Malindi watamu kenya 🇰🇪

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 473

  • @Queen.fx-1
    @Queen.fx-1 7 месяцев назад +30

    Qof kasta wadankiisa ku wayn bal ka wrn sida uu ula soo booday barbera ku beeri lahaa ma la iibsan karaa u are best qays❤👏👏👏

  • @djibami8845
    @djibami8845 7 месяцев назад +19

    Qays qayser waa xidiga vlog Yada aduunka wuxuuna ku Caan yahay in uu ku fahansiiyo
    Dhulka somalidu leedahay siday u qurux badan yihiin iyo Waliba khayrdaaka dhulkeena waad ku Mahad santahay sida quruxda badan iyo muuqaalka diyaarsan eed noo soo duubtay thank u bro

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 7 месяцев назад +28

    Ani iyo idinkaba ilaah hanagu arsaaqo, khaatumo wanaagsan. Aammin ya Rabbi❤🤲

  • @Sideerabtabbe
    @Sideerabtabbe 7 месяцев назад +39

    Somalilander ❤ from caynabo iyo uk
    Qays qaysar waa ku tageera brother ❤

  • @Huseinahmethhusein-mm5gy
    @Huseinahmethhusein-mm5gy 7 месяцев назад +14

    Wabda so gashe ku sali nabiga scw❤❤❤

  • @RwabugaboRwamurangwaRegis
    @RwabugaboRwamurangwaRegis 7 месяцев назад +54

    Blessed One ❤❤Qays ❤❤❤ Fan from Rwanda🇷🇼🇷🇼🇷🇼🇷🇼

    • @mohamedabuu7804
      @mohamedabuu7804 7 месяцев назад +1

      ruclips.net/user/shortsMlIWq4nhQ6o?si=g2xA8s8iIcral9Jz

  • @maxamuudxasan9150
    @maxamuudxasan9150 7 месяцев назад +24

    QAYS QEYSAR muuqaaladaada quruxda badan ee dhaqamada dad yawga kale iyo horumarkooda aad noogu soo gudbiso aad baanu u daawanaa oo aanu jecelnahay, marar badana waanu kula dalxiis naa aniyo family guba ❤

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 7 месяцев назад +6

    Qays ino soo iibi dhirta oo xeebehena ku beera waayo xeebo qurux badan waan leenahay lakiin tacab iyo qurxin baa ka maqan dadkani way qurxisteen masha allah 😍

  • @ciraxiinshaafici9976
    @ciraxiinshaafici9976 7 месяцев назад +74

    N1 somali RUclipsr ❤️😍🫶🏻

    • @faisayussuf6953
      @faisayussuf6953 7 месяцев назад +2

      Waa in dalkena sidas oo kale dawalad lahada ee ayanu somaliya dib ula midowno cadowgenu ha jabe❤❤❤❤❤

    • @YTtomasgamer
      @YTtomasgamer 7 месяцев назад

      Number one all somali you tube

    • @hz2088
      @hz2088 7 месяцев назад

      @@faisayussuf6953mxa ka maqan od somalia ula midowaysa ama faaido kuso kurdhinaysa wah

    • @husseinapokor6195
      @husseinapokor6195 3 месяца назад

      Hhhhhh riyo​@@faisayussuf6953

  • @zeerkasaki7819
    @zeerkasaki7819 7 месяцев назад +12

    Ilaahay wadankeena saas hanooga dhigo🥺❤

  • @HERSIGROUP
    @HERSIGROUP 5 месяцев назад +1

    The only Channel that genuinely enjoy watching. Well done bro! Your content are amazing.

