Gabar Khadar Keyow Jecel & Qisadee Kala Kulantay Full Show Galkacyo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • / @curuboflimshd

Комментарии • 632

  • @mohadek7197
    @mohadek7197 5 лет назад +8

    Inta liketa ii Sarto waxaan alle ugu baryaayaa inuu dhibta ka dulqaado 👐😍

  • @abyanabyan1477
    @abyanabyan1477 5 лет назад +59

    wlh dadka somaliyed wey is jecelyihiin lknse balaayo ayaa nadhexgashayama mudug joog ama jamame jog ama muqdisho somali one love

  • @hamzydmtjigjigawi1216
    @hamzydmtjigjigawi1216 5 лет назад +66

    Jacaylow jabkaad imarisay weligay ma ilaawo nacala jacayl ku taal😭😢😭🙌✌

    • @xurmotv760
      @xurmotv760 5 лет назад

      Sorr dhibane jecel markaan arko ane meelba igoda😂😂😂😥😥😥😥

    • @hudaali2270
      @hudaali2270 5 лет назад

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @farhiachannel4451
      @farhiachannel4451 5 лет назад

      Sorry wlhi xanuun wuu leyahay dhibane jaceyl hadaan Argo wax baan xasuusana

    • @tiktokshorts..7451
      @tiktokshorts..7451 5 лет назад

      Hamzy 😭😭

    • @tiktokshorts..7451
      @tiktokshorts..7451 5 лет назад

      Hamzy DmT jigjigawi kaliga Ma aha Walalkey hormar wacan badal kheyr qabo

  • @suufichanal447
    @suufichanal447 5 лет назад +110

    Jaceyl waa la' bahlilay 2019 inta ila aragtey like

    • @fadumomohamed7438
      @fadumomohamed7438 5 лет назад

      Walal marhooruu bahdilmey majacelbaa noool taxadir ayaa noool

    • @laandheerelibaaxbeesha4032
      @laandheerelibaaxbeesha4032 5 лет назад

      suufi chanal kkkkkk

    • @hanadkeynan1814
      @hanadkeynan1814 5 лет назад +2

      War meesha waan joogay gabdha waxay tiri safar baan ku imid

    • @nimaodiamond5179
      @nimaodiamond5179 5 лет назад +1

      @@hanadkeynan1814 wxn umalaynayaa walal waa gabadhii reer jabuuti ee aan qisadeeda daawaday ee tidhi wan jeclahay xata muqdisho isaga dartiiban uaadey

    • @osmanghalid9452
      @osmanghalid9452 5 лет назад

      😂😂😂

  • @queen_handaa6969
    @queen_handaa6969 5 лет назад +22

    Rer galkcyod one love😍❤

  • @fartunahmed2046
    @fartunahmed2046 5 лет назад +3

    Mashallah wa inan qalbi fican oo firid ah👏👏👏👏 who doesn’t love him he’s funny 😄

  • @nanaali8867
    @nanaali8867 4 года назад +1

    Galkacalyo weebe shidan thy, ani bari, alow ha idilin anoo tágin, long life all youth of gálkácáyo

  • @ishwaaqinaaadan3567
    @ishwaaqinaaadan3567 5 лет назад

    haye war mamoyinki hataa mahamd qadar wey kahelen wawww isha baxrka fananken nolow🙍🙋🙆🙅😚😙😙

