Fartuuneey hooyo ka sax xisbunallaah ma ahan ee waa xasbunallaah waxaa kle oo ka saxdaa wa nicmatu ma ahan ee waa wanicmal wakiil حسبنا الله ونعم الوكيل
Fartuun 2018 bisha 4 aad ku bartay ila cawa markan waqti haayo bo ku fiirsada msh Allah Illahey baariyaal badan haku siiyo hambalyo soo daahday Barakallhu lakuma wa baaraka caleykuma wajamaca beynakuma fii kheyr
Fartun: I’m wife 😂😂😂. Mamada meeqasana lagu qabaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waa inta iga qoslisay meqo sano 😂😂😂😂😂
Horta gabadhan qurbaha miyey kudhalatay meel walbo wa qof kadhisan mashallh walidka qaar wa dad aad wangsan ilmahoda nolosha saxda ah utilmamay
Gbdhaha qurbaha ku nool dhn saas u aqli bdn😂
Fartun I’m so happy for you sis! Me and my mom both love watching you. May you have a beautiful home and family dear
❤
Why I get goosebumps whenever this girl downloads a video… love you abayo jiro joog always ❤❤❤❤❤
icl You doing too much lol
Up loads not down loads
Jecliyaa fartun iyo hooyadeed sharafba leedihiin
Waku shega 😂😂😂 walhi waa qosle mama saida we love you so much
🤣🤣🤣🤣🙈🙈🙈🙈🤣🤣🤣 hooyo mcn cadi ma ahan kulaha nayaa Somali 🇸🇴 ikula hadal 😂😂😂😂
Fartuuneey hooyo ka sax xisbunallaah ma ahan ee waa xasbunallaah waxaa kle oo ka saxdaa wa nicmatu ma ahan ee waa wanicmal wakiil
حسبنا الله ونعم الوكيل
Xisbunallah❌ xasbunallah✅ hoyo kasax abayo xasbunallah waxaa lagawada ilahay baan magan galay
War dadka ka hera afafka kaladuwan alla aburay
May mamada way naxday e wa mutacalimad but she was shook
@@IsmahanOmar-t9b afafka kaladuwan ilahay baaaburay sax, afsomali wey kudihi karta ilahay ban magangalay, carabigan kasaxay madama eey rabtay Iney carabi kutirahdho
Heedhe yaa abuurka Alle heesto micnaha hde lasaxayo ma wax dhiba logesty micnaha 🙄@@IsmahanOmar-t9b
Waxaan kacabsanaa in eey mardhaw hooyo ku daqredoonto ee kadhaaf dhebka 😂😂😂😂😂
Maamada nooga soo badi prank waaba ku heesanaa maama funny ah waaye ilaahy cimri dheer iyo caafimaad hasiiyo
Amin
A video with Fartun, Ramla iyo Abz would be lit. 😂😂😂🎉🎉🎉
😭😭😂not she roasting you! And the fact that she knows her daughter is even funny 😂😂😂😂
My favorite RUclipsr ❤
Masha Allah ❤mamada dhaqankii ficna Ayey haysata oo dadkii sharafta laha❤
I love your mum my mum wouldn’t started crying and screaming 😂
Travelling ku wlhy aad buu ufiicanyahay sameee sameee
Morwo Nimada kuugu hambaleyneynaa
Your facial expression kill me watching from Kenya 🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🤣🤣🤣
Fartun this prank was not good sister specially for your mom😢😢DAD WAYNAHA WAA BASTARIIN HOOYO WAXAAS KU SAMEEY HADEE KU DHAHAAN DONT DO IT PLEASE😂
Allah hanoo daayo hooyooyin keen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ dambigooda Allah ha dhaafo janatul firdowso Allah ha ku abaal mariyo
