Fartun walaley waa iga oysisay wlhi qosol darted 🤣🤣🤣🤣 Facebook ayaa kuso arkay si aan u dhameysta RUclips kaga u imaday 🤣🤣 maamo waan Ku taagera Wana Ku jeclahay 😍😍😍
😂🤣wlh wa family dhamaan wada qosol iyo farxad socda ah aaabe an ka yaabana hooya kasi qatarsan wlh kulaha aaabaha ka maqane isagale gangis kadhig ar hooya Allah haku xafido lkn magaceda nama barin sxby
😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 Alla saan u qoslaaye qonfac igu dhacay mashallah tabarakallah mama Sacida we love you Allaha ku xafido 💋💋💋💋💋💋😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘Alla fartuun she is so funny kulahaa hoyadey dadka donta ka tuurtay
Walhi markasta oo aan stress noqdo ama aan emotioneel ahay walhi clipkan baan dawaada then happy ban noqda? This clip sometimes made me happy thank you fartuun
Saa u qoslay abayo hooyo inaa arkaa rabaa Allah dayo waa jeclahay hooyo kasta lakin your mum is honesty and humble..saa u qoslay....dhibleey aa tahay fartuun wallakey inaa guursataa ficnaan lahayd wayo family fican aa kasoo jedaa
Masha Allah Fartuney waalidka ilah hakuu xifdiyo waa dad reer magal ah labadaba waa ciyalka xaafada, Masha Allah. Adna iyaga camal aa noqotey. Masha Allah
Nah I acc love youuu 😂😂❤️Someone get Fartun an Oscar award because I don’t know how you kept a straight face 😂😂😂 bis in atarishada 2021 ama 2022 soo socto Somali award malaga siiyo waye
Macalimadayda somaliga mamada tarbiyadii wanagsaneed ay nasoo tarbiyaysay wlhi ma ilaawo allahow cumrigaaga dheeree hoyo mcn❤🥰❤
Hantiwadag madhigan jirtay wlll
Mansha alah hooyada macalimad miyey aheed Mansha alah
@fartum kadaa mamada xusulka hhhhh wlhi si ah ayan u qoslay05:10 subaxnimo ayan dawanayaa
Masha allah hooyo ilaahey cafimaadka iyo cimri dheer hasiiyo
Abaayo mamada hoyadey hanti wadaag macalimadi somaliga no dhigi jirtay miyaa mashaAllah magaceda ilaaway lkn hooyo fcn bay ahayd naxariis bdn🥰❤️
Hhh Mum Wlhi Funny Waye Allaha Xafido , Beentaan Intee Ka Keenta Kulaha Daacad Waye Mashallah
Inta sidayda dhawr jeerdaawatay ee qosol kuwaa laty like dhac kusiiya 😀😀😀
2024 any one 😂❤
Just 😂😂
✌️
🤘
☝️😂
Lol
WALAAL GANG FADLAN FOLLOW MY REAL INSTAGRAM @fartushh ❤️
Macnto cawa zaid ayad iga qosliseen allow idiin xifdi 🤣🤣🤣🤣🤣
Allh ma nooli fartuuney walhi fani vaa tahy love u baaye gabar baan ahy lkn magac nin ku qrn allh ha idn xifdiyo adi io hooyo abaayo💯❤❤
😂😂💯💯
😂😂😂 waligay saan ma u qoslin we need more prank of this mama wlhi
Fartun walaley waa iga oysisay wlhi qosol darted 🤣🤣🤣🤣 Facebook ayaa kuso arkay si aan u dhameysta RUclips kaga u imaday 🤣🤣 maamo waan Ku taagera Wana Ku jeclahay 😍😍😍
Wlhi bilhi maamdan markii lagu sameehayo pran waa jeclhy 🥰😂😂😂
Wlhi san uqoslaye wadnaha ixanunay mama m.a wey iga qoslisay Allah ino xifdiyo ♥️
Maansha Allah, you have the funniest mom on earth... I love ❤️ her, she is very religious and honest person, I wish I could meet her life
😂😂😂😂😂😂😂😂dhunta ixanuuntey sidaa uqoslaaye masha allh maamoyinkeyna somaaliyed ilahey hanodaayo 🥰🥰🥰
Every time i think this is funniest clip i ever watch...you keep showing us we haven't see nothing yet...🙌🙌🙌🙌
فعَنْ بَهْزِ بْنِ حَكِيمٍ قَالَ : حَدَّثَنِي أَبِي ، عَنْ أَبِيهِ ، قَالَ: سَمِعْتُ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ يَقُولُ: وَيْلٌ لِلَّذِي يُحَدِّثُ فَيَكْذِبُ لِيُضْحِكَ بِهِ الْقَوْمَ ، وَيْلٌ لَهُ ، وَيْلٌ لَهُ رواه أبو داود (4990 ) ، وحسَّنه الألباني في " صحيح أبي داود " ( 4990 Masha Allah hooyo ma rabto inay been sheegto xitaa hadii lacag lagu helayo.Beenta kaftanka ah waa dambi
Masha Allah xadith cajiib ah meshi laga raba keentay
Fartun hooya ciyaarta kadaa funny waye wlh sida uqoslay wadaalay laba mara kucishaty muqlkan
@@nastehafanah5805 Masha Allah walaal,jazaka Allahu khayran.