  • @macruufboqortoyo4551
    @macruufboqortoyo4551 5 лет назад +63

    reer mudug waxn kujecldy warkoda wuu cad yahy ooo luuq luuq ma aqanaan

    • @abdiwelidaud3083
      @abdiwelidaud3083 5 лет назад +1

      Reer.badiyo.ayu.noqdey.keyow.gabdhu.xitaaa.muu.niyada.udisoo

    • @deeqaabdikadir1437
      @deeqaabdikadir1437 5 лет назад

      Kkkkkkkkkkkkkkkk saas waye warkooda waa cadyHy

    • @munaali3998
      @munaali3998 5 лет назад

      Xaqiiiq❤️

    • @qadiijocalinuur4052
      @qadiijocalinuur4052 5 лет назад +1

      Qadar I love you wan ogahay inaadan wax yaabahaan kumashquuleenin lkn aboowe run ahaanti maraad gabdha kale laciyaareesid waan isgoogoostaa walaahi bilaahi talaahi 2 sano iyo bilooyin ayaan Ku jeclahay aboowe wax ila qabo gacaliye weey fiicnaalahayd hadaa sidaan kuu ahay ogaa laheed lkn runta ayaa wexeetahay wax walba waa allaah subxaana watacaalaa ayaa garab weeydiisanaayaa

    • @queenfaadumo4262
      @queenfaadumo4262 5 лет назад

      Muxsin mcruuf walalkey waaa runtaa luuq luq mana qaano

  • @sumayoabdullahi5695
    @sumayoabdullahi5695 4 года назад +3

    🤣🤣🤣reer Galkacyo cadi maaha macmuus show lagu imaanayo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣from muqdisho idinka soo salamay

  • @yartiireergalmudug5835
    @yartiireergalmudug5835 5 лет назад

    Keeyow madax kuus mijo gaab tolbeeli waayay gabadha reer mudug sidaas ha ugu daadin waa gabdhihii la yaqaanay oo boqol geela iyo baarqab kooda laga dhiibi jiray☺️☺️

  • @iskufilanaxmed1781
    @iskufilanaxmed1781 5 лет назад +2

    Ishii bugtaay ku bikaacso dhalasho ciil u ima qabyo keyoow inti ka xuun sakiin laqa intaa hawiiye dad iku filan like igu dhooba yaqay😎

  • @nimcomohamed7209
    @nimcomohamed7209 5 лет назад +7

    waaa miskiin iskaliiftay
    omg dumarow raga hano
    jabinina shetty

    • @farxiyanura9332
      @farxiyanura9332 4 года назад

      sax walhi

    • @naimamohamedadan576
      @naimamohamedadan576 4 года назад

      Haa walahi mid la radinayo anaka aan noqono anka hadan wax rabadin walahi meshade aya nalaga tagaya

  • @iamberlulachanel7393
    @iamberlulachanel7393 5 лет назад +27

    Frst view like bal inta iga dambeysa🤘👈

  • @queenmaaria6187
    @queenmaaria6187 5 лет назад

    Doqon dheh maxuu gabadha saa ugu galay xoolo fooqal xoolo

  • @maryanmohamed1804
    @maryanmohamed1804 5 лет назад +35

    Yaab anaga araganay Jecelow xal qado wan ku arakay wan ku canshaqay dhib ah indha adka qoftan laf geel Miya so laqaday 😌😂😂

    • @S_Siman2188
      @S_Siman2188 5 лет назад +1

      Hehehehe

    • @daadircade4797
      @daadircade4797 5 лет назад +1

      maryan mohamed 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 kal iyo lab uqoslay illaahay kadhigay

    • @maryanmohamed1804
      @maryanmohamed1804 5 лет назад

      Abdulkadir jalal ilahay ha u siyadiyo lkn qofta wye iga yaabisay noh kalsooni walba ana is ku qabo sidan maba sameyno karo hadana fanan dadka ka dhan u dhaxeyo 🙈

    • @daadircade4797
      @daadircade4797 5 лет назад +1

      hhhhhhhhh maryama adigaba jcyl huduu kugalo sidaan iska daaye jilbaha qabaa laheed cml 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @maryanmohamed1804
      @maryanmohamed1804 5 лет назад

      Abdulkadir jalal 😂😂jecelka marki lugu og yahay lee so mahan lkn indho adg loo bahan yahay sidan caml 😌