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 7 месяцев назад +12

    Iqra albatross is guursada then isla dalxiisa INSHA ALLAH
    2 million gaarsiiya qays shaqo adag buu hayaa

  • @fosiyaomar6660
    @fosiyaomar6660 7 месяцев назад +15

    Mashallah wameel ad quurux badan ruunti hore uso wll form Somalian ❤💚🤍❤️❤️💚💚🤍🤍🥰

  • @hothen777
    @hothen777 7 месяцев назад +2

    Alxm anoo gurigayagi iska dhex raxaysanaya ayaan video yada qurux badan ku raxaysta mashallaah waa iga codsi walalken gacanta aynu u furno 1million aynu gadhsino 🙏🙏 Ramadan kareem❤ ❤❤❤

  • @Koutharkiin
    @Koutharkiin 7 месяцев назад +12

    Dhulkayga hooyo waan ku dalxiisi doona illhy idankiisa allow ii rumee rajadayda🤲😭

    • @falisa576
      @falisa576 7 месяцев назад +3

      Dhulkeena hooyo wu qurux badnaan
      Jiray welina wu qurux badan yahay.
      Lkn dadkenu' uma jeedan nimcada Alle
      Siiyey jasiirado badan wan lenahay waxan nahay dalka
      Africa ugu badaha badan
      Lkn kama faaidaysano

    • @Koutharkiin
      @Koutharkiin 7 месяцев назад

      @@falisa576 waa runtaa wllo lkn isagoo saas qani u ah ayaan shaqa la.aan iyo duruuf ku dhex joogna illhy baan leenahay koley wax kaloo niraa garan maynee

    • @KhaalidJibriil-d2l
      @KhaalidJibriil-d2l 7 месяцев назад

      amiin

  • @mahmed973
    @mahmed973 7 месяцев назад +4

    “ somalida isma dhafaan wax bay kala gataan “ 💯✅

  • @FairFurLaughts
    @FairFurLaughts 7 месяцев назад +2

    Wow Maashallah! Amazing beautiful ❤ Love Somalian and Kenyan people ❤

  • @eidsead3143
    @eidsead3143 7 месяцев назад +9

    Malindi one of the best beaches in africa❤.

  • @AMIINjeey
    @AMIINjeey 7 месяцев назад +25

    The best RUclipsr Qays qaysar ❤🎉

    • @mohamedabuu7804
      @mohamedabuu7804 7 месяцев назад +1

      ruclips.net/user/shortsMlIWq4nhQ6o?si=g2xA8s8iIcral9Jz

  • @farhanmohamudmohamedh1783
    @farhanmohamudmohamedh1783 7 месяцев назад +16

    Only inta sooman❤

    • @CIKPRO-tl2mi
      @CIKPRO-tl2mi 7 месяцев назад +1

      Alleh ha inaga aqbalo

  • @LipaanHussein
    @LipaanHussein 7 месяцев назад +13

    The first unban arki jire manta ana noqday😂 like gareeya inta iga danbaysay ❤

  • @maryanabdi4200
    @maryanabdi4200 7 месяцев назад +3

    Allah kuu sahlo , habeenkii Gaadhigu kula jabay ee Ninkii Keniytiga ahaan idiin aamusayna waanu kuu soo ducaynay hadana Allah kuu sahlo Adigoo nabad qaba inshaa Allah

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 7 месяцев назад +3

    Mshalah tabarakllah muqal qurxdisa iyo quality gisaba wata hore u soco you are really doing great work wllo

  • @faraxcali1740
    @faraxcali1740 6 месяцев назад

    Shaqo wacan cabdiraxman mashalah your energy

  • @Spyyg
    @Spyyg 7 месяцев назад

    Thanks bro inshallah sanadkan dhamadkisa tagaya I.a Kenya wan kudhashay lakin 13 sano kamaqanahy

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 7 месяцев назад +2

    👍 Like ta waxaan kugu siiyey su,aashii,ahayd Geedkaa Berbera ma ku beeri karaa,qofka fiicani wa kan marwalba ku fekera Dalkiisa,iyo Dadkiisa

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi2668 7 месяцев назад +2

    What a beautiful land milimdi my future town ❤😊

  • @rugsanofficialchannel9369
    @rugsanofficialchannel9369 7 месяцев назад +2

    Maansha Allaah waa meel fiican oo indhaha u fiican

  • @CabdiReermagaal-c3l
    @CabdiReermagaal-c3l 7 месяцев назад +4

    Abdiraxmaan abdiwali Mohamoud keep going wllkey ❤❤

  • @osmanmoustapha3616
    @osmanmoustapha3616 7 месяцев назад

    Asc qayser then what à beautiful place mashlh malindi my future city visit.
    Thanks you qayser.
    The one and only youtuber in somali community .