Oh my God kkkkkkkkkkkkkkkkkk she made me happy. It’s really crazy 🤣🤣🤣🤣🤣😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣 Firdaus from 🇬🇧
😂🤣wlh wa family dhamaan wada qosol iyo farxad socda ah aaabe an ka yaabana hooya kasi qatarsan wlh kulaha aaabaha ka maqane isagale gangis kadhig ar hooya Allah haku xafido lkn magaceda nama barin sxby
maamo saciido
I am cryinnngggg rn. Hooyo was kind enough to let you finish lmaooooooo
Asaga maqane ka dhig kulaha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 walhi waa funny mamo love you hoyo mcn❤❤❤
Still 2024😂
Wllhi aniba xilligaan dawanaya😂😂
I watch this video yearly 🤣🤣🤣
Waan ooyey saan uqoslayey😂istaqfirullaah
Illaahoow hooyo daa masha allah❤️
Wlhi kal iyo laaba u qoslay....your mom is so funny wlhi...akteda been eey og tahay laguma sheegi karo🤣🤣🤣🤣
Hooyo waan ku salaamay..
Maasha Allah allow hooyo janada fardowso ugu deeq walaahay waa hooyo qaaliya alle ha kuu hafido ahay beutifull Mama.
I love you guys. Mashallah. Thanks for the laughter you outdid yourself. Hoyoo needs to come back. Maybe reaction video on crazy story.
Wlh fartun actress aan caadi ehen bad tahay side waxaso been ku aliftay oo hadana adan kuqoslin masha allah adiga iyo hooyadaba funny baad tihiin 💯👏🏽
When she tried to start crying 🤣🤣🤣🤣🤣 I can’t stop laughing 😆
😭😂😂😂😂😂😂I'm dead
I swear wllh waa soo qori rby
😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 Alla saan u qoslaaye qonfac igu dhacay mashallah tabarakallah mama Sacida we love you Allaha ku xafido 💋💋💋💋💋💋😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘Alla fartuun she is so funny kulahaa hoyadey dadka donta ka tuurtay
Fartuun iyo hooyadeed aadbaad nooga qoslisiiseen illhy haysu kiin daayo AAMIIN❤❤❤
Fartun you really outdid yourself with this one😩😂😂 How could you even keep a straight face😩👏🏼👏🏼
Fartun mamadeda wa qosol socda Masha allah hoyadey sidaas aye iga qoslisa ilahow no xafid inta dhimatayna unaxariso
Wish to see her face expression 🤣🤣🤣😂
When Hooyo threw the Aabbo under the bus 😂😂😂
😂😂😂😂😭😭we need more of this pranks with hooyo ❤️
I was crying because of the laughter😂😂😂
Hoyadey kheyr allah siiyo intaso qof ayee tuurtay🤣 fartun funny momi allah noo daayo abayo🤲🥰
Waligeey saan prank uguma qoslin 😹😹 xanuun waa i haayaa eey ka keentay😂love you mama
Me too I can’t stop laughing
U made my night I can’t stop loughing😂😂😂😍
Walhi markasta oo aan stress noqdo ama aan emotioneel ahay walhi clipkan baan dawaada then happy ban noqda?