  • @mohanadcaaqiyare7494
    @mohanadcaaqiyare7494 4 года назад

    Eyadaa ba kaweyn khadar keeyow

  • @simanhassan4615
    @simanhassan4615 5 лет назад

    Jaarer maha nocyada dadka ee waa nin abagl isman ah abuurista Allah ayad dadka ku caysan xaguu ka folxun yahy wilkan mida kale rer mudug ma waxad moodan wax la xayeysiyo hadu Rabin qofka ceed ku qasbi karto ma jirto wilkas waa Wil fanan ah lkni garafada kadaya jarer Mel kama so galo waxu qaba gabar ad iyo u qurux badan masha allah

  • @nimcaanahmed5717
    @nimcaanahmed5717 5 лет назад +1

    Gabadhu Wacana ...Wey Qiratey Dhowrsan No low❤❤👉

  • @ahmedsahal5599
    @ahmedsahal5599 5 лет назад +2

    Gabar wax jecel ah ah miskiin waye wlhi bl ani may iska kay jeclaato wlhi horan ka aroosi lahaa

  • @aishacisman5071
    @aishacisman5071 5 лет назад

    Hhhh wexay kujec laden aniga kushegayo asaga hadalo jilic San ayuu kula hadlaa ayakana runbe muden war isilaliyo gabdho 😏🤩🤩🤩🤩 cada warawaa sodalaye hhhh

  • @taanaofficial4626
    @taanaofficial4626 3 года назад +2

    Khadar legend

  • @Amniy196
    @Amniy196 5 лет назад

    Khadar keeyow my fannkyga
    Fanaan buuxo allow ku dhowrr my fanaankeena somliyeedd

  • @AHMEDHASSAN-fu6kq
    @AHMEDHASSAN-fu6kq 5 лет назад +1

    Gabadha jawabtaas Mee laheen keyow keep going

  • @aragsanahmad3625
    @aragsanahmad3625 5 лет назад +1

    Asc wll adunk odhan aya igu hayesat khadar keeyow❤❤💯💯😂😂😂💏

  • @kawsariinakunkaroon5665
    @kawsariinakunkaroon5665 5 лет назад +52

    Niyada xitaa muxuu iskoga dhisi waayay ax 😨🙆🙆😂

  • @ubaxiitabpe432
    @ubaxiitabpe432 5 лет назад

    Qadar waxa laga rabe gabadha ina niyada u dhisto xita hada rabin waa gabar walsha o kle intaso dad dhaxdoda jcl kugu shekate adnh jwb ficn ma adan siin 😍😍

  • @soomekaawo6829
    @soomekaawo6829 5 лет назад +37

    Reer mudug iyo indho adayg

  • @marialovebabyasdfg2939
    @marialovebabyasdfg2939 5 лет назад

    Wiilashena ilahow noxafid cadawgoda cagta kahoos wa leydinka xunyahe ilahow isha cadawga nigaqabo cadawgina cagta kahoos guul wacan xamarawi

  • @newstart7014
    @newstart7014 5 лет назад

    Khader keyow wah wah

  • @umunadachannel3281
    @umunadachannel3281 5 лет назад +3

    Inta reer galmudug ah liketa igu qabta

  • @naagadagofficial3744
    @naagadagofficial3744 5 лет назад +1

    Markuu mage ka qaaday waxaan is lahaa heestuu u dhameestiraa lkn qalbiga ayuu ka dhaawacay caku Nin somaali😭allow Nin yaana dhulka isku dhigin👊

  • @moussachireh2363
    @moussachireh2363 4 года назад

    Great bro keeyow

  • @almoakram6090
    @almoakram6090 3 года назад

    kugu filan kaalkacyo khadarow waxaana joogoogo walaaladaa

  • @eggboyssisterry2667
    @eggboyssisterry2667 5 лет назад

    Kow qadar keyow cad cadka uheeste ino abgaal yaha ogaade
    Lawo inu doob yaha moode lkn inu xaasla yaha ogaade oo raxmo cadey qawo masha allah 😂😂😂😂😂😂