  • @Susuomar-123
    @Susuomar-123 7 месяцев назад +1

    وكأنا بنيت بطريقة إسلامية ... لها طابع إسلامي ❤

  • @Abdullahabsim
    @Abdullahabsim 5 месяцев назад

    Wllhi somalida meel kasta adduunka ka joogaan af soomaaliga ku hadlaan gobannimo somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cawilsudaysi
    @cawilsudaysi 7 месяцев назад +15

    Inta maanta soomman. 🤍

  • @abdiwahabali9601
    @abdiwahabali9601 7 месяцев назад

    The best content creator for emancipating the advantages that each region or country have. The culture ,socail as aspect,economy politics etc etc.The next step that will also help you is to learn the different local languages that most of this communities speak ;Swahili, etc etc.

  • @axmedabdirizaq251
    @axmedabdirizaq251 7 месяцев назад +1

    The greatest RUclipsr of somali all time

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 7 месяцев назад

    Hadaad qays qeyser daawato dadka waadku odhan kartaa meel heblaayo waan tagay intaad ayar wllkeenka dawato zxp qays waankugu daydaa inaan sidaadoo kale yuober noqdo mar uun dhor xirfad markaan so barto wansoo galaa insha Allah adna zxp hore u soco intaad zafarka ku jirtona alle haku nabad galiyo Aamiin

  • @Hasan-bc6rr
    @Hasan-bc6rr 7 месяцев назад

    This is great, I have visited African Dada Resort a few years back, and it was a great place to spend some time with some friends. Ahmed was a great host. Thank you for the video.

  • @mahamedifka
    @mahamedifka 7 месяцев назад +1

    My home land malindi kenya one love Qeyz❤🎉

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED 7 месяцев назад +2

    Absolutely gorgeous 😍 NYC video legend Qays ❤️

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 7 месяцев назад +2

    Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ beautiful place. Keep going insha Allah

  • @ismailsuleiman3736
    @ismailsuleiman3736 7 месяцев назад

    Qeysow sxb I am watching this video from ifo.

  • @abdijabaribrahim8558
    @abdijabaribrahim8558 7 месяцев назад

    Masha Allah thanks brother qaysar

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru 7 месяцев назад +2

    Jigjiga aYaan kaa salaamay sxip qaali

  • @Dhiiragalin
    @Dhiiragalin 7 месяцев назад +4

    Guulayiso wall qays qayser waan ku tageraa gar iyo gardaraba garabkaga ayaan jooga

  • @Cajiincune
    @Cajiincune 7 месяцев назад +3

    1:35 Qeysoow Geedi Sahan Music-giisi Miyaa soo xaday😂🎉❤

  • @abasosman9429
    @abasosman9429 7 месяцев назад

    We going every where you go with out spending money thanks my brother

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 7 месяцев назад +8

    Golden voice❤😊

  • @RidwaanxirsiAdaanRidwaanxirsi
    @RidwaanxirsiAdaanRidwaanxirsi 7 месяцев назад +3

    Team Qays qaysar one like❤

  • @sahraibrahim4477
    @sahraibrahim4477 7 месяцев назад

    Qays qaysar muqaalada quruxda badan eed noo soo gudbiso khaasatan kuwa wadankeena aad baad ugu mahadsantahay. You’ve my support

  • @AliIsmael-o5s
    @AliIsmael-o5s 7 месяцев назад

    You are a great vlogger in soomaali.
    Thanks champs

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander 7 месяцев назад

    Qays Qayser waa qof aad ushaqsiyad fiican go forward brother team Qays Qayser ❤

  • @farhiyaahmed8
    @farhiyaahmed8 7 месяцев назад

    Mansha allaah alle ha idin xiftiyo adiga iyo dhalinyarada kaleba aamiin aamiin yaa allaah

