Dal Islam ah oo la moodo Kuuriyada Waqooyi | Madaxweyne cajiib ah
HTML-код
- Опубликовано: 29 окт 2019
- Waa mid kamida muuqaalada aan kaga hadalno dalalka caalamka.
Fadlan ku soo biir Channel-ka oo Subscribe dheh si aad ula socoto muuqaalada xiga.
Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com
Saaxibayaal Isbadalka codkeyga ka muuqda waa hargab i haya .
Ilahay haku cafiyo sxb waxyabo aynan ogeyn ayad Ina bartaa horay usoco tanaad Chanel
Fadlan wll waxaad barnaamij ka diyaarisaa dalka wadiya
cafimaad baan ku rajeeynaya👈idiim Allah☝️
alle haku cafiYoh wll
Ilahey haku caafiyo bro
Comment aqris inta uso gashay like 😂✌
RUclips-layda Soomaalida kuwa ugu macquulsan ee ugu waxtar badan ayaad kamidtahay. Thank's brother 👍
Like isaar anaa usW qoreyay
Mugdishan jooga
SUBSCRIBE like isara walalaha qalida ah waxaan leyahay
mahadsanid waxaad nala wadaagtaa oo aad waqtigaaga qaaliga ah galisay inaad taariikho waxtar leh na barto
Tanaad hore u soco.
Nin aad u cod baxsan maasha allaah waa Channel-ka kaliya ee Soomaaliya ee aan ku taxanahay TANAAD CHANNEL . In kastoo Wariyahan Magiciisa aan aqoonin !
Thaank you somach borthers horee usaacoo 😍
❤Tanaad
Waad mahdsantahay👌
😍😍😍
Andorra maclumaad ka soo diyaari🙏
Bahda Tanaad wan idin salaamy waad ku mahad santiin macluumaadada aad noo soo gud bisaan ee dalalka Balse wali kamaydaan hadlin dhulkiina hooyo iyo isbadellada ka socda.
Long live Turkmenistan. Greeting from Somalia
😮💕
Ku Tageera bro horay uu socoo bro 💋
Asc wr wb Allah ha ku cafiiyo walala masha Allah
Walaal hal mar kahadal nucyada fardaha
Jazakallahu khayran wll
fadlan soo gali insha,allah taarikhda dalka cuba
Tanaaad aad ban ku salamayaa
Macalin waxbadan aan ka bartay
Horay usoco bro
Jasakalaahu qeer walaakey inbada wan ka faidesani shugran 👍👍👍🌷🤝
Thanks brother Keep going 👍👍👍💞💕💕
Masha@llah Allh haku barakeeyo wll
Wll mashalaah waad ku mahadsantahy waxa aad noo soo gudbisid link barnaamijkan khaladwayn baan ku aragnay kaas oo ah mapka aduunka oo ay somaliya ka midtahy ee sax wll
Machaa Allah Top Merci pou qou frére
Zxb wan ku tagera zxb keep going 🙏🙏
Mahadsanid sxb horuu soco
Mahadsanid bro Tnaad guul🙌🙌
Thanks for your information
Tanaad cilmi xampaarsan tahy ale hakuu siyaadiyo✋✊✊✊
Horay u soco Tanaad
Guulayso
Tnx teacher tanaad❤
Thanks wll taanad warbiixin an jecladay
Alle haku xafido
Hurey u socoo
Waad ku mahadsanty inaad dadkiina si ay dunida waxa uga ogaadaan aad isugu haowsheen thanks
Hore u soco bro
Hormar wacan zxb Tanaad
Zxp aad io aad ayn channel kada uga helay wax bdn an uga faiday mar walbo wanku tixanahy
keep going 👍 💯
tanaad hore usoco bro yaxfudka allaah
waa dalkaN ugu jeclahay inan udalxiiso
alalaha kucaafiyo bro malmahaan weykala go een vidoyada sobada sxb💪👍🤴👌
taageero ayaan kuu ahay tanaad boy king
Keep going pr0
nio dalka mangolia noosoo gudbi sxb. adoo mahadsan ✊✊✊✊
Aad iyo Aad
Thankz zxp
Tanaad good channel.
