назад

    Mashalh asad walalkada abdulhi ilaahy ha idin xaafido

  • @najmanajuu7637
    @najmanajuu7637 4 года назад +12

    Keep going two brothers I love you guys for the sake of Allah

    • @apdifatahofficial8597
      @apdifatahofficial8597 4 года назад

      Najma plz Soo booqo Subscribe plz
      ruclips.net/video/1eVeJTTQ-NY/видео.html

  • @ruqiaali5181
    @ruqiaali5181 3 года назад

    Mansha allah walal is jecel kudayashuu mudan yahay Abdullahi asad ku nooloow farxad adun aakhirana jano

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi6473 4 года назад +9

    Masha Allah walalako macana ilahay hagukin dayo huno Asad iyo Abdillahi ❤

    • @apdifatahofficial8597
      @apdifatahofficial8597 4 года назад

      Ifrah plz Soo booqo Subscribe plz
      ruclips.net/video/1eVeJTTQ-NY/видео.html

  • @amuuncrashiid2653
    @amuuncrashiid2653 Год назад

    Walalkay asad ilaah luga gaaga hakuusoo celiyo amiin

  • @fatimoabdi4126
    @fatimoabdi4126 4 года назад +4

    C/laahi masha allaah walaal ku dayasho mudan asad allahay haku caafiyo

  • @omarmohamedgalab8084
    @omarmohamedgalab8084 4 года назад +8

    T'inquiète pas mon frère tu vas guérir un jour inchallah avec la gouloir de dieu sxb et n'oublie pas que cette vie est temporaire je te souhaite une bonne guérison mon frère

  • @hakabaproduction5276
    @hakabaproduction5276 4 года назад +28

    Hadii walaalkaa jeceshahay subscaribe iisaar

  • @Abdiwah1d
    @Abdiwah1d 4 года назад +5

    Ifka laku yahay walaal wlhi 😥 asad you have good brother ♥️💯

  • @momostaph3610
    @momostaph3610 4 года назад +12

    Wltnmda la shegayo aa midas vs in ka qimo bdn ah asad hagio alow ku caafi wll team asad 🙏👌

  • @mohamedjama41
    @mohamedjama41 4 года назад

    Mansha Allah sxb asad ahaa salaan sare farxad badan ku noolow insha Allah.

  • @ishwaaqahmed3738
    @ishwaaqahmed3738 4 года назад +4

    Wlhi waan farxad😅 ilmeeyay😭 markan dawanayay Alle ha kaa farxiyo wll Cabdilhi intad wllkaa la jeceshay inad ka farxiso wllkaa ood qalbigisa ilaalinayso
    Aduuun iyo Akhiraba farax wll cabdilh ♥😍😍😍

  • @deeqakoronto4222
    @deeqakoronto4222 4 года назад

    m.a farxad waarta ayan idin rajeynaya wall nimadu waa wehel wall c/laahi alha ku shatfo👌😘❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @hazaamofficial
    @hazaamofficial 4 года назад +11

    Masha Allah walal asad hagio 💋💋💋💋🙌🙌💋💋

  • @maryanmanka4972
    @maryanmanka4972 3 года назад +1

    Asad walalkey marwalba wakugu farxa rabi waxan kaga barya inu kusiyadio rajoyinkaga rabi haku rumeyo ana ad ayan u dhibateysanahay rabi ha iga dulqado walalkey marakan adiga ku arko wax waliba wan ialaba xaqiqda

  • @guurdoonyoutubechannel3753
    @guurdoonyoutubechannel3753 4 года назад +16

    Allow #HOOOOOYO MCN janadii Geey.
    🤲🤲🤲🤲😭😭😭
    #AAAAAAMEEEN DHEH.
    wllky iyo wlshy Illaaahay dartiis #SUBSCRIBE iigu saaar

  • @simaaomar7103
    @simaaomar7103 3 года назад

    Aboowe alaha waku caafiyo in sha allaah waad caafimad doontaa aboowe farxadaada waa farxadeena

  • @cimraancimraan7244
    @cimraancimraan7244 4 года назад +3

    Allow lugahada ku cafi 🤲 wlhi asad waa wiil isteel ah allow adigoo adoon kada yahee cafimad tamaa sii

