Siraad Cabdulle & Yassin Axmed Digfeer Ahun | Heest Shalila

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 38

  • @MahadCaydiid-c2e
    @MahadCaydiid-c2e 3 месяца назад +1

    Esh cala hees digfeer io siraad alle ha u naxariiste

  • @KkunboshkkunboshKkunboshkkunbo

    Wah wah wa hees qimo badan dad wa dadki hore hadalna wa intu yiri

  • @amirsheikh691
    @amirsheikh691 9 месяцев назад +1

    Heestan waxan raadinayay muda ku siman 19 sanno 2005 ban ka dhageysan jiray idaacada horn afrik xasuus bay igu leedahay hobolka digfeer inuu yahay wan ogaa lkiin hobolada ayan magaceeda garan waayay siraad cabdule

  • @apdijoon9696
    @apdijoon9696 2 года назад +2

    Wah wah digfer
    Adigu inaad shiixayn
    Waliba aad sheko nacastahy
    Shan iyo toban sano jirkada

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 года назад +2

    Yaa salaam Alle yarxama AUN Digfeer

  • @abood4477
    @abood4477 3 месяца назад

    Top

  • @CabdisamadBaashe
    @CabdisamadBaashe 2 месяца назад

    Walee qofka uu sheegayo digfeer mar uunbaad arki doontaa adigu bal inaadan sheexay waliba aad sheeka nacastahay tan iyo 15sano jirkaagii waah waah

  • @BarbaYare
    @BarbaYare 4 месяца назад

    Esh cala heesta cadi mahan

  • @abood4477
    @abood4477 2 месяца назад

    August 2024 ❤

  • @baytulnaciim
    @baytulnaciim Год назад

    Yaa salaam

  • @abdihindi8722
    @abdihindi8722 8 месяцев назад +1

    Anigo ciyaala oo maanta intan an jiro ka yara ayaa rayisle la iga xiiri jirey ayey heestan xoog uga bixi jirtey markasta oo lay keeno
    Man aqoon heesta lknse dareen ahan wan jeclaaday heeatan ila 2002 Bay ahayd

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 5 месяцев назад

    Siraad iyo Digfeer Murti ay ka tageen ilaahow u naxariiso.

  • @shiine7884
    @shiine7884 Год назад +1

    WaayowaYo

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 года назад +1

    Ereyada abwaan shube

  • @Muudeboy
    @Muudeboy 5 месяцев назад

    Waa youtube ka qoryaan ku arko heestan cidi iska lahayd oo si sax usoo geliya heestan waxa wada qaaday oo iska leh. axmed yaasiin digfeer iyo siraad cabdulle inta badan waxay ku khaldaan dadku axmed nuur jaangow iyo sahra ileeye cabdi

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 месяцев назад

      Adeer miyeyna ku qornay AHUN Digfeer & Siraad, miyaad akhriday cinwaanka ama title ku qoran heesta/video ga

    • @Muudeboy
      @Muudeboy 5 месяцев назад

      @@caweyskadalmar Qoraalkayga aad malaha saani u fahmin adigu waad ku saxsan tahay labadii Fanaan aan heestan iska lahaa waa soo gelisay Axmed Yaasiin Digfeer iyo Siraad Cabdulle waxaan ka waday inay labadan fannaan leeyihiin heesta inta badan dadku waxay soo dul saaran Axmed nuur Jaangow iyo Sahra ileeye Cabdi

  • @kalidabdulahyusuf6978
    @kalidabdulahyusuf6978 2 года назад +1

    2012 09 december baan heestaas aaad u dhagaysan jiray xili aaan ithopia joogay jig jiga

  • @abirahmaanali3976
    @abirahmaanali3976 3 месяца назад +1

    July 2024🎧🎶

  • @shiine7884
    @shiine7884 Год назад

    Waayowaayo

  • @sidiiqaxmed270
    @sidiiqaxmed270 3 месяца назад +1

    Caruus 27 6 2024 sheakh

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 2 года назад +1

    Gabadha la qaadaysana Waa Siraad Cabdulle ku darso sxb

  • @munafaysal3638
    @munafaysal3638 2 года назад +1

    😍😍♥️♥️♥️

  • @XasanMaxamed-ym8cw
    @XasanMaxamed-ym8cw Год назад +1

    You

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 2 года назад

    Jaangow amoo yhy fannaanka

    • @naafacboi2753
      @naafacboi2753 Год назад

      Zxp ana ka hupa waa digfeer sido kle jangowna wan dhagystay codadkod way isku yara egyhihiin lkn wa faseex wana digfeer ❤

    • @shaajacsheekh
      @shaajacsheekh Год назад

      Waa digfeer 100%

    • @zakariyecadceed8353
      @zakariyecadceed8353 Год назад

      Maahan lkn jaanhow asne wuu laqaday

    • @QAAMUUS_PODCAST
      @QAAMUUS_PODCAST 11 месяцев назад

      labadoodaba waan ku dhagaystay youtube-kana way ku jiraan labadooda oo heestan la qaadaya isla siraad. waxaana igu maqaalo ah in riwaayadda ay ku jirtay ay labada jeerba ku qaadeen. waxa marka hore qaaday Jaangoo. marka dambena Digfeer. imika waxaan kuu hubaa in uu yahay Digfeer.

    • @amirsheikh691
      @amirsheikh691 9 месяцев назад

      Jaangow originalka bu leeyahay lkiin imika waa digfeer saaxib

  • @abdiyareosman2343
    @abdiyareosman2343 10 месяцев назад

    🥰walal show ruuxii ku qaba inuu ku sheego done
    markuu ku shaahid ku dayo intuu dhayaha shareretuu
    baqiyo sheex kala jestaa hadana ay shafin waysaa dib u shalayaa 😭😭💞💯💯💯 2/12/2023

  • @asadnuur7699
    @asadnuur7699 11 месяцев назад

    Iu8😷😒🤫🤫🤫😛😋0q