Maxamed Cali furshed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 июл 2020
  • Maxamed Cali furshed
    djibouti, jabuuti, somali
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 20

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 3 года назад +12

    GUULLOOW IIGA GARGAAR - - - HO.MAXAMAD CALI GEELLE FURSHEED
    ©Erayadii : Abwaan Aadan F. Samatar ? ©Codshaxankii : ?? ©Codkii : AHUN M.C.G Fursheed.
    Gadhka iyo bidaartiyo
    Guraday caddaatoo
    Haddaad ii gu’ tirisaan
    Soddon gaadhi maayee
    Wakhtigay guhaadshoo
    Sidan ii galaayee
    Hawlahan i gubayaa
    Ma wax dunida gaadhsiisan baa ?
    Ma wax aniga ii gaara baa ?
    Kala garani waayee
    Goohiyo dhibtaan qabo
    Guulloow iiga gargaar
    Hadday gabadh gashaanti ah
    Cidi guursan weydo
    Idaylaba gayaankeed
    Hadday gacan ka weydo
    Gallad sheegan maysee
    Cadhaa gawracaysee
    Hawlahan i garabgalay
    Ma wax dunida gaadhsiisan baa ?
    Ma wax aniga ii gaara baa ?
    Kala garani waayee
    Goohiyo dhibtaan qabo
    Guulloow iiga gargaar
    Gartii geesi weydaa
    Geesna uma hagaagtoo
    Lagumana guulaystoo
    Wanaag lagama gaadhee
    Gabbal dhacaaya weeyaan
    Markay sii gudhaysee
    Hawlahan i gubayaa
    Ma wax dunida gaadhsiisan baa ?
    Ma wax aniga ii gaara baa ?
    Kala garani waayee
    Goohiyo dhibtaan qabo
    Guulloow iiga gargaar
    Gebi iyo xaraar iyo
    Garbaa laygu tiirshoo
    Waxaan sii gucleeyaba
    Dhexda laygu gaadhee
    Gees kaloon u weecdiyo
    Talo iga gurracantee
    Hawlahan i gubayaa
    Ma wax dunida gaadhsiisan baa ?
    Ma wax aniga ii gaara baa ?
    Kala garani waayee
    Goohiyo dhibtaan qabo
    Guulloow iiga gargaar ''
    Mahadsanid Mudane Xasan !

    • @tashadetuff5503
      @tashadetuff5503 3 года назад

      Yes yes yes 🙌

    • @G0_n3
      @G0_n3 3 года назад +1

      merci beaucoup frere
      je cherche la chanson de fourchette dans laquelle il dit : cheick Osman bogediyo, balbalayi ku noshahee, i badbadi allaha yow, balaa igua naba gali

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac 3 года назад

      Malableh walaalken Xasan Axmad (Jabuuti TV) baa ku mahadsan ee waatan sxb.
      ruclips.net/video/UC5mXZQeSwY/видео.html
      Waa heesta ugu horraysa.
      Magan Alle ahaw.

    • @G0_n3
      @G0_n3 3 года назад +1

      @@xasan.jaamac magane alle et merci beaucoup

    • @Aw003
      @Aw003 3 года назад +1

      WwxaN zxp kuga amaano garNa maayo

  • @ayssr3302
    @ayssr3302 3 года назад +3

    Way xasuusihi jabuuti ❤️❤️❤️

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 3 года назад +2

    Aun Maxamed Cali furshed waa hoobal cod macaan oo waliba aan Heesihiisa aad u dhagaysto

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 3 года назад +2

    '' Naxariis badane Eebbow
    Dambbi dhaafe Ebbow
    Addoonkaa Fursheed baan
    Kuu tuugay eeggee
    Ilillada Firddowsiyo
    Nabbigiyo asxaabtii
    Halkay Ilaahow joogaan
    Ku arsaaq Allahayow '' [AAMIIN AAMIIN AAMIIN ]

    • @G0_n3
      @G0_n3 3 года назад +1

      amine

    • @Aw003
      @Aw003 3 года назад +1

      AmiiN wallo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👐

    • @ibrnour4223
      @ibrnour4223 3 года назад

      Amin

  • @SomTVDiasporas
    @SomTVDiasporas 3 года назад +2

    Heestu waa sarbeeb waxaanay ka hadlaysa dhibtii guumeystaha Faransiisku ku hayey ummada Reer Jabuuti xiligii Xalgangii Xoriyad doonka.

    • @G0_n3
      @G0_n3 3 года назад

      matanaa waxaay sarbeeb u tahay taliska mucaangaga ee kaligui taliyee ismaciil cumaar guelleh

  • @haruunciise9112
    @haruunciise9112 3 года назад +3

    Runtii wa Hees qiiro leh Naf tana galinaysa dareen jidhidhico leh???
    Reer Djibouti aadban idin so salamaya Form tu Borama