Shukaansi qosol badan 😂😂 Reer Xamar vs reer Waqooyi 🌹❤️🌹

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Shukaansi qosol badan 😂😂 Reer Xamar vs reer Waqooyi 🌹❤️🌹 #wararka #somalitiktok #ciyaalxamar

Комментарии • 176

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 3 месяца назад +25

    Mashaa Allaah:- "Nabi Salallaahu calayhi wasallam Alloow, Nuur Alloow, Ninba afkii kugu amaan"

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 3 месяца назад +2

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️

    • @hibaaqmywife
      @hibaaqmywife 2 месяца назад +1

      SalaLlahu Calayhi wasalam

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 2 месяца назад

      صلى الله وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين🙏

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud Месяц назад

    this is the kinda of shukaansi i wish waaye kkkkkkkkkkkk so smooth and funny 😂😂🙂‍

  • @Abdalahasan123
    @Abdalahasan123 2 месяца назад +7

    Ilahow reer xamar io reer waqooyi hano wayn. Wlahi qosolka iga dhamaaday 😂😂😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 месяца назад +1

      😂😂😂😂😂

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf 2 месяца назад +1

    2024,😂😂😂😂 shukaansi qosol badan.

  • @FarahShire-h6n
    @FarahShire-h6n 2 месяца назад +3

    Waa cajib habarta is macanan ayey raxada kaga qaday cajiib 😂😂😂😂😂

    • @FarahShire-h6n
      @FarahShire-h6n 2 месяца назад

      Kkkkkk abayo xaqad u ledahay inad is macanayso hadi kale farax luga ku quruxbadane ma yaqan qimahaga mid ilahay u naxaristay moye aniga kula eg ma isla ka sima huuno

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 2 месяца назад +1

    Inaantaan Reer waqooyiiga Saaxda hadeey tahay iyo Ninkaan Reer xamarka qosolka aya naaga dhamaan laha . ❤

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 2 месяца назад +2

    Tan yari wey waashey Aduunkiiba, xigmad ayaana Ku duugane Alleylehe, Waana sidaad Doonto Uugu Gap Galo,
    Duurxuladeedaan arkoo caadi maaha Qoftu mncha allah❤

  • @hazel8882
    @hazel8882 2 месяца назад +1

    Wallahi she is funny, lol.

  • @mahamoudbeni
    @mahamoudbeni 2 месяца назад +6

    Anagu cissan nahay 40 jir iyan kugur sanna ee Xamarrey Salama

    • @mozi3051
      @mozi3051 2 месяца назад

      50 jir maad rabta? Diyan ban ahay😂😂

    • @barmadiinmalik1885
      @barmadiinmalik1885 Месяц назад

      Dee waayadan dambe dhalintoo dhan baa 40 ku guursadaan 😢

  • @muhanadcadecade3399
    @muhanadcadecade3399 2 месяца назад +2

    😅😅😅😅😅 is faham daro ayaa jirta

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 3 месяца назад +4

    Kkkkkkkkkkk abuulan wuuw jiraa abshaxana wuuw jiraa

  • @TwalibSaid-c4x
    @TwalibSaid-c4x 2 месяца назад +2

    I feel so sorry for you as Somali community for changing your natural colour you are beautiful and handsome if you remain naturally but bleaching becoming white it's sad I like black 🖤

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 2 месяца назад +2

    Hindo wiilka soo dhawee guurso af reer xamar aa lagu baraa xamar aa lagu gaynaa

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 2 месяца назад +4

    Reer xamar isnot easy shukaansi taraag

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 Месяц назад

    Walaahi reer Waqooyi iyo reer Xamar haddii ay isguursadaan Jaceyl bay iska dhalayaan. Shukaansigiina inaba caadi ma ahan!!

  • @ASRAAbdi-px4ni
    @ASRAAbdi-px4ni 3 месяца назад +2

    Kan iyo tan way isku soo baxayan naagta kalana waa xasidad way isdiraysa😂

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 Месяц назад

    Hinda please part two keena.

