Sihaam Tahlil - Hooyo Allah unaxaristo muqal qiiro badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Sihaam Tahlil - Hooyo Allah unaxaristo muqal qiiro badan

Комментарии • 312

  • @cabdishakuur__officail
    @cabdishakuur__officail Год назад +80

    Waad soo gashee ku sali nabigeena mohamed scw scw scw ❤️❤️❤️❤️

  • @user-rr3bs5xv3z
    @user-rr3bs5xv3z 9 месяцев назад +2

    Ax ilhy ha u naxariisto qabrigana ha u wasiciyo kitabkedana midigta ha ka siiyo janatul fardowsa ilhy ha geeyo Aamiin Aamiin hoyo mcn

  • @ShamsaSalah-hf1yl
    @ShamsaSalah-hf1yl Год назад +60

    Kusaliya subanahena Mohamed scw

    • @zeynabyussuf3019
      @zeynabyussuf3019 Год назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @hawoosman4276
      @hawoosman4276 Год назад

      Scw❤❤

  • @ixasanM2-ix7xb
    @ixasanM2-ix7xb Год назад +18

    Ax qofkii hooyo laan xanuunuka daremikaro alaxamdulihaa hooyadey way inoshahay

    • @maishacash5668
      @maishacash5668 Год назад

      Ana ka mid ah ano uur leh may Hooyo Mcn dhimatay still qalbiga ii jaban😢

  • @naleeymuqtaar292
    @naleeymuqtaar292 Год назад +15

    Ma jecli in an dhagesto ayeyba ku dhahde maa iska desid😢😢😢

  • @khadijahassanissak1278
    @khadijahassanissak1278 11 месяцев назад +8

    Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam

  • @khadijaalimadam7427
    @khadijaalimadam7427 Год назад +8

    Waligey inta cali baba ku xirnaa vidiogii ugu xumaa aan daawado weye😢😢😭😭

  • @shukrisaid7268
    @shukrisaid7268 Год назад +3

    Illahey ha u naxariisto hooyo mcn ❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭 sihaam xanuun bey daremeysaa. Ma ficna ina san lo xasusiyo

  • @user-jr6dt7xi6x
    @user-jr6dt7xi6x Год назад +4

    Ani oo hooyo inooshahay ayaala ooyay sihaam ilahay naxariisto 😭😭😭

  • @zamzamyussuf1418
    @zamzamyussuf1418 Год назад +15

    Qofki hooya la an kora daremi karo xanunka hooyanima. Ilow unaxarisa hoyoyinken 🤲🤲🤲🥲🥲

    • @samiircade143
      @samiircade143 3 месяца назад

      Waxaa dareemi karo qof hooyo la aan sorry

  • @NimcoAbdullah-yi5is
    @NimcoAbdullah-yi5is Год назад +7

    Axl qofkii hoyo an hysan uun ba daremi Kara xanunka alxamdululah WY ino shahy hoyody ❤❤

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 Год назад +11

    Ax Siham is very Emotional 😭😓 may Allah grant them paradise I.a

  • @ayaandahir2952
    @ayaandahir2952 Год назад +7

    Illahayow hoyadey unaxriso🤲😭😭😭😭

  • @sadiamusa3987
    @sadiamusa3987 Год назад +5

    amiin sihaam abyo wankula drema hooyo mcan allh ku nxristo 😢

  • @ruwaydaabdul9841
    @ruwaydaabdul9841 Год назад +23

    Waxaan oo kle ma fiicno gabadha hda ogthy mxa kadamqinaysa kolay maderamysid xanuunkeda 😢😢

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 Год назад +18

    Waad ku qaldantay inaad inantaa ka oohisay. Ilaahay ha u naxariisto hooyadeed iyo dhammaan waalidka

    • @SucdiSaaro-hf2vm
      @SucdiSaaro-hf2vm 10 месяцев назад

      Waasax abaayo ilaaheey ha unaxariisto hooyo hooyo l,aan eenoosha hay

  • @deqaali4175
    @deqaali4175 Год назад +2

    Allah ha unaxariisto wlhi aad Ayan u dareema abayoqaali 😢😢😢 wlhi Ani xitaa kula mid Ayan ahay hooyo laa,aanta wan kula dareema allh ha unaxariisto hooyooyinka dhinteen dhamaantood wan jeclalahen in ey Nala joogano lkn ma eey San dhicin❤❤