Wlhi mamadu wa fariid meeqo sana lagu qaba kulaha 🤣🤣🤣
Wlhi maamada wan jeclahay ii dhunko indeer qaali❤
Fartuuney hooyone waa uga booteyne aniga caml waayey😂😂😂😂
Hooyo waa dadkii hore
Ee ka daah Prankiga
Fartuney Hooyadaa inaa Mar, uun barto oo lakulmo saanujeclhylee❤❤
Meqa sana lagu qabaa 😂😂😂
Fartuuun jawaaabta 😅😅😅😅😊
Fartiun runtii wa qof aad uqosolbadan io hoyaded❤😂
Waan ku tageera wlhi waliba si qalbiyana ❤❤❤❤
Walhi waxan jclyeh qosolka hooyo iyo jilinka fartuun❤
Mashallah fartun you have lost weight 😭😭
Jiljileec baa kuugu soo koriyay, maantay ayaad ibarandoontaa 😂😂😂 she was about to throw hands 😂😂😂
Wlh RUclips kaga markaa hooyada prank ku sameeso lee dawadaa😂😂😂😂 qosolka iga dhamaado
I love when you say I'm a wife. I love you Mom how she say you only engage
Fartuuneey hooyadaa inaa barto saa u jeclahay lee ILAAHAY ha dhaafo
Hooyo na soo caay anga kuma dhaafeeno😂😂😂😂😂
Fartuun Hbo Colour ka Brown ha xira colours bright ka xiro yaa Caruusa 😂🎉👌
Don’t give your a heart attack please! Keep doing what u r doing, but not something that will shock her.
Fartuuney abaa hooyo kasax xisbu nallah ee dhahdaa ee xasbunallah ha dhahdo
Hooyo mcnto ilhay hanodayo walhi si qalbiya u ilmeyay wayo hooyo hadalkeda iyo taladeda adan ujecelhy❤❤❤❤❤❤
Early 🎉😂 mabruuk on your nikkah abaayo ❤
Hooyo mcn team fartun hda nahy waiska jecelnhy kista yar fartun ku dhibeyso 😂 Ilahy haidin xafido ❤️
Hal bil maa ku bootene kulaha hooyo vani waaye wlhi
Ala beerka 😂😂😂. Hooyo usheeg ninkeeda 😅😅
Maansha Allah your mom is funny
Fartun open your eye
Alle cimri dheer iyo cafilaad alle ha seeyo janatul fardawsa alle ha geeyo mamoyinka somalida
Hooyo deggan waaye anigu mar horaan sigaarka ka qaadi lahaa 😂😂😂😂
Mash llah sis keep going tuney cayilka waa cadow hhh iska jar barurta oky😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
Wxaan tagero ku ahy mudo 4 sano ah wna u qalanta wll sharaf io karamo❤
Fartun wllo oo ka xidhdee shadhadaad kaga xareysy ee😂😂 hooyo mcn alla hakuu barakeeyo
Nayaa nikah wye gormee lagu guursadey😂😂😂hoyo mcn sey kugu dhalalinee😂😂😂 mashallah illhow kudaay😂😂😂😂
Meeqaa sana lagu qaba😂😂WlHi ana usheegayo kulaha maamada isn’t easy
Furtuuney wallo Walhi dar ilaahay ayaan ku jeclahay abaayo 😩😍
Walow aad iga Qosliso walaalay Hadana Nala Dhaaf Sheeko Caruureedka
Haha when she asked the model 😂
Fartuun 2018 bisha 4 aad ku bartay ila cawa markan waqti haayo bo ku fiirsada msh Allah
Illahey baariyaal badan haku siiyo hambalyo soo daahday
Barakallhu lakuma wa baaraka caleykuma wajamaca beynakuma fii kheyr
Hooyo fariida oo degen mansha allah
meeqa sanaa lagu qabaa😂😂 mamadu way kugu sugtay😂😂
Meqasana lagu qabaa😂😂😂Astaqfurulah mom❤