  • @mahamedjaajme
    @mahamedjaajme 7 месяцев назад +2

    10:29 best scene in my side. Beautiful

  • @Abdirashid00
    @Abdirashid00 7 месяцев назад

    goat qays qayser best youtuber of Africa keep going ustaad❤

  • @Abdiwakilibrahimbahnanfaarah
    @Abdiwakilibrahimbahnanfaarah 7 месяцев назад

    U are so amazing how u showing us beautiful vedios I appreciate million times for that 😁

  • @abdiweliissack4920
    @abdiweliissack4920 7 месяцев назад +1

    My Role Model my favorite ❤️ legendary qaser❤

  • @omaariofficial7771
    @omaariofficial7771 7 месяцев назад

    The best somali RUclipsr ✅

  • @Abdillahi.1
    @Abdillahi.1 7 месяцев назад +3

    Abdirahman abdi weli qays qaysar guulaydo shoodhe😮😊

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels 7 месяцев назад +2

    Goat 🐐 of RUclipsrs 😅🙌

  • @Khayr120
    @Khayr120 7 месяцев назад +2

    Dhulka socda kuna cibra qaada ayuu alle yidhi subxaanahuu watacaala

  • @FarhiyaHaaji844
    @FarhiyaHaaji844 7 месяцев назад

    mar allaala marka dalxiisto anagana wan kula dalxiisna oo vedio nama dhaafan melo badan oo dhagta ka malay hadan afo kuma dhexdhumayo best youtuber qaysqayser❤🥰⚘👍🙏

  • @MuxiAdan
    @MuxiAdan 7 месяцев назад

    Thnks . Niyoow video yadada. Kuma caajiso.waxtarna way leeyhiin

  • @lunaali6032
    @lunaali6032 7 месяцев назад

    Adarayska hotelka Willadsen somaliyeed noo soo qor in sha Allah

  • @jirrowsultan652
    @jirrowsultan652 7 месяцев назад +1

    Finally I was waiting for this vlog,,the hell gate

  • @Hamzemattan
    @Hamzemattan 7 месяцев назад +1

    You are the best additer in vesio becouse you choose the places butifuLL mh bro qays qaysar every daY to win in say allaah

  • @Hure31816
    @Hure31816 7 месяцев назад

    Man of good hope,Allah ku ilaalsho wll .

  • @Abdirisaq-Hassan-88
    @Abdirisaq-Hassan-88 7 месяцев назад +3

    Nabiga ku sali walaal ❤

    • @mrplan5052
      @mrplan5052 7 месяцев назад

      صلى الله عليه وسلم

  • @faizahassan3241
    @faizahassan3241 7 месяцев назад +1

    Proud to be AFRICAN 💗💗🌍

  • @Ali34388
    @Ali34388 7 месяцев назад

    Maasha Alaah beautiful Video gear job brother Qays Qeyser Congratulations 🎊💯💯✅👏💪💗🍇👍

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru 7 месяцев назад +1

    ❤❤❤ wllo horay u soco m, Allaah

  • @Haajara114
    @Haajara114 6 месяцев назад

    Wllhi qays qof naxariisbadn thy❤

  • @AmiinNasir-hr8eg
    @AmiinNasir-hr8eg 7 месяцев назад +5

    Qays qeyser waan ku waa taa ❤❤

  • @CabdisalanMaxamed-pn8yh
    @CabdisalanMaxamed-pn8yh 7 месяцев назад +5

    QAYS QAYSAR MESHANI AFRIKA MIYAA M.A WANKULA DAWANAY PRO 🎆🎇🎇

  • @Akramoww12
    @Akramoww12 7 месяцев назад +2

    3:37 no one can ignore your vlogs ❤❤❤❤❤

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 7 месяцев назад

    I visited this place when I used to live in Malindi.

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 7 месяцев назад

    Waaw it's so beauty lkn waxaba farxada inuu wax ku leyahiin Somalidu 🥰🥰

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 7 месяцев назад

    Qeys qeysar the one and only legend best youtuber

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali 7 месяцев назад +1

    This is a suitable place for a honeymoon Masha Allah keep going wll👏

  • @Wadanii
    @Wadanii 7 месяцев назад +2

    Low quality wadanka ay ku taallo inaad sheegtid ayey aheyd. Sida kale waa barnaamij qurux badan. Horay u soco.

