Ar yaa nabad na siiya dhalinta soomaaliyeed waxay noqon lahayd kuwa ugu saameynta badan aduunka. Ilaahow nabad waarta iyo camal suuban baan ku waydiisanay yaa rabi🤲🤲
Masha allah Farxda alllah hydin siyaadsho Reer muqdisho .gaar ahan waxn halkan aaad uga salamaay Muwada iyo Teamkeeda. From Garowe..... Tageero buuxda ku ahy
Al mxaa ka ficnan lahaayd Soomaali oo is raacda mansha allah. Wlhi adunka aan manta u pahanhy isgaa inoo pahnaan lahaaa Lkn waayaha iyo wakhtigaa ina Ciiiilay ☹️😬😬
Hadii aad adigo fiirsanyo sideyda oo kale qalbiyan ugu farxday like isaar ✌
Wlh runtio ugufrxy❤
WaxgRd Pro
M.a cdey
Walaalahaa aaab beykujecelyihin
Masha Allah
masha allah walal fiican bey heysataa gabadhan yar qofki igu racsan like dheh
M.a muwado inay Emmanuela naga barejysay hday ku muqato like dhac igu sii👍♥️♥️
Haaa wlh wxaa helnay da'yar talent leh allo noo xfd da'yertena
😂😂🤣🤣🤣
Ali Beyzaani hadeey English Aqoo leheed dunida dhan aa laga fiirsa lahaa
Ali beyzaani wa ficnan lahed laken luqada somaliga dad yara ku hadlo
@@qeysqeys8736
haaa wllkei qeys English language aa ka mqn kliya
Masha Allah Alle ha xafido
Inta jecel inay hormar garto muwado Like sara 👍
Muwado xaaladada kawarn waaku mahadsanthy filinyaashada badan
Ar yaa nabad na siiya dhalinta soomaaliyeed waxay noqon lahayd kuwa ugu saameynta badan aduunka.
Ilaahow nabad waarta iyo camal suuban baan ku waydiisanay yaa rabi🤲🤲
Aaamiiin yaa allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
barta nabada aamiiin yaa rabi
Aaammin wll
Aamin
Amiin
Markan arko farxada bulshadena afkeygi durba wuxu laso boodaa masha allah allow idin ziyaadi❤❤
La wey jecel yihiin yaristaan allah kusoo barbaariyo hapo keep going
wll subscribe isaar plz
ruclips.net/video/JC3KM5FaBu0/видео.html
No law Abayo
Sobarbar habo muwada
love
Reeer xmarka qalbi saaafi idn jclhY wlhi
From puntlnd🇸🇱
Sidokle gacalo
We love puntland wallhi
Alle iyo malaa'igtiisa haku jeclaadaan illahna hanaga saaro dhibaatada
Adigu ma carabiyad ayad tahay waxad rer somalia wlhi
Reer xamar ragedii from galmudug yeees
Masha allah Farxda alllah hydin siyaadsho Reer muqdisho .gaar ahan waxn halkan aaad uga salamaay Muwada iyo Teamkeeda. From Garowe..... Tageero buuxda ku ahy
Masha Allah wllhi wan ku faana Allaha haa xifdiyo
Abaayo
Maashaalaah
Masha Allah ❤️😂😂😂😂😂
Inta quraanka ilahey jecel like bac bac kusiiyaa
Masha Allah hor mar wcn muwado yariisey ❤🙏🇸🇴
wll subscribe isaara
ruclips.net/video/JC3KM5FaBu0/видео.html
Masha Allah her mar wcn muwado yariisey🥰🥰
Msha allh abyo alh kudayo
Muwada tageera qaas ah allah ku xafido muwad yariisey so na bar bar
Muwado tiktok aadayaakuutaageeraa 🧡🧡😂
💚💛💛🧡😍🤣
mowado illhy ha xifdiyo
muqdishana allaha nabadeeyo
#balaayada muqdisho ka socotona allaha ka badbaadiyo
### mowado yariiseey####
Mansha allah mamo alle ha ku xifdiyo sharfey waan ku jcl nahy aniga iyo carurteyduba mamo weynow muwaado qurux allena ka ku xifdiyo
Illah ha idin wada xifdiyo adiga iyo caruurtaada
Masha.alh
Masha Allah aad ayaan ugu farxaa markaa arko wiilashii dalkeeyga iyo dedkii liiga beeray farxad iigu nolaada nawadaan iyo kafiican Allaha idiinsiiyo dhalintii delkeygoow
Masha Allah muwado yar hboyar sobarbar
Wa uxisay dhulkegii hoyo🇸🇴xasusti liido beach
Big love from Canada🇨🇦🇨🇦🇨🇦
Al mxaa ka ficnan lahaayd Soomaali oo is raacda mansha allah.
