Sheekooyinka Juxaa | Qisooyin Qosol Iyo Murti Leh.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 412

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 4 года назад +16

    جزاك الله خير اخي

  • @ALHIDAAYADIIN
    @ALHIDAAYADIIN 4 года назад +252

    ALLAH MA JACESHAHY

  • @saalaxcali5284
    @saalaxcali5284 3 года назад +3

    Masha Allah sxb markii an yaraa ayaa sheekoyinkas la iga sheeekeeye xaqiidii u jeedada laga camacsanaa waxeey aheed in garaadka caruurda lagu furfuro aad ayaad u mahadsan tahay sxb madaama aad nala wadaagtay tariiqdan juxa

  • @safaqasim6074
    @safaqasim6074 4 года назад +8

    Mash Allah tabrak rahman wllkay hore u soco wxbadan kaa faaiday جزاك الله خيرا ألف جزا🍁🍂

  • @khadarfarah6122
    @khadarfarah6122 4 года назад +14

    Msha allah marka hore ilaahayna hakaa jasaa i siiyo wanaaga aad umadaada lajeceshahay

  • @caydaruusdaacad1132
    @caydaruusdaacad1132 4 года назад +25

    Asc walaalo adan 2k ayaa kaaga hadhay 100k mansha allah insha allah waad gaadhi doontaa illahay ha kuu fudaydiyo 200k 300k ill 1M
    Aamiin aamiin aaamiin

  • @ALHIDAAYADIIN
    @ALHIDAAYADIIN 4 года назад +39

    Hadaa allah jaceshahay nago soo bir inta qeerka jacel

  • @apdurahmannsaed801
    @apdurahmannsaed801 4 года назад +51

    Ninkan juxa sheekoyinkisa wan jeclahy😍

  • @saynabmahamed3603
    @saynabmahamed3603 4 года назад +9

    Masha allah Sheekooyinka juxa wa kuwa murti leh qaarna wa laga sameyay sbbto ah macqul ma aha qof caqli leh inu dhaho ereyadas
    Schoolka la inoogu dhugi jiray

  • @barkhdraage5654
    @barkhdraage5654 4 года назад +13

    جزاك الله اخي

  • @SuhaybJama2024
    @SuhaybJama2024 4 года назад +47

    Indheer garradka ummada aadan 100k few minutes later👍👍👍👍👍👍👍

  • @Gullet6191
    @Gullet6191 4 года назад +80

    Next kadhig CIGAAL SHIIDAAD
    Inta igu raacsan like dhac kusiiya😁

  • @martisoorgourp1492
    @martisoorgourp1492 3 года назад +1

    Soomaalida isticmaasha internetka waxaan dhihii laha war dhiirogaliyaa wiilkan is uu horeey ugu socodo.

  • @qadaafimadaxay1971
    @qadaafimadaxay1971 4 года назад +2

    Jazakallaah wlle sheekoyin kan noocana noo sodaa in badan rabi kardida hakuu siyadiyee

  • @souzemc3340
    @souzemc3340 4 года назад +26

    Allah haku xafidee waan ku salamey. Ilaahey hakula jiro ummaddo dhan ayaa ku jecel. Hore usoco wlll 🤗🤗🤗

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913
    @daahirwacaysciisedaahirwac3913 4 года назад +61

    Aadan sahan hore usoco waxadthy in dheer garadka bulshada soomaliyed guul baan kuu rajaynayaa inta igu raacsan like👍

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 4 года назад +17

    Mnzha Allah ustaad 100k subscriber iinsha Allah

  • @enzogamer2883
    @enzogamer2883 4 года назад +19

    Masha allah mantoo dhan aan sugyy

  • @xasanmaxamed4925
    @xasanmaxamed4925 4 года назад +21

    Aadan aad baan ku taagera mhdsid 😁🤗☝️🙌

  • @Ozano_Gamer
    @Ozano_Gamer 4 года назад +4

    Masha allah Alle ha ku barakeeye

  • @philipemohamet6625
    @philipemohamet6625 4 года назад +2

    Fikirkaan ka aminsanaa io sida saxda u yahay isma lahan wlhi waa nin xikmad u saaxiba
    ..
    Mahadsanid wll *sahan*