This clip sometimes made me happy thank you fartuun
"Goowsaha maa la'day" qosul igu dishay wlhi😂🤣
Manoli😂😂😂😂
wlh i can't stop laughing🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 hooyo mcnn is too funny🤣🤣iris we riris🤣🤣
Ramadantii aya igu kadambeysay wlhi markii ad cunoyinka karin jirtay m.a abayo wn ku farax sanahay inan dib kudawado guuleyso abayo mcn
War fartuun yaanaga ceshto saxibey wallahi waa kuwata adiga iyo hooyada ❤️💋
Fartuun: tahriib balabala.....
Hoyo: subxanalah 🤣🤣🤣🤣🤣
I love you mom🥰
Somali moms are the best Wlhi 😂😂😂😂
Waa marakii shanad an ku soo ceshanaya maamo ilaaheey haku daayo
She started doubting you 🤣🤣🤣”waxaan qamr miyaa” had me dead🤣🤣💀💀💀
I have never laughed😂😂😂so we need prank of this mama
I couldn’t stop laughing you made my night🤣🤣🤣🤣🤣
i swear when she’s crying 😭 😭😭😭
Mansha Allah Fani Magacin hajiro Abid Raxmaanku haydin xafido dhamantin aamiin yaarabi pic respect hore u soco 🥰❤❤👍👍🔥🔥🔥
Aabo gangster maka dhigaa asaa kaa maqan kadhig wlhi cawa qosolka aduunka fartun n her mom u rocked guys
Dad dilaa iga dhigtee armaa dawladu ixirtaa 😂😂😂😂😂😂wlhi maamadu waa funny Alle hayno xafido aakhiro iyo aduunba hooyoyinkeen🤲
Cawa qosol iguma harin 😁😁
Illahy ha idin xafidi adiga iyo family kaaga abyo mcn ❤❤❤❤💋
Mamada Funny waaye lacalla hday run ahaan laheed Fartuun no more win mamada daacad ilaaahy waaye 🙏❤️
Hhh wlhi tan afka cuntada marke is oysise aan qosle😂😂😂😂😂
Sis ur somali improved so much since you started RUclips MashAllah
wlhi daacad u qoslay cwa fartuney abyo thanks😂❤️Hooyo love you adna❤️
Vidyawgan waxaa fiirsana 2024 qosol wallahi waa iskala ceshtaa vidyawgan 😂
Wlhi i was laughing so hard when hoyo said subhanallah 2:33 😂😭😭😭😂😂this was so funny I can’t, i just shared it with my hooyo😂😂
😂😂😂allaheey alla kuma juri 😂hooyo wey iga qosolsiisay 😍🥰
Hooyo so funny wlhi 😹I would love inaa Wijigeeda arko 🥰🖤🦋
I can't stop laughing , you made my night 😂😂😂❤
Mash alh hooyo way iga qoslisay alh ku xafido cimre dheer ku siyo 😢🤲🏾
You made my day fartun I can't stop laughing 😂😂😂😭😭
Number one😍❤
Istaqfurllah ma nooli🤣
Saa u qoslay abayo hooyo inaa arkaa rabaa Allah dayo waa jeclahay hooyo kasta lakin your mum is honesty and humble..saa u qoslay....dhibleey aa tahay fartuun wallakey inaa guursataa ficnaan lahayd wayo family fican aa kasoo jedaa
Beenta ila alif 🤟😁🤣🤣teamwork fiican waaye hooyo 🥰🥰
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂sidaan u qoslayay wlhi lkn mamadu waa maamo qaali ah illahow daa
Yaa fartush my jaw hurts from laughing omg😅😅this is so funyy🤣🤣
Zuzaan i love you
Push ups aan sameynayey qosol ayaan la samayn waaya ..
This is beyond funny 😃
This is my favorite video out of ALL
I laughed hard. This is the best challenge. By the way I like your mom.