Wlhi adunka aan manta u pahanhy isgaa inoo pahnaan lahaaa Lkn waayaha iyo wakhtigaa ina Ciiiilay ☹️😬😬
Mansha allah muwado iyo wixi tagerabo wan idin jeclahy ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰
Masha Allah Alle ha xafido Muwado Soo barbaar Adeer yarisay حفطكا الله Hormar wacan Ku rajeenay .
Intan muwado jecel like ii Sara
Mash allah tabarakkallah muwada hore usoco habo guul ayan rajeyneyna qof talant leh ayaa tahay love from Norway habo
plz subscribe isaar plz
ruclips.net/video/JC3KM5FaBu0/видео.html
@@bintifaqaymaxamed7590 Wa ku saray abaayo keep going
Norway ma noowadid hno
@@darwiish diyarad miyan ahay hno✈🛫🛬🛩😂🤣
@@xamdixisclahi5588 🤣🤣🤣🤣wallhi iga qoslisay
magacaga macnihisa aya wuxu yahay jaceyl that is why lagu jecelyahay wan jecelnahay inan farxad ku berno qalbiyada carurtena 😍😍😍
Xamar integajokta
Muwado gabadha Emmaneule naga barejese keep going
Masha allah
Inta muwado taageero u ah like isaar
2u822k. 1wwwww mqmnp 1nqq
welcome to my sister masha allha allha ku xfido walsh qali muwadol love miss 👈💚💙💛💜🖤💝💞💗💖💕💔💓❤💘💟❣
inta muwado qayanadeda araktay waan salamay masha Allah soo bar baar 💚💚💚
Team muwado
M.a muwada 😍keep gogin adi iyo azxpta garapkaga ah alle ha idin xifdiyo
Muwado waa gabar yar oo iga yaabi say waana tageera inata igu raacsan like👇
Muwada abti soo par paar waanu kuhclnhy 😘😘😘😘😘
Muwado hadii aad tageero buuxo u thy like isaar
Mashallah muwadoh habo mcn keep going faraxad dhamaan laheyn ku rajjeynayaa inshalah
Muqdishoh cadey Allaha nabadeeyoh aaamiin 🤲🤲
Mida kle yariista cuyaarta ay dheeleysey Walhi iso xasuusisey yarantey 😎
Muwadoh noolow hapo 💋😘😘😍😍
Kkkkkkkkwcs mansha allaha💞💞💞💞❤❤❤❤❤❤♥️♥️💖💖💖💘💘💝💝💝🌹🌹🌹💗💗💗❣❣❣💕💕💕💕👍💞💞💞💞
Masha alah inanta yari way iga qosolsiiya
abaayo subscribe isaar plz
ruclips.net/video/JC3KM5FaBu0/видео.html
Muwado marka dawado wan qosolaa Waxan ku nolahay ameeriko waxan dalxiis u imanayaa muwado darteeda in Aan lakulmo Masha allah
Aniga ugu horeyo Like halay saaro sxbe plz
masha alaah alaah hakuxif diyo muwada yarisey soomali weyn hooyo iyo Aabe alaah hakaga dhigo hbo mcn
Masha allah farxad ku nolow muwado yarisay wallo ku garab tagan ayad heystaa allaha kuu daayo cimridheer idin rajena hormar wacn muwado yarisey❤💜🤗💛
Kaleera sxpke best camera man❤💖💖
Thnks mdxdeydaH❤️🙏
Masha allah allha ku xafdo habo mcn hormar wacan ku tagera muwada yarisay
Masha allah muwado hooyo mcn allaha noka xifdo mcnto💕💕♥️♥️♥️♥️❤️❤️❤️
wll subscribe isaar plz
ruclips.net/video/JC3KM5FaBu0/видео.html