  • @dheymanluul8853
    @dheymanluul8853 4 года назад +7

    ilahey haku xafido wllkee in bdn wax bdn ayaa ka faiday ❤❤😍

  • @garaadfurpodcast
    @garaadfurpodcast 4 года назад +9

    Macalin zaaid ban udhoolo cadeyay wlh
    E.horay usoco weliga I.a

  • @farxaanmaxamaedjiiro6967
    @farxaanmaxamaedjiiro6967 4 года назад +6

    Ilaahayow musliminta ka badbadi carona virus

  • @engabdulahi2515
    @engabdulahi2515 4 года назад +4

    Asc wll Aadan sethy
    wll khyr Allah ku siiye
    kwrn videoyadii hore ee sanadkiyo wx kasii horeeya ah hadad dib uhabayn inoogu samayso hdda qaabkan aad usamysid ayaa ugu fiican mrka kuwii hore hdii aad sidan oo kale inooga dhigi lahyd aad bn ugu farxi lahyn lknse waa hadii aysen wx dhiba kugu hayn.
    mahadsanid.

  • @xamdaxaashi9718
    @xamdaxaashi9718 2 года назад +2

    Masha allah wll waan ku taageernaa👑👑👑

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 года назад +7

    Adiga acuudu billaahi ayaan kuu bixin lahaa hhhhhhh

  • @abdikhaliqofficial6198
    @abdikhaliqofficial6198 4 года назад +9

    aad bad umahadzan tahay wllo
    98 '99 iyo 100 kaba ana kugu dadaalay inaD gaadho zxipoH qali
    waxan kugu hambalyeynaya gaadhida boqolka kun
    wana kuuzi zhere garayn dona ila intad ka gadhayzo 1m zxp
    waxanan ku nolay hargeisa

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 4 года назад +21

    Qosol badana nin shactiro badan buu ahaa kulaha waa maraqa maraqii bakeylaha
    Dariska darikii ninkii bakeylaha dariskiiyow😂😂😂waahi wuu ku sugay iyagaba warjecli soo doontay

  • @samiraabdi7440
    @samiraabdi7440 4 года назад +8

    Run ahaanti kahelnay waadna mhd snd thy wll❤️❤️❤️

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 4 года назад +2

    Mahadsanid sxb aadan sahan

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 года назад +7

    Masha allah walaal igu qaali ah Hassan from xamar

  • @hodobeauty3618
    @hodobeauty3618 4 года назад +9

    Masha allah

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir9379 4 года назад +15

    🦓🦓🦓 igaaa isyaqaaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahamiyemediapro
    @sahamiyemediapro 4 года назад +5

    Maashaa alaah waa sheekooyin fiican

  • @abdihakiimabuukar5229
    @abdihakiimabuukar5229 4 года назад +2

    Masha Allah wlll

  • @Lander6656
    @Lander6656 4 года назад +2

    Zhp Adan wanku taagera zhp e waxaad iisheegta xogahan iyo tariikhdan halkeen kahelikaraa thank you for your effort go forward

  • @abuukarabdukadir584
    @abuukarabdukadir584 4 года назад +2

    Maashaa allah ilxun kuma qabato

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 4 года назад +6

    😂juxa fanny ayu aha runtii waxa aanu aha qof caqli badan

  • @abdirahmanmohamed8637
    @abdirahmanmohamed8637 4 года назад +19

    Ashcab waxa sheekooyinkiisa ka mida:-
    in uu beri utagay amiirkii mu'miniinta oo xalwad cunaya kadibna uu damcay in uu weydiisto si uu u weydiistona garan waayey markii danbena daliil keenay markii uu fahmay amiirkiina uu siiyay mid ka mida ashcabna inta uu cunay damcay in mid kale la siiyo qaab uu u weydiistona garan waayey markaasna hadana daliil labaad keenay kadibna amiirkii siiyey markii uu taa cunayna damcay mid kale in la siiyo kadibna daliil kale keenay hadana amiirkii siiyey hadana sidii oo kale damcay mid kale oo daliil kale keenay kadibna la siiyey hadana sidii oo kale damcay mid kale in la siiyo kadibna inta uu amiirkii eegay ku yidhi waar kuligood wada qaadaba kadibna inta uu qoslay ku yidhi hadii aadan iwada siin lahayn waxaan daliilada gaadhsiin lahaa kun daliil.
    Daliiladaas na waxa kamida in markii uu mid sadexaad oo xalwada damcay in la siiyo uu ku yidhi amiirka .
    nabigeena muxamed (n.nk.h)markii ay ku jireen godkii qaarul xiraa ay ahaayeen isaga iyo asxaabi iyo illahaay oo kaliya oo aanay cidkale u dhaweyn ama ogayn sidaasna saddex ku ahaayeen.
    Mid kale oo sheekooyinkiisa ka mida ashcab ayaa ah.
    in uu u yimi rag kalluun meel ku cunaya kadibna uu ooyey kadibna ay su'aaleen waxa ka oohisiiyey isaguna uu ugu jawaabay waxaan xasuustay dhimashadii walaalkay oo waxaa cunay kalluunkan aad cuni rabtaan iyaguna inta ay qosleen ay ku yidhaahdeen haday saas tahay kaalay oo ka aarso oo cun inta ay kalluunkii ay cunayeen oo laba ahaa kii yaraa u keeneen isaguna inta uu kalluunkii dhagta saaray ku celiyey saxankiisii iyaguna ay ku yidhaahdeen ashcabaw maxaad kalluunka dhagta kala doontay?.
    Isaguna uu ku yidhi kani uu ila hadlay oo wuxuu iisheegay in uusan cunin walaalkay ee uu arkaayey ka cunayna uu kaa weyn yahay .