Fartun wlhi wa iska ka jecelahy. Run ahanti sa U qoslaayey wadalay. Fartun funny in Lagu bixiyo waye love U sis. ❣️🌹❣️❤️
Waa fuuray walaahi wadnaha ayaa ixanuunay qosol daradiis 😂😂😂😂😂😂😂I love u my sister fartuun 😂😂😂😂
Wan fuuray wlhi 😂😂 5 mar ku ceshtay maama allah ku xafido ❤️
Fartun u and ur mom made my night may Allaah. Bless both of u ❤️😍
Fartuun marwalba maama nookeen 😂😂😂😂 qosolka maama naga dhameesay mama alaha noo xafido
Wlhi waan qoslay fartuun adiga iyo hooyada fani ayaa tihiin wlh
Its only 2 seconds and I’m already crying 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂🤣 hooyo waa daacad Masha Allah
Salaan naga gaadhsii wll runtii waan jeclahy Video yada aad la samayso Hooyo 😘💝
Pranks with hooyo are my favourite video’s 💯
best video I haven't laughed like this in a long time , thank you i love you hoyo 👏🏽🤣
Fartun I love your hoyo wlh she's hilarious🥰🥰
Masha allah hoyo waku jeclahay waxa si jecladay sidey xaqa ugu taagantahay runtana u jeceshahay🥰😂😂 fartun salan iga gaarsi mama
I can’t stop laughing 😂😂😂😂
Aniyo hooyday ayaa wada dawanayay wa qoslnay wllhi
U Made ma night 😅😅😅😅😅😅
Istafurallah this is so funny wlhi😂😂😂♥️♥️
Fatuush you’re so funny 😂 you make me so happy lool you’re mom with prank is another level
Saan u qoslaayey waa fuuray 😁😁🤣🤣hooyo allaha noo xafido❤❤
you made my day i can’t stop laughing 😂
I can't stop laughing wlhi love you sister fartun 😂🤣
This video had me rolling, in stitches 😂😂😂 god bless your hooyo she’s too funny
Fartuun wlhi itaxana tahay niyad baan uqosalay keep going sister
Qoftaan waaa funny wlhi Ma.a
Aaabahaa adigoo been ka zheegayo hlkaas haka arko 🤣
Aabahay waa gangis kulahaa
Hooyaday dad ay doon ka tuurtay
Hoyo io aabe ima dhalin jidka iga so qatyn
Aniga balwad baa jirka ka qataaa
Waaa beeno kuwii ugu waynaa wlhi waaa qoslay 🤣🤣🤣🤣🤣
Malin baa hooyady prank ku sameyey hoyo marka wadankii by jogaa 4sano ka so maqanahy markaaas baa ku idhi hooyo nin cadan ah baa guursan kulaha hoyo aniga hooyo kuma ahiye naag cadan ah oo hoyo ku noqoto raadso hoyo kulahaa xaarka iskama dhaqan kuwaas saa ku idhi waa muslim kulahaa wr kuwaas anagu ma rabno wiil somali ah keenso waa hadii aad fmlka ka sii mid nqonayso markii lay rifay iri waa beenty 🤣🤣🤣
Sheekda dilka ugu shidn oo doonta😁😁😅😅🤣
Abyo fartuun update iska dhig noh maalin walbo video nosoo gili 🥺❤
Masha Allah Fartuney waalidka ilah hakuu xifdiyo waa dad reer magal ah labadaba waa ciyalka xaafada, Masha Allah. Adna iyaga camal aa noqotey. Masha Allah
Nah I acc love youuu 😂😂❤️Someone get Fartun an Oscar award because I don’t know how you kept a straight face 😂😂😂 bis in atarishada 2021 ama 2022 soo socto Somali award malaga siiyo waye
I can't stop laughing 😆 🤣
😂😂😂😂😂walahi hooyo way iga qoslisay wan ilmeyey mansha allah xafidaka allah mamo she so funny
Sis I love your mum she is sooooo cool 😎
2:32 😂😂😂😂😂😂😂😂😂hooyaday dad bay doonta ka tuurtay ma nooli
Hadaba Aabo gangistar ma ka dhigaa fartuun umadeena maaha sheekada doonta caadi maaha 🤣🤣🤣🤣Hooyo waa runteeda xagaa beenta ka Keetaaa
Walaal hayada igu salan waan jaclahay ee igu salan qaali 😍😍😍😍😍😍😍 walaahi qosol iguma hadhiin labo jerbaan ku ceshaday🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