Mashalaah hooyo so good
Kkkkk😅waa iga qosliseen adi iyo hooyadaa you won't try ❤kkkk
Mamadn walhi wajeclhy hoyaday ucod ektahy ilhay haunaxaristo 😢
Wallee mamadii indhaha ayaad u shidatay,jiliinkaagu waa oky
2da indhoda isku heesa wa drug 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣alla mamada wad ka madesate love you mum ✌️✌️✌️✌️
So funny 😂 can’t believe she fell for it 😭
First ❤❤❤❤
Hal bilaa ku bootaynee 😂😂😂😂 maamadu waa xaraabo
My sister fartun davet gril keep going 😅
😂😂😂mamada funny wye runtii
Apayo fartun hoyo mcn igu salan mcnto hoyada wan jeclhy wlhi gabar yaro fahmo la dhahayo Aya ku salameysay ku dheh apayo qali❤
Ma buurnid dhexdhexaad baad tahay ❤❤❤❤
Fartuuney hoyo dhibka ka dhaaf 😂😂😂caatoway kow iyo labo majoogtide
Mamadu siday markii hore kuu waraysatay waa ok 😅😅😅😅 markay warkii kaa dhurtay ku dili rabtey😅😅😅😅
Dad weynahda io adiga wa caynaya mama hana caynin wan ku jeclnhy funny waye abaya noo soo bado wlhi wa xisa prankaga mamada😂😂😂😂😂😂😂
Anaa isku qabsanaayo la dhahday 😂😂😂😂
I'm wife,😂 meeqa sanaa lagu qabaa😂😂😂
Asc abaayo waxaa kaa codsanaa yutube inaa furtaa rabaa hal mar share out ii sameey waa codsi wax icaawiyaa la ahy mudo badan jeclaa inaa RUclips furto
Fartuuney anaga wax kaa dhignay wiilkaan caawi commentiga waa iga oohiyay 😭😭😭😭
Fartuun dadkan waxay ku dhahaan maad maamada kusamaynee maalinta danbe dil haday ku dhahaan ma dilee
Nayaa af somali igulu hadal😅😂
Fartuney 2 month xage noga maqned war RUclipska ciyarta manoga desid qaliyey wlhi big fun aa ku ahay adi iyo mamada🎉❤😂😂
Dharka ha iga gubin nayaaa😂😂😂😂
Gacmaha hadaad ka dhidido xikmad badan ayaa kugu duugan😅😅😅😅😅
Fartuuneey hooyo ina beenlrey tahay wa ograhay tada kale sigarka wa so uraa. Palakoonka ina aado ehed😅
4:51 😂😂😂😂😂😂I'm a wife😂😂😂😂😂
Wlhi waan u xiisnay maamada pran noogu soo badi yaaqey 😂😂😂
Congratulations fartuun
hooyo naxdinta aadka nixisay xasbunallaah xitaa waka dhuntay Akafi kusoo samey 😂😂😂😂
Hooyadey ceejiyay ila seexan lahayd ama waa suuxi lahayd labadaa mid un 😀
CIYAARTAAN GOORMAAD BILOWDAY IIGU QOSOL BADNEYD
Free. smoke 💨 fartuun wa funny
Mom nikax le waye boto joji
Ifataun bu bixna kaan waa uu jeeda 😂😂😂😂😂 alla fartuun dhib badn
Thanks Abaayo î interesting your video Wlhi ❤
Hooyada mawaxbey ogtahay meyhortada timado😂
Kow iyo laba weli ma joogtide😂
😂😂😂😂😂😊
Masuuliyda iga dagtay xee tahay Ahahahah eedadeey wallhi waa dhibtay 😅 adi waaba ku booteenoosaa kulahaa haahahahahah
😂😂😂😂😂😂 fartuuneey walaahi hooyada waan jeclahay funny waaya mansha Allah
God bless your home❤
Meeqo meeqa sana lagu qaba 😂
Fartuuneey prank hooyo sdaan u jeclanhy allah ha idin xiftiyo
Baby we do as well hold family ❤🎉
Xaashisha farstun caab😂😂😂😂 uk xashishaka kubadan😂