My trip to Malindi 🇰🇪

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 664

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser.  6 месяцев назад +539

    Runtii magaaladan Soomalida taariikh balaadhan ayay ku leedahay, ma jeceshahy inaan muuqalo kale kasoo samaynayo?

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 6 месяцев назад +43

    Somalidu waa dad taarikhleh balse qabiil ayaaa reebay ❤

    • @falisa576
      @falisa576 6 месяцев назад

      Wa runtaa
      Ayagaa 33 sano dib isku reebay
      Qabyaalad an dhamaad lahayn

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok 6 месяцев назад +6

    That's my beautiful city malindi wey wenatay masha Allah yes she's right habaryar tas wajigeda wn xasusta rer kune iyo reer qodar ilmaha rer qodar saxib la ahaa, thank you Qeys❤
    kilifi watamu and lamu all cost ino so duub plz.

  • @Salmaanabdiofficial2298
    @Salmaanabdiofficial2298 6 месяцев назад +88

    One like team qays qayser

    • @caynaanClaahi
      @caynaanClaahi 6 месяцев назад

      ad ba kugu mahad celinaya inu qays qayser arkey coment gaga ku saaray ❤love

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 6 месяцев назад +17

    Masha allaah isaaqo dadka hortood bay meel walaba joogen waxan odhalahaa wadanki uga soo guriya dhalitarada siday u ogaadan awoowa yaashod meeshay ka yimaaden

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 6 месяцев назад +2

      Ingiriis bay collaborators u ahaayeen.
      African ka waxay ahaayeen qolo freedom fighters ah iyo qolo Collaborators la daho oo gumeystaha shaqaala u ahaa

    • @Degaliah
      @Degaliah 6 месяцев назад +1

      @@ahmedkulowabdi821sheeko 😂😂😂

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 6 месяцев назад

      ⁠@@ahmedkulowabdi821kkkkk waxa la shaqaysan jiray gumaystaha waliba kiisa xun ee talyaaniga waa la yaqaanaa majeerteeniya ayay ahayen isaaq darawish ayagaa aasaasay magaca ayagaa u bixiyay suldan nur baa asaasay 7 nin ee ugu horeeyay 5 baa isaaq ahaa sayidka ayaa madax looga dhigay si askar la idinka dhigo kk alle ha u naxariisto dhamaantood isaaqu ma faano munaafaqna maaha ee kuwa somalinimada dhabarka ka jabiya waynu garanaynaa isaaq intuu gumayste la daagalmay walin iyo qori cid somali ah oo la mid ah lagama soo helayo

    • @wiilkagarxajiisstate6872
      @wiilkagarxajiisstate6872 2 месяца назад

      Sheeko xarood meesha logama bahna hooyada wase

  • @Koutharkiin
    @Koutharkiin 6 месяцев назад +24

    Wllkyga qays big fan kuu ahay hormarkaagana waan jeclahay alle haku xafido
    Dhawaan Hargaysa usoo socdaa insha alle inaan kula kulmo ayaan ku rajawaynahay🫶👑🫡

    • @Shamuuri_official393
      @Shamuuri_official393 6 месяцев назад +4

      😂haduu ku haleeyo kwrn kulan waa la isku dhaawacaa😅

  • @Hmmmm501
    @Hmmmm501 6 месяцев назад +13

    Qeysoow sxb waxaan kaa codsanayaa inaad Socotra iyo Eyl intaa aadid waliba socotra aad nooga soo duubtid 3-4 muuqaal oo midwalbaa uusan 10 daqiiqo ka yareyn ma ii tixgalin kadhaa codsigayga maadama aan ilaa iyo waagii bilowga aad aheyd kugu xidhnaa❤️😇 Mideda kale muuqaaladaada lagama caajisayo masha allah si aad iyo aad u wngsan ayaad wax usoo gudbisaa horey usoco ayaan ku leeyahay waligaana hadaal ha eegin🤩

