Sundus qurxooney dhib leeydeena waa ifuurisay maxaa lagaa rabay waa iga su aale mida kle allaha noo kaa caafiyo quumanka neh iskama kaa xanuunaan ee waxaa xanuunjiyo cuntooyinka la cuno badan kood inta badan ma qaaayad aa wax ka cuntaa inta bdn neh waxaa ku jiro checkin ama malaay iyo ukunta inaa xasaasiyad ku qabtana ma ogid marka intaa cuntooyinkaas cunin ka hor aa kaniiniga xasaasiyada la cunaa ama kan quumanka kugu kicin muhiim ee kuu thy cafmaadkaaga ka fikir abyo hooyo iyo aabo meesha kuuma joogaan isku badnaaw quumanka neh dadka aad ee ucaadeeyaan maalmo lee hadee ku xanuunaan waa dhamaaneysaa adi dhan waxaa kle oo uroon wllhi quuman xanuun dhan ugu fiicnaaneysaa dhaga yaraha shaaha lagu darsado shaah cml usameyso ee cab wllhi aabahey aa ku dhibanaay quumankaas mar walbo dhaqtar aadi jiray markii danbe dhagayarahaas uu joogteeyay dhaqtarkii aaba dhahay wllhi waa cfmaadee maxaa sameeysay wuu usheegay wllhi cfmaad waaye dhaga yaraha adne isku dadaal abyo dhalan yaro nimo aa ku heeyso shaqeeyso naftaada neh ka nax inee fariinteeyda ku soo gaarto aan jclaan lahaaa hani qurxoon neh igu salaam dar allaha nii jclhy wllhi allaha nii jclaado raali neh ha niiga noqdo insha allaah❤
Sundusey iska qal qumanka anigaba waan iska qaley Alxdulilah waan ka nafisey sadax biri Ayan qala nahay wlh nafis isoo duceya in uu ilahey I cafiyo 🤲🏻😭
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
@@rahmasahalaadan670 wax kale oo lagu dhaho garan maayo lkn waa dhuunta hoosteeda ine ku bararo ama aad aad xanuun ka dareento iyo liqida ama cabida ine dhib kugu noqoto
Sunduseey xalay waa ku taway saan kuu sugaay waa iska seexday wallhi ilahey haku caafiyo abayo ❤
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
SCW
Scw scw scw scw scw scw
scw scw scw scw scw❤❤❤
WALAAHI UMA MALEEYMAAYO
IN DHAHAAN IYO GACMAHAAN QURUXDA BADAN IN AY DHAAFAYAAN SALIGA NABIGA S.C.W❤😢
❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤
Scw
Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeeni sharafta badanaa Scw.❤️🤞🎉
Koko team27 io anaga team27 wnku xiisii donta😢😢
Haaa wllhi
😢😢
Inteee usocotaaa 😢
@@RaxmoAadamosman muqdisho wn xiisaynaa wlhi🥲
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed scw scw ❤❤❤
Abaay Abaa Sundus style nagu garacade caawa😮❤❤
Sundus ayaanle Boqored bad thy noolow hppti Taagero buuxa from Somaliland 👸🫶🏻😊👑💯💯
Walhi Sundus waa daacad waxwalba way sooduubi plz asxaabta aan gaarsiina 500k
Koko meel ay ka muuqato mawa liga waayo❤
Team sundus one like ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aniga wax isk jeclhy in ay koko iyo sundus ay saaas.iskul joogaaan❤❤❤❤❤
Sax wye wax walbo wuu kugu soo baxaa adi siibo dharka waa weyn aan kugu dhagneyn ❤❤anaga xitaa wankuu xiisnay
🤲🤲🤲🤲🤲اللَّهُمَّ عَافِـني فِي بَدَنِي، اللَّهُمَّ عَافِـنِي فِي سَمْعِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَصَرِي، لَا إِلَهَ إلاَّ أَنْتَ.🤲🤲🤲اللهم آمين🤲🤲🤲
Ilaahay caafimad taam ah haku siiyo sunduseey😭🫶🏽
😮😢😢😢😢😮😮😅😅😅
Sundus is the best girl 👧 💕
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