  • @fatimaabdullah9090
    @fatimaabdullah9090 Год назад +3

    Hooyo lacaan waa awar runtii😭😭😭😭😢🤲Ilaahow janada nugukulmi hooyo iyo abe

  • @user-sp5ns3dv8y
    @user-sp5ns3dv8y 7 месяцев назад +1

    Ilahay ha u naxariisto sihaam hooyo

  • @nasriinanadal7345
    @nasriinanadal7345 11 месяцев назад +1

    Ninkaan qalbi adkaa uf😢😢😢

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 Год назад +9

    Allah unxiirsto Amiin amiin

  • @nimcoikhyaar4952
    @nimcoikhyaar4952 11 месяцев назад +2

    Anaaba ka hor ooyay ala hooyoy alaha kuu naxariisto😢😢❤

  • @AaminoCwahaab
    @AaminoCwahaab 2 месяца назад

    Ilahay ha unaxariisto hooyadaa

  • @hassanmahamedyousuf3704
    @hassanmahamedyousuf3704 Год назад +4

    Shucuurta qof waalidkii wayay inad kiciso ma qurux badna shp aliyow ee jooji waxaas anagaaba ooynay wlhi😭

  • @AstaahilISAAQ-qp4mm
    @AstaahilISAAQ-qp4mm 6 месяцев назад

    Ala haunaxariisto abaayo hooyo mcn ale janada hakugeeyo 💝

  • @marishc3231
    @marishc3231 10 месяцев назад +1

    Allaah unaxatiisto dhamaan inta muslimnta ahba

  • @samsamaxmed4959
    @samsamaxmed4959 Год назад

    Siham hoyaded ilah ha u naxaristo iyo inta hoyadod dhimatay intay u noshahay ani ka kow ahay ilah ha udayo

  • @naimadabcasar8154
    @naimadabcasar8154 Год назад +2

    Isku day inaad iska deyso ruuxii hysan iskadaye kii haystaa ilminyo 😢😢😢

  • @user-vs6tr3ew4u
    @user-vs6tr3ew4u Год назад +1

    Hore ika.imanee ilintaa hadaa hestaan maqlo 😢😢

  • @Ilyaas_Totti
    @Ilyaas_Totti 10 месяцев назад +2

    QOF HOOYO LA.AAN AH KALIYA AYAA DAREEMI KARA HOOYO LA.AANTA ANIGAABA ILMO ISOO DHAAFTAY😢 MAXAAD XANUUNKOODA KA TAATAABANAYSAA SXB ilaahay hooyooyinka ha inoo xafido inta hooyadood kadhimatayna ha U naxariisto

  • @suhaybmaxamednuux2413
    @suhaybmaxamednuux2413 11 месяцев назад +5

    Ku sali nabi muxamed salalaahu calayhi wasalaam ❤❤❤❤❤❤

  • @cabdirixmaanducaysane3272
    @cabdirixmaanducaysane3272 Год назад +2

    cali waaa khaldantahay taliye saaa mafiicna😢😢😢😢

  • @yaasmiinmaxamudtaani6167
    @yaasmiinmaxamudtaani6167 Год назад +4

    Ax walhy waan la yooya sihaam❤

  • @user-om2jh6xu4r
    @user-om2jh6xu4r 9 месяцев назад

    Sihaam hooyo ilaaheey ha u naxariisto abaayo m c n ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Год назад +2

    Allaha unaxariisto Hooyo mcn Wll Siham tahliil 😢😢😢😢😢😢

  • @haliimoubdilaahi1853
    @haliimoubdilaahi1853 10 месяцев назад +1

    Lki mxa kawada inada ka oohiso inaanta wayo 😭😭😭

  • @afnaanmo8773
    @afnaanmo8773 Год назад +11

    Wax fican maadan samaynin😢😢

  • @SafaMed-jx4xl
    @SafaMed-jx4xl Год назад +9

    Waan jeclhy sihaam wlhi

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Год назад

      Wajeclahay anigaba sihaam qalbi nadiif waye🥺mashallah alle janada hakuwada kulmiyo igada iyo walidinted

