Dhibaatada Lagu hayo Shacabka Muqdisho Shaqo La'aan, Shiid Iyo Canshuur aan sharci aheyn

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 ноя 2024

Комментарии •

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 7 часов назад +1

    Wariye cabdullahi balwaanow illaahay iyo umadiisaba Runbaad u sheegtay 100%100%100%100%
    🙏👍🙏💪🙏🤝🙏👏👏👏👏🙏 cabdullahi balwaanow geesinimad wadaniyada iyo daacadnimada iyo runtaada IWM haday neceb yihiin jawaasiista caqliyada xayawaanaadku kujiro ogow waxa ku jecel shacab waynaha somaliyed ee xorta iyo xalaasha ah OKI guulayso oo horay u soco illaahay idamkiisa 🤲

  • @laylaahmeeday1168
    @laylaahmeeday1168 8 часов назад +1

    Yaa waduud ilahayow somali u miciin oo dhibka ka saar AMIIN

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 7 часов назад +2

    Xassan bahane WA qof Bahan liita markii yimid shiid 😮😮😮

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Час назад

    Xasan shiekh aragtayah. Baahi & abaar aragtayah. Hadda ninan hawiye ah hadusan madaxweyne ahaan lahaa maxaa dhici lahaa. Qoon Allaha awooda badan ma dhibateyo ,inay iyagah is dhibateyan

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 9 часов назад +2

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 9 часов назад +3

    Balwaanow reer muqdisho shalay iyagaalahaa farmaajo waa mareexaan ee filada hakasooboxo hadiikale waa udaadanaynah filada, marka riix iyo raaxaba hakuqancaan, waxaa layiri godwalaal haqodin hadaa qodina hadheeray kudhicidontaana maogideh absolutely 😂😂😂😂😂

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 8 часов назад +1

    Ilaahay dadka shacabka oo masakinta ah oo la dhibaayo ilaahay haw gargaaro dhibtana haka sare qaado

  • @ifrahali5667
    @ifrahali5667 7 часов назад +1

    Anigu waxan kala garan waayey ninka hawiye ma raali baa looga yahay xumaanta lakin ninka darood wanaag xitaa waa lagu eryana. Intii shalay ku laheyd farmaajo dhiiga baa daadan doona hadada xilka ka degin maanta indhaha ayey ka daawanayaan mise sheekadu waa AF WAX CUNAY XISHOO oo qeybtoda ayey iska guranayan

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 8 часов назад +1

    Rabi talo ku filan inshaaaalaah❤❤❤❤❤

  • @ImanHadi-w3w
    @ImanHadi-w3w 8 часов назад +1

    Xamar qalas moryan baheysata. Cadalad majirto uf

    • @ifrahali5667
      @ifrahali5667 7 часов назад

      Qalas iyo moryan kala reeb

  • @umuabadi
    @umuabadi 4 часа назад +1

    Balwaanoow. Wallaahi. Anaga. Dhibkaasoo. Kalaa maharaja. Muqdisho. Kaliya. Maahan. Suuyada wadankaan aan joogno. Xitaa. Saas ayuu. Noqday. Wax walbana. Lacag. Boqolkiiba. 15. Ayaa Malaga. Qaadaa. Meceeyshada. Tukaamada suuqyadana. Wixii. 100 lagadaayay. 20 tan iyotoban. Ayaa. Lagadaayaa. Alaabtii. Guryaha. Sidoo kale

  • @ayanahmed4289
    @ayanahmed4289 5 часов назад

    Kkkkkkkmmmmmmmm

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 8 часов назад +2

    Ilaaahay ha ka qabto wadanka inkaar ha ku dhacdee.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 9 часов назад +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan please farintas garsi shacabka somaliyad ee muqdisho jogo hubkina qada iska caliya dowladan bahalodey fashil tay dhinac kasta ka fashil tay oo hogaminayo odeyga 80jrka xasan munafaq marxun xamza doqn horgalada argixisada madaxtooyada villa damajid

  • @abobasement346
    @abobasement346 7 часов назад

    Dhibataduh waa shacabkah dawanayah xasan moryan iyo villa family war ku kacah tugadah idin dowladeysah barlamankah 370 mushahar kodu waa 3.000 kun wasirku mushaharkodu waa USD 5000

  • @Riya-Mia
    @Riya-Mia 4 часа назад

    Asc shalay waxan xirna 5 shac waxa lagaqaday 200 boqol oo dollar oo xog iyo xabad baa lagiqaday

  • @snw9257
    @snw9257 7 часов назад

    Marki horena sidaas oo kale ayey ahayd kacdoonka dhalinyarada raaca oo heryada Xasan iyo tiimkisa iska xoreya

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 7 часов назад

    Asc lkn wll maxay tahay gaarigacanada ay wadooyinka ladhex farfadhiyaan oo dharku sursuranyahay. Anaga Gaarigacanka dhoobada iyo dhagaxaan ku qasanaa hadaan Daroodnahay. Xassana idinkaa keensaday iska qaada Ama haysta.

