Ku dhawaad 100 qof oo ay ku jiraan Haween & Caruur oo ku dhax xayiran Garoonka Aadan Cadde

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2024

Комментарии • 61

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 Месяц назад +3

    Cadaw markaad waxaaga siiso waa siaa.
    Diyaaradaha kale raaca

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Месяц назад +4

    Mayee dayuuradii carabta ma Etiopia ayaa wanaag u haysa . Wadamo ksle muu la xidho haduu hal dayuurad iibsan kari waayey

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 Месяц назад +4

    Somaalida iskama dhaafi karaan miyaa ethopian airline? !!!

  • @shukrimohamed1205
    @shukrimohamed1205 Месяц назад +6

    Aduunyada dhan waykadhacdaa shaqo yeelo

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe Месяц назад +1

      Airport Alshabab ayaa ka shaqeeya waxaana qoray mahad salaad kawaanle for sure, anytime ayey qarxin karaan..hasan munaafaq he doesn't care...

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l Месяц назад +2

    Diyaarad amxaar ka xamar ku sugayo waa Daanyeer. Casimada ha raro.!!!

  • @abshirmohamed9935
    @abshirmohamed9935 Месяц назад +3

    Waxay ogaatay i n dalka mamnuuci rabo

  • @abdirahmanrashid6592
    @abdirahmanrashid6592 Месяц назад +3

    Dib u dhac weey ka dhacdaa aduunka oo dhan etc canada america every where

  • @DalkahooyoDaruuraha-cc3du
    @DalkahooyoDaruuraha-cc3du Месяц назад +1

    WASARADA DULISATA WA IN AY DALABTA WADAMO KALE DIYARADODA OO ADEEG FIICAN SHACAKA SII YA DADKA SOOMALIYE LAGANA WA BIXIYAN HADA DIYARADA XABASHIDA WAY KU BAHDISHA LACAGTOODA. WA DACIIFNIMADA MADAXAD ERIBOODKA IYO WASARADA GADIIDKA QABILSAN.

  • @MohamedAli-dk5cx
    @MohamedAli-dk5cx Месяц назад +1

    Ethopian Airline maa laga xayiro Soomaalia, mida kale dadka Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay xariirka u jaraan Ethiopian Airline laguna xumeeyo oo hala qaato Egypt Airline and Turkish Airline.

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 Месяц назад +5

    Itoobiya Airline waa in dalka laga mamnuuca. Itoobiya waa cadoow iyo diyaaradeeda ayaa dalka ka shaqaynaysaa isma qabato ee Xasan ha isa saxo

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Месяц назад +1

      😂😂😂😂ilaahoow cid aan wax ogeeyn ha cadaban yaa ku yidhi itoobiya wa ini cadaw ma afrtan cisho ee somalilan iyo takada barbara dilaalkeda xamar aay cidiya igu dagalameyso iyad ruun mooday marka adigu diyarad so dagta sacado yarna ka rakabsata iyad ka hadlaysaye fiila somaliya iyaay ilaaliyan oo hiiran ila hir shabeele iyaay xukuman itobiyanku mida kale xage ka saari itobiya iyo somaliya Ama somali italiya xad uma dhaxeeyo ma la socota taas

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Месяц назад

      Somaali damiir malaha caqli malaha. Diyaaradda cadowga miyaad raaceysaan alla ciil weynaa. Hal tusaale ayaan idiin sheegayaa marka ay soo degeyso iyo marka ay kaceyso wax af soomaalia loogama hadlo waxeyna aheyd iney ku hadlaan Af somaali ama English laakiin iyada oo Muqdisho ka soo degeysa ayey af Axmaar dadka wax loogu sheegayaa Bal ciil bintaas ka weyn yaa ii sheegi kara, Aaway damiirkii, Aaway dadnimadii, Aaway diintii, WALAAHI WAXAAN NOQONNAY ADDOON USHOODII WATA.. Adduunyadu waa nala yaaban tahay

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Месяц назад

      ​@@dhashisheekhisaxaq9514 UF UF UF ETHIHOPIA. ETHIOPIA WAA CADOWGEENNA ILLAA QIYAAMUHU DHACAAYO. CARUURTU MARKA AY NOO DHASHAAN AYAAN KU BILOWNAA . WAA NUGU WAAJIB IN ETHIOPIA AANU LA DAGAALNO OO CAASIMADEENNII HARAR AAN SOO CESHANNO

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 Месяц назад +1

    Dadkaan waxaa ku bilaawatay sheekadii aheey mooy iyo kal dad lagu tumaayo oo kale sida wadamada qaar oo faqiiriinta ah.