  • @NimciAbiib-kd6jo
    @NimciAbiib-kd6jo 10 месяцев назад

    😭😭😭Ax ax Hooyo Macan Allah ku Naxariisto hooyo Qali Noloshydii la,aanta noloshu Waxba maha 😭😭😭😭😭

  • @maryamahassan6010
    @maryamahassan6010 Год назад

    Yaa rab hooyo walboo dhimatay unaxariiso oo hoyaday kowkatahay anaa kula dareemaya xanuunka walashay

  • @XaliimoCumar-tv6gh
    @XaliimoCumar-tv6gh Год назад +2

    Allah ku Naxariisto Hooyo mcn Aamiin yaarabi abayo😢

  • @user-kj7wk4ud7u
    @user-kj7wk4ud7u 11 месяцев назад

    Illahow kunaxariso hoyo laan waa diiib

  • @bilanabdiwito364
    @bilanabdiwito364 6 месяцев назад

    Allow unaxariisto Hoyoo mcn 😢

  • @user-si9qe6xt3v
    @user-si9qe6xt3v 6 месяцев назад

    Alle haku naxriisto qabriga Allah haku wasaciyo ❤❤

  • @user-jj6xk8mq5r
    @user-jj6xk8mq5r 7 месяцев назад

    Mamus abayo hooyo Allah haunaxarito 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ciise98maxamed
    @ciise98maxamed Год назад +3

    Adii wabaa ogthy iney hoyadet dhimaty maxa ugudikanee intaa fayus radinost

  • @user-rp2ey8li4f
    @user-rp2ey8li4f Год назад +2

    Ax siham abayo mcn hooyo alha haku naxarito sorry mcn😢🥺😭😭😭😭😭😭🥲🤲🤲 amiin yarabi 🤲😢

  • @itsbutterfly4544
    @itsbutterfly4544 8 месяцев назад

    Ax hooyoy mcney rabo jidhkga naar ka xure😭💔

  • @user-is1vv8hx1l
    @user-is1vv8hx1l 11 месяцев назад +1

    Hooyo Mcn Allah haunaxaristto hooyo kujeclahay ❤❤❤❤❤

  • @aasiyakhaliif1440
    @aasiyakhaliif1440 10 месяцев назад +1

    aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin Hooyo mcn ❤😢

  • @asmocali3860
    @asmocali3860 Год назад +3

    Hooyo allle ha ku naxristh 😢

  • @CashaCllaHi-ie7qv
    @CashaCllaHi-ie7qv 11 месяцев назад

    Wlhi m.a ani hooyadey wey inoshahey lkin inad sas ugu qasapto maheyn wad daremi karta qof hoyadi ka dhimatey qli dumar wan la daremeyna

  • @quruxleyqalanjo5485
    @quruxleyqalanjo5485 Год назад +4

    Axxx wlh siham waka calol xumaday abayo hoyo allaha unaxaristo marwalbo uduceyo wayo.duco bas aya manta wax utarikarto janadi fardowso allaha dib idin kugu kulmiyo

    • @sacdiyomaxamud3990
      @sacdiyomaxamud3990 Год назад

      aabaheedna wuu dhintay maskiinta

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Год назад

      @@sacdiyomaxamud3990 ha abayo wan maqlay in labadeda walidba unoolen maskinta lkn.allaha waaxidka ah aya ujogo waxna kama halabi donan awalba adunkan walaga wada socda marti.aya wada nahay