  • @user-jw9jz8rv2m
    @user-jw9jz8rv2m 6 месяцев назад +21

    Big fan ❤❤❤❤ from Rwanda 🇷🇼🇷🇼🇷🇼

  • @user-kt7xl5oc4e
    @user-kt7xl5oc4e 6 месяцев назад +18

    Ninka kaliya somalinimo ku wayn tahay keep goin pro waxad meel dheer gaadhsiisay magaci jamhuuriya barakaysan qarañkaad matashaa mar walba shp horè usoco❤

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 месяцев назад +2

      kuma waynee waa nin Somalilan dara oo youtube ah oo dalxiis jecel meeshiisana kala kicisanaaya

    • @timroyacoub8369
      @timroyacoub8369 6 месяцев назад +2

      Lafti nagaa😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 месяцев назад

      Amiin Alle dalka hanoo nabad geliyo mahad sanid waad noo ducayseee

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 6 месяцев назад

      Somalinimada ma mugdisho iyo calanka buLuuga ah ayaa utaqaanaa waar dadkan waa jaahiLiin walaahay, ninkani waa somalilander isir ahaana wuxuu kasoo jeedaa somali.

  • @cabdiraxmanwacdaro633
    @cabdiraxmanwacdaro633 6 месяцев назад +12

    Sheekha khamiska xidhan wxn idhi ma shekhi isku arki jirtenba masjidka abuucubayda ee burco mrkasan is idhi war ninkan waliga ma arag burco misuu yidhiba reer burco iyo reer hrgysa ahy ✋️✌️

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 6 месяцев назад +8

    Qeysow malindina ma dadkeenibaad siisay malindi somalibaa Asaastay kulaha 😂😂😂 wallahi waxaad tahay nin dhiig leh Alle hakubarakeeyo

  • @mohammedjiiro7697
    @mohammedjiiro7697 6 месяцев назад +23

    Qays qayse the best RUclips ever seen 😊❤

  • @suldanfarah143
    @suldanfarah143 6 месяцев назад +8

    Waa meel aad u qurxon mar ayan tagay ani oo safar ah badda aad u qurux badan

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac 6 месяцев назад +12

    Qaysar wuu fiicanyahay ee wax bixinahaa ka xun badanka ugu horeynta waxa la macneeyaa halka aad joogto wadanka ama goobta aad joogto wuu iska bilaabaa uun si dadku wada garanayo halkuu joogo malindida ba dad badan baan maqal xagey afrika dhacdàa

    • @farhiawarsame2500
      @farhiawarsame2500 6 месяцев назад

      Absolutely waa inuu map ka tusaa halka ay magaaladu ku taalo

    • @user-fb7or3ej2g
      @user-fb7or3ej2g 6 месяцев назад

      Agreed with you, I never heard it before.

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 6 месяцев назад

      Kenya Mombasa Marka lo socda la si mara mindi

  • @AbdulmalikOmeer
    @AbdulmalikOmeer 6 месяцев назад +12

    Qays qayser muuqalada soo badi zxp
    Only big youtube somaliland ayad noqonysaaye

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED 6 месяцев назад +11

    Qays Qayser Doing his real talent 👏🏼 ❤

  • @alimahamoudali
    @alimahamoudali 6 месяцев назад +4

    The best youtuber of somalia🇸🇴🇩🇯. One like qays qaysar horey uu soco captan

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 6 месяцев назад +4

    Maasha Allah Illaahay Somaali waxuu ka dhigay qabiilada ugu dhulka balaadhan Bad,Bari iyo Biyoba Illaahay ha mideeyo qaluubtooda Aamiin Somaalida Kenya,Tanzania,Uganda.Ethiopia,North Somaali and South Somaali,Puntland DJabouti,Eritrea,SUDAAN iyo Egypt .

