Taliyihii Saraayal QUDUS ee JENIN oo la xeray & ISRAIII oo gaadiidka Gargaarka adeegsatay |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 окт 2024
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Комментарии • 234

  • @AbusuhelaAbdi
    @AbusuhelaAbdi 2 месяца назад +2

    Shukran moaned issa

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 2 месяца назад +2

    Hambalyo Abowe 600 kun kabadana illaahay ha ku gaarsiiyo congratulations 🎉❤️👏

  • @ayubmaad1183
    @ayubmaad1183 2 месяца назад +3

    Thanks

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 2 месяца назад +49

    Ilaahow sidaad nabi Muuse iyo qoomkiisii uga badbaadisy dhagarti Fircoon iyo ciidankiisii Falastiin na uga badbadi dhagarta natanyahu iyo askartisa 😢

    • @inaxamze2342
      @inaxamze2342 2 месяца назад

      @@AbshirMohamud-np9zt amen ameen

  • @HodanAden-yb2rp
    @HodanAden-yb2rp 2 месяца назад +2

    Ok maashaa alaah 1 waasalaada

  • @NimcaanAdam-s2h
    @NimcaanAdam-s2h 2 месяца назад +3

    Adigan mudan walaal jira ❤❤❤❤

  • @abdirahmanhassan999
    @abdirahmanhassan999 2 месяца назад +2

    1M ka bdn wa u qalantaa wllka

  • @nadifamohamed9397
    @nadifamohamed9397 2 месяца назад +2

    Horay u soco

  • @aweyscadde9633
    @aweyscadde9633 2 месяца назад +2

    Hambalyo 600k

  • @Englishteacheronline.
    @Englishteacheronline. 2 месяца назад +2

    Masha Allah hambalyo wll

  • @NeimaahmedRobleh
    @NeimaahmedRobleh 2 месяца назад +2

    Bonjour merci pour les conseilles

  • @DAAHIRMAAHIR
    @DAAHIRMAAHIR 2 месяца назад +1

    In shaalaah Wan guuleysan doonaa

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 2 месяца назад +2

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @Maxamedabdiqani697
    @Maxamedabdiqani697 2 месяца назад +2

    Hambalyo ustaad

  • @abdiwahabadan6584
    @abdiwahabadan6584 2 месяца назад +3

    HAMBALYO ISSA MARACADE

  • @ari2541
    @ari2541 2 месяца назад +3

    Hambaliyo 600k❤🥳

  • @Tuunbax-t5c
    @Tuunbax-t5c 2 месяца назад +3

    Allahu akbar

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 2 месяца назад +1

    ASC wallkey mahad celenTa ALLAH ayaa ka horeysa wax walba wan ku ogahey wad hilmanTey xasuus kaliya

  • @khadiijohussein8688
    @khadiijohussein8688 2 месяца назад +2

    آلهم انصر اخواننا في عز ة

  • @Yasmin-zo7wp
    @Yasmin-zo7wp 2 месяца назад +4

    Alle masiibo ha ku rido yuhuuda iyo xulifadooda

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 2 месяца назад +6

    Yuhuda alaha madhiyo amin

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 2 месяца назад

    Hambalyo Maxamed ciise guul ayaan kurajaynaynaa lnsh allah ♥️ 🙏 ❤️ wllky

  • @FaadumaHasan
    @FaadumaHasan 2 месяца назад +4

    Maraykakan masiibo allaha ku salido madaafiicda alle allaha ku salido aamiin aamiin aamiin insha allaah

  • @faysaxaaan6754
    @faysaxaaan6754 2 месяца назад +2

    Masha allah Han balyo

  • @adandalmar8397
    @adandalmar8397 2 месяца назад +2

    Jasaakalaahu,khar

  • @parkhadmahamed4086
    @parkhadmahamed4086 2 месяца назад +4

    Nio warkan camal anaga warwar ayuu nagu keenaaa 😢😢😢😢 allow sahal amuuraha

  • @ahmedomer3363
    @ahmedomer3363 2 месяца назад +3

    Asc maxamed ciise maracadde salaan kadib ,xamaas iyo reer qaza way guulaysanayaan waayo ilaahay bay gar gaar ka sugayaan walcaaqibatu lil mitaqiin.❤