@@bintifaqaymaxamed7590 wan ku saray wllashey
Hdii somlida qof kastoo talnti leh ay taageeri lhaayen heer bey gadhi lhayen hnblyo hbo muwado keep going somliyeey istaageero isgrb taagnaada weligiin from burco
inta muwado darteed inta u jooga ilaah ha xafido
Masha Allah abaayo allah ku xafido keep goin muwado tiktok
Mashaallah Keep Going team Mawada yarisay aad baan idin so salaamaya✋ #From GARISSA kenya
Hadaan geesi kula dhalan ileen noloshu guul male muwado inloo istaago walaalkeeda ka dambeeyey mnsha allah farxad kuwada noolada wiilasha faciisa Qaarkood way dilaan ooway dhibaan hablaha la dhashay wlhi qaazim Geesi weeye💎❤
Wxn ahay qofkii ugu.horeyay
Waa caruur nabad daremeysa iyo inay dalkodii jogan waxan kabaqa walahay somalay inaneynu gaadhno
Meel aynan iska qaban kareyn lakin dhalinyarow dalkena ayaa ino balana
Noo Qabyaald
Like iyo comment waan kabixin anigo fiirsanin waa qazab mawado yariiseey❤️
Waa iska sidaan markii aad heysato wllo ku jcl
M.a muwado gabar yar Aan Hadalkedu
Iskaaga qposlo wlhi Hore usoco
Taalanti ayaa leedahay wlhi dadka qaar ayaa dhaantaa m.a keep going
Muwado yarisey ilhy haku xafido abti anigoo sweden jogaa ayaan marwalpo dawadaa chanelkga love kugu nhy aniga iyo asxbteyda❤❤❤❤❤❤salaan ayaan kaa qaadnay adiga iyo teamkaga somalia markan imado qofka kowad lakulmayo waa adiga i.a abti mcn...
M.a muwado yariisey horay u soco ilahey ha ku xifdiyo Apaayo muwado
Mansha alah walahi si kal iyo laab ah aan ugu qoslaa.muwado alaha xafido horay usoco adeer
Wlh wxaa zoo xzuuzty sida qrxda pdneed oo aptiyasheyda liida peach iiku cayaar siin jireeen😭😭😭🙏❤❤
wawaw from america muwada yariisey wlh respect lowada haya
Mansha allaaah wxn ku ahay tagero qasa muwodo horay usoco abti mcn
Masha allah ilxun kuma Aragto fadlan ana isoboqda team muwado yar
Caan caan dhalay abti laandhera tahy allaha ku sharfo❣️🙏
Masha'allah Mawado Happy Girl Keep Going🤩👏👏👏
M.a muwado keep going
Farmajo xita jecelka io kol kolinta nagama helyo we all loves u
Masha Allah
Ilahy haku xifdiyo muwado yarisey💖💖
Nasiib daro waan joogay hadana ma arkin . Waan arkaye meel lagu xoon sanyahay balse😣😣
A I'm so sorry 😛😛
M.allah
Www dalxiis wcn lkn jaziiro iga shidneed aniga 🤣🤣🤣🤣
Muwado yariisey allaha ku xafido team muwado Like saara
Masha allha muwado farxad ku nolow wan iska ka jeclahy
m.a muwado yriisey hore u socod wngzan
Masha alha my bbe muwado alha kuxifdiyo Mel walbod kusugantahay lov u mcnto💋💋💋❤️
M.a Abayo keep going ❤❤❤❤🙏🙏
Muwadooooooo waa ku salaamey yariiisey