  • @hudachanel2495
    @hudachanel2495 5 лет назад

    Waa is cajsbisey wlhi keyow gabadhasa ka qurux badan sxb camerada lee wax ka dhigoyse kkkk

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 5 лет назад +22

    Indha adeeg way sii difaacanaysaa booskeeda hahaha

  • @official282
    @official282 5 лет назад

    Qadar keeyoow naag indhoo leeh iskaa deeyee tooo camoolee aah xitaaa maa jeeclateen waayee meel lagaa qaato maleeh nin is cadeeyaay maa nagbaa mise waa nin kasoo nin waliboo is cadeeyoo waa in laa dhaahaa Edo ama laabeeb 😎😎😎😎waaado kaalee maleeh

  • @maahirjabshe1313
    @maahirjabshe1313 5 лет назад +1

    Gaalkacyo waxbaan kabartay show macawiis lagu tagayo horay usocda dofaarkan gabarta maxo ugu dadshay

  • @abdullahiyussufsalat9388
    @abdullahiyussufsalat9388 5 лет назад

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wlhi qosol aya idile midkan khadar keyow agtagan ee madow inu ree badiyo yahe inta ila aragto like isara

  • @cadawejocle2172
    @cadawejocle2172 5 лет назад +4

    WaxA lagu arkay was nin haweya oo ilaah qurux iyo dabecad sit at aay isii dhertahay sojidasho iyo Qalbi nadifaa viv qadar keyow nolaaw bro

  • @anisaahmed360
    @anisaahmed360 5 лет назад

    Sidas maa ku tahay somali star. Gabadha xitaa ma amaani waysay. Somali maryooley ma ilbaxan

  • @muomara6984
    @muomara6984 5 лет назад +2

    Heestoo khaadayo magaceda i sheeega somalaay😍😍

    • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
      @gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 лет назад +1

      Mushtaaq Omar waxaa ladhahaa kaalay adhaxda igu qaad Khadro dahir cige iyo ninbaa islaqaado heesti adhaxda khadra dahir qor weykuso bixi

  • @mustaphaabdalla5616
    @mustaphaabdalla5616 5 лет назад +10

    Wa maxay ixtiramba ma garanayo fananinta calamka wey ku dhacda sedan o kale laakiin niyed wanag be mujiyan wa maxay esla wenudu somalay xaal qaado nolosha wax badanba inaga dhiman

  • @aniitaanita8411
    @aniitaanita8411 5 лет назад

    I like you khadar keyow😍😍😍😍😍

  • @muhanadyare9155
    @muhanadyare9155 5 лет назад

    waaanka xumahay wax bdn . runti sidareen leh ee umuujisay rabitaaankeeda /keeyow ma ahen in uu si puplic ah uniyad jabiyo walaashen . nasiib wacan walaashis

  • @shukriahmedfarah585
    @shukriahmedfarah585 5 лет назад

    wey iska kaftamayan waryada run ma umaleysen viva dhulkeyga mudug one love

    • @mulki1435
      @mulki1435 5 лет назад

      Waa lasocdaa iney kaftameeso lkn keeyoo aaa iga daran sduu ubahdishey talo asna miyuu lakaftami waayy

    • @shukriahmedfarah585
      @shukriahmedfarah585 5 лет назад

      @@mulki1435 kaftan ayey ubadanthy hhhh

  • @samiiramahamed4750
    @samiiramahamed4750 5 лет назад +62

    Horta ninkaan jabka yar naagaha maxay kujeclaadeen style ka uun miya mise waxkale 😂😂

    • @abdiazizj8596
      @abdiazizj8596 5 лет назад +5

      samiira mahamed. Wayabe xalimoyinka aniga ima jedan miya mise ila can a noqdo xalimo ima so firineso 😭😭

    • @macruufboqortoyo4551
      @macruufboqortoyo4551 5 лет назад +5

      samira mohamed abyo sas ma ahn qof waliba dookh ayu leeyhy marka gabadhaha dookhoda wayo

    • @nawalismael9718
      @nawalismael9718 5 лет назад

      muxsin macruuf wllalow gabdhaha kala bar maxaa ninkaan dookhooda ka dhigay waaba yaabee.