Scw❤
@@King-cayda10 lajanka weeyn asad guuleeyso weligaaa taliye
❤SCW
Loosay haduu waasho 3 baa walaya😂😂😂 sunko. Io alpha. ❤❤❤ sundus io koko habenku maqan yihiin. Kuwadi hore kuceshta. Jacyl lee io tageerenimo❤
Yd9073f❤❤❤❤
Sunko aan idin jeclahy leee😭❤️
Mar dhow team 27 iga dhex arki dontaan I can’t wait ❤
Soo dhaqso nosoo baq markaa waa anigii so dhah hafsa ahaa
See kugu fahmena Anku taageerne😢
Na hafso comintiga hada an qorayo marka mesha kaso muqato reply iso gal isheeg ina adi tahy 😂😂😂😂😂
@@XaawoSharaf-o3j Hee qlpiii 😂
Asxaab ana hada qumanka layga haya ila shalay wax ma cunin ii isoo duceya😢
Allah haku caafiyo abyo aniga maalmahan laxanuusnaa marku iga bao wuu igu soo laabana
Cawa wanagaso dahday sundus😢
Sundus ayaanle walaashey qaali ❤❤❤❤
Na abyoy ilhy ka baqo oh dharkan kgu dhagan rag ha ugu tagin bismika
Sundus vlog canjero gurika kusabsab rabna 500 wagareye I.n ilahey hakucafiyo
Qurux daydii Xalay waan ku tabay Alle haku Caafiyo isha allah Qali❤❤❤
Labiskaga cadi mhn mnshalh sundustena ❤
TEAM AMIIRO QURUX ONE LIKE ❤😊
❤😊
❤❤
Sunduuuuuus alle haku caafiyo hppti anaga xata wakuu xiisney😢❤
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Ilahey jaku cafiyo sundustaydi xalay wa ku xiisnay❤❤❤
Sundus qurxooney dhib leeydeena waa ifuurisay maxaa lagaa rabay waa iga su aale mida kle allaha noo kaa caafiyo quumanka neh iskama kaa xanuunaan ee waxaa xanuunjiyo cuntooyinka la cuno badan kood inta badan ma qaaayad aa wax ka cuntaa inta bdn neh waxaa ku jiro checkin ama malaay iyo ukunta inaa xasaasiyad ku qabtana ma ogid marka intaa cuntooyinkaas cunin ka hor aa kaniiniga xasaasiyada la cunaa ama kan quumanka kugu kicin muhiim ee kuu thy cafmaadkaaga ka fikir abyo hooyo iyo aabo meesha kuuma joogaan isku badnaaw quumanka neh dadka aad ee ucaadeeyaan maalmo lee hadee ku xanuunaan waa dhamaaneysaa adi dhan waxaa kle oo uroon wllhi quuman xanuun dhan ugu fiicnaaneysaa dhaga yaraha shaaha lagu darsado shaah cml usameyso ee cab wllhi aabahey aa ku dhibanaay quumankaas mar walbo dhaqtar aadi jiray markii danbe dhagayarahaas uu joogteeyay dhaqtarkii aaba dhahay wllhi waa cfmaadee maxaa sameeysay wuu usheegay wllhi cfmaad waaye dhaga yaraha adne isku dadaal abyo dhalan yaro nimo aa ku heeyso shaqeeyso naftaada neh ka nax inee fariinteeyda ku soo gaarto aan jclaan lahaaa hani qurxoon neh igu salaam dar allaha nii jclhy wllhi allaha nii jclaado raali neh ha niiga noqdo insha allaah❤
Sunko miss you 😢
Sundus iyo koko mashalah walahi saxipo saaid is kufahmaa tihiin walahi sundusey adih iyo koko markaa islajogtaan qurux walahi koko iyo sundus caawoh style nagu garaacdeen sundusey cumer chanalkisa koko waxe dhahde sundus waxyar hadaa udiido ma ijeclid kudhehe qosol walahi ❤😂😂😂😂
Walaley walhi badnidaa😂
@@HawobashirMaxamed😂😂
@@Maryam_Nuur_Geesey ma yaabtay🤣
@@HawobashirMaxamed aad io aad
Sundus sawirantan noo so dhig
Sunduseyy anakana hal mar naso dheh guys wa inecebtihin 😂
Allah ku caafiyo wllshie sundus ayaanle ❤❤❤❤❤
Allaha ku caafiyo laakiin qaylada iyo xanaaqa badan iska daa.