  • @mohamedabdikhadir6563
    @mohamedabdikhadir6563 Месяц назад

    Hhhhhhhhhh astaqfirullaah Reer hamar Luuqadooda majaajilista wey kumacantahay

  • @Ahmedali78458
    @Ahmedali78458 2 месяца назад +4

    She play games not serious and here to waste time

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 3 месяца назад +3

    🤣🤣🤣🤣 manooli

  • @DjMüllar
    @DjMüllar 2 месяца назад +1

    Reer Waqooye iyo reer xamar isma fahmayan

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 2 месяца назад +2

    Asc waryaa Gabadhan Af soomali kula hadal Rabshaddana jooji

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 2 месяца назад

    Naag nool iyo gaari gashigeega taqaan
    Iska dhaw iibasn laawaha taqalifka ah
    sugugufka samanka
    bolada sharaf baad lerdahay
    🥉🥉🏅🏅🏅🥉🥉🙏🙏🙏

  • @MuuseMaxamad.suubaan-jo6sz
    @MuuseMaxamad.suubaan-jo6sz 2 месяца назад +1

    Walaahi.waa.qurxantahay.gabarey.wiilka.yar.soo.dhawey.wiilka.waa.dhalaaley

  • @tahirartan340
    @tahirartan340 3 месяца назад +1

    Saalax haji Suleyman afmiishaar

  • @Axmad50
    @Axmad50 Месяц назад

    Wajigeedu iyo codkeedu kala fogaah, yac yac. Codkeedaa i cabsi galiyay.

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 3 месяца назад +3

    😂😂😂😂war ninkan caadi maaha

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 2 месяца назад +2

    Hinda & Shushumoow fadlan part 2 keena

  • @aliyeronur2956
    @aliyeronur2956 2 месяца назад +1

    Hindo Wacan maxaad ugu cayaareysaa maskiin Kan.

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 3 месяца назад +1

    😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mahamoudbeni
    @mahamoudbeni 2 месяца назад +1

    😂😂😂😂 ma fahamin

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 месяца назад +4

    Fariidad is ka celi

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 2 месяца назад +2

    Isaaqow reer xamar cadcadka aa idinku filan iska celiya

  • @safiaabdill4012
    @safiaabdill4012 3 месяца назад +2

    Hahaha ala berka

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 месяца назад

    Luqmadayso Wiilka 25 jir🙏Fahan ina ader🙏

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 2 месяца назад

    Weli ma arkiin Reer waqooyi leh ku jiida. See cml.

  • @aminanoor9757
    @aminanoor9757 2 месяца назад

    😅😅😅😅❤

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 2 месяца назад

    Reer xamar cade iyo khaldaan suurooneyso waaye

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 3 месяца назад +1

    Miskinkan waxba ma fahmayo war nin qaldana oo cod weeyn iyaay rabta inaantu qofka tag lama yidha wax uu ku tago iya la tusa miskinku waxba ma fahmayo

  • @siciidmaxamed2281
    @siciidmaxamed2281 2 месяца назад

    😂😂😅😂

  • @abdulkadirabdi9333
    @abdulkadirabdi9333 3 месяца назад

    Asc hinda ku soo celi odeyga aad rabto siduu u egyahey waan ka heley tilmaantii aad ka bixisey salaan sare sister

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 2 месяца назад +1

    Abkow baa la dhahaa waa awowga labaad.

  • @husseinmohamed2616
    @husseinmohamed2616 3 месяца назад +2

    Soo dhoweey wiilka

  • @mohamedibrahim2567
    @mohamedibrahim2567 2 месяца назад

    Labadaan waa shidanyihiin dhowr jeer ayaan daawadey weli kama dhargin

  • @IsmaaciilCabdi-oj9mu
    @IsmaaciilCabdi-oj9mu 2 месяца назад

    wcs adeero ma udhiibtey wiika edo mahadsanid

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 3 месяца назад +1

    War bal ninkaas seey ugashay kawaran duf kubixiwaa waa midaan rag waxba kagaraneeyn