  • @akrammaanaf8748
    @akrammaanaf8748 4 года назад +22

    Dameeradu ayagaaa is yaqaano jwp cajiip AH🤣🤣🤣🤣

  • @miranyare7509
    @miranyare7509 4 года назад +14

    Aadan sahan........❤🥰🖤💉

  • @ruun14
    @ruun14 4 года назад +3

    Masha allah wlky channelkaga waan jeclahay

  • @hamzemohamed2096
    @hamzemohamed2096 4 года назад +4

    Adan sahan keep going walaaal

  • @daahiryare9742
    @daahiryare9742 4 года назад +124

    Nin Cobtoy ah ayaa lagu yiri: Haddii subaxii aad soo toostid adiga oo mayd ah oo aad aragto, Hantidaadii oo la boobayo iyo Xaaskaagii oo nin kale ag fadhiyo, maxaad sameyn laheyd?
    Intu qoslay ayuu yiri: ba aa' waanba waalan lahaa.
    😂😂😂 hadad qosohe SUBSCRiBe blz

    • @sakadaadhigaofficialtv1952
      @sakadaadhigaofficialtv1952 4 года назад +3

      meel wlpa wxnd qoriysaaye mxaa ka siya nio

    • @daahiryare9742
      @daahiryare9742 4 года назад +3

      sakada adhiga official TV bro dhib aa ku heesto adi soo mel walbaa ma jogtid

    • @abti232
      @abti232 4 года назад

      Maxaa loola jeedaa Cobtoy? MAHADSANID

    • @daahiryare9742
      @daahiryare9742 4 года назад +1

      Abti Ali sarqaan aa loola jeedaa 👋🏽

    • @cabdixafiidaxmed8788
      @cabdixafiidaxmed8788 4 года назад +1

      ترجعون أصلها رجع قلبي على

  • @xamsecalin912
    @xamsecalin912 4 года назад +1

    Mahdsanid ustaad

  • @yahyeabdi3098
    @yahyeabdi3098 2 года назад +3

    maanshalah ilaahay codka ha guu barakeeyo

  • @iftiinshemusics232
    @iftiinshemusics232 4 года назад +24

    Team sahanka xogaha fadlan likeha ka ilaawin

  • @abdirahmanabdulahi6832
    @abdirahmanabdulahi6832 4 года назад +4

    Walaal hore usoco

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 года назад +2

    Masha Allaah wllhi waa qisooyin maad iyo xikmad leh

  • @salmamaxamed9560
    @salmamaxamed9560 2 года назад +3

    Masha allaah

  • @mrs.ilwaathahmedey3435
    @mrs.ilwaathahmedey3435 4 года назад +2

    Juhaa..
    Psy Ādan kadar ali zhukran aakhii dunyaa

  • @iftiinkaqaado5404
    @iftiinkaqaado5404 4 года назад +1

    Jazakallhu khayr

  • @abdirahinleomoffical3314
    @abdirahinleomoffical3314 4 года назад +5

    MNZH ALLAH WLL.ADAN HORAY USOCO ALLAH KU BARKEEYO WLLKY WAXAN KA CODSAN LAHAA INAAD SOO BADISO SHEEKOYINKA OO KLE WLL QLI ALLAH KU XIFDIYO 💛💛❣💕

