DEG DEG Itobiya oo Muuse Biixi casuuntay,Sanbaloolshe oo feerfeer ciidamo la tagaya, Xiisada oo..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 сен 2024

Комментарии • 17

  • @abukarshiikh8760
    @abukarshiikh8760 15 дней назад +2

    Insha.alah

  • @ismaaciilxasanshaakir8603
    @ismaaciilxasanshaakir8603 14 дней назад +1

    Amiin amiin amiin

  • @maxamadshiikh8384
    @maxamadshiikh8384 15 дней назад +3

    Ducada alle ha kaa aqbalo anigana Waan kuu soo duceeyay❤

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 15 дней назад

    Dowlada waa in aay gabi ahan baa lajoojiya wixi dhaqaalo iyo wixi cala qaad ah in dii deg deg ah lajaara gabi ahan baa xududa dalka waa in la xira etoobiya iyo somaliya diyaradah hawada somaliya dhulka la xira guud ahan baa deg deg in loo xiro

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 14 дней назад

    Soo GELISEY ITOOBIYA
    ee MA’ISKA SAARI KARTAA?

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 15 дней назад

    Abii malaa utagimaayo kudul baayactsmaaya ujeeda kaluu odaygu usocdaa hadaa danqaran umasocdo

  • @SadiiqAbduwali
    @SadiiqAbduwali 15 дней назад +1

    🌖🤒🤒🤒💔💔💔💔👑👑

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 15 дней назад

    Waxan.ka.digayaa.in.muuse.biixi.uu.fuliyo.heshiiskii.bada.etiopia.badheedh.bay.ufulinaysaa..dad.dad.halooga.hortago.basiibadaa..isaaq.iyo.somalitona.uroonayn

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 14 дней назад

    Haddii fiiriyo midka u wanaagsan Turkeye iyo Masar, Somalia, waxaan oranlaha: markii la-is barbardhigo Turkeye waa dowlad qadiim ah horumarkeeduna waa fiican oo dhan kasta u koraya xagga dhaqaalaha, Milatariga ku wanaagsan kana mid ah ciidanka labaad ee ugu badan NATO, iyo Tiknoologiyada waana dal 88 milyan dadkiisu yahay soon sara xagga warshadaha ku wanaagsan, dhaqaalihiisu aad u koraya. Somalia waxaa u wanaagsan Turkeye xiriirkiisa
    Egypt: oo ah Masar waxkasta waa kaga dambeeysa Turkeye
    Turkeye: aad buu u horumar u sameeyey.
    Xusuus: Turkegu magaacisii waa bedelay wuxuuna la baxayd Turkeye

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 15 дней назад +1

    SOMALI GAAJO TUUGSI CUDUR IYO CABSI AYAA KA JIRA.

  • @MukhtaarMohamed-m9n
    @MukhtaarMohamed-m9n 15 дней назад

    Sirta dawlada maxaad u faafinee suldanka vidiya

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 14 дней назад

    MARKII XAAAN SHEEJH AMREY HARGETSA IYO GATOIWE QYSULKA ITOBIA KABOXO KII HSRGRYSA SAFIUR BAA LAGU BEDRLO WAX CUSUB MAAHA GAROWE WELI QUNSULKII BAA UJOOGA

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 15 дней назад +1

    Safiir ma jiree waa kii horey u joogey

  • @Amiin-k9j
    @Amiin-k9j 15 дней назад +1

    Kucelceliska karaa warka gablame

  • @bayleolad9953
    @bayleolad9953 15 дней назад

    War masar somaliland idiin soo celin maysee iska ilaawa sxbayaal

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p 14 дней назад

    Inta.dagaal.ee.ay.gashay.hal.dagaal.kuma.guulaysan.masar