  • @nimoomar6013
    @nimoomar6013 3 года назад

    Asad iyo cabdullhi wallo allha isku kiin daayo asad waxaad heeysataa wall farxadaada jecel masha allh

  • @raqiyaisak5240
    @raqiyaisak5240 4 года назад +29

    Masha allah coment inaan bixiyo ma jecli video kasta wn daawada wllkay asad hajio lkn maanta sawabtaan ubixiyay comentiga waa wlltinimada macankeeda allow isu kiin daa intaan haysan allaha siiyo 🤲🤲🤲wllnimadu waaqaali💗💗💗💗

  • @shaymaasharmaa3726
    @shaymaasharmaa3726 3 года назад

    Waxbarashaa kumashquulsanaa awgeed muqalkan xiligaanaa daawaday wlhi m.a tabarakallah inbadan Assad farxadiisa halagashaqeeyo asoo murugaysan wlhi anaga xitaa waanoomurugo

  • @bint_ba_alawi3695
    @bint_ba_alawi3695 4 года назад +8

    Yarabi wax xasid eh jirkeyna hakaso goynin oo walakiis dilaaالله يشفيك اخوي

  • @MaramQalbi
    @MaramQalbi 4 года назад

    Asad abowe ilaah ha ku xafido is ilaali qali ilaah ha ku dhafo abowe abdulaahi waa walal fican ❤️❤️🌷🌷🌷

  • @amaaraahmed2892
    @amaaraahmed2892 4 года назад +5

    Waa kujeclahay man ❤️ Asad hagio wllkeen Allaha nookaa caafiyo 🤲

  • @naimaabdullahi2790
    @naimaabdullahi2790 4 года назад

    Imanka Allah Haka bixiyo waxa ku nafeye nolosha ku quuri waye Dhib Malahan waka baxe aboowe wan ka xumahay inbadan aboowe asad ❤️💉🇸🇴💉❤️💉

  • @روروثلاث
    @روروثلاث 4 года назад +4

    ماشاءالله. الله خليكم بعض. ويسعدكم ويحفظكم.

  • @mustafegamer8152
    @mustafegamer8152 4 года назад

    Walahi Isaga oo an donayn in mesha soo raco ayuu darta usoo racay wuu ku jecelyahay masha allah walalku jel ayuu alee ku siyay

  • @qnoftheqnz6845
    @qnoftheqnz6845 4 года назад +4

    😭😭😭wllo mcn waxan jeclahay inaad lugahaga ku socoto inshallh way kuu cafimadi luguhu🥰

  • @kingmuzze2125
    @kingmuzze2125 4 года назад

    Cabdi lahi hajji wlhi waa wllo qalbi wngzn xaskiiza carurtiza farxdiiza wuxu ka horumaryaa ta asad hajjio alle janada haku geeyo wllo qlih

  • @hawoessa3037
    @hawoessa3037 4 года назад +17

    You have good brother are you have a good heart😭😭🙏

    • @apdifatahofficial8597
      @apdifatahofficial8597 4 года назад

      Hawo plz Subscribe plz
      ruclips.net/video/1eVeJTTQ-NY/видео.html

    • @footballOdyssey-q9m
      @footballOdyssey-q9m 4 года назад

      Ilaahban idinku dhaarshe soonalinimo iigu saara sbscribeta siiba ASADHAGIO ito teamkisa💞💞💞💞💞

  • @mohamedhaajiisse6440
    @mohamedhaajiisse6440 4 года назад +1

    Asc Abdullaahi Hagio walaahi walalkey waxad tahay manta asad hagio qofka kaliya udhabar xirtay oo booska aabe nimo walaltinimo saxibtinimo intaba ku farxad galiyo balse abaalkaga ilaahey JANADA hakugu abaal gudo asag hagio asagana caafimad taam allaha siiyo this video markan daawaday waxan daremay qiimaha walaltinimada iyo wada dhalashada rabi kuligina ha idin wada xafido🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hamdahayaat4640
    @hamdahayaat4640 4 года назад +3