    • @amalnor
      @amalnor 6 месяцев назад

      Aamiin Yaarabi

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 6 месяцев назад

      Noth Somalia kulaha😂😂😂😂

  • @djmaslax3473
    @djmaslax3473 6 месяцев назад +34

    Qays qeysar you deserve one million subscribers ❤❤❤

  • @hddoollp1000
    @hddoollp1000 6 месяцев назад +5

    استمر والله انك رجل محب لشعبك عقبال تزور مدقشقر و ارتريا و سيشل و

  • @fadumaahmed1250
    @fadumaahmed1250 6 месяцев назад +6

    Mashallah it's so beautiful waxa qurux badan baad soo gudbisaa hore usoco habo

  • @Somaliboy
    @Somaliboy 6 месяцев назад +7

    Qays qeyser the best somali RUclipsr ❤❤❤❤❤

  • @FarhiyaHaaji844
    @FarhiyaHaaji844 6 месяцев назад +2

    Maqalkeeda imika igu horeyso jaziirada maliindi 👌 Luqad gooniya miye ku hadlaan mise luqada afsoomalia oo kaliya bey ku hadlaan maliinti dalkee hoostagtaa big legendry qas qeyser ❤

    • @Somali-Rights-Watch
      @Somali-Rights-Watch 6 месяцев назад

      Kiswahili

    • @seifseifmohamed7118
      @seifseifmohamed7118 6 месяцев назад +1

      Malindi is not an Island mind you. It is coatal city in kilifi county. Be a man of knowledge , good luck

    • @seifseifmohamed7118
      @seifseifmohamed7118 6 месяцев назад +1

      Languages spoken in malindi include sawaheli which are kiswahili, somali, arabic, oroma, giriama and more

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 6 месяцев назад +4

    machallah tabakarallah alluhuma barek guul abdirahmanow ❤❤

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali 6 месяцев назад +11

    ماشاء الله رائع ❤❤

  • @umuhurayra7377
    @umuhurayra7377 6 месяцев назад +4

    Subxana llah alle haydin nabad yeelo soo sheeega insha allah markaad so badbaadan.

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 6 месяцев назад +2

    M.a Somaalidu meelkasta ooy tagaan way nuurinaayaan❤❤❤
    Dalkeena Somaalia wuxuu Leeyahay Jaziirado Badanoo ubaahan In Sidaasoo kole Somaalidu umaalgashato.gooba dalxiis oo casri ahna laga hirgaliyo
    Insha allaah

  • @iftinfarah6010
    @iftinfarah6010 6 месяцев назад +3

    Masha Allah qeys qeysr waxaad noo diyaarisay aqoon ah dad Barasho iyo dhaqaan wanaagsan ee dadka somaali meel nasto say tagaan in say yahiin dad shuurtoda waaagsaan oo dhaqankoda iyo diintooda ku faanaan hoyo xijaab iska dhigiin waxaan jugular Mahadcelini sidaad dadkaad u jeceshahay oo somaalinimada jugular weyntahay waxaan ku dhigo lahaay nolow habaryar dadkeenaan waxaa fiicaan in adiiga oo kale noqdaan ❤️💕❤️💕❤️

  • @anwarsh.siciid4978
    @anwarsh.siciid4978 6 месяцев назад +2

    Real Goat🐐

  • @sacadmaxamuud8508
    @sacadmaxamuud8508 6 месяцев назад +15

    Somali original ❤

  • @Axmedmahamoud
    @Axmedmahamoud 6 месяцев назад +9

    You post great videos, thank you very much for sharing these videos🎉

  • @NimoMohamud-ct1jb
    @NimoMohamud-ct1jb 6 месяцев назад +2

    Mansha Allah waa runtaa guuleyso wllo illahay ha idinka nabad geliyo

  • @user-le7gx6wm7o
    @user-le7gx6wm7o 6 месяцев назад +4

    Alle hakuxifdiyo walal

  • @Hajjisaleban
    @Hajjisaleban 6 месяцев назад +3

    Somali pure ayay ku hadlayaan. Reer Somaliland weeye dadkani

  • @nimaabdiaziiz9021
    @nimaabdiaziiz9021 6 месяцев назад +7

    M.a somali iyo ilbaxnimo makala hadhaan❤😊

  • @burjilibax
    @burjilibax 6 месяцев назад +3

    Masha Allah
    Cami keep going
    Wa inagi adiss Airport
    Ku kulan marka u sii socotey neirobi last week