  • @xasanmahamedibrahim2290
    @xasanmahamedibrahim2290 2 месяца назад

    Wxaan kuu rajayn guul intaan ka sii badan insha Alllah

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 месяца назад

    بسم الله ماشاء الله تبارك محمد عيسى جزاكم الله خير

  • @alimnur3432
    @alimnur3432 2 месяца назад +2

    Hambalyo🎉Hambalyo 🎊 🎊 🎉

  • @ChiefAbdullahiMohamedChief
    @ChiefAbdullahiMohamedChief 2 месяца назад +1

    Aad baad ku mahad santahay dr m ciise

  • @nasirmaalim653
    @nasirmaalim653 2 месяца назад

    Mashaallah walal Mohamed isa maraccada

  • @GuledDauud
    @GuledDauud 2 месяца назад +5

    أللهم أنصر إخواننا في غزة 😢😢😢😢😢

  • @ruweydaosman5055
    @ruweydaosman5055 2 месяца назад +2

    Maracade show wararkiisa iyo xayeysiisku miyey isleegyihii

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 2 месяца назад +3

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Maracade Show 600k Masha Allah

  • @khadiijohussein8688
    @khadiijohussein8688 2 месяца назад +4

    Gacmaha ayaan kor uhaynaa oon kugu baryeynaa falastiin guusha sii rabiyoow yaarabi

  • @sadiyaadan-x6o
    @sadiyaadan-x6o 2 месяца назад +2

    18.kiish.weeyi.900.kgr.maracade.sax.halkaa❤❤❤❤

  • @YousoufMaydhane
    @YousoufMaydhane 2 месяца назад +2

    Ilahay waxa dhacay u ujeedaa lakin wa imtixan

  • @HassanhusseinFuluto
    @HassanhusseinFuluto 2 месяца назад +2

    Hamhaly9 maraCade

  • @LiibanDuwane
    @LiibanDuwane 2 месяца назад +1

    Mahsanid zxb maxamed ciise wararkada aad baan ugu helay waan ku xiranahay

  • @yaaquubmaxd8373
    @yaaquubmaxd8373 2 месяца назад +2

    Alaha akhbaar

  • @inaxamze2342
    @inaxamze2342 2 месяца назад +3

    Sababta ugu muhiimsan ee Israel u wararikarin xisbulaah waa inlaga haayo meelo istiraatigi ah sida korantada

  • @AxmadFarax-f9u
    @AxmadFarax-f9u 2 месяца назад

    Mahadsanid....maxamed❤❤❤🎉🎉🎉

  • @qoryoleyofficial3283
    @qoryoleyofficial3283 2 месяца назад +2

    Hambalyo hambalyo walalkena qaali 600k masha allah waxan kuu sii rajeyneynaa intaa gaarto 2M insha allah

  • @xamdimoctar5901
    @xamdimoctar5901 2 месяца назад +2

    Waan kanaxay walahi taliyihii laxiray Allah ka dulqaado dulmiga reer Gaza

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 2 месяца назад +2

    Waa marmarsiyo doon khaarajinta trum ee iiraan

  • @HodanAden-yb2rp
    @HodanAden-yb2rp 2 месяца назад +1

    waa mididii horay loosheegay belawgii dagaalka ee kutaagnaiduslimiin ee waa inlasoo afjaro israa iil iyo xulufadeeda mahadsanid maxamad

  • @LEOABDALLA-fh5bs
    @LEOABDALLA-fh5bs 2 месяца назад +9

    Allaha jabiyo yahuuda iyo galada maraykanka ah muqawamada xamas guul lama ilooban ah inshallah 🎉❤

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 2 месяца назад +1

    الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahmaadenabdi6977
    @rahmaadenabdi6977 2 месяца назад

    ❤asc wr wbr galab wanaagsan akhyaareey dhamaantiin falastiin guul guul guul inshaa allaah ❤