  • @DalkahooyoDaruuraha-cc3du
    @DalkahooyoDaruuraha-cc3du Месяц назад +1

    DIYAARADA ETHOPAIN AIRLINE WAXA AWAL KU BAHDIILI JIREEN MARKA ADDIS ABAAB KA SO BAXAYSO LKN WA NASIIB DARO KALE IN AYA KU DHEX BAHDILAAN SHACABKA SOMALIYED DAL KOODI GUDI HIUSA!!!!!!!
    WAXA LA CIISHONAYNAY BAHDILA AY DIYAARADAS DADKEN KU HAYSO OO AN LAHAY SAABA AY MADAXAD DADKA GARONKA KA SHAQEEYA UGA QABAN LAYIHIN DADKODA BAHDILKA AYA KU HAYSO DIYAARADA XABASHIIDA?????

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c Месяц назад +3

    Aniga oo aad uga xun, waxa aan idinkula talinlahaa in aad "dawlada Xalane" fadhida aad u dacwootaan! Waayo tan fadhida "vilada" waa "shadow-goverment".

    • @ilmo1234
      @ilmo1234 Месяц назад

      Magaca saxo oo dhinac isku raac

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Месяц назад

      qawdhan isaaq baa la baxa kuusoow na hawiye ayaa la baxa maxaa isku keenay labadan magac

    • @KUSOWQAWDHAN-f6c
      @KUSOWQAWDHAN-f6c Месяц назад

      Soomaali lee maahinoo lamadaba?!

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Месяц назад

      @@KUSOWQAWDHAN-f6c Soomaali waa kala lah jad magacyadan wayku kala duwan yihiib, berigii hore isaaq magacyada carabtuu la bixijiray maadaama aanu carabta u badnayn Koonfurta soomaaliyana talyaaniga u dhoofi jireen idinku waxa la bixi jirteen beela iyo magac talyani anaguna magac carbeed salma samiya samiya idinku magac soomaaliyeed baad la bixi jirteen dhoofo dheeha batuulo kkkk ragana calasow dharaaraw fiidoow calad weheliye shuuriye hilowle hadaa barateen magacyadii carabiga ee aanu weligay la baxaynay

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Месяц назад

      Somaali damiir malaha caqli malaha. Diyaaradda cadowga miyaad raaceysaan alla ciil weynaa. Hal tusaale ayaan idiin sheegayaa marka ay soo degeyso iyo marka ay kaceyso wax af soomaalia loogama hadlo waxeyna aheyd iney ku hadlaan Af somaali ama English laakiin iyada oo Muqdisho ka soo degeysa ayey af Axmaar dadka wax loogu sheegayaa Bal ciil bintaas ka weyn yaa ii sheegi kara, Aaway damiirkii, Aaway dadnimadii, Aaway diintii, WALAAHI WAXAAN NOQONNAY ADDOON USHOODII WATA.. Adduunyadu waa nala yaaban tahay

  • @Secularism25
    @Secularism25 Месяц назад

    Political conflict with Mogadishu it's the reason Ethiopian airlines it's a State owned company

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 Месяц назад +1

    Diyaradaha kale waa in laraaca

  • @Usr-ur
    @Usr-ur Месяц назад

    HUB HAWIYE ARUURSI U KU JIRA X GARGURTE

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 Месяц назад +3

    Waa caadi anba france 🇫🇷 baan ku xanibey.