    • @zamiirfilmsflogs7468
      @zamiirfilmsflogs7468 5 лет назад +1

      samiira mahamed isteel

    • @Sportshouse109
      @Sportshouse109 5 лет назад +1

      Ninkaan dhirirka a deen looga leeyahay

  • @manamibraahim4787
    @manamibraahim4787 5 лет назад

    Salaamad indha adagaa wale war majiro

  • @abdullahiyussufsalat9388
    @abdullahiyussufsalat9388 5 лет назад

    wlhi galkacyo din kama jirta san ujoda ciyalka dugsiga adhi laha aya nikinayan subxanallah

  • @habibomahamud2915
    @habibomahamud2915 3 года назад

    Masha.allah

  • @suriyaayoung8087
    @suriyaayoung8087 5 лет назад +1

    hhhhhhh inee jilayaan hada aminsan tahay like qac igu siii

  • @abaadirmahmedofficiall2515
    @abaadirmahmedofficiall2515 5 лет назад

    hhhh. rer galkacyo cumar jaja iyo maslax coqdad e galiyeen walhida cause khadar keyow hado masraxa fulay dad badan ka daba fulay maskiin sabarka badiya

  • @hayatomar5763
    @hayatomar5763 5 лет назад +2

    Nacaas Yaa jecelaan jirey Waa Heestii Asma love 😂😂😂

  • @fartunali2615
    @fartunali2615 5 лет назад

    Hhhhh mash allh si isla weynin ku jurin ayow ugu jawabay

  • @nastehoesmail5564
    @nastehoesmail5564 5 лет назад +21

    war mesha kaftan baa yaala Ee run maaha aqligad laadihiine ma gabadh baa meel shaarica jacaylku sheganysa oo saas u indho adag ma jirto

  • @rageibrhim6630
    @rageibrhim6630 5 лет назад +1

    hablaha somaliyeed faniinta maxay kujecelyihin nolol wngzna agtoda kama helaane😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kaltuunahmed4834
    @kaltuunahmed4834 4 года назад +1

    Keeyow one love 😘❤

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 5 лет назад +6

    Gabadhu Ma Quraaan Bay Akhrinaysaa
    Maxay Dhagaha La Qabsanysaa ✔♥

  • @ifrocashqifrocashaq9241
    @ifrocashqifrocashaq9241 5 лет назад

    keeyow hargaysa maad imanay taageero badan ayaa kuu jooga

  • @asliali35
    @asliali35 5 лет назад

    Hhhhhh nice hormar wacan wllkyga qaliga ah Qadar Ibrahim keeyow wll adigane sido kale hore u socda wall qali ah

  • @yahyaabdinur7862
    @yahyaabdinur7862 3 года назад

    Hi waxan mishan kaslmaya qadrkiyow salan sara wllo mcn wowow ilahay afara ayu kubaniyaa aniga bosa maibanyha anigana

  • @fadumoizze1840
    @fadumoizze1840 5 лет назад +30

    Waayabe
    Hablahi
    MaxY kuarkeen ninkan hoorta maragu
    Waxdheeryahay
    Lket
    Isaara
    Wanidin baryaaye

    • @ENG_Mowlid_Hagiaden
      @ENG_Mowlid_Hagiaden 5 лет назад +1

      Adonn ibaryin bd like IGA mudanthy

    • @hanibaryare3676
      @hanibaryare3676 5 лет назад +1

      Waw dambi hayga galino durka ha igu siideyn

    • @fadumoizze1840
      @fadumoizze1840 5 лет назад

      Thanks aboowe

    • @Thiagoalcantarachannel3613
      @Thiagoalcantarachannel3613 5 лет назад

      hhhhhhh mya ragu xabad ma dheer asi waxoo ani madama aan xoga isku egnahay xabad ima dhamo xoga dhirirka ka roonahay ani AJ Vs keeyow .ninkii isbahdila asey u tala AJ no cml.