  • @user-qt5dy7ld4j
    @user-qt5dy7ld4j 5 месяцев назад

    Scw 🥰 Scw 🥰 Scw 🥰 Scw 🥰

  • @abdullahimohomud3318
    @abdullahimohomud3318 Год назад +3

    Allow unaxriso hoyo mcn wllhi hoyo wa nolsha adunka❤

  • @fahmamohamedabdirahman217
    @fahmamohamedabdirahman217 Год назад

    Siham iskaxiro calosha abadyo

  • @KiinMuxumed
    @KiinMuxumed 11 месяцев назад

    Alle haku naxariisto hoyo mcn

  • @iqraishqiofficial2599
    @iqraishqiofficial2599 Год назад +3

    Dhaadhaan waaxid 😢😢😢😢

  • @ciisemohamed519
    @ciisemohamed519 Год назад

    Igu sawir wadaaaaa sihaaam naag isla weyn

  • @user-xi9in7us9y
    @user-xi9in7us9y Год назад +5

    Alle haw naxariisto wll😭🤲

  • @FatmaMohamed-ve6eu
    @FatmaMohamed-ve6eu Год назад

    Aniga hoydey w I nooshhy w na ilmeeye

  • @user-oy4zq2uf3d
    @user-oy4zq2uf3d 9 месяцев назад

    Alle haku naxariisto

  • @sowdaibraahim6835
    @sowdaibraahim6835 Год назад +2

    Alle ha u naxriisto

  • @khadracabdulahi6574
    @khadracabdulahi6574 Год назад

    Mrk saas u bilmty baba iska oyaay wlhi😢alxm wayba inoshahy rabbi cimir dheer isii

  • @farxiyoindhoyare-cm1xn
    @farxiyoindhoyare-cm1xn Год назад +3

    Wiilka mxa ka khldan akh gbr qlpigeeda ma garanyo miya

  • @salaadekey4282
    @salaadekey4282 11 месяцев назад +1

    hooyomcn ❤❤❤

  • @MaryanCcasiis-dr9oi
    @MaryanCcasiis-dr9oi Год назад +2

    Alx way ee nooshahay hooy ilove you 😘 ❤️ ❤️

  • @user-jo1dx8ck7y
    @user-jo1dx8ck7y 11 месяцев назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭hoyo macaan alaha iikacaafiyo melwaliba adjoogtana alahakugu xafido walhi intan he-s taba ladaarin Ayaan ooyay sorry hooyo macaan

    • @user-jo1dx8ck7y
      @user-jo1dx8ck7y 11 месяцев назад +1

      Weynooo shahaya lkn wadan iga fug ayay jirtaa 16sano ilahada maanan arag sasay thay qalb😢iga waaxn kusasabaa inan mar un inaanlakulmidona hadu alh subxana watacala karalinaqdo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @MariaahmedMaxamed
      @MariaahmedMaxamed 10 месяцев назад +1

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢hooyo macaan😢😢😢😢😢😢😢😢😢Allah

    • @MariaahmedMaxamed
      @MariaahmedMaxamed 10 месяцев назад +1

      hooyo macaan Allah 😢😢😢😢😢

  • @IdilCabdi-mk5ep
    @IdilCabdi-mk5ep Месяц назад

    Alle haunaxariisto

  • @shukriabdi8870
    @shukriabdi8870 11 месяцев назад +1

    Hooyo laanteed nolol male ❤❤🎉

  • @MaryanMaxamedgabow-pw2km
    @MaryanMaxamedgabow-pw2km 11 месяцев назад +1

    Ilaahowunaxriishooyomacaan😂❤❤❤❤

  • @user-xh5fl5oz6o
    @user-xh5fl5oz6o 10 месяцев назад +1

    Scw scw scw scw

  • @FOZIAMohmud
    @FOZIAMohmud 10 месяцев назад

    Gabadha oo yaysa away quruntaha ayaan away quruntaha

  • @abdiwahidyussuf2297
    @abdiwahidyussuf2297 Год назад +9

    May Allah swt grant all our Muslims mother's without forgetting father's and all of us Inshallah