  • @Mahdi-hc3ud
    @Mahdi-hc3ud 8 часов назад

    Maxaa Ku dhacay bakaaraha way camir naan jirtay

  • @DekaAli-nk8bj
    @DekaAli-nk8bj 8 часов назад

    Waadigii unacam lay nayay

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 8 часов назад

    Xasan sh tuug 🦗😂

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 7 часов назад

    Xasan bahahin xabalhi buba quftaye ma dad nol bu kanaxaya shacabka muqdisho inu gaajo kudilo u hadhow u xog ku qabsadu raba e kaca inti ay nafi idinku jirto

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 8 часов назад

    Xaq feeraha oo ka dilaacaa Farmaajo ayaga raacdeyay. Wey ku macdhahay yaa dhalay caruurta Hassan dhiiqo wardiyeeyo aaway ciidhanka Somalia oo dadkoodha u danqan lahaa ayaa ogol in shacabka iyo ayagaba Hassan bahdilo therefore dont complain
    🤔🤨🙄

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 6 часов назад

    Dowladii farmaajo shacabka muqdisho barwaqo ayay ku jireen because ciidanka nooc kasta ay yihiin iyo shaqaalaha rayidka ah hal bil mushaar la,aan ma noqon lkn reer muqdisho nimcadaas waa xajisan waayeen reer muqdisho tuugo horor ah oo aan waxba ka nixin ayay qabiil ku taageereen nabsigii ayaa haya xasan tuug qabiil uu dan u hayo ma jiro xasan xataa in yar oo xishood ah malaha xasan shacab baahan ayuu maalin kasta canshuur sharci daro ah oo meel ay u socoto la aqoon ayuu u soo alifaa mida kale canshuurta qasnada dowlada kuma dhacdo shirkado shakhsiyad leeyihiin ayaa qaada waa yaab

  • @spiritualmeditation5070
    @spiritualmeditation5070 3 часа назад

    BanafDIR wa magalo madamX BALWAAN SOMALI BEY KA DHAXEYSA TA HA ILAWIN

  • @aminabarre5051
    @aminabarre5051 3 часа назад

    See kuurumaystaa soomatihid ninkii farmaajoow soobax oodhijhi jiray wacayslaan ahay ani kuma aaminaayo qabiilka nagadaa

  • @AbjadHuwaz
    @AbjadHuwaz 6 часов назад

    Dawlad aan amnigeeda sugi karin
    Dawlad aa lacag ugaar ah lahayn
    Dawlad aan shaqo abuur lahayn
    Dawlad xafiiyo loo shaqo tago lahayn
    Dawlad mashaariic laga faa,iidayto lahayn
    Dawlad waxbaraho tayo leh aan bixin
    Dawlad aan masaakiin quudinin
    (Direct suport)
    Dawlad maytidii qabuuraha kabaxsan wayday
    Dawladnimo masheegan karaan?

  • @AishaAli-ck3zc
    @AishaAli-ck3zc 4 часа назад

    😂😂😂😂😂😂😂MUDANE DAALIM BAA DULUM U DHABAR
    ADAYGA EE HAKU DAALIN, MARKII HIID KU GAARO MUQDISHO QABIIL XASAN KUMA NAAS NUUJIN DOONTEE WELI LACAG BAY HAYSTAANE MARKAY GAAJO TIMAADO TOL IYO XIGTO LAYSKU DHAAFIMAYO.

  • @HusseinGire
    @HusseinGire 8 часов назад

    Mar saddaxaad haloo doorto lagama maarmo xasan mud

  • @DekaAli-nk8bj
    @DekaAli-nk8bj 8 часов назад

    Beenaale

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 7 часов назад +1

      Ada beenaley ah musibo kugu dhacdaye naya maskinta u gumadayo uma jedid miya dameerad bahahinad yahay