    • @burjilibax
      @burjilibax 6 месяцев назад

      Mgalo Qurux bdn an ma tago iso dir mesha ku taal

  • @user-vg3br7nu3t
    @user-vg3br7nu3t 5 месяцев назад

    Masha allAah waxan ka helay sxb say kugu wayin yihiin dadka somalida gar aahan hablaha saxb isman lahayin qayisar qadiyad inta leeg ama.dhiig somalinimo baa sidaas usoo jiidaya

  • @safaahmed5577
    @safaahmed5577 6 месяцев назад +2

    Baajuun 😅😅 only know duriyada😂😂😅

  • @Amal_jama
    @Amal_jama 6 месяцев назад +6

    Soomalida title kooda hadii loo qiri lahaa dadka yaga ugu sareen lahaa❤

  • @user-pz1ei2pz4w
    @user-pz1ei2pz4w 6 месяцев назад +3

    Abdirahman indr keep going shaqo culus baad haYsaaye

  • @hamdafarahabdi6927
    @hamdafarahabdi6927 6 месяцев назад +6

    Waligeyba ma maqal magaladan
    Waa magaalo qurux badan

  • @Mustafe_shacraawi
    @Mustafe_shacraawi 6 месяцев назад +5

    Abdirahman abdiweli qays qayser wow ❤

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 6 месяцев назад +3

    Nice brother , that is amazing

  • @khalidabdiqadir
    @khalidabdiqadir 6 месяцев назад +4

    One of my favourite RUclipsr👍❤️

  • @farhiyadaud4928
    @farhiyadaud4928 6 месяцев назад +2

    Karibu kenya qeys Qeyser enjoy our beautiful land

  • @Somaliboy
    @Somaliboy 6 месяцев назад +5

    Team qaysqeyser 1 Love ❤️

  • @abdullahiabdrizak9760
    @abdullahiabdrizak9760 6 месяцев назад +3

    Ugaas geography ahaa sawirkeda racsii goobta tageesie sifo daawadayaasha u arkaan goobaha booqatid mhdsnd 🎉

  • @Ayaanosman-mk5rc
    @Ayaanosman-mk5rc 6 месяцев назад +4

    Ilahay ha idin amansado wll

  • @maanka_7
    @maanka_7 6 месяцев назад +3

    Malindi dadka qaar layaaban, waxay ku taala Kenya, waxayna 120km waqooyi bari ka xigtaa Mombassa ✋️

  • @Dacaladadunida
    @Dacaladadunida 6 месяцев назад +1

    Dhaliyaro qabyaalada iyo siyaasada iska daaya oo noloshiina dhista u fiirso ragan waaa iska baashalaayan ee waqtigiina ku raaxaysta

  • @user-vp3rm2eo6y
    @user-vp3rm2eo6y 6 месяцев назад +4

    Sxp qeys jasirada likoni maa imatiid waa Mombasa Mel kayara baxsaan

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 6 месяцев назад +2

    Welcome back great vedio as always

  • @user-qx8np8nz7d
    @user-qx8np8nz7d 6 месяцев назад +3

    Masha alaah qays qaysar❤❤❤❤

  • @xaajicabdicasiis1723
    @xaajicabdicasiis1723 6 месяцев назад +5

    Qays caalami hore usoco brother ❤

  • @joemohammed4269
    @joemohammed4269 6 месяцев назад +2

    Qays run ahaantii aniga malindi afar sano baa joogay. Waa magaalo xebeed aad u qurxan

  • @cllaahidhuryaan3481
    @cllaahidhuryaan3481 6 месяцев назад +2

    Waa muqaal heer sare sxb waxbadan gudbinaya xadarada somalida.