  • @abdirahimahmed1466
    @abdirahimahmed1466 4 года назад +10

    Wan kahelay runtii so badi zxp

  • @muktarcadde6446
    @muktarcadde6446 4 года назад +1

    wllky allh haku xafido aad baa noogu faaideysaa wxaad thy ruux hal door ah noolow weligaa

  • @BERDILAACSHE
    @BERDILAACSHE 4 года назад +17

    War ninyahoo juxa murtidiisa wan ka helene inoo so badi wllkey

  • @axmedmowliid6665
    @axmedmowliid6665 3 года назад +1

    keep giong bro from burao Somaliland

  • @safiyoaxmed9166
    @safiyoaxmed9166 3 года назад +5

    Waa qiso fiican

  • @saidnachi3066
    @saidnachi3066 4 года назад +2

    Wllhi tacabka ad so galisay alle khayr hakugu badelo wll

  • @اسماعيلعمرعبقري
    @اسماعيلعمرعبقري 4 года назад +2

    Kkkkkkk nin Caqlì badañ ayuu ahaaa mahadsanid mucalim

  • @ezraseadmahamuod9644
    @ezraseadmahamuod9644 3 года назад

    احبك في الله عندك شخصيه جذابه و قويه مثل خلافاء مسلمين اله يحفظك

  • @HAAJIMOKTAR
    @HAAJIMOKTAR 4 года назад +12

    😂😂😂لاحول ولا قوة الا با الله

  • @abdimohamed5198
    @abdimohamed5198 4 года назад +1

    Waa run oo dameeraha oo dhami way is yaqaanaan.

  • @yoonisarwaax1439
    @yoonisarwaax1439 4 года назад +1

    Sahanka xogaha channalka ugu jclhy soomalida horay u soco sxb

  • @SADAAMOFFICIAL
    @SADAAMOFFICIAL 4 года назад +10

    Hore usoco Zaaxip

  • @xuseenaxmed3702
    @xuseenaxmed3702 3 года назад +1

    ءادم شكرا 😇

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid3533 4 года назад +5

    Ustaad aadam✊✊😍😍

  • @suhaybapdulaahi2490
    @suhaybapdulaahi2490 4 года назад +2

    Juxa waa nin cajiib Ah

  • @dalmarsheikhabdi728
    @dalmarsheikhabdi728 4 года назад +1

    Soomalida waa dad baadeeya
    Qosla hadana ma dhuuxaan waxa la yiri iyo waxay yiraahdeen intaba
    Inta badan waxaan nahay
    Dad macsida xumaanta xanta ku dadaala ee isku indha saaba
    Samaanta iyo ammarada alle
    Allow inoo naxariiso
    Camal aan samaysanay janno ku geli mayneee

  • @narotoozmeki1681
    @narotoozmeki1681 3 года назад +1

    Wall ilaahy ha ku xafido🤩🥰🥰

  • @najmaali3911
    @najmaali3911 4 года назад +1

    Shukran ustaad

  • @E25-e2w
    @E25-e2w 4 года назад +19

    Juxa dhib badana😂😂

  • @abdiwelijafaal
    @abdiwelijafaal 3 года назад +1

    Juxa muxuu ahaaa xillimuu noolaaa ma somalibuu ahaaa muxuu aaminsanaaa ma sheko faneedbaa mise waa xaqiiqo yaaa iiga jawaapa?

  • @od6846
    @od6846 4 года назад +2

    Hora usoco masul

  • @maahirjama758
    @maahirjama758 4 года назад +2

    100k waa jogna bahda sahanka xogaha

  • @cabdifataaxmaxamed3935
    @cabdifataaxmaxamed3935 4 года назад +1

    20 jun 2020 Ayaan marlabaad usoo booqday 👍

  • @amalhassan263
    @amalhassan263 4 года назад +2

    Keep going wlo horey usoco

  • @mucaadmuusenacho8221
    @mucaadmuusenacho8221 4 года назад +8

    MaansHa allH viewskii 3aad aHy

  • @abdikafimohamudahmed2133
    @abdikafimohamudahmed2133 4 года назад +6

    Wll baryahan inte ka baxday miyad xanunsatay waanu kutabnay xaqiqdi😍

  • @ahmedcabaaye640
    @ahmedcabaaye640 4 года назад +2

    Sahanka keep going

  • @maxamedraaip5859
    @maxamedraaip5859 4 года назад

    Mahadsanid wll noso gudbi tarikhdi timorlinki iyo sulaymaan alqaanuuni

  • @sheikhabdirahman1363
    @sheikhabdirahman1363 3 года назад

    Wll aadan waan kugu dhiiri galinyaa hawasha aad uwadi dadka dalka iyo diinta plz hadaa awoodi qoraalkayga reply ka bixi oo tellkaga ila wadaaag adoo mahadsan ustaad 💯