    • @osmanomar8334
      @osmanomar8334 5 лет назад

      Caan nimada weye

  • @qumanahmed1925
    @qumanahmed1925 5 лет назад +2

    Wxna waa run wxna waa kaftan lkn hadanahy hablo waxa qurux badan inan xishoodka ilaalino xitaa hadii aan kaftamayno

  • @ishwaqabdi3941
    @ishwaqabdi3941 5 лет назад

    Dadow wate galkacyadu tagy keyow gal mudug mise puntland

  • @umumohamed6044
    @umumohamed6044 5 лет назад +1

    Funny waaye gabdha lkn ana jecel keyoow meel igu sheega❤

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 5 лет назад

    keeyow king jir ah ❤👈

  • @kamabinkama7406
    @kamabinkama7406 5 лет назад +55

    Qof adimaayo okle dhagtee gacnta saarty 🤣🤣

    • @khadramohamed2651
      @khadramohamed2651 5 лет назад +1

      maaloow ikrima lllkkkkkkkkk alla beerka

    • @fankahassan4335
      @fankahassan4335 5 лет назад +1

      maaloow ikrima meel xun fiirisay

    • @kamabinkama7406
      @kamabinkama7406 5 лет назад

      @@khadramohamed2651 ,🤣🤣🤣🤣anaa hortaadi qoslay

    • @DreamBoY-rp6kn
      @DreamBoY-rp6kn 5 лет назад +1

      😂😂😂😂😂😂JCL miyaa mise waala adimoowa

    • @rahohussen8528
      @rahohussen8528 5 лет назад +1

      maaloow ikrima hhhhhh

  • @qaalidumar3725
    @qaalidumar3725 5 лет назад

    Naaagti kuxumaysay kama liidan duli futo gaaban 😎😎

  • @mahatosman297
    @mahatosman297 5 лет назад +3

    Warya qoftan ma ba jeclty,😂😂😂😂 iga dhimty😲🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdillahiabdi
    @abdillahiabdi 4 года назад +1

    khader keyow ❤❤

  • @kingjaceylowshortfilm3810
    @kingjaceylowshortfilm3810 5 лет назад +1

    Gabar iyo fanaan maxaa kala heysto 🥰😜😜😂

  • @canabcumush1731
    @canabcumush1731 5 лет назад +13

    Kenyow illheyow aku jeclan bahdil socdaa tahe

  • @hidaayoahmed7459
    @hidaayoahmed7459 5 лет назад

    Nazap kaamila tihiin ree gclkio 😘😍💯

  • @liibaanosman1184
    @liibaanosman1184 5 лет назад

    Reer muduga waa reer baadiyaal caadi ah wlhi wixi laga sheegi jiray run ah kkk

  • @bossyareoffical5027
    @bossyareoffical5027 5 лет назад

    Anaa haya lambarkiisa isoo doono dheh gabadha

  • @abdiazizj8596
    @abdiazizj8596 5 лет назад +19

    reer mudug wakasa warkoda wa cadesanayan 😂😂

  • @yaasmiinhooyo864
    @yaasmiinhooyo864 5 лет назад

    Oh xiiishoood Kiii walgaa tagtaay subaxnallah

  • @nasteexamaxamed5327
    @nasteexamaxamed5327 5 лет назад +9

    2019 jclka
    Waa la kuf saday
    Istaqfrlah 😂😂😂😂😂

  • @nasraabda1709
    @nasraabda1709 5 лет назад

    Al wilasha. Daud. Qaali waaye. Sahal laku ma helo wlhi. Viiv qadar laakin naka yare bahasha hhhhh hore u soco