    Mansha allah walaaalnimadu waa Qurux iyo waheel Alle ha isku keen dayo ❤️😍🥰

  • @nimcoabdi8677
    @nimcoabdi8677 2 года назад

    Ilahyow itus Asad xaji oo lugihisa ku soconya aamiin yarbi

  • @ugbaditamohamud2174
    @ugbaditamohamud2174 4 года назад +4

    Wallnimo ani will wall hooyo mcn ima😭 dhalin mansha Allah ilhy haku xafido wall Asda iyo wall ♥️♥️♥️🤗🤗

  • @user-el5ho7pi6f
    @user-el5ho7pi6f 3 года назад

    Masha allh huuno mcnQaall wn kugu fanaa alle haku xifdiyo🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @munizahonast2974
    @munizahonast2974 4 года назад +26

    Asad plz heestaaas ha soo saaran danbo 😭😭

  • @fadumoahmed4089
    @fadumoahmed4089 4 года назад +1

    What is up man. Allaha ku daayo walaallahaga. Masha allah.

  • @KhaalitGaaz
    @KhaalitGaaz 4 года назад +21

    war is adkee camera ku hayse
    waa hadalki apdillahi hagio markay marayen mesha biyaha
    lkin u r good prother wlhib

  • @fardowsacabdixalanefardows2430
    @fardowsacabdixalanefardows2430 4 года назад

    Inta jecel asad farxadisa like idhaha oolajecel 2 asad lawo waxyaalod 1inuusan ujabin cadowgiza 2 kunasocdo cagihiiza asad allah haguusoo celiyo adimadada inta wax yeelo gaareen amin bowe👍👍👍👍👍

  • @sainabhajji6853
    @sainabhajji6853 4 года назад +6

    Mansh Allaha walaalah farxad ku noolaada ❤❤🇮🇹🇮🇹🇮🇹

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 года назад +1

      #Sainab Hajji wlshy subscribe igu caawi wllnimo

  • @aaminaabdi2473
    @aaminaabdi2473 4 года назад

    Asc Walla qaliya ilahey ha iskukiindaayo ilaaheyna hakucafiyo

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 4 года назад +4

    MashAllah 🌹

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 4 года назад

    Mashaa allaah illaahow kuudaa cabdullaahi thanks dear brother illaah ha idinma kalaqaado inta ku farxasan ha isoobooqato farxada asad

  • @safiyamohamed5360
    @safiyamohamed5360 4 года назад +4

    Maansha allah wllky horeusoco aleha isukiindaayo adiga iyo walalahaa 👍❤❤❤❤👍👏👌

  • @maxaschannel
    @maxaschannel 4 года назад +1

    Waxan rabaa in an la hadlo arimaheena iyo cabdulahi xajiyow walalayaal hadii ad awoodan plz asad noloshiisa iyo kartidiisa wan ku faraxsanahay dumashideyda abdulahi xajiyow xaskiisa wan isla so shaqeynay masha alah plz asad halagu dadalo hana loo iibiyo aotomatic wheelcher drive plz and plz mahadsanidiin keep going bro asad.
    Insha alah lugaha ayad kusocon dontaa niyada kheyr usheeg bro. Somalia hanolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Mohamet-t5b
    @Mohamet-t5b 4 года назад +18

    Mnsha allah wlaalnimo waa wehel🌸♥♥

  • @sacdiyocabdimaxamed7064
    @sacdiyocabdimaxamed7064 4 года назад +1

    Cabdulahi walalkena waayo asad ayu daryela qof kasto asad garab siiyo anaga ne waa walalkena asad iyo cabdulahi wlh biyaha sido ugu shuwayay wan la ilmeeyay Malaysia hada mar imaan laha kow idiinka idiin iman laha

  • @UMBUSHRAA
    @UMBUSHRAA 4 года назад +8

    Abdullahi best big brother ❤❤❤❤

  • @fartuuncusmaan1860
    @fartuuncusmaan1860 2 года назад +1

    Maasha allah wallhi cabdullahi hagio waa qof aad io aad uqalbi wanaagsan.a allh dhaafo😘🤩😘🤩