Ilahey haku caafiyo abayo 🤲🤲
bay bay kokoyeyy😢😢
Guys waa inecebtihiiin kulaaah 😂😂
Sundusey iska qal qumanka anigaba waan iska qaley Alxdulilah waan ka nafisey sadax biri Ayan qala nahay wlh nafis isoo duceya in uu ilahey I cafiyo 🤲🏻😭
Xagee joogtaa apyo ani xitaa inaa iska qalaa rabaa waa ka baqayaa
@@naimayarey5736 soomaali abayo
Alla abayo ana la dhiban hada khatar maahoo qalinka😢
@@Nimcoahmed-1240 maya abayo ilmo yar yar aya laga qala wax fudud waye 😭 wax yar oo xanun badan waye 😅
@@naimayarey5736 form soomaali abayo
Sundus one like❤
Let’s gooooooo team sundus 500k ❤
Team amira qurux one like 👍 ❤
Team sundus ayanle🎉🎉 team koko bulle❤❤ like😊😊
Team amira qurux like 👍
Naagta kaliya lapiska looga haray ❤sundus ayaanle 💋😂
samia❤
Kusali nabigeena Muhammad scwscw❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
Ilahay hanoka cafiyo sundustyda❤
Ala koko waan uxiisayna❤❤❤❤
Sunudseyyy koko soo raaca noh😢
Been mahaa wallhi quman ana malmahan daan kaxanunsan qabiwga iyo macanka iska daaf sundus 😢😢
Quman wamxyy wll
Mxa la dheha quman wlal cidan waydiyan waaye
@@rahmasahalaadan670 wax kale oo lagu dhaho garan maayo lkn waa dhuunta hoosteeda ine ku bararo ama aad aad xanuun ka dareento iyo liqida ama cabida ine dhib kugu noqoto
Sundus ma ijeclid😂😂😂
😂😂
Sundus wn ku jeclhay lkn iska dhaaf fudaydka huuno
Alla quman xanun qofkii ku kaca dareemi karo🥺
Abayo iso boqo xbbti YouTubkeyg sundus ayanle😢😢😢😢
Sundus guriga soo duub marks dhakhso ku gaaree 500k
llahey haku cafiyo abay 🤲🤲
Xalay wan ku xiisany sunduseeey❤
TEAM LOOSEY KOKO SUNDUS ONE LIKE👍
Hooyo karti leh ❤🎉
Koko sundus😂❤
Naayaa Sundus Funny 😂😂
😂😂😂😂😂😂
Abaayo lacag iisoodir 😢
Sundustena waa kusalamay❤❤
Karti badaneyyy waan ku xiisanay qalbiyy la.aant waa mugdi yutub ku qalbi Alle haku cafiyo abaayo ❤❤ wlhy waan ku tabay xalay❤
Qlbie saaFi❤
We love you abayo ilahy hku caafiyo❤
Ilaahey haku cafiyo my sister❤
Sundus :wR San dheerta sankii bay so duratay 😂😂
Love you sundus ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Awal udurna wey badasheymalaga
Koko ku jeclahay abayo 😢❤❤
Team sundus iyo team koko waan idin salamay❤❤❤❤
Abayo ilhy haku caafiyo lkn wajiga haaro ma kaso gali raba iska gaadh quruxdaydi❤
Ma walalshey mcn sundus Ayaanle Allah ha ku cafiyo iinashaallah 🤲🤲😢
Sundus cawa dhan waan kusugayey😂😢
Sundus ❤🎉 koko iyo amiira ❤🎉 jeclahymarkaa la socoto🎉
Guys iso duceya waa jirinaheee😢😢
Anaa ugu horeeyo like I saar 😂
Ay sundustena❤
Sundusteena❤❤❤
❤❤
Sundusteeena❤❤❤❤❤
Abayo ilahay haku cafiyo ❤❤
Yarsteeeni koko.meely kamuuqato kama ahan karo whi❤😊😢🎉
Sunkoo❤❤😮😢waaniijeclahay ❤❤🎉iinoolaada
Abaayo ilaahay hakucaafiyo xabibti xali inaa xanuusatad waan okaa😊😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉❤❤
Aÿ alpi ilahe haku cafiyo ani xita sas ugu xanunsade😢
inta udambeysa ee amiira le daawdy inta kle xaraarada ka maqan😂😂😂
Alaha kucaafiyo abaayo
Abaayo koko inTaa Eeysan bixin prank kusoo sameeY xbbTy
Sundus xaly bes Naga maqnid waa ku xiisnay😢
Somaligii baa laxan loosaray asxabta waxan hala yabinina suuro mj waaye 😂😂😂😂❤
Abaayo berenki soosuubi❤❤❤❤❤❤
Chanle ka sundus anoo qoslaya soo galaa ano qoslaya ka bxaa❤❤❤❤
Team sundus ilke
Team sundus one lik ❤❤❤
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله محمد احبك يا رسوله ❤❤
Ssundusey Allaha ku caafiyo mcneyy
Sundus ani Lee ii xanunayan hdda wlhi waa xanuun in layga jarona waan ka capsadeyy
Anaa 2bil kahor layga jaray
Wlhi qatar waaye waaka reesanee balayaha dhibkiisa
Ani waaay I dhiBeen wlhi Canole Lee igu xiran hadda izo duceeeya😢
Really appreciate your help in the above and hope love