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 3 месяца назад +1

    Abkuuleey 😂🤣🤣🤣🤣😂

  • @Nurtomahamud
    @Nurtomahamud 3 месяца назад +2

    Ha wiilku wa saxan yahe aabo awoowe abulan abshaxan

  • @xuseenyaawaayo3129
    @xuseenyaawaayo3129 5 дней назад

    Baayo gurso wiilku waa jererweyneweye

  • @maxamedawalow3189
    @maxamedawalow3189 Месяц назад

    Wey maser bdn thy
    Waa lagula qeebsanaa bey isleedahay

  • @abubakarhaji-ali6584
    @abubakarhaji-ali6584 2 месяца назад

    😂😂😂😂

  • @ceelcaanoodchannel7113
    @ceelcaanoodchannel7113 Месяц назад

    Naagta waxd ku dhahdaa hadaad i dhali karto waan kaa dhali karaaa

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 месяца назад

    Naa waa beeen reer xamar mayeydaan aqoon

  • @XasanMaxamed-ei9le
    @XasanMaxamed-ei9le Месяц назад

    Illahayoow,naghanoojabin

  • @AbdulhakimElmi
    @AbdulhakimElmi 2 месяца назад

    War is xariifiska iska daa oo wiilka qanci

  • @salehjama1269
    @salehjama1269 2 месяца назад

    Hiindoy wiilka wax la qabo hadaad single aad tahey

  • @CraxmanAxmed-ib6up
    @CraxmanAxmed-ib6up 2 месяца назад

    War habarta shaarubaha dhulka ugu xudh

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 2 месяца назад

    Kkkkkkkkkk

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 2 месяца назад +1

    Hindha caadi ma'aha

  • @houusseinsaid
    @houusseinsaid 2 месяца назад +1

    Waa kugudaalaye mukurkareeb

  • @SaadAbdi-wv1ob
    @SaadAbdi-wv1ob 2 месяца назад

    Waa away ka awaywa

  • @HotaleHamud
    @HotaleHamud 2 месяца назад

    Waa iso qalan taan

  • @AbdulhakimElmi
    @AbdulhakimElmi 2 месяца назад

    Hindi wac an quruxeey accept him

  • @MaxamedSaleebaan-cl5bz
    @MaxamedSaleebaan-cl5bz 2 месяца назад

    😊❤

  • @allayaqaan9101
    @allayaqaan9101 2 месяца назад

    Hindaay,
    Aadmiga ninkii koron ahaa keenadiid noqoye,
    Hawiyaha kan kuuskuusan ee digirta jiidaaya,
    Ee aadan kalaamkiisaba baran kulama doonaayo.

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh Месяц назад

    Abkuulan maaha ee waa abuulan macooyana waa ayeeyo

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 Месяц назад

    Gabadhan suugata ayan ku jeclaaday

  • @HotaleHamud
    @HotaleHamud 2 месяца назад

    Honda waa kuu qalantaa

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 3 месяца назад +2

    Reer xamar ha dhihina ee bandhaboow dhaha

    • @abdifidow3870
      @abdifidow3870 2 месяца назад

      Bandhaboow waa qabiil reer Xamarka ka mid ah. Waana reer Xamar madmadoow, yarkan uma eka kuwaas

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 2 месяца назад

      Reer xamar cade waa la dhahaa waa dad kii xamar asalka ahaa oo xamar lahaa

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 2 месяца назад +1

      Reer xamar cade waa la dhahaa waa dadkii xamar asal lahaa

  • @SadeAxmed
    @SadeAxmed 2 месяца назад

    Heeblaayo somali kuadkeysbadnaa igu soo dhur aywadaa

  • @mohamedHARAGO
    @mohamedHARAGO 2 месяца назад

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @HasanCabdi-f6v
    @HasanCabdi-f6v Месяц назад