  • @123456Abdulkadir
    @123456Abdulkadir 6 месяцев назад

    sxb, qays, i visted 2015 malindi . it was amazing place, true, there are lot's of somali community in that city as well as few Italians who own hotel and loges.

  • @sarhayeamedia8802
    @sarhayeamedia8802 6 месяцев назад +2

    Great guy magaladan wan aqana dhowr jeer ban socod kumaray

  • @amincabdillahi1660
    @amincabdillahi1660 6 месяцев назад +1

    Qays qeyser keep going brother i wish you beautiful future

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 6 месяцев назад +2

    Allaha idiin siyaadiyo
    Sida Soomaalida kale bayhoof iyo balanbal idinkuma dhicin.

  • @lzadiyah1383
    @lzadiyah1383 6 месяцев назад +1

    Ahmed the d’goose MashaAllah.Enjoy your trip in Coast bro

  • @falisa576
    @falisa576 6 месяцев назад

    Masha Allaah qeys qeysar Allaha
    Ku xafido wallo burnaamijyo wanagsan
    Ba so gudbisa ad bana u xiiseeyaa
    Halka ka siwad Allaha ku dhawree

  • @cicijamal
    @cicijamal 6 месяцев назад +2

    Asc walaalo noowada Daa malindi we need more

  • @ZakariaQurbac
    @ZakariaQurbac 6 месяцев назад +5

    ISAAQOW viva from darood🇸🇴💯🤝

  • @Abdikarim_baayo
    @Abdikarim_baayo 6 месяцев назад

    Qeys hadafkeygu waa intas iyo reerkeygu oi muqdan mashaAllah guleysta tolkeyga Qasatan abtigeyga mohamed Qodaar abdi farah Qeys guleyso❤

  • @bukhaari12
    @bukhaari12 6 месяцев назад +2

    Keep going
    qays and doctor shaqo fiican ayaad haysaan dalxiis iyo dal barasho
    Noolaada

  • @asmaosmaan8713
    @asmaosmaan8713 6 месяцев назад +1

    Qeys qeysar the legend ❤keep going wlloh

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s 6 месяцев назад +2

    Allha idinka soo badbaadiyo. Insha Allaah

  • @sainab6799
    @sainab6799 6 месяцев назад +3

    bisinka wllo alle haydin soo badbaadiyo😢

  • @AbdinaasirMohamoud
    @AbdinaasirMohamoud 6 месяцев назад +3

    Waar nio inaar ma anigaad ila dhigaysa kow dheh mise wa si kale iminka malaa bil RUclipskaaga waan kuso noq-noqonayay waxna masoo dhigtid waan ka xiiso dhacay iminka. Hhh wlhi Sxb nin laga xiiso dhco mtihide waad na silcisay lkn, Waar Burcaan kaso salamaya Saaxiib❤

  • @Dhiiragalin
    @Dhiiragalin 6 месяцев назад +3

    Waa meel qurux badan qays qayser

  • @farahaadan5187
    @farahaadan5187 6 месяцев назад +1

    Bismilaahi sheekadiiba nagu jarte idinkoo cidla ciirsila' joogee xagee idinka doonaà hadda

  • @Abdiqanisaleban1
    @Abdiqanisaleban1 6 месяцев назад +1

    Wll qays Qayser Alle haku xafido ishaAllah waxan kugula talinaya inaad taxadarto markaad ku jirto Traveler ka illaahay haku xafido ishaAllah inader❤😊

  • @suheybdaahir1158
    @suheybdaahir1158 6 месяцев назад +6

    One like somali people

  • @user-nj7uu4zv9i
    @user-nj7uu4zv9i 6 месяцев назад +2

    Qays qaysar The best RUclipsr ❤

  • @cabdikariimxaashicabdikari5525
    @cabdikariimxaashicabdikari5525 6 месяцев назад +1