    • @Designwell30
      @Designwell30 7 месяцев назад

      Waa 🇰🇪 Kenya

    • @Wadanii
      @Wadanii 7 месяцев назад +1

      @@Designwell30 Waxaa sheegay ninka barnaamijka ka dhex hadlayo

    • @nasragure6830
      @nasragure6830 7 месяцев назад

      Kenya

  • @MUZTALIQ
    @MUZTALIQ 7 месяцев назад

    The best video on qays qaysar I've seen
    The sunset 🌇🤤🤤

  • @XamdaLuul-wf1wh
    @XamdaLuul-wf1wh 7 месяцев назад +1

    Hore u soco Abti ❤❤❤❤❤❤

  • @Sharmamedia123
    @Sharmamedia123 7 месяцев назад

    the king of you tube C/raxmaan cabdi wali qays qeyser😮❤😊

  • @user-jimale
    @user-jimale 7 месяцев назад

    ramdan karim to all muslims

  • @ruqiyadaahir7207
    @ruqiyadaahir7207 7 месяцев назад

    Mashaa alaah wllo eegkaa soo iibi haday dawladu ogushahay Berbera kubeer

  • @farahroble9961
    @farahroble9961 7 месяцев назад +1

    Mashallah beautiful place

  • @Exbaaji_boy
    @Exbaaji_boy 7 месяцев назад +1

    One like 👍 team qays qayser ❤

  • @Haajisuhayb
    @Haajisuhayb 7 месяцев назад +1

    Hadaad tahay taageerada qays qayser please like Saar 😍😃😄

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 7 месяцев назад

    ❤❤ waa vedio fiican oon shaqo kulahayn mid aan malin hore dhalilay on kulaha wxasi wx time lagu bixiyo maha

  • @cqadirmahmoud3302
    @cqadirmahmoud3302 7 месяцев назад

    Waxad tahay best RUclipsr sxb hore usoco

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 7 месяцев назад

    Qays qaysir waa No.1 Somali youtuber. Hambalyo walaal

  • @MaryannMuxumad
    @MaryannMuxumad 7 месяцев назад +1

    War waan ku salamay qasyo sual horta salada ma tukataaa ❤😢

  • @abdivitahMowaiyz-jh2px
    @abdivitahMowaiyz-jh2px 7 месяцев назад +1

    Qaysow sxb Angola 🇦🇴 noogu imo inaga ku soo dhawaynayna insha allah ee

  • @Masuulka-
    @Masuulka- 7 месяцев назад +1

    Muuqal qurux badan mash ALLAH💐

  • @RaxmaNuux-h4k
    @RaxmaNuux-h4k 7 месяцев назад

    Qaysoow wll muuqaaladaada wan jecelahay mid aanan daawan majiro hore usoco wllkayoow💚💚💚🤍🤍🤍♥️♥️♥️

  • @ahmedjiir3511
    @ahmedjiir3511 7 месяцев назад

    Best RUclipsr ❤and favourite keep going sxp❤

  • @IbrrooFanah-k3n
    @IbrrooFanah-k3n 7 месяцев назад

    My legend qays qayser m.a sxp keep going ❤❤❤❤

  • @abdirahmandirye5543
    @abdirahmandirye5543 7 месяцев назад

    Qeyr, I watch vloggers of the West for its originality, but you forced me to watch yours cos they're as good as theirs; your taste of music and songs are from another world. You wont' fail it. well done!

  • @mohamethhaaji2095
    @mohamethhaaji2095 7 месяцев назад +1

    RUclipsrka aduunka ugu fican qeys qeysar❤️

  • @KhadraJaamac-sx6tl
    @KhadraJaamac-sx6tl 7 месяцев назад

    Keep going my brother qays qesar ❤❤

  • @Iphtiinzhowww
    @Iphtiinzhowww 7 месяцев назад

    Cabdiraxman c/ walioww zhp ramdanta gottalent igu so qapoh