Afghanistan walal tariikhdeda
Tanaad mahadsanid wlkey
GO FORWARD
Allaahu akbar
Am 100 lastay comment
Wax wanagsan bad wadan halkaa kawada
Tanaad garapka dadwayna weeeye 💋💋
Keep going bro
Fariid yar allaha ku xafido
Ilahay Haku shafiyo sxp Hargabka Waxad nugu xejizaa dalka I very cost
Maasha allh tanaad ku hore usoco wll musicda ka bedel
Mashalah
Labada madaxweyne waa la hareen wadankaas
Wl china ka soo hadal
M.a wlhi mar kasta waxn isku dayaa inaad muqaaladan inta badan daawado waa ku wax badan IGA sacida
Madagascar kasoo hadal sxb
Sxb so qaado Xaqiiqoyinku sabsan dalka Somalia 🇸🇴🙏plz
Aboowe insha allah waxad nooga soo warantaa dadka iyo dalka lagu eedaynayo in ay xasuuqday dowladii cismaaniyiinta ee turkiga dalka armenia dadkana waa armenian
Masha alah
Dalkan Muslim suni ah oo waliba ah xanafiyin ah in dalxiis lagu tago waa muhiim guulaysta
Wwww like this Post By ibashal
keep going sxp
Wow 80k subscribe
44 ee ugu wayn caalamka🇸🇴👈
Somalia hanolaato
tanaad chankal kaliy eean tageero nolow walll video noso badi
Sxb xoogaa hargab ayaa jira miyaa codkaaga waxbaa ku jiraa
Haa
@@Tanaad Alle haku caafiyo sxb sare runtii adoo hargabsan ayaad dadaal iyo juhdi dheeriya bixineysaa si bulshadaada aad ugu faa'ideeydo.
Ser wlhi tageero weyn zxp tanaad
First me
Madame.wayne.waalan
Xogo igu filan
Channelka tanaad adbn idin ku xiisanay macluumadkin hore usocda
Dalkan magaciisi wll
saxiib
#dalka #uzbekistan
Channel Tanaad aad iyo aad ayaa uga faaidnaa barnaamijyada uunosoo gudbiyo 😂😂😂😂
Liketa igu cumaamad wllo waa Qofkii ugu Horeaaya ee daawada Taageraa *TANAAD WLLHI*
walal music magaceed
Tanaad waxaa idinka codsan inaad ka hadashaan wadanka Zambia please
Soo diyaari Syria sxb
Waxn ada ula yabayi madaxwyiinah daalka
Acuudu bilaah waa caladamaha qiyamaha marka umada muslimiinta ah madax looga dhigo kuwa fasadka u saaxiib ka ah
Turkmenistan dadkeedu maaha 5m e waaaa 85m
Luuqada turkey man maaha mid u eg luuqada turkiga balse waaa luuqada kamida
7-da Dal ee Magacoodu ku dhamaado STAN waxaa u dad badan Pakistan oo ah wax ka badan 200 malyan waxaa ku soo xigta Afghanistan oo ah wax ka badan 38 malyan Dalka ugu dadka yar 7-daan Dal waa Turkmenistan oo ah 5 malyan.
Waxeyna kala yihiin: Kazakhstan, Tajikistan, Uzbekistan, Kyrgyzstan, Turkmenistan, Afghanistan, iyo Pakistan
Marka laga saaro bakistan Afghanistan iyo Tajikistan inta kale waa turki dad koodu iyo luqadodu lahjad ahan bay u kala duwan, yahiin may iyo maxaa tiri oo kale
50 % wa faqri aa kan hogaamiyane ayduu iska jacel aaa wa iska heesayaa nin masuula cakuye shacab hurdo ashkhaas yaro u xiran
Caawa ciyaar aan ku soo daahay waa leyga hor maray
zxp Tanaad hergab maa jiro codkaaga waa lagujiraa
haa
Waxaa ka so hadashaa dalka Azerbaijan ado mahatsan wll waan kaa cotsaninaa
😁✌
Like isaar
Wllka leh Channelka magacaga wllo adoo Raaliya
👋Masha Allah❤Tanaad
#tajikistan next time
Muslim miyaa madaxweenaha dalkaan
Waa nin waalanba kani waa muuse shani two
Kaa lay qaa rada soomalia🇸🇴 maxaa ka dhigay labo dal 😱
Qaradde🤔 baad sheegeysa
somalia mise waddanke kale
ma somaliland mise kenya
Somalia iyo somaliland inay labo dal kala yihiin calamka oo dhan baa og
Ha waalan hhhhh
🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
Zxp wxaanka codsanaa inaad kasoo hadhaso saxagalka baramuudho wxaan rabaa inaan wax ka ogaadho
Bermuda☝️insha allah next video
Ascwr
Nasiib darada jirta,ee is waydiinta u baahan waxay tahay,maxaa keenay in wadamada muslika ah 90/100
ama ka badan in madaxdoodu xumaadaan,iyadoo diinteenu ina faraysa wanaaga.
1)Dawlad xun waxaa keena Shacabkoo Xun,mise
2)Dawlad fiican baa keenta Shacab fiican?
Ascwr
Kazakhstan zoo gudbi zxp jamacaad ayaaa hada ardayda soomali u adaaa macluumadkeeda
Muuqaal ku saabsan ayaa ku jira Channel-ka