    The lagendary

  • @user-rd4wq5ro7b
    @user-rd4wq5ro7b 6 месяцев назад +1

    Walalkey qeys qeysar wan ku salamey waxn ku ahay tagere waxn joga magalada malindi ee xaged ka jogta aan kula kulme

  • @shakirasmart7030
    @shakirasmart7030 6 месяцев назад +1

    ماشاءالله الله يحفظك ويسعدك

  • @Abdikarim_baayo
    @Abdikarim_baayo 6 месяцев назад +1

    Iyo hoyadey macan Halilo jamac Ahmed❤

  • @apdirahmaansiciid6755
    @apdirahmaansiciid6755 6 месяцев назад +3

    My role model apdirahman abdiwali😢❤

  • @user-hd3fx4rg2p
    @user-hd3fx4rg2p 6 месяцев назад +1

    Qeys qeyser always legend

  • @princexilkas1826
    @princexilkas1826 6 месяцев назад +2

    Magaaladu we qurux badantahay malindi kenya me daris latahay walal qeys

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 6 месяцев назад +1

    Masha alh ❤❤

  • @NajaxMoha-ux2gj
    @NajaxMoha-ux2gj 6 месяцев назад +1

    Subxanalah Alaha ☝️ idin bad badiyo wll 🥺🤲

  • @cicijamal
    @cicijamal 6 месяцев назад +1

    Walalo we need more malindi

  • @user-yb2he8sc4v
    @user-yb2he8sc4v 6 месяцев назад +2

    Qeys qeyser big legend ❤

  • @CabdiqaniYuusuf-hr9zp
    @CabdiqaniYuusuf-hr9zp 6 месяцев назад +2

    Qays yaysell waalasooqarxinaa

  • @user-kw6ub8en5o
    @user-kw6ub8en5o 6 месяцев назад +1

    Qaysow.ilahayi.hayidin.ilaliyo.kayir.ban.iidin.rajayiniya.meelha.katarha.iska.ilaliya.ilahyi.balayisku.xiidha.walahyi.wanaxyi.marka.tiiri.gadhigi.banga.xuumadayi.wllo🥺🥺♥️♥️

  • @maxamedcabdi2484
    @maxamedcabdi2484 6 месяцев назад +4

    Qays qaysar wa ku tager❤

  • @mahamuddahir2325
    @mahamuddahir2325 6 месяцев назад +1

    Part two mise dameystiir walal video ended while you guys had car issue

  • @Asulla751
    @Asulla751 6 месяцев назад +2

    Imika maaad nooshihiiiin wll😂😭

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru 6 месяцев назад +3

    Haa aad iyo aad

  • @khadijasaidahmed8632
    @khadijasaidahmed8632 6 месяцев назад +2

    Asc abowe I'm from mld malindi I wish I could have helped you abowe 😢

  • @user-sports482
    @user-sports482 6 месяцев назад +5

    tageere lambar one qays❤

  • @idirisrooble4075
    @idirisrooble4075 6 месяцев назад

    That why you won the best RUclipsr of the year.

  • @bisharohassanhassan232
    @bisharohassanhassan232 6 месяцев назад +1

    Wow masha allah❤❤

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 6 месяцев назад

    Masha allaah illaahay ha ku barakeeyo nolasha wacan adooyar ad shaqastay beautiful 🎉🎉🎉

  • @hirsirashid3741
    @hirsirashid3741 6 месяцев назад +2

    know Malindin is my hometown Karibu mzee

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 6 месяцев назад

    Somali xawawarkeedii meel walba waa daad san yihiin waana ku qaxooti subxaanalaah.

  • @RadioAayoAayo
    @RadioAayoAayo 6 месяцев назад +1

    Waa meel aad iyo aad u qurux badan....