    • @ZakiBoi-ii1vg
      @ZakiBoi-ii1vg Год назад +2

      Aadi mahakaqaldan Caliy kabadha maxa USO xasosene😭😭

    • @Hiba-gc9kd
      @Hiba-gc9kd 11 месяцев назад

      I miss you so much hooyo mcn ❤️😍

  • @FatimaMohamed-iy9de
    @FatimaMohamed-iy9de Год назад +1

    Ilaahow unaxariiso ❤️‍🔥

  • @ZadiaHaroun-nq3et
    @ZadiaHaroun-nq3et Год назад +2

    Labadiinabh ana iniga hor ooyey

  • @user-mk3hh9bj7u
    @user-mk3hh9bj7u 10 месяцев назад

    Alow unaxariso😢😢😢😢

  • @aminaelmi5713
    @aminaelmi5713 Год назад +4

    Hooyo macaan ❤

  • @SouadCiise
    @SouadCiise Год назад

    Hooyo mcn ilhay ha iidayo

  • @user-lc7gp3eb3w
    @user-lc7gp3eb3w Год назад

    Allow unaxariiso intii dhimatay

  • @IfrahYoussouf-qu4no
    @IfrahYoussouf-qu4no 9 месяцев назад

    Hooyo mcn ❤❤❤

  • @MariaahmedMaxamed
    @MariaahmedMaxamed 10 месяцев назад +1

    hooyo macaan😢😢😢❤ 😢😢😢😢😢😢😢

  • @fardowsaabukar1756
    @fardowsaabukar1756 Год назад +1

    Ani wllhi heesto aan maqlayo le wye horan iska bdalaa😢😢😢😭😭😭

  • @user-zw2bo7hu9e
    @user-zw2bo7hu9e 9 месяцев назад

    hooyo mcn ❤❤❤

  • @RuqiuoAhmed-qv2ku
    @RuqiuoAhmed-qv2ku 10 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤ hooyo mcn

  • @RoodoAli-
    @RoodoAli- Год назад +2

    Ninkan weyn maxa ka qaldan 😢😭

  • @ismaaciilsiidcali-mi7gk
    @ismaaciilsiidcali-mi7gk 10 месяцев назад

    Abaayo amuuus mcn😢

  • @maishacash5668
    @maishacash5668 Год назад

    Ano uur leh bay hooyadey dhimatay 😢😢 2017 😢😢

  • @nasrihassan6073
    @nasrihassan6073 Год назад +1

    Hooyo mcn allah naxariso

  • @user-hv9pp6lk2r
    @user-hv9pp6lk2r 9 месяцев назад

    Hooyomcn❤❤❤❤❤❤

  • @zamzamzuuzuu2
    @zamzamzuuzuu2 Год назад +8

    Views lee maa fiirine dadka qalbiyadoda ilaali saan wax fcn ma'ahn🥺

    • @umulqermohamed3011
      @umulqermohamed3011 Год назад +2

      wlhi ano hooyadey ila joogto oyey kwrn qof hooyadisa wayey😭😭🤲 Allow u raxmo hoyooyinkena

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Год назад

    Ellahay ha u naxariisto hooyo

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Год назад

    Ayaan baby love you and sihaam tahlil gabdha wanaagsan ali baba munish keep going

  • @Maryanekhalif
    @Maryanekhalif Год назад

    Wlhi Ali gawada qalbigeda kamat nixin 😢😢

  • @MahdiSaynab
    @MahdiSaynab 10 месяцев назад

    😢😢😢❤❤❤hooyo mcn

  • @waqiyaahmed53
    @waqiyaahmed53 Год назад

    WAA QALAD WAXAN WAAD OGTAHY SIHAM TAHLIL INE 2DEDA WALID DHINTEN DHOWR MAR HORENA WAD KU SAMESY BARNAMIJ HOOYO EE INANTA OO HINTEDA HA KU RAXESAN NACALAA LA AFWEYN TAHEE

  • @AyaniitakitchenBeautyTv
    @AyaniitakitchenBeautyTv Год назад

    Soo dhawaawa ayaanbbe

  • @iqrocartan6759
    @iqrocartan6759 11 месяцев назад

    😢😢😢😢 alle haku naxariisto hoooyo 😢

  • @user-qc8gh7wp8x
    @user-qc8gh7wp8x Год назад +1

    Allha unaxariisto aamiiin

  • @AdnaAbdulkadir-mz4px
    @AdnaAbdulkadir-mz4px 11 месяцев назад +1

    Hooyomacaan