Mohamed Ali Furshed - Waa maxay waxyeeladan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Mohamed Ali Furshed - Waa maxay waxyeeladan
    djibouti, jabuuti, somali, fourchette, kaban

Комментарии • 28

  • @saeddeq632
    @saeddeq632 5 лет назад +17

    I decided to write lyrics on my own for this song, since I cound'nt find it anywhere
    Waanada ma qaato
    Hadal ima wa reermo
    Wax leeyma sheegee
    Dadku kale hagaag sanee
    Gacan bile walaalkeey
    Kama tagoo warkiisee
    Waqatigii joogaay
    Weey is heey sanaayee
    Waa maxay waxyeeladan
    Wadku dhabarka kama jaboo
    Ma dhamaato qiiraduu
    Wahyee jecel kuna
    Waa sun iyo waa beeyn
    Hayaa hayaa hayaa hayaa
    Waaya aragoo
    Waxeey helay
    Ka warami karaayaa
    Wadalada cabsoodoo
    Waligeeyd ma marinba
    Wacad uga lugeeyee
    Wa wada hadleeyninee
    Anigu iyo warabuhu
    Muda waba jireeynee
    Weeynaha waxaa na rabay
    Weeydii sanaayee
    Waa maxay waxyeeladan
    Wadku dhabarka kama jaboo
    Ma dhamaato qiiraduu
    Wahyee jecel kuna
    Waa sun iyo waa beeyn
    Hayaa hayaa hayaa hayaa
    Waaya aragoo
    Waxeey helay
    Ka warami karaayaa
    Weeyraray nafteeydoo
    Hoos wax ugu sheegoo
    Talawacan layee sheey
    Wacad baan la qaato
    Gubay kaadan i hiiso
    Dib uguna warwarayee
    Waligeey wanaag baan
    weeydaa li naayee
    Waa maxay waxyeeladan
    Wadku dhabarka kama jaboo
    Ma dhamaato qiiraduu
    Wahyee jecel kuna
    Waa sun iyo waa beeyn
    Hayaa hayaa hayaa hayaa
    Waaya aragoo
    Waxeey helay
    Ka warami karaayaa

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 5 лет назад +1

      Mahadsanid walaal qoraal quruxda badan ee nala wadaagtay ee hadii anku saxo ereyada hoos ku dhigan iska fiiri plz:
      1)wakhtigii an joogaan waaye
      2) weyseysanaaye
      3)ma dhamaato wiiradu ee maaha qiiradu

    • @aaliisac7796
      @aaliisac7796 5 лет назад +1

      Waaaw sifiican baad uqortay

    • @G0_n3
      @G0_n3 3 года назад

      Merci beaucoup 🙏

    • @Cabdisalamjimmy
      @Cabdisalamjimmy Месяц назад

      tixdu hab gaara oo loo qoro ayey leedahay tusaale
      waanada ma qaatoo
      hadal ima wareemoo
      wax la iima sheegee
      wadku dhabarka kama jabo
      ma dhammaato wiiradu
      wahey jacaylkuna
      waa sun iyo wabay
      ayaa waaya aragoo
      waxay helay
      ka warrami karaaya

  • @caddeeye
    @caddeeye 3 года назад +4

    1986 iyo sinimo de Paris, Allah ha u naxariisto mohamed fursheed

  • @abdoulrazakgeele8496
    @abdoulrazakgeele8496 4 года назад +6

    Allaha uu naxaristo curadka abahay

  • @gouledmoussa3133
    @gouledmoussa3133 6 лет назад +2

    Allaha u naxariisto furchet

  • @magacsameciise1642
    @magacsameciise1642 5 лет назад +3

    ilahayo qabriga u nuur

  • @osmanpilote9726
    @osmanpilote9726 7 лет назад +2

    axxxxxxxx kada fourchette wad iga ohisay wlh

  • @xirsicabdijamacqoorlacag3918
    @xirsicabdijamacqoorlacag3918 5 лет назад +3

    Waaaaw Alow Kui Naxriiso

  • @aliisaack2060
    @aliisaack2060 4 года назад +1

    Waaaaw allaha unaxaroosto mr farsheed

  • @19663245
    @19663245 7 лет назад +2

    heestani waa heesihii dabayaaqadii 1986 kii uu qaaday .sinimo de Paris ayuu ka qaadi jiray .heestu hees kulul oo sampa ah ayay ahayd hada kabanka markuu ku tumayo fox ayuu ka dhigay wuu dajay laxan kani wuu badalay.laxankii hore ayaa ka fiicanaa

  • @AhmedAbchir-j8f
    @AhmedAbchir-j8f 9 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hajifarah5512
    @hajifarah5512 3 года назад +1

    Allait unaxarissto iissaqa iyoo intii la miidaba

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 Год назад

    Furchet 1986 sinimo de paris fanka lugaynaya ayuu ahaa

  • @moussaali6106
    @moussaali6106 6 лет назад +2

    Wa raagi raaga aha wa guwaa

  • @mjjariiban
    @mjjariiban 2 года назад +1

    Wow heestu waa heestii heesha

  • @osmanpilote9726
    @osmanpilote9726 6 лет назад +5

    Wadku dhabarka kamajabo ma dhamato wiradu

  • @ducayzane
    @ducayzane 7 лет назад +1

    Hassan Ahmed, waxana ku weydiiyay; heestani goormay ahayd?