  • @sultanabdullahmohamed6125
    @sultanabdullahmohamed6125 3 года назад +1

    Aad ayaan u qoslay wllo inoo soo badi

  • @ayaanmohamud517
    @ayaanmohamud517 3 года назад +2

    Haa waan jeclahay

  • @bintuaamina4628
    @bintuaamina4628 4 года назад

    Sxb waxaan kaaa codsanayaa inaaa kasooo hadasho protect ga la yiraaahdo cryogenic waa process gaaladu tiri dib baa dadka losoo noolayn lkn khiyaali ah

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 3 года назад +2

    Haa wll

  • @Abdwazac71
    @Abdwazac71 4 года назад +13

    MacaliN waxan kU waYdiiYaY *JUXAA YU aHaaa* baL BarNaaMiJ Noga zo diYaari waxan maqLaY iNUU aHaa zHeikH caaLiM aH OO TariiKH diiiza La dHaLaN rOgaY

    • @nabadnolol7414
      @nabadnolol7414 4 года назад

      Barnaamij kan ka horeyey ayuu kaga hadalaye dib ugu noqo

  • @svlmn
    @svlmn 4 года назад +72

    *ᑕᗩᖇ ᕼᗩᗪᗩᗩᗪ ᘜᗴᗴՏI TᕼY ᙭ᗩᘜᗩ ᕼOՏᗴ ᗴᗴᘜ* 🤗
    ⬇⬇⬇⬇⬇⬇⬇⬇⬇⬇⬇⬇⬇⬇⬇⬇⬇
    ❣️ᗯᒪᒪOᕼ ᗯᗩᗩᑎ Kᑌ ᒍᗴᑕᒪᗴᗴ ՏᑌᗷՏᑕᖇIᗷᗴ IIՏᗩᖇ❣️

    • @mrs.ilwaathahmedey3435
      @mrs.ilwaathahmedey3435 4 года назад

      Ok 😂

    • @najmaali3911
      @najmaali3911 4 года назад

      İinyo

    • @cabdicaydiid1834
      @cabdicaydiid1834 4 года назад +3

      Adigoon wxba hyn miyn SUBSCRIBE ku saraa?😂🤣

    • @abshirofficial9009
      @abshirofficial9009 4 года назад +2

      Sho waan ku saaraya balse ogow in qof labarya inay ka hor istaagayso inaad horumar gaadhid
      Inaadan baryina ay kuu sura galinayso inaad heer gaadhid marka isku day inad dhanka togon u fakartid mahadsanid

    • @ahmedaydad1330
      @ahmedaydad1330 4 года назад

      Adigoo dadka lacag ka tuugsadaa ku dhaan tuugsigan bilaa waxba ah

  • @mubashirmahamud
    @mubashirmahamud 4 года назад +6

    Keep going

  • @xasanaadanofficial7403
    @xasanaadanofficial7403 4 года назад +3

    WllhY Nin Wax Laga faaidaa TahaY AqoonyahaN AllE Xikmada Haku BarakeeyO🤗

  • @axmeddeeqofficialchannel5234
    @axmeddeeqofficialchannel5234 4 года назад +1

    Hore u soco pro

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 4 года назад +1

    100k usha allh guul adan

  • @Edirisnuru
    @Edirisnuru Год назад

    Thanks my brother

  • @anigaiyoadigaanigaiyoadiga2138
    @anigaiyoadigaanigaiyoadiga2138 4 года назад +1

    Hada shekadan xikmado aya ku jira waliba muhiim ah thks sxp xikmadaha wan fahmay

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 4 года назад +7

    Xiligii juxa prank maa jiray😁😁😁

  • @mohamedosman462
    @mohamedosman462 4 года назад +1

    Aadan wll allah haku barakeeyo

  • @kingpiipoh9993
    @kingpiipoh9993 4 года назад +1

    Ilaahay haku dhawro pro

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 4 года назад +1

    Mnsha allah wll

  • @ju4965
    @ju4965 5 месяцев назад

    Masha Allah ❤