    Ilmaheygane ku dheh dee

  • @zionistsisaahqiya1073
    @zionistsisaahqiya1073 22 дня назад

    Waar tan ninkeediiba uu soo eryee wakhtiga yaanay kaa lumin

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 2 месяца назад +1

    Aabo abkow abuulan abshaxan intaba Waa jiraaa

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 2 месяца назад

      Aabe awoowe abkow abuulan afshaxan😂😅

  • @HotaleHamud
    @HotaleHamud 2 месяца назад

    Naa wallo ma kaseysid ee hadaad rabid guriutag

  • @AbdulhakimElmi
    @AbdulhakimElmi 2 месяца назад

    War Hindaay Qiilma wuu kaa helay ee lasheekayso

  • @HotaleHamud
    @HotaleHamud 2 месяца назад

    Kkkkkkk

  • @MaxedCakaara-jo8zr
    @MaxedCakaara-jo8zr 2 месяца назад

    Walale ma hargaysaa

  • @AbdulhakimElmi
    @AbdulhakimElmi 2 месяца назад

    Wuu qooqan yahay ee miiro

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 3 месяца назад +1

    Abuulan dheh

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 3 месяца назад +1

    War dadkaan yaa isku balamiyay

  • @kaysemohamed2004
    @kaysemohamed2004 2 месяца назад

    Ka wareeji gabadha

  • @zahraali2774
    @zahraali2774 2 месяца назад

    His cute

  • @Zaynabdahirali
    @Zaynabdahirali 2 месяца назад

    Kkkkkkkkk

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv 2 месяца назад

    Gabadha noo daa nacasyahow dhinaca u qaloocan

  • @deltatransportationaden7095
    @deltatransportationaden7095 2 месяца назад

    Asc hindaa 🎉

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 3 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂💙

  • @iyakeali7649
    @iyakeali7649 2 месяца назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Gabadhe film qosol bandan ayaa jilikarta Masha allah réer Djibouti miya luqada wikaa inu afsomaliga hadayoo ayad modaa kkkk

  • @AbdulhakimElmi
    @AbdulhakimElmi 2 месяца назад +1

    WUU KAAHElAY

  • @hasanhabane8315
    @hasanhabane8315 2 месяца назад

    Gabadhaa kaasaxan

  • @G4STV2858
    @G4STV2858 2 месяца назад

    Beenaale adaa kaween gabadha ayada wey isweyneeneysaa xoogaa buufis baahaya habadha magaranayo waa gabar yar

  • @husseinmohamed2616
    @husseinmohamed2616 3 месяца назад +1

    Hinda is no easy

  • @HasanCabdi-f6v
    @HasanCabdi-f6v Месяц назад

    Hhhhhhhhh

  • @BashkaLibaax
    @BashkaLibaax 2 месяца назад

    Na.nin.yaryaysi.maleh.hadukuhelilaha.waxad.kuwalan.lahad.yarow.mabayarid.mArka.sa.ulasoco.yarey

  • @bilana289
    @bilana289 2 месяца назад

    Bisinka ninkan yaa fahmaya balaayo hadal adag waar inanta hanaga xiijin
    Abshaxan abkuulo adooyo abuuto ku lahaa tanaa la leeyahay ha is raacdo maba is fahmayaane yaa ukala turjumaya 😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 месяца назад

      😂😂😂😂😂. ILLAAHOOW reer waqooyi ha noowaayin.

    • @bilana289
      @bilana289 2 месяца назад +2

      @@niyaaladem
      Dee sawtan jiq la isku noqday 😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 месяца назад

      @@bilana289 waa sida aan ugu jeclahay. Waxaan eegtaada reer xamar iyo reer waqooyi wada sheekeeysanaya, waa comics miiran 🤣🤣🤣

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 месяца назад

      @@bilana289. Aqalka soo fiiq ayaad nagu oraneysaa see saqafada ayaanu dhulka soo dhigayaan--------> reer xamarku

    • @bilana289
      @bilana289 2 месяца назад

      @@niyaaladem
      😂😂😂

  • @AbdulhakimElmi
    @AbdulhakimElmi 2 месяца назад

    Love is blind

  • @hhersi1
    @hhersi1 2 месяца назад +1

    Ayaahe maxaad kala hadleysaa

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤SCW❤❤❤

  • @warsameapdillahi4242
    @warsameapdillahi4242 2 месяца назад

    Kkk kabaha miyaa laysla dhacayaa naa nika maxaad uga baqaysaa jareer maahee waa qoodha daayeere qaado

  • @MaxedCakaara-jo8zr
    @MaxedCakaara-jo8zr 2 месяца назад

    Jawaab?