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 2 месяца назад +1

    Allah hakubarkeeyo mudane Mohamed Isa ❤❤

  • @gorayshow9584
    @gorayshow9584 2 месяца назад +2

    maraykaaan iyo yuhuuda alle masiibo dg dgah hawkeeno

  • @muscababdiqadir
    @muscababdiqadir 2 месяца назад +2

    Hambalyo

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 2 месяца назад +2

    😂😂😂 maraykankii ma taasu keenay waalwalatee orod xerada gal xaalka maraykankanka ka dhigan.
    Rabbi haw hiiliyo falastiin Iyo xuutiyiintaba Insha Allaah waa guulaysanayn

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 месяца назад +2

    scwb ilahey baan u baeyeynaa in reer gaza dhibka ka dul qaado ducada aan u badino dadka somaliyeed ee ku xiran maracade show

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 месяца назад

    XAMAAS WAY GUULEYSANEYSAA INSHA ALLAH WAXA DULLOOBEY WAA MUNAAFIQIINTA CARBEED

  • @NuurmaxamuudJibriil
    @NuurmaxamuudJibriil 2 месяца назад

    Asc maracade wararka aad soo gudbiso waa dhegestaa waana kaaga mahad celinyaa xaqiida aad soo gudbiso

  • @AbdiWasac-v6s
    @AbdiWasac-v6s 2 месяца назад +2

    Alla mahadleh ,wuxuu naga kaafiyey beentii BBC ee ujanjeedhay ree galbeedka ,qof xor ah inuu kuu waramo fiicnaa ##❤❤

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 2 месяца назад +2

    ❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @fardoussamahamoud1849
    @fardoussamahamoud1849 2 месяца назад

    الله يحفظك ويسعدك يا أخي في الله جزاك الله خيراً

  • @QeysQayaar
    @QeysQayaar 2 месяца назад

    Asc.maracade.guul

  • @SacadKhadarSacadKhad
    @SacadKhadarSacadKhad 2 месяца назад +2

    Illaw badbaadi muslimiinta

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 2 месяца назад +2

    Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda hana isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda hana isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha u gargaaro hana u maciino shacabka walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha mujaahidiinta xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin

  • @JibrisiiseFarah
    @JibrisiiseFarah 2 месяца назад +1

    Mahadasanid sxb

  • @LIILCEYNAAN
    @LIILCEYNAAN 2 месяца назад +2

    hambalyo wll intan inka badan i.allah

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 2 месяца назад +2

    XM weyseexdeen baryahaane aniga weyidhiweysaa guuldaradooda 😢 ilaahyow ugaragaar oo kabadbaadi cadowga hamaz iyo shacabkooda ❤❤😢😢

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 2 месяца назад +1

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 месяца назад

    AAD BAAN KUU SALAAMAYAA SAAXIIB WAANA KUTAAGEERSANAHAY MARACADDE FROM LAASCAANOOD SOMALIA

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa 2 месяца назад +3

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo

  • @Katheynur
    @Katheynur 2 месяца назад +1

    Congratulation 🎉🎉🎉🎉600k

  • @yoonisyare-tl9yx
    @yoonisyare-tl9yx 2 месяца назад

    Asc sxb sare maxamed ciise ilahey haku siyadiyo

  • @Bulshada08
    @Bulshada08 2 месяца назад +3

    12:00 waqooyiga Lubnaan. Baa laga rabe waqooyiga Israel ma dhahde afka inu ka dafay baan maleynayaa❤😊

  • @AyaanJamac-km3wc
    @AyaanJamac-km3wc 2 месяца назад

    Mahadsanid

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 2 месяца назад +3

    Ilaahey dhulgariir iyo uduro aan dhamaad laheen Israel ciidamadooda iyo madaxdooda yaarabi Aamin

  • @IsraAhmed-jx4ot
    @IsraAhmed-jx4ot 2 месяца назад

    Intaas iyo ka badanba waad uqalamtaa. Guuleeso aboowe.💝 israaiil hadii ay weerar ku qaado xisbu laah waa markii ay burburi laheed. Xamaas oo 15 sano ku godoonsanaa qasa ayayba waxka qaadi waayeen. Falastiin dhibka alaha ka dulqaado 🤲🇵🇸 yahuud dhulka alaha la gooyo