  • @hindiafsomaliah1515
    @hindiafsomaliah1515 5 лет назад

    Wanku tageri jiry lkn hada akha maxad gabadha ugu laydhisay

  • @maryanmuqdisho5604
    @maryanmuqdisho5604 5 лет назад

    Yahuu gabadha maxaa ugu dadisay awowgaa Alla gub

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 5 лет назад

    Eeysanaa gabadha si dhab ee ugu shekatay markasu ku jees jeesa Alloow nin yaa jacel ladonan inu asi ila imado mahe

  • @djcodka7512
    @djcodka7512 5 лет назад

    Keyow zxp rooraye codka ada kaga leh runahnti

  • @xilkazxeylacadde6608
    @xilkazxeylacadde6608 5 лет назад

    Yaahuu hadii aan irahdo wnku jclhy ba i bahdil wlhi jwbtiisa aynbo ka naxay niyada xitaa uma dhisaayo

  • @hanaabdirahman444
    @hanaabdirahman444 5 лет назад

    Naayadha waligaa nin lma dhoho wan ku jeclahay igadaaya bahdilka

  • @munaali4643
    @munaali4643 5 лет назад

    Yaaaaab anaga aragnay xishodki ba laga tagay

  • @asadsiyad8779
    @asadsiyad8779 4 года назад

    21:50 what u came here for 😂

  • @cabdifataaxyare6302
    @cabdifataaxyare6302 5 лет назад +1

    dad nool viva reer mudug

  • @madiinaumumohamed1749
    @madiinaumumohamed1749 5 лет назад

    Jeceelkaa yaabay sanadkaan

  • @mubarakgambo9692
    @mubarakgambo9692 5 лет назад +30

    Nacalaa qanjahaaga waawayn kuyaal gabadhaas wuu ciilay Xita qaabka Shacabka ku Taageersan loola hadlo mayaqaan

  • @mohamednajiib4090
    @mohamednajiib4090 5 лет назад

    waa saano kale markii qof yar yarka ah la jeclaado, Bal niyada muu isaga dhiso ....

  • @drmunarush7238
    @drmunarush7238 5 лет назад

    ya xayu baaqi haween ka arxan nama dhexyaalo aaa! karood kudil dheh wixi raba aya hoogay uff

  • @maryanruuney9979
    @maryanruuney9979 4 года назад

    Wllhi wa calol xuma gbadha mrka ay maqashey qadar aya yimid wllhi dharka jikada ayey ku sobaxdey wllhi waxa haayo waa jaceyl dhab ah gbdhaha mrka ay xflad ay so aadayan make ap ayey so marsadaan gabadhan walle wey asturan thy khadarow inanta niyada aya kadishey xita masraxa masaarna meel fog ayey kaa eeganeysa qalbiga aya gubanaya abayo jaceyl waa iska sidaan samir ee caloshada xiro☹☹😒😒😒😢😢

  • @bilanhassan5802
    @bilanhassan5802 5 лет назад

    Walaalayalo Naagta Jaceylka Sheganaso
    Meezhey Ku Jirto Iiso Sheega Waxn Dhan Ma Daawan Kareee

  • @sucaadmuxiidiin6027
    @sucaadmuxiidiin6027 5 лет назад +2

    Hhh gabadhu wxey cijaabka usoo xirta waraysi hore oo Khadar lagaqaday buuu yiri tu wadadan raba oo xijaban gadhu waraysigaasy argto xijaabki waa iyada soo qdty sorry Gclo non fisqi kujira xijaab mrbo shinbirba shinbirkiisu labooda Khadar allow damac hanaga gln hhhhh

  • @arzakfamily8565
    @arzakfamily8565 5 лет назад

    Galkcyo cadi maha

  • @islaw940
    @islaw940 5 лет назад +1

    Yariisto gabsar madowga wadato heeso kale miya u shidan😂😂😂😂

  • @aishaismail6970
    @aishaismail6970 5 лет назад

    Booska afarad aniga ku jiro side ku galee duqda hhhhhhhhh iga tag

  • @abwaankhaliilcabdimuuseabw88
    @abwaankhaliilcabdimuuseabw88 5 лет назад

    Hadhowbaa si gaara loola hadaa