Masha allh hpo muwado so bar bae dhaman dhalin yardeena allh haydin xfdo😚😚😚😚😚😚❤❤❤❤❤👌
Masha allh horay usoco abti
Waaaw masha allh muwado yariisya horay usoco
M.allah muwado yariis farxadaadu waa tena👌kiip going💯
Muwado yariisay ilaah ha Ku weeyneeyo maa sha alaah nloow waligaa inteey nolol baaqi tahay
Masha allah habo horay usoco allaha waxbarashada ku fududeyo
Masha allaah muwado alaha kuxafido hado horay usoco
Allow noo xifdi gabadheena yar ii quruxda badan masha allah ❤✋❤
Masha Allah Alle haku xafido mawado yareey waxaan waano udirayaa wiilka walalkeed ah aboowe walashaa markasta Garabkaaga ha ahaato ilaaali walaashaa aduunkaaan dadkii xumaa wali kama dhamaan waxa looga baqayo ama kalsoonida ay uhaysato waa wiilal garabtaagan qaasatan midka ladhashay Alle ha nooxifdiyo caruur iyo ciroolaba insha Allah
wwww masha allh muwado yiriisey hbo mcn waan ku jecelhay 💋💋💋💞💞 waxaan ku leyhay keen going
Msha Allah waxaa ifarxad galisay wadankoodii hooyo oo ay ku damaashaadayaan horay u socda team muwado.
Muwado yareY Allah haku xafidoH walalo wanagsaN heshaY allahna haku dayoH❤❤❤
plz subscribe isaar plz
ruclips.net/video/JC3KM5FaBu0/видео.html
و
Waa ku saaraY abYo
masha Alaha muwado yarey
59
Masha Allah Muwado wa gabar yar oo aqli badan Alle ha no xafido so bar bar habaryar mcn
Love you from Australia 😘❤😘
muwado waxaan kuleeyahay marwalbo keep going
Masha Allah Allah kuxafido muwado iyo walid kaga ba amiin amiin amiin
Masha allha muwado yarisay
Www masha Allah Wlhi aad ayaa u taageeraa gabadhan yar insha Allah waxan jeclaan lahaa hadaa somalia 🇸🇴 imaado inaa la kulmo haduu Alle idmo
Aderkeyga mcn
Waa shamso Hussein jibriil hhhhhhhhhh ader halkani ma iga so horeysay hhhhhhhhhh 😍
L love you ader mcn
Hhhhhhhhhhhhh haa Adeer inta kuguma ogeen see cml heee gabadheyda
Muwado ku Amin znhy keep going 🙏🤙
muwado yarisasey keep giong Habo 🇸🇴❤😘💋
Masha Allah muwada yarisey allaha kudhaafo gesiyaasha kula dhashay kuna jecel farxadada ayee kataliyaan masha allah
Masha allaha Ku xafido adi iyo asxabtada
Waaaw Masha allh muwado yariiseey nolosho kuma ciisho.abti
Waaw keep going my Sister muwado
Masha Allah Alle haku Xifdiyo❤❤❤❤💘💘waan kugu fanaa Xayati keep going❤❤
wll subscribe isaar plz
ruclips.net/video/JC3KM5FaBu0/видео.html
Msh allh Muwada yarisey hore usoco habo😍😘😘🤩🤩
m.a muwado wllo horu mar wacan isha ilahay haka qabto
Msh allh muwado alle haku dhoro habo mcn farxd kunolow waligaa💯♥️♥️😆🙏
Masha alllah mawada wan kufarax sanahay isobarbaar hbo mcn