  • @Umusaaraa
    @Umusaaraa 2 месяца назад +1

    Hambalyo mudane 🎉🎉🎉🎉🎉intaan iyo inkabadaa insha Allah

  • @maxameddeeq8549
    @maxameddeeq8549 2 месяца назад +3

    gaalo marhore ayaa Alle noogadigay wlh hadii aan qabsan laheen kitaabka ALLE valastiin iyo islaamka sidaan looma gumeysteen

  • @Cabdilaahi-jo1sg
    @Cabdilaahi-jo1sg Месяц назад +1

    Asc walkay❤

  • @Sport-Khayo
    @Sport-Khayo 2 месяца назад +2

    Allow ka dul qaad walalaheen dhibka amin amin

  • @rahmaadenabdi6977
    @rahmaadenabdi6977 2 месяца назад

    Inshaa allaah 5 milyan baad gaadhi maracade waxaad tahay qof iimaan iyo amaano ka muuqato

  • @umuclahimaxmudumuclahi
    @umuclahimaxmudumuclahi 2 месяца назад +1

    allhy ha ugar gaaro reer fastiin

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 2 месяца назад +1

    Wcs walaal qaali ❤

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 2 месяца назад +1

    Mash Allah walaal Mohamed Isa inkabadan watistaahishaa hambalyo ❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mowliidmuuse-xg5sd
    @mowliidmuuse-xg5sd 2 месяца назад

    Allaaha yahuuda masiibo aan hore loo arag ha ku salido
    maraykanka iyo wadamada reer galbeedkana Allaaha masiibo ha ku salido
    gaarahaan gaalada meel kastooy ay joogaan

  • @mrdhagane1268
    @mrdhagane1268 2 месяца назад +2

    In badan ayaa kaga mahad celinayaa sida wanaagsan aad mar waliba u xasuusiso salaadaha jizaa kalaah khayru jazaa

  • @adansandheere7284
    @adansandheere7284 2 месяца назад

    Congratulations my prother

  • @asmaomar8969
    @asmaomar8969 2 месяца назад

    Congratulations 🎉600k

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 2 месяца назад +6

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @AxmedJibriil-p4r
    @AxmedJibriil-p4r 2 месяца назад

    Maasha allaah

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 2 месяца назад

    waan ka xumahay in uu gacanta u galo cadow xaq u dirirkas rer falastiin

  • @Abditoh
    @Abditoh 2 месяца назад +8

    Alle ha u gargaaro reer gaza 🤲🤲🤲

  • @Brobrotherteam
    @Brobrotherteam 2 месяца назад

    Masha allaah ❤❤

  • @xahajunda3438
    @xahajunda3438 2 месяца назад +1

    Adigana waad mhastahy

  • @AbdiweliMohamed-d5k
    @AbdiweliMohamed-d5k 2 месяца назад +1

    Subxana allh 😢

  • @Kafi-tb5xz
    @Kafi-tb5xz 2 месяца назад

    Asw Sxb msracade show,waad mahadsan waxana kanid ahey asxabtada pagekags kuxiran walahen Reer flstin Allah haugargaaro

  • @KhadijaRashidIbrahim
    @KhadijaRashidIbrahim 2 месяца назад

    Hambalyo wll mahamed .

  • @cabdiRaxman-y1s
    @cabdiRaxman-y1s 2 месяца назад

    Ilahaayaw ugargaar falastiin

  • @MaEstaroApdukhaaliq
    @MaEstaroApdukhaaliq 2 месяца назад

    1000igu haly Poe horay usoco ❤❤❤❤

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 2 месяца назад

    Subxaana laah
    Ina Li Lahi
    Wa ina ileyhi Rajicun
    Waa hadlki iigu xuma en kamaqlo kanalkena
    M,Show
    Qafaaalashada mujahidka

  • @kaniking6483
    @kaniking6483 2 месяца назад

    900:50 = 18 ( wuxu u dhigma halkii bam 18 kiish oo bur ah). Alle culeeska haka qaado walaleheen reer falastiin. waana ku salaamay sxb maracade allane haku barakeeyo.