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk Месяц назад

    Somali aar maxaa dad liita ku badan wax iska caadiya ayuu ka hadlayaa oo caalamka ka dhaca 23juun gabadh aan u abti u 12saacadood ayey transit ku hadey dubai xataa iney baxdo wey u diideen markaa ninyohow war kale raadso somali wax sheeg ayey waalatee isaga kan weriyaha ee doqonka ee wareysanata TV universal karaamada ha iska wixii macqul ah ka hadla hadii kale shaqo ayaa la idinka qaban hadaad waxaas oo kale la timaadaan

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t Месяц назад

    Reer xamarow diyaarada etopia iyo ciidanka etopia dalkina ka saara xidhiidhka ujara . Waxan oo jiljileec ah iska dhaafa

  • @DalkahooyoDaruuraha-cc3du
    @DalkahooyoDaruuraha-cc3du Месяц назад

    ADUUNKA MARK ALUGU SAFRAYO DIYARADUHU SAY IXTIRAAMAN MACAMISHODO OO GOOR HOIRE AYAY WAR GALIYAN HADI WAX ISBADAL AH KU YIIMADA DIYARAD AYA RACII LAHAYEEN,
    DIYAARADA XABASHIIDA DADAKEN SI XADKA KA BAXASAN AYAYU BAHDIISHA WANA HALKAY NA DHIIGEN KUWI MADAXDA NOO AHA OO DADKENA SHARAFKODA ILAALIN LAHADIYARADA WA IN DALKA LAGA CAYRIYA AMA LAL XISABTAMA OO LA KEEN SHIRKADO KALE OO LA TARTAMA OO ADEEG FICAN SHACABKA SOMALIYED LACAGTODA KU SIYAA!

  • @siradm
    @siradm Месяц назад

    Maalin kahor ayay igu dhacday, gateka ayaana ku sugaynay, see loo baxaa? Waliba ilaa 2 mar ayay nala hadleen oo marna diyaarad ma hayno dheheen marna waxyar suga, xittaa dhuunta ayaan muddo joognay, waa caadi. Caalamka ayay kadhacdaa. Wadan kale hadduu ahaan lahaa caadi ayay idinla ahaan lahayd. Dalkiinna aamina Soomaaliyey, dad habaaran ayaad u egtihiine.

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 Месяц назад

    Sorry

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Месяц назад

    Ethiopian airlines is import for somali People

    • @siradm
      @siradm Месяц назад

      Yaa kuu sheegay?

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Месяц назад +1

    Airport MOORYAN DHIIGYOCAB AH oo gacanta ku heysa cid u imaaneysa majirto waa mooryaan dhiigyocab ah

  • @sharifjama20
    @sharifjama20 Месяц назад

    Wax Cadi ah aya wax wayn kadhigaysan e cadi iska dhiga ,,,, meshu amni hadaysan lahayn ma adan tagten saasna uma adan hadashen

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Месяц назад +1

    Ethiopan Airline waxa ay ogaatey in la qarxin rabey oo MOORYAN dhiigyocab ah oo tuugo ah iney Airport xoog ku heystan

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 Месяц назад +1

    Daanyeernimo iyo diin xumo weeye in weli ay shaqaynayso dayaaradda Itoobiya shaqaynayso. Waar waxani waa gunnimo gaamurtay. Xasan xaraash waa in villa Soomaliya loogu daataa sidaa oo kale nijaasta Itoobiyan Airline iyo ciidamadooda lana xasuuqaa. Hawiye qarankan laguma aamini karo

    • @user-jk4xo5yz4l
      @user-jk4xo5yz4l Месяц назад +1

      Ma afigaa laguugu aminayaa ,waad xanuunsan tahay ee isa soo daawee ,Hawiye ayaad ku waalateen,inaad caytantaan sidii naagaha ayaad ku soo ururteen.Maskiin.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Месяц назад

      Somaali damiir malaha caqli malaha. Diyaaradda cadowga miyaad raaceysaan alla ciil weynaa. Hal tusaale ayaan idiin sheegayaa marka ay soo degeyso iyo marka ay kaceyso wax af soomaalia loogama hadlo waxeyna aheyd iney ku hadlaan Af somaali ama English laakiin iyada oo Muqdisho ka soo degeysa ayey af Axmaar dadka wax loogu sheegayaa Bal ciil bintaas ka weyn yaa ii sheegi kara, Aaway damiirkii, Aaway dadnimadii, Aaway diintii, WALAAHI WAXAAN NOQONNAY ADDOON USHOODII WATA.. Adduunyadu waa nala yaaban tahay

    • @Usr-ur
      @Usr-ur Месяц назад

      ​@user-jk4xo5yz4l runta ku gubtay HAWIYE wa duliga Somali weyn ku jira MOORYAAN ah wax kasta Xaraash

    • @ainanshedayr7569
      @ainanshedayr7569 Месяц назад

      @@user-jk4xo5yz4l kkkkkkkk bal ka jawaab daanyeernimada ka dhacaysa Mogadishu Airport. Xasan xaraash iyo bililiqo iyo mooryaannimo aragtaa. Grow up yaa miskiin

  • @user-jk7kf5tg4k
    @user-jk7kf5tg4k Месяц назад

    Kan hadlayo ma itobiyana mise waa daba dhilif

  • @shukrimohamed1205
    @shukrimohamed1205 Месяц назад

    Beenlow waxaa kutaalo maqaayad iyo waxkasta beenta dhaaf

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Месяц назад

    Meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

    • @ilmo1234
      @ilmo1234 Месяц назад

      @saidmussa6461 diyarada dowlad shaqo kuma laha waa shirkad garoonka iyo laysanka diyaarada lagu fasaxay lee quseya dowlada qofka tikidka ka gaday hala xisaab tamaan dadka waxa leysku walaaqayo waa waxa dadka wareeriyay shirkada aad tikid keeda goosatay waa dooqaada

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Месяц назад

      Somaali damiir malaha caqli malaha. Diyaaradda cadowga miyaad raaceysaan alla ciil weynaa. Hal tusaale ayaan idiin sheegayaa marka ay soo degeyso iyo marka ay kaceyso wax af soomaalia loogama hadlo waxeyna aheyd iney ku hadlaan Af somaali ama English laakiin iyada oo Muqdisho ka soo degeysa ayey af Axmaar dadka wax loogu sheegayaa Bal ciil bintaas ka weyn yaa ii sheegi kara, Aaway damiirkii, Aaway dadnimadii, Aaway diintii, WALAAHI WAXAAN NOQONNAY ADDOON USHOODII WATA.. Adduunyadu waa nala yaaban tahay

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Месяц назад

      DIYAARADDA CADOWGA KUWA RAACAYA DAMIIR IYO DSDNIMO MA LAHA. DULLI WASAKH AH

    • @Usr-ur
      @Usr-ur Месяц назад

      ​@@ilmo1234 license ya bixiya so dawlad magac Somaliweyn u qarabata hada na MOORYAAN dhiigyacab ah u dhibtay Hawiye beenta adiga isku sheekee

    • @ilmo1234
      @ilmo1234 Месяц назад

      @Jamac1573 cudurka in aad ka caafimaado rabbi weydiiso wuxuu ku geysiyay cudurka iyo cuqdada in aad cadowga soomaali leedahay daba fadhiisato

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 Месяц назад

    Beenloow

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of Месяц назад +4

    Waar. Bal. Qadaadweyntii. Eega. Waxa. Haysta.
    Baga. Baga. Alaylehe

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 Месяц назад +2

      Cudurka ku haayo Ilaahay ha kaa caafiyo.

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of Месяц назад +2

      ​@@sucdisiad3316
      Adigana. Alle. Ha. Kaa. Daweeyo. Xaasidnimada. Iyo. Xumaanta. Aad. U. Qabto. Somaliland

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 Месяц назад

      @@AAAbdi-eb2of💯💯💯👏🏽👏🏽

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 Месяц назад +1

      Bagaaa bagaaa xaasiid ma guuleeysto

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Месяц назад

      🇸🇴Somaali damiir malaha caqli malaha. Diyaaradda cadowga miyaad raaceysaan alla ciil weynaa. Hal tusaale ayaan idiin sheegayaa marka ay soo degeyso iyo marka ay kaceyso wax af soomaalia loogama hadlo waxeyna aheyd iney ku hadlaan Af somaali ama English laakiin iyada oo Muqdisho ka soo degeysa ayey af Axmaar dadka wax loogu sheegayaa Bal ciil bintaas ka weyn yaa ii sheegi kara, Aaway damiirkii, Aaway dadnimadii, Aaway diintii, WALAAHI WAXAAN NOQONNAY ADDOON USHOODII WATA.. Adduunyadu waa nala yaaban tahay

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l Месяц назад

    Somaliairlane Goroonkeedii diyaarad amxaar haddaad ku sugaysid. Madaxwaye ma tihid:
    Umadan ha lugooyn.